Abu Dujaanah Allah kubarakeeya abaalkagana Allah janadiisa hakaaga dhiga wallaah wilkan waxbadan ayaan la ooyay waa wilkeyga oo kale dadkan xaqa ay wiilka ka galen ayagaa maanta dhiban o meel ay galaan garan la
subxaan allah waxaa yaab ah reer dhan oo laga waayey hal qof oo xaqa ku soo dhowaada oo wiil kaa yar ee ay dhaleen isgarab taaga alla reer ku xumaa oo xaraaraa😭
Wiilkaan yar dad baa waalaayo waa dhalinyaro ha is dabaro dee canada waa la geeyay ha shaqeesto dowladane ha u raadsado xaqiisa maxaa familkiisa meesha keenay sll redy sharcigii lagu keenay pasportka ha u raadsado hane dalbado
Xaqiisay duudaiyeysaa qqbyaalad socod weeye nagtani Talow ma ogtey inay aakhiro sugaysaa wiilkan xaqiisa ayey msacaysaa wax dhigo kara maaha Abu dijaana you and Canadian boy garabkiina rabi ha galo guul ayaan idin rajeynayaa program ka hooyadiina rabi ha u soo fududeeyo dumarka badidoodu difaac xaq daro ah ayey wadaan khaaf rabak pls pls pls wiilkan yaan la dulmiyin
Dulmiga rabbi taali lama shan walaal aduunyada maalin keliya alle ka xabsi ayaan leeyahay maamada waxa loo adkeysan karo ma shan xuquuqda qof walba uu leeyahay waa in uu jelaa walaalyaal plz and plz maamada xaqa ha daboolin
Sax runta ayad sheegtay, reerkan ayga is la dhashay akhirna usku danbaybayna gabdhan reeeka u wayn aydo yar ayay so dhoftay ayda korisay ku ligod sona dhofisay marka dulmiga joojiya kama jeclidin
anigu waxaan layaabay dad kan hadda soo wada baxaaya ee leh waxbaan isku nahay wiilka dhibkiisa wuuka bixi in yar baana u hadhay waxaan idin odhan lahaa mohamed yare hooyadii caawiya oo siday u soo laaban lahayd iyada sharcigeedana loogu diri lahaa ka shaqeeya . qof kale na yaan lagu aaminin wiilkaas.
ABUU WAAD DADAALEE MA NO BENEFIT ,HADAAD KA HARTO FAMILKIISA WUU LA MIDOOBI LAHAA YOU GOT ALOT OF ENERGY FOR HIM YOU FITTING FOR WHAT INTERESTS WIXII DHACAY WAY DHACEEN FOR GET DONT TRY INAAD MASKAXDA KA DHAQDO DADKII DHAN CADOW AYAAD UGA DHIGTAY ADIGA SII SHARCI XAL DHAN MA OGOLID BYE ITAKHI LAH.
Ha caytamin, waxad shegayso hadan adiga or sticmalin maxad u sheegaysa , Habiba gaban ayda dhofisay ayda korisay waxan socdana wakhtiga aya saxaya ee ha ku khaldamin, sheegana oga ma horeyo
Sida uu gabadha ula hadlayo sax maahan . Hadalkaa dhan wuu u diidan yahay taasna maahan cadaalad. Teeda kale ugu dambeyn wiilkaan iyo reerkiisa dhiig ayaa ka dhaceeya micnaha wada dhalasho inta kale waa hari doonaan waqti uun suga
Abu Dujaanah Allah kubarakeeya abaalkagana Allah janadiisa hakaaga dhiga wallaah wilkan waxbadan ayaan la ooyay waa wilkeyga oo kale dadkan xaqa ay wiilka ka galen ayagaa maanta dhiban o meel ay galaan garan la
subxaan allah waxaa yaab ah reer dhan oo laga waayey hal qof oo xaqa ku soo dhowaada oo wiil kaa yar ee ay dhaleen isgarab taaga alla reer ku xumaa oo xaraaraa😭
Ine xeran ma dilaan isku dyen suna utagin cidaan wilka maxey ka arsaneysa Marna shaati walid lagu orda
Wiilkaan yar dad baa waalaayo waa dhalinyaro ha is dabaro dee canada waa la geeyay ha shaqeesto dowladane ha u raadsado xaqiisa maxaa familkiisa meesha keenay sll redy sharcigii lagu keenay pasportka ha u raadsado hane dalbado
@xaawo1 dowlada iska radso mahan walal lacag iyo loyare rabtaa familka heyo sharciga
@Wholecarpet anagaba wadankaan aan joogno waa la raadsadaa marka waa wiil dhalinyaro ah ha shaqeesto hadii la keenay maaha inuu ehelkiisa caayo meeshaan waa qaldanyahay dadka soo qabqabanayoo wareeysanayane viyuus beey raadinayaan familkiisa waa is human yihiin yeesan ceeb idinka raacin
Abuu duujaana rabi haku cawiiyo akhiiro iyo aduunba
he can forgive but he is never ever forget it.
