Dr. Khadar Abdi
Dr. Khadar Abdi
  • 685
  • 280 388

วีดีโอ

Nolasha waa imtaxaan waxwalbana waa tartan, una ciyaar ciyaarta sida inaad guuleysaneysa oo kale
มุมมอง 36528 วันที่ผ่านมา
Nolasha waa imtaxaan waxwalbana waa tartan, una ciyaar ciyaarta sida inaad guuleysaneysa oo kale
Ahaaw arday inta aad nooshahay oo hirgali qorshayashaada, Cid ku gacan qabaneysa malahan❗️
มุมมอง 38928 วันที่ผ่านมา
Ahaaw arday inta aad nooshahay oo hirgali qorshayashaada, Cid ku gacan qabaneysa malahan❗️
7da Marxaladood ee narcissistic trauma bond
มุมมอง 733หลายเดือนก่อน
7da Marxaladood ee narcissistic trauma bond
qaabka loola dhaqmo dadka sunta ah‼️
มุมมอง 988หลายเดือนก่อน
qaabka loola dhaqmo dadka sunta ah‼️
Waxey burburiyaan munaasabadaha gaarka ah
มุมมอง 558หลายเดือนก่อน
Waxey burburiyaan munaasabadaha gaarka ah
Calaamadaha qofka (Narcissistic) ah uu ka raadiyo dadka kale‼️
มุมมอง 705หลายเดือนก่อน
Calaamadaha qofka (Narcissistic) ah uu ka raadiyo dadka kale‼️
Qeybta 2aad‼️, Goorta ay waajib tahay inaad ka fogaato ood gooyso dadkaan
มุมมอง 7342 หลายเดือนก่อน
Qeybta 2aad‼️, Goorta ay waajib tahay inaad ka fogaato ood gooyso dadkaan
Goorta ay waajib tahay inaad ka fogaato ood gooyso dkaan, Qeybta 1aad‼️
มุมมอง 1K2 หลายเดือนก่อน
Goorta ay waajib tahay inaad ka fogaato ood gooyso dkaan, Qeybta 1aad‼️
Waad bahdishay, reer walbana waxey leeyahiin lax madow‼️ (The Black Sheep)
มุมมอง 1.3K2 หลายเดือนก่อน
Waad bahdishay, reer walbana waxey leeyahiin lax madow‼️ (The Black Sheep)
Sida loo dhaawaca dadka sunta ah‼️ (narcissists) #toxic #people.
มุมมอง 1.1K2 หลายเดือนก่อน
Sida loo dhaawaca dadka sunta ah‼️ (narcissists) #toxic #people.
Sida looga nixiyo oo loo cabsi galiyo dadka sunta ah‼️ (narcissist)
มุมมอง 2.4K2 หลายเดือนก่อน
Sida looga nixiyo oo loo cabsi galiyo dadka sunta ah‼️ (narcissist)
Sida loo jahawareeriyo dadka sunta ah‼️ #narcsurvivorshorts #toxicrelationships
มุมมอง 1.6K2 หลายเดือนก่อน
Sida loo jahawareeriyo dadka sunta ah‼️ #narcsurvivorshorts #toxicrelationships
Calaamadaha lagu garto iney kaa go,een oo ay kaa tagirabaan⁉️
มุมมอง 1.5K2 หลายเดือนก่อน
Calaamadaha lagu garto iney kaa go,een oo ay kaa tagirabaan⁉️
Shaqada qabo, hadalka badan jooji
มุมมอง 8313 หลายเดือนก่อน
Shaqada qabo, hadalka badan jooji
Ma laga adkaan karaa dadkaan⁉️
มุมมอง 1.3K3 หลายเดือนก่อน
Ma laga adkaan karaa dadkaan⁉️
Isku daygii laysku dayay in la badalo shaqsiyadeeda‼️
มุมมอง 5423 หลายเดือนก่อน
Isku daygii laysku dayay in la badalo shaqsiyadeeda‼️
Laguma rabo markaad dhibateysan tahay ood halgan ugu jirto hergalinta qorshayashaada.
มุมมอง 6503 หลายเดือนก่อน
Laguma rabo markaad dhibateysan tahay ood halgan ugu jirto hergalinta qorshayashaada.
Dad ayaa u tukanayo iney helaan nolashaada #Alxamdulilah
มุมมอง 5223 หลายเดือนก่อน
Dad ayaa u tukanayo iney helaan nolashaada #Alxamdulilah
Markaad dhimato maxaa dhaxal ah ood ka tageysaa❓
มุมมอง 3344 หลายเดือนก่อน
Markaad dhimato maxaa dhaxal ah ood ka tageysaa❓
Aqbal qofka tahay hana ka bixin wax raali galin ah qaasatan hadaa tahay nin
มุมมอง 4804 หลายเดือนก่อน
Aqbal qofka tahay hana ka bixin wax raali galin ah qaasatan hadaa tahay nin
Dadka waa sida loola dhaqmo, Weyna ku riixi doonan ilaa ay ka soo saaran dhaqan fool xun
มุมมอง 1.1K4 หลายเดือนก่อน
Dadka waa sida loola dhaqmo, Weyna ku riixi doonan ilaa ay ka soo saaran dhaqan fool xun
iska jir saaxibka xasidka ah, qofna ma badbaadini kartid
มุมมอง 1.1K4 หลายเดือนก่อน
iska jir saaxibka xasidka ah, qofna ma badbaadini kartid
Waa inaa u noolaata sida inuu aabaha dhintay oo kale⁉️
มุมมอง 4524 หลายเดือนก่อน
Waa inaa u noolaata sida inuu aabaha dhintay oo kale⁉️
Tartiibso cidna tartan kulama jirtid waqtigaada uu imaanaya
มุมมอง 5224 หลายเดือนก่อน
Tartiibso cidna tartan kulama jirtid waqtigaada uu imaanaya
Maxey markale kuu qiimeyan markee meel qalalan kaaga tagaan⁉️
มุมมอง 7544 หลายเดือนก่อน
Maxey markale kuu qiimeyan markee meel qalalan kaaga tagaan⁉️
Sida ay dadka u xaqiraan ooy u jahawareeriyan (How they confuse and gaslight others)
มุมมอง 1.1K4 หลายเดือนก่อน
Sida ay dadka u xaqiraan ooy u jahawareeriyan (How they confuse and gaslight others)
Markaad guuleysato ayee kuu imaan doonan ee guuleyso
มุมมอง 5144 หลายเดือนก่อน
Markaad guuleysato ayee kuu imaan doonan ee guuleyso
Dadka sunta ah dadka ay necebyahiin
มุมมอง 1.1K4 หลายเดือนก่อน
Dadka sunta ah dadka ay necebyahiin
Qofkaad la dagaalsan tahay cadawgaada ma,ahan, Qofka mar kusaacidana saaxibka ma,ahan
มุมมอง 5764 หลายเดือนก่อน
Qofkaad la dagaalsan tahay cadawgaada ma,ahan, Qofka mar kusaacidana saaxibka ma,ahan

