Somalida dadka xanuunsan waxay u aqaanaan dadka waalida u xirxiran lkn kumanaan qof oo naga lebis badan oo naga hadal badan aa maskaxiyan u xanuunsan wlh
Ala dhibadanaa maxy sas usamysay hooyadu nin dhigyacabo uso dhawaysatay oo ogtahy Awladi iyo inantiba wu silciyey balo biyo lulumole kusisay may na Awladu kaga xanunsan
Nuucaas oo kale aa buuxa oo waalid waaye lagu dhahaa gabadhane maskiinimadeeda wey ku noqnoqonee muslimkeeda mee iska dhexgasho wax garabsiiyo ma weyn laheyn
Waa nin dan oo biniaadan diigiisa ku so qaweystay markaas oo iska digaa ahlu diin ilahey naarta kuku fogey deh asxab ilahey iyo rasulkiisa scw ayoo ka digaa inee xaasid iyo baqiil yihiin oo kale ilahey maqiil iyo xaasid iyo beenlow ayoo nacebyahay tan kale markoo dahaayo adi iyo hooyadaa naarta ayaa galeysiin ma asaa dadka janno iyo naar u kala sooco balaayo la arkeynin kaligaa kuku dacdey deh tan kale nin naagdiis baahi ku diley iyo ciyaalkiis meel oo garaayo ma leh aduun iyo aaqiro nin cadaaban calaf halakuku daro waa rafaad wlh nucaas oo kale ilahey wax nakuku daro Acuudubillah kaas maalin cadey ayaabo ka carari lahaa ani iyo ciyalkeyga ama asaabo dili lahaa balaayo ha dishee uff aduunka ilahey waxaan uku necbahay qof diinta wax yar ka bartey oo markaas diinta wax xun kaaka digaayo ialhey dulka hala jaro nuucyashaad oo kale baqdiyaasha wlh xanaaq meel aan is geeyo ayaan la ahay wlh kuwaas oo kale caaji inaa ku dilo ayaan rabaa nuucaas oo kale uff kuwaas oo kale basiibo iyo dul iyo cid haku dacdo balaayo ha aragdo
dalilka si qaldan u fasirtay asxabiga waridkisa u u barinimo sameenayay marka asgu yuu u barinimo sameenayay marku caruurtisa iyo xaskisa u bahi ku dilayo waa wax habaran
hooyada gabadheeda uguurinayso nin dilaa ah waxay kamid tahay cuqubada Somalia heesata. Qofkii dilkiisa in laqariyo hadana gabar miskiina oo hadana walalakeed kii dilay hooyaded farta kasaarto subhanallah
Subxanallah waaa dhiig ya caab waye gacan ku dhiigle waye
Cilmikiyo qalad kafahmey kan nin madhihi kariye subxna allh
Maila argtay diintuu khalad kafahmay wiilkidilay mailaahay isga cadaabkuhayee bisinka
Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
Asc💝💜
Scw. Scw scw
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Yaaahuuu illahow diinta sixun hàaa nofahansiinin
Inkaar allh hakurido ninkaas
Balaayo ku aragtay qof dhiig qaba wanaag kuma noolaado oo gabarna wuu dilay bisinka laakiin Maysuun hooyadeed xaasidad bay ahayd gabadheeda bay dilaa u gacan gelisay ayadoo og acuudu bilaahi ilaahow hooyo xun hanaga dhigin
Ninka alshabaab muu ahaa😂subxanallh
Aan ku ceshto😅😅😅😢
Hooyo yinka gab dhahoda sidas yelayan wey habaran yihin
Allah hoyadu waa xaasid
Takfirka waxay aminsanyihin in ay nagta islawadagi karan alhm meysuney hadiba awlada kaligisa kadhalay 😢😢
Alshabaab weye kaaas😂
😂😂😂😂 ani xita sas is dhahay
Saaaas lee waaye
😡shbb afka kalabx waxa saa udhqmo waa takfiirki xumaye
@@Mushtaaq-l9z adi miyaa ah wll😭💔😂
@@Mushtaaq-l9zadi xitaa alshabab thay😂
Mesuuneey haku balre keeyo dhib tana walaahi waad usoo dul qadadat masha laah😢
Somalida dadka xanuunsan waxay u aqaanaan dadka waalida u xirxiran lkn kumanaan qof oo naga lebis badan oo naga hadal badan aa maskaxiyan u xanuunsan wlh
Illahayow si xun hano fahansin dinta dinta waa nastexo 😢
Si xun ufahan kama eheene waa qof maskaxiyan u xanuunsan dadkaa ookale aduun kale ay ku noolyiin maskaxiyan ahaan
Subxanallah❤❤❤
Jahanamada asi maafureheda hayo
Balayo radiyo kukentay
😂😂 qanima kulahaa Takfiro ahay anfilaa bayo baahi nigu dishee
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo guleso
Hoyo maha taas
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
Waa yabee ninkaas tolow tagfir miyu noqdey war xagee diinta islamka ee macan xage ka marteya
Ninka fikirkiii shabaabka uu wataa ninkaan balaayo ku qaaday😢😢😢😢
Waa takfiir
@@maryanmohammed9927 ilaahey haka badbaadiyo😭
Takfir ma Ahan sana umadhaqman tkfir ee kuwiikalay aya qalday as ahaa
Sasan u maleyay dilka wa u fudud yahay xarana waka hadla islantu wa walan yahay bay tiri