ABUU DUJAANA CADDAALADDA AAD SAMEYSAY WAAN HUBAA IN AAD KU SUGNAANDONTO CADDAALADDA ALLAAH HA KU BARAKEYO ABDULGHAFAR ( ABUU DUJAANA )
Waxaan ahay mamo u taagan taageeridda Maxamed Canadian Boy iyo SAMAFALE ABDULGHAFAR ABUU DUJAANA
Waxaan joogaa Muqdisho Somaliya
ALLAAH MACAKUM GULEYSTA AAMIIN
❤❤❤❤😂❤❤😂❤😂❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏕🏕🏕🏕🏕🏕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏕🏕🏕🇺🇳🇺🇳🇫🇲✅️✅️✅️✅️✅️✅️🦋🦋🦋
Aameen aameen
Abu DUJANA walahay runta ayuu u sheegay dadkan masha Allah guulayso walaal
Mash allah.abuudijana❤❤❤❤
Kuwas umada Rabbi haka qabto Rabbiyoow xaqiisa kasii ilmahan yar kuwan dulmiga isku bahayistay Aamiin yaa Rabbi.
Abudujaana Allha ku sharfo. Waligey ma arag qof sidaas u nadiiif ah oo waliba daacad ah.
Abuu dijaana waxaas oo dhan uma baahna wiilkaan wuxuu joogaa Canada 🇨🇦 wixiisoo dhan wuxuu ka helayaa dowlada caqliga ha shaqeeyo bro thanks 🙏
That's true
asc waa run abuu dujaana
Ilaaheey xaqiisa ha ugu soo qaado miskinka 😢
Run sheeg👑
Inan gumeed abuu dujaana
Guul Abuu Dajaana
Abu Dujan is against😢 tawakal ealaa Allah
Abu dijano nin adag oo goaan leh
Xaqiisay duudaiyeysaa qqbyaalad socod weeye nagtani Talow ma ogtey inay aakhiro sugaysaa wiilkan xaqiisa ayey msacaysaa wax dhigo kara maaha Abu dijaana you and Canadian boy garabkiina rabi ha galo guul ayaan idin rajeynayaa program ka hooyadiina rabi ha u soo fududeeyo dumarka badidoodu difaac xaq daro ah ayey wadaan khaaf rabak pls pls pls wiilkan yaan la dulmiyin
Abu dujana sabar adunkan dulmiga lala jira dulmanaha cid malahan an Ilah ehen
Abu Dujana guulayso Allah ha galo garabkaga
mansha allah Canadian poy ale ayaa u gargaari doona abu dujaana ale cadowga haka qabto arimahana qeyr heynugu dhameeyo
Jasakallh abuu dujaana soomali hadal bey baratee inla toosiyay rabaan
Aniga waxaan aamisanahay wiilkan hooyadii in loo dadaalay sababtoo hooyo xanuunsan caruur qurbaha kuma haysan karto. Qayaas hooyadan iyo caruurteeda oo Canada wada jooga caruurtana laga qaatay.
Allaha ku difaaco abuu dujaana sida u difaacday
Dulmiga rabbi taali lama shan walaal aduunyada maalin keliya alle ka xabsi ayaan leeyahay maamada waxa loo adkeysan karo ma shan xuquuqda qof walba uu leeyahay waa in uu jelaa walaalyaal plz and plz maamada xaqa ha daboolin
Abu dujaana waxaad jecshahay allaha kusiiyo ee wiilka yar hakaharin
Walalo wiilka yar ugargaar illahey ayaa kugujecel sida ilmahaagokale uilaali
Wiilka yar may iska siiyaan baasaboorkiisa sheekadan aan dhamaanayn maxay tahay maxay ugu dhagan yihiin wiilka
Reerkan Abtiga u ah kayar hala soo baaro DNA ooda maaha dadka ay sheeganayaan, waayo qoysaska Somalida ah iskuma wada raacaan xumaanta alle meel xun idiin kaxee reer baas oo bilaa wanaag ah baad tahiin, Abuu Dujanaa Allaha haku guuleeyo qof rashiid ah baad tahaye.