ความคิดเห็น

  • @shukrijama4063
    @shukrijama4063 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah hadaan fahmay sababta lay eryanayo. I was truth teller then I became scape goat and now am the black sheep. But I don't care halkaan u socdo waan aqaanaa thanks Dr. Khadar wax badan ayaan kaa faaiday

  • @Dugalmedia
    @Dugalmedia วันที่ผ่านมา

    Ustad saas ban ukarbsha mid boss ii ah wlhi hdu meel idirsdo waan ku ciyaraa si aan uwaalo intas wxn ugu sameyo si aan uqab jabiyo wna qab jabiyey alxm hda qiiro illa ma yimaado😂😂😂

  • @Joo-Iman
    @Joo-Iman วันที่ผ่านมา

    🌹🌹🌹🌹thanks bro

  • @sacdiyoisak4167
    @sacdiyoisak4167 2 วันที่ผ่านมา

    Dr waad mahadsantahay inbadan

  • @SurprisedBambooForest-fd3hf
    @SurprisedBambooForest-fd3hf 3 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂 wahibway dhacdaa

  • @SahracabdicasisGelle-v9e
    @SahracabdicasisGelle-v9e 4 วันที่ผ่านมา

    Asc walal whats up groupki link maisinkarta ado mahadsan dib udhiska noloshada wuiga baxay mahadsanid