Abyo shabab sas ma ahan ee wajahil kan
Subxana allaha hooyo nuce ahayd
Masha allh Abyo mcn❤
Hooyo nooce waye subhanallah
M.a anaa u hereya maanta❤❤❤❤
😂😂😂😂 wacdi iya laa kulaha😂😂
Waan sugayey saaka😊❤❤
Ala dhibadanaa maxy sas usamysay hooyadu nin dhigyacabo uso dhawaysatay oo ogtahy Awladi iyo inantiba wu silciyey balo biyo lulumole kusisay may na Awladu kaga xanunsan
Hawiye is not easy
Xasbunalaah wanicmal wakiil allow hana silcin
Salalaahu caleyhiwasalam
Tan hooyo maaha hooyo nafteeda sey ubad baadiso mida gabadheeda qatar ugalisay hooyo kuma tilmaami karo kaasne waxaan rajeynaa in ladilo asne
Oo 2 quf ayuuba dilay weyna ogtahay we qarisay mida waxebe tiri intu Aniga i dili lahaa ayada ha dilo ku teh nafteeda le jeceshay
Nuucaas oo kale aa buuxa oo waalid waaye lagu dhahaa gabadhane maskiinimadeeda wey ku noqnoqonee muslimkeeda mee iska dhexgasho wax garabsiiyo ma weyn laheyn
Walahi waa yaab wax aan la arkeyniin malaha
Waa nin dan oo biniaadan diigiisa ku so qaweystay markaas oo iska digaa ahlu diin ilahey naarta kuku fogey deh asxab ilahey iyo rasulkiisa scw ayoo ka digaa inee xaasid iyo baqiil yihiin oo kale ilahey maqiil iyo xaasid iyo beenlow ayoo nacebyahay tan kale markoo dahaayo adi iyo hooyadaa naarta ayaa galeysiin ma asaa dadka janno iyo naar u kala sooco balaayo la arkeynin kaligaa kuku dacdey deh tan kale nin naagdiis baahi ku diley iyo ciyaalkiis meel oo garaayo ma leh aduun iyo aaqiro nin cadaaban calaf halakuku daro waa rafaad wlh nucaas oo kale ilahey wax nakuku daro Acuudubillah kaas maalin cadey ayaabo ka carari lahaa ani iyo ciyalkeyga ama asaabo dili lahaa balaayo ha dishee uff aduunka ilahey waxaan uku necbahay qof diinta wax yar ka bartey oo markaas diinta wax xun kaaka digaayo ialhey dulka hala jaro nuucyashaad oo kale baqdiyaasha wlh xanaaq meel aan is geeyo ayaan la ahay wlh kuwaas oo kale caaji inaa ku dilo ayaan rabaa nuucaas oo kale uff kuwaas oo kale basiibo iyo dul iyo cid haku dacdo balaayo ha aragdo
HOOYO NOOCE AH NIIN DIILAA AH GABDHEEDA SIISEY
Blyo ku qady dheh waxas sheekh mhn ee wa blyo illahey qorta u galshy
XASBUNULAAH WANIIMCA WAKIILAAN HOOYADA WAA MASIIBO
Bismillah qoomke waye kaas😂
Xasinimo
Batana
Asba
Muslim
Mahagas
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Gabadhaana mala dili doonaaaa
Subxana allah
سبحان الله
Scw scw ❤
Subxanalah
Nin din yaqano ayu iska dhiga habaryartis ayu cayna diin muxu ka ogyahay inkarti wilki udilay aya hayso dhigi aya hauo
Wcs😢😢😢
Qofkii 4 raaad ahy waaba usoo hormaty is lahaaye waaba layga horeeyaba 😂
Haye canuga gaduudan waslaashiiys kuaaway😂😂😂
Subxanalaaah a😢😢😢😢😢
Subxanallah😢😢💔💔😭😭
Boto badana yuka xogbadana
Subxaanalah 😭😭😭
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Subxaanallaah
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯🗣👂👸❤️👑🥰👏🎁🫶
Wsc
Asigaba gacan kudigle
Ax yaab badn 😢😢
Silic kunol sodan gursataa karoon wlle been maha
dalilka si qaldan u fasirtay asxabiga waridkisa u u barinimo sameenayay marka asgu yuu u barinimo sameenayay marku caruurtisa iyo xaskisa u bahi ku dilayo waa wax habaran
Hoyo deed ayaa dhibka iskaleh
Lasoo dhaqso qeebta kale
Xayaysintaan naga daaya
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
3❤❤❤❤❤❤
Unfortunately the chair 💺
Belo ku aragtay dhiigyacab goormoo diinbartay
😢😢😢
❤❤❤
Subxanallah
Waxaas diin maaha ba
Waxa is arkay anuu dhahaayo hada abaar ma jirto xiliga nabiga mala joogo
War yaab badanaa. Maxaan ku hadla
😂😂😂😂😂
Diinta buu qalad ufahmay jaahilku
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ala dilaa dhintee mamadas dilaga iney gabadheda kudarto ma aheyn😭😭 sorry meysuun😢😢
Maxo xaram kahadla asaba dila ah bisinka hoyadedna maxey ugu dartay wlhi waa musibo ad ayan oganaxay ninki wlka diliy u ilma dhal waa xanun supxanallah wlhi waa yab gawar masakin ah aya nin lila ah lo qarina wlhi waa cuqubo
Waa yabee ninkaas tolow tagfir miyu noqdey war xagee diinta islamka ee macan xage ka marteya
Saasa umaleynaa takfiir waaye
❤❤
Boto badana yuka xogbadana
❤❤❤❤❤❤❤