MAXAMAD, HOOYADIIS IYO AABIHIIS OO KALIYA U WAALID IYO EHELBA U AH, BURCADDA CANADA JOOGTA, IYO MAXAMAD WAXBA ISUMA AHA.
That's true
War haday gabadha tiraahday ilaahay kaa soo kaxeeyay ku daa oo horay u soco wax dhib mee sheegin ee ka daa meel fog hagaarsiinina
Ayagaan kaharin wali oo hoyadis melku heesta dagal hoosad bey wadan iyo xanubaad
Habarta siilkeed u sheeg abu sheydaan
SubxanaAllah qofkii dadka caawiya ma caaybuu muteystey
Hadad cawisay hadaba socon ka har fadlan walidkiis iyo asaga ka dhex bax fadlan xoolo haku radsan alle dartii uga har
Abudujana qeyr alaha kusiiyo waxan ku weydina wadanka kannada dowlad maleh miya wilkan maxa cidan logula mereysana madowlada lagu warejiyo lona sheego dadki dhiba dhibateeyay
Subxaana laah tawakal ka halkass noo dhig kuye
Dadka runta ma ogola
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somaliyeey dhaqankaan ah in qofka dulman la aamusiyo,ha aarsan, iska iloow la dhaho wax fiican maaham,waxayna dhiiro gelineysaa Qofka Daalimka ah
Adaa walayo cunuga alle ka baq alaa ku FILAN
dad ka somalida haddii sidaa runta indhaha looga saari lahaa. qof qof ku khaldami lahaa muu jirin.🤔🤔🤔
Adkatey walee abdiqar
Wuuu washay
Ilahey wiilkan haa cawiyo dadkasna ilahey xaqaa kaa tuuso hadey maslaxo raban wado walbo wiilkoda waa ku soo dhaweenkaran cafis waa weydiisan karan ileen waa wiilkode
war ninkan rerkiisa ha ku dirin dhiiga biyaha kuma milmee beri baad ka tegaysan somaliyaay wiilkaan dayaa iyo reerkiisa ha isku dirina
Sax runta ayad sheegtay, reerkan ayga is la dhashay akhirna usku danbaybayna gabdhan reeeka u wayn aydo yar ayay so dhoftay ayda korisay ku ligod sona dhofisay marka dulmiga joojiya kama jeclidin
Ya ka masula hadu gan noqdo ama wax ka xun la yimado adinka Alle idin wadin dona
Gabadha muxuu warka ugu celinayaa Abu dajaal dagaal buu kula jiraa reerka wiilka 😅😅😅
Rerkas wa kuwi dhibateyyay Ilaha usodiray Abu dujana Allah lajiro
Waa sax walahi xaqisa ah radsado
MAXA MEESHA KEENAY, NAAGTAAN XUN OO XABIIBA SOO DIRSATAY, CEYRIYA SAQAJAANADDA.
anigu waxaan layaabay dad kan hadda soo wada baxaaya ee leh waxbaan isku nahay wiilka dhibkiisa wuuka bixi in yar baana u hadhay waxaan idin odhan lahaa mohamed yare hooyadii caawiya oo siday u soo laaban lahayd iyada sharcigeedana loogu diri lahaa ka shaqeeya .
qof kale na yaan lagu aaminin wiilkaas.
Adaa walayo cunuga alle ka baq alaa ku filan
Maxaa ka qaadi kartaa qashiinow
Naaa ka fuq wilka yar, dofarad yahay😢
Gabadha hadalka u daaa adiguba rashiid maahide
War Gabadha hadalka u daa laan gaab
Walalkey Canadian boy xaqiisa halo dhicoyo
Raadso dheh lakin ka daa handada
Abu jadaana
walal si tartiib u hadal markaad dadka u jawaabeyso xanaaq aa kaa muuqda please isdeji qof tii caawin u soo diri laheyd ha ku xanaaqin
ABUU WAAD DADAALEE MA NO BENEFIT ,HADAAD KA HARTO FAMILKIISA WUU LA MIDOOBI LAHAA
YOU GOT ALOT OF ENERGY FOR HIM
YOU FITTING FOR WHAT INTERESTS
WIXII DHACAY WAY DHACEEN FOR GET DONT TRY INAAD MASKAXDA KA DHAQDO DADKII DHAN CADOW AYAAD UGA DHIGTAY ADIGA SII SHARCI XAL DHAN MA OGOLID BYE
ITAKHI LAH.