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye 6 วันที่ผ่านมา

    Waa runtaa

  • @anebabdosh3230
    @anebabdosh3230 9 วันที่ผ่านมา

    Exactly 💯

  • @NasraSiciid-b2j
    @NasraSiciid-b2j 11 วันที่ผ่านมา

    Caruurta jacayl uma dhalan iyo in ay ilmo wanagsan oo mustaqbal leh koriyan Ujeedka ay u dhalan waa indhaha bulshada in ay iskaga jediyan si loo moodo qof macno leh Waxay kaloo caruurta u dhalan in ay supply ka dhigtan macnaha dad ay abuse ku sameyan si ay farxad iyo inay guulaysten u dareeman 😢

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 11 วันที่ผ่านมา

      Waa runtaa nasra

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 12 วันที่ผ่านมา

    How about someone who is constantly apologizing for the same thing? You discussed something was bothering you and they said sorry but then they never change and you are talking about the same problem again and again.

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 12 วันที่ผ่านมา

      They are not willing and ready to change so it’s easy to apologise

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 12 วันที่ผ่านมา

      @@Drkhadarabdi1 Thank you!

  • @hodanhappy7018
    @hodanhappy7018 12 วันที่ผ่านมา

    Asc wll 1y ago ayd sodhigty lkn maanta arinka aya ihaysta qof noocasa ayaan lanoolahay 😢😢😢

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 11 วันที่ผ่านมา

      Illahey haku fududeeyo Hodan

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho 12 วันที่ผ่านมา

    Dr khadr waad mahadsan tahay .

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 12 วันที่ผ่านมา

      Adaa mudan Asma thanks for watching

  • @fadumoabdi7761
    @fadumoabdi7761 12 วันที่ผ่านมา

    Asc dr waxa i xasusisey Mid somaliya oo wllkey parekrinka gadhiga ka dhigtey. Marku wllkey dhahy rali noqo waa diidey ninki habar cadanu nugu so diirey dadka qaar ba bila adan ahen rali iga noqo waa ka qaldamey xagee loo dafa weliba wllkey waa wiil yar uu ah ninkan waa dhali karyey

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 12 วันที่ผ่านมา

      Haa waa wax waalan waa loo miisa

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 12 วันที่ผ่านมา

    Asc wr wb Dr khadar

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 12 วันที่ผ่านมา

      Wcs walaalo thanks for watching

  • @MaxamedAbdukdir
    @MaxamedAbdukdir 12 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkk mid mucangag ah ayaa ku helay Dr. Khadar......salute

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 12 วันที่ผ่านมา

      Hahah salut bro

  • @HindaBiixiAadanHanadi
    @HindaBiixiAadanHanadi 14 วันที่ผ่านมา

    Dr aniga waa la nolaa dadkaas waana wada dhaqanay markay iga baxan ama aan ka tago ceeb jirin iga shegan lkn anu waa isku kalsoonahy kuway u shegaan iyo ayakaba iskuma hawlo horaa uga socdaa lkn marka ugu horays Aan maqlo wax aan jirin layga sheegay waa murgaa ciil dartii hadana waa hilmaamaa alxm waa dad dhib badan hana way so bateen mise waagii hore waan la aqoon shurkran

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 11 วันที่ผ่านมา

      Waa runtaa smear campaign ayee qofka ku sameynaaan si uu qofkas usoo laabto waana runtaa hada ayaa mooda inee aad uso bateen sababtoo ah social media ayaa fashiliyay laakinse wiligood wey jireen

  • @fatimayassin7419
    @fatimayassin7419 14 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah waa runtaa aniga waa igu dhacdey qof aan mudo dheer saaxiib ilaa ahaay oo walal aan ka dhigtey markaan ogaadey block saarey mana i dhahin maxaa block iisaartey xataaa

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 11 วันที่ผ่านมา

      Wey ogyahiin waxa ay sameeyen

  • @fatimayassin7419
    @fatimayassin7419 15 วันที่ผ่านมา

    Sax waxaa lagu dhagaa aniga waxaan diyaar ma u ahi markaat been ku qabatid wey xanaaqaayaan

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 11 วันที่ผ่านมา

      Waa saad shegtay

  • @faadumomuhumedgaabay-kh7mk
    @faadumomuhumedgaabay-kh7mk 17 วันที่ผ่านมา

    Asc dr dabecadan ma leyihin waxey raban hadad sameyn weydey in ey rakato kugu sameyan oo ah waxas hadad sameyn weydo anigana waxas ku sameyn mayo iyo balan ka baxa an xad laheyn iyo inkirmad badadan aniga waxan arkey mid an ubad uhayo oo an kala tagney wuxu imoda in uu isaga ileyhaya wuxuna iga fa ideysta melaha an ka dacifsanahey oo ah xaga dhaqalaha oo ah bilka ilmah marka wuxu ila dhaqama sidi qof uu isaga leyahey oo kale siden qofkas ola dhaqama ma iga cawin karta

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 11 วันที่ผ่านมา

      Videos ka sifiican u daawo walaal si aad u fahanto sida aad ula dhaqanto ama aad ula noolan karto dadkaan

  • @HindaBiixiAadanHanadi
    @HindaBiixiAadanHanadi 17 วันที่ผ่านมา

    Horta adi ma tukaataa wll kaama muuqato salaadu talo weeye

  • @Jacksonys
    @Jacksonys 17 วันที่ผ่านมา

    Dr. Aad ayaa mahadsan tahay. Dad family ah hooyo single iyo gabdho walal ah ayaa toxic igu ah. Waa igu adag ina ka tago financial issues darteed Sxb waan ku waashtay hab dhaqanooda. Ii soo ducey ina ka tago Qof dhoqon u kale iga dhigeen.

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 11 วันที่ผ่านมา

      Illahey garabkaada ha galo

  • @mohamedsaleh3241
    @mohamedsaleh3241 19 วันที่ผ่านมา

    thank you Dr. Khadar.

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm 20 วันที่ผ่านมา

    Naag baan qabi jiray anoo nin karti iyo farxad u dhashay 4 sano qabay markii dambe waxaa is arkay anoo aamusay dadkiina ka dhex baxay, waan ka baxsaday markii dambe waxaan gadaal ka ogaaday inaan shaydaan guursaday 2 ilmo ii dhashay illaa caruurtii waan ka baxsaday 5 sano war kama hayo caruurtaydii sababtoo ah waxaan dareemay inaan shaydaan caruur ka dhalay

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 11 วันที่ผ่านมา

      Waxey kugu sameynayaan isolation saaxibada iyo aamsxabtaada ayaa laga goynaa si lagu oo waxa Larabo lagaa yeesho laakin intaa asxaabta leedahay laguma maamuli karo

  • @ubahzubeir5751
    @ubahzubeir5751 20 วันที่ผ่านมา

    Dr groupka wasocodsaday 77 udambeyso

  • @filsancawad208
    @filsancawad208 21 วันที่ผ่านมา

    Talow mxn narsist mar hore u baran wayay 2 sano wiil xirir lahyd astamaha narsist ga waa leeyahy. Aad ayuu i dhawacay 100 jeer isu wax markasta wu iliidi jiry wuxu isheegi jiry inaa asxaabta ka haro meel aadin wna u hogaansana. Marka isleeno aniga le raali galin jiry markasta. Wxn ogaday weekgan marka xanuusty 2 jeer oo anan ka arkin isagoba jiradayda ay la wayneen wuuba iga sii fogaaday. Wuxu i caayi jiry meelaha tago in dadka yimaada ay yihin kuwa bilaa sharafa oo aan anigana marka lay arko kuwa ookle uun lay xisaabin doono. Akhiiran 3 casho ka hor hal mar ayaa block waayo 2 sano malin farxada iyo malin murugo ah noloshayda noqoty. 😢 sidookle marksta oo isu dhacno 90 kab anoo qldanen wuxu iga dhadhicin jiry inaa aniga qaldana masa raali galin jiry

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 11 วันที่ผ่านมา

      Waa caadi walaal shalayta wax Tari Meyso sifiican u daawo videos ka si aad u fahanto sida aad dadkaan iskaga celin laheed