Gabadhaa muu hadal ka sugo gabarta si fiican bay u hadlaysaa.
Waa run
Wiilka.xaqiisa.siiya
Ninkaan waa edeb daranyahay dad is dhalay maxaa ka galay
Kkkkkkk karbaash xalaala
Qofkaan hadal mataqaan yaan lagu dambaabin say wlh waaye shaqaa shaqadeda eheen be dhaxda kasoo gashay
Doqon ilmahan hawaalin
NAAYA BAX RUUFIYANO DULLI AH, AYA TAHAY, MALAHA DHALADA QAMRIGA AY XABIIBO KU GADDO AYA KAA QEYLISIINAYA.
Sidee ku ogaaty in dhalo qamri ah loo gado
Ha caytamin, waxad shegayso hadan adiga or sticmalin maxad u sheegaysa , Habiba gaban ayda dhofisay ayda korisay waxan socdana wakhtiga aya saxaya ee ha ku khaldamin, sheegana oga ma horeyo
Soomaaliyey ma hadal baa idinka soo harey
Hanadha tartiib ula hadal sheekh waa sidee
Sida uu gabadha ula hadlayo sax maahan . Hadalkaa dhan wuu u diidan yahay taasna maahan cadaalad. Teeda kale ugu dambeyn wiilkaan iyo reerkiisa dhiig ayaa ka dhaceeya micnaha wada dhalasho inta kale waa hari doonaan waqti uun suga
mohmed qof kasta haku kalsonan iska jar
gabadhan waa lasoo diray
Cidii miskiinkaa dhibtay alle ha ugajaro
Adigoo tawakal sameenaaya waa inaa xaqaaga udagaalantaa. Ilaahay jiifka waxba kuguma keenaayo waa inaa cagahaaga kuraadsataa.
Ilaahay baan taba kalaa jiifka si aan ugu helo cunto bisil sariirta anigoo jiifo. Ma dhecee? Waa maya. Waa inaa kacdaa cunada raadsataa, karsataa?
tan lacag aalasoo siyay
Sax ehelkiisaa ugaley
Abu Wana ku wadana buufi
Abuu Asc waxaan aad uga xumahay in aad u hadasho mahamed walaalkey aad iyo aad baan ugu farxay Abuu waxaan ugu farxey waa adiga ayaa taqaanid reerka una cadcadeyn kartid waxay ku qaldan yihiin. Why anagu sheekadoo dhan ma ogin dadkana ma naqaano ee walaalkey walaahi waad Mahadsan tahay Abuu shugran walaalaa ✅✅✅✅✅✅✅✅✅
Canadian boy Ilaah talo saaro ( everything will be easy for you Insha Allah)
Ha iska ilaabee waa inuu xaqiisa helaa wiilkaan iyo waalidkii😅😅😅😅😅
War naagtaans tuur
Ninkaan waa bastar daalim ah cunugaan nah inu kusoo caan baxo oo kaliya ayu rabay. Sharcigisa dowlada canada ha uraadsado reerkaas nah meel haka maro madama canada ayu jooga hada case closed.
Dujana waa qof shaqsiyad xun xun xun
Dujana wa daacad dulmiga neceb an raacin qabiil
@@Wholecarpet waa sax qabiil qabiil waa ka daalay uf
Kkkk qofkii qof caawiya oo qabiil ka taga ma qaf xunbaa waa Aquino samaan
Abudajana waa show off he is reacting too much like someone who is attention seeker yaa faray inay wax uqabato
The truth is bitter
That is forsake of Allah he helped may Allah reward him
Yaa faray inay ku fiirsato dhibaatada hadana ay dhahdo don’t revenge so xaq is xaq dulmiga in laysku fiirsado maaha ee say samething logic
@@suadismail7881 caadi halayska dhigo anigu cidana ma aqaan wiilkana ma aqaan laakiin waxaan ujeedaa view raadis iyo dad iska gad saaid ah
Waryaa inan gumeed ka daa handadaada gabadha qashiin yohow
inay soo dhex gasho maaha
hadaanay markuu dhibanaaba aanay hadal why ay hadda afka ula soo galaysaa??
way khaldan dahay!! gabadhan.
Abuu is running things! Somaliyeey I love you but I can never trust you! Munafaqiin ayaa tihiin bare fuusto rolling around allover
The only trustfull is Abu dujana Hadi Ilah Laga baqo
Habarta siilkeed u sheeg abu sheydaan