  • @samsamibrahim6524
    @samsamibrahim6524 22 วันที่ผ่านมา

    Maxay uguursadaan, oo hadaa curuuraha udhalaan, haday neceb yihiin

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 11 วันที่ผ่านมา

      Waxeey ku raadiyaan magac iyo Sharaf

  • @Sabah1234-u6c
    @Sabah1234-u6c 23 วันที่ผ่านมา

    Waalidka narsistic kasoo hadal owlada kale jeceyl markasta qaladka adi ku saaraya mar farxad ayaa lagu sinaa marna waa laguu caroona mar waa lagu cayaa hadii wax aadan shaqo ku Laveen dhacdo adi lagu eedaynayo dhibane Ayaan ahay wlhi ayadoo alyga qaldanyahay Ayaan isdhaha adaa qaldan walad aanan lahayn Ayaan qaataa anoo qaali ahow dhaha ayaa lay habaraa matka hooyo iga aamusto anoon wax dhihin waxaan dareemaa ciriiri waan iska ooyaa Hal mar may kula hadasho hooyo maxaan kugu sameeyay ma ogid qof kasta waa laygu dinaa dadka dhan cadow ayaa layga dhigay

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 11 วันที่ผ่านมา

      Waxaan kasameeyay video sida loola dhaqmo waalidka narcissistic ah

  • @Sanadka2024Cusub
    @Sanadka2024Cusub 24 วันที่ผ่านมา

    Shukrn wl Lkn wxan jecla ind faahfahin ka bixiso waxa u yahay nersist

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 23 วันที่ผ่านมา

      Vidoes badan daawo adaa fahmi doono

  • @SuusuuAbdi-gq8ke
    @SuusuuAbdi-gq8ke 24 วันที่ผ่านมา

    Waaar shiikhow dadkaa waan arkay siday u dhaqmaayaan yaab kaa kadhamanaya please guruubka igu dar

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 11 วันที่ผ่านมา

      Haye Waakana linkiga chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H

  • @Sabah1234-u6c
    @Sabah1234-u6c 24 วันที่ผ่านมา

    Hooyaday ayaa narsistic ah wlhi waan ku dhibanahay adoo lagaa qaldanyahay ayaa adi qaladka lagu saraa telefon hadii ka qaban waydo waalagu cayaa aniyo walalshay ayaa guriga ku nool had iyo jeer anaa qaladka leh iyada way jeceshahay ana qaa lay cayaa lay magaa hada Ani waan niyad jabay waxaanba ahay qof quustay noloshii waan nacay hadii aan talo u keeno aan dhaho halkaas Ayaan ku dhaqaqaa waa layga niyad jabinaa iska daa hadii aan guur u sheegto aan dhaho waan guursanaa waxaa lay dhaha iska daa hada waxaan ku jiraa nolol quus ah waan is nacay marmarka qaad adoon wax dhihin waa laguu caraysanyahay waxna maadan dhihin marmarka qaad waxaan dhaha hooyadaa wali waaba ciyaal lk.n Ani mar Hore Ayaan ogaaday hooyaday in ay tahay narsistic wlal talo isii wlhi nafta waan nacay quus Ayaan ka taaganaya xitaa go.aan ma qaadan karo kaligay dhibane waanba ahay wlhi marka waxaa lagu sinaa farxad marna waa laguu ducaa Ani waan yabanahay wlhi😢

    • @ubahzubeir5751
      @ubahzubeir5751 20 วันที่ผ่านมา

      Sorry abayo😢

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 11 วันที่ผ่านมา

      Video ayaan ka sameeyay sida loola dhaqmo waalidka narcissistic ah

  • @faadumomuhumedgaabay-kh7mk
    @faadumomuhumedgaabay-kh7mk 27 วันที่ผ่านมา

    Dr side loga fogada dadkas sunta ah nin aya jiro an ilamo an u hayayo oo nabilo nafta ayu ikenye adunka ayu igu cadabey ee siden oga marma walhi xanuno ayan ka qadey

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 27 วันที่ผ่านมา

      Illahey haku fududeeyo wllo daawo videos badan si aad u fahabto sida aad ula dhaqmi noolan karto dadkaan adigoon goynin ama hadaa rabto inaad ka fogaato si fiican u daawo videos ka mahadsanid

  • @Naciima777
    @Naciima777 28 วันที่ผ่านมา

    Tack

  • @Somalia.194.
    @Somalia.194. 28 วันที่ผ่านมา

    Asc dr mhdsanid su aalo aan wataa dadkaan ma dad xanunsana mise wey caafimad qaban Mideeda kale ogaal meykuu dhibaayan mise waa dad isla saxan Tan sedexad malaga yaabaa iney isqoomameyan ama ugu danbeyn khaladkeda fahman Tan ugu dambeyso maleeyihiin dad intabadan aamusnaan adeegsado si ey khaladkoda uqariyan ama si ficil ahaan kuu dhiban xanunka narsisstic waaye

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 28 วันที่ผ่านมา

      Kusoo biir groupka xaga ayaan kaga hadalnaa waxaano dhan waxaana qabanaa group discussions

    • @Somalia.194.
      @Somalia.194. 28 วันที่ผ่านมา

      Gurp linkga aaway you tubkaga xalay lee arkay

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 28 วันที่ผ่านมา

      chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 28 วันที่ผ่านมา

    Dadka sunta ah ma mudna in la qiimeeyo waa la bahdilaa mahadsanid Dr khadar

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 28 วันที่ผ่านมา

      Thanks for watching

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 28 วันที่ผ่านมา

    Shurkan Dr khadar

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 28 วันที่ผ่านมา

      Thanks for watching

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 28 วันที่ผ่านมา

    Dr khadar xaqiiq

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 28 วันที่ผ่านมา

      Thanks for watching

  • @Neem52344
    @Neem52344 28 วันที่ผ่านมา

    Thanks for your encourage Dr

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 28 วันที่ผ่านมา

      Thank you for watching

  • @HadiyaCalimaxamuud
    @HadiyaCalimaxamuud 28 วันที่ผ่านมา

    Masha allah waad mahadsan tahay wllo jasakalaah khyr ❤

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 28 วันที่ผ่านมา

      Adaa mudan thanks for watching

  • @Neem52344
    @Neem52344 28 วันที่ผ่านมา

    Thanks Dr sida fican eed Nola wadagtay , everythings happen for reason. life is exam,I struggle a lot and all those struggles made me stronger , it's built my character & mindset now I'm at age of 20s but my mind is like 40s allaxmudllah, Blessing

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 28 วันที่ผ่านมา

      @@Neem52344 waa runtaa thanks for sharing your story neema with us

  • @MaxamedAbdukdir
    @MaxamedAbdukdir 28 วันที่ผ่านมา

    That's true Dr.khadar thanks ,

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 28 วันที่ผ่านมา

      Thanks for watching alpha

  • @sacdiyoisak4167
    @sacdiyoisak4167 28 วันที่ผ่านมา

    Dr mahadsanid waxaan kaa faa,idnay wax aad uwanaagsan

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 28 วันที่ผ่านมา

      Thanks sacdiyo

  • @beastmode.4012
    @beastmode.4012 29 วันที่ผ่านมา

    Sax 2025 nolol cusub insha Allah ❤

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 28 วันที่ผ่านมา

      Insha Allah guuleyso salut

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 29 วันที่ผ่านมา

    Ascwrwb habo jimco Mubarak Masha Allah xifdullah Thanks ❤️👍

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 29 วันที่ผ่านมา

      Wcs habo thanks for watching

  • @MaxamedAbdukdir
    @MaxamedAbdukdir 29 วันที่ผ่านมา

    That's true Dr.khadar 👍 💯

  • @safioosman4216
    @safioosman4216 29 วันที่ผ่านมา

    Mashallah dr wan ka faiday

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 29 วันที่ผ่านมา

      Adaa mudan Thanks for watching

  • @Shukritamokhtar7153
    @Shukritamokhtar7153 หลายเดือนก่อน

    Khadar aad ban ku salamay waad ku mahadsantahy markasta sida nola so wadagto dadkan sunta ah calamadahooga.

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 หลายเดือนก่อน

      Adaa mudan thanks for watching

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye หลายเดือนก่อน

    Waad daali kuwa dhargaya maaha

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 หลายเดือนก่อน

      Haa thanks for watching

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye หลายเดือนก่อน

    Walee run baad sheegtay

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 หลายเดือนก่อน

      Thanks for watching

  • @sagalmohamed2036
    @sagalmohamed2036 หลายเดือนก่อน

    Asc wllo halkee kaala soo xidhiidhaa?

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 หลายเดือนก่อน

      Kusoo biir WhatsApp groupka chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H

  • @Neem52344
    @Neem52344 หลายเดือนก่อน

    Thank you Dr

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1 หลายเดือนก่อน

      Thanks for watching