Aniga waxaan isticmaalayay hormud oo ku hadal ah iyo iyo somnet oo internet ah waxaa fiicneeyd in ay mudada krdhiyaan marba hadii ay qiimihii kordhisteen
Maya saas maaha maadaama ay dowlad meesha ka jirto ogolaanshana ka haystaan hadii la ogaado inay hishiis hoosaad galeen waa inay dowlada xisaabiso markay ku cadaatana lacag ganaax ah la saaro lacagtaasna ay gasho khadnada dowlada sidaas oo kale ganacsadooyin kale haday ku cadaato inay hoos ka hishiiyeen waa in la ganaaxo sababtoo ah dowlada waxay u fadhisaa danta umaddooda t
Hada nahay dalin yarada muqdidisho wan ka xunahay wana cabarenena wana kabana bexeena tas kama yeeleno shirkadahan tuugada ah😢😢😢😢😢💔💔💔💔
Ku saliya nabi muhamad salalaahu calayhi wasalama ❤ ♥
Shacabka Muqdisho Kaliya ma ahan Waa Shacabka Somaliyed ee kunool Somaalia Guud ahaan
Allaah haku barakeeyo
Somlink anaa Soo Gati hala aado aad ayee ufiican tahay
Aaway shirkadaha cusub ee macaamisha raba
Shacabka haltalo oo wanaagsan baan siin sifiican udhageesto taladeeydu waxaaytahay hal shirkad Ah isticmaalo kuwakalane is kaxiro haldhinac isuraaco hadaan saas yeelno waan kaguuleeysaneeynaaa insha Alaaah Ayagaana nabaryidoon
Goolis xage lagugada
dowlada basabor shasheye watan xalane Laga xukuma ilmaha wasirada iyo xildhibanada yurub jogan dhiga shacabka somaliyed Ku bishan tugada
Golis 0.5 unlimited ❤❤❤ waligeed saasey ahaneysaa
Amtel iyo somlink hala aado😂😂
sax, walaalow runta maraban shirkadahan dhiiga shacabka bartay.
Somlink 0.5 48 saac
Culees miyaa mise wee fcnthy somlink
Culees miyaa mise wee fcnthy somlink
Allaahu akbar
Turkiyaad joogtaa ee mahaysataa mid kajaban
Golis 0.5 2 days wlahi
😂meel walba ma loka is ticmaali karaa hee wll
@@Xamdimaxamad-bh1qm 0.5 48saac
Munasar waa ninkii axmad madoobe taageersanaa
Kuwaanba 0.5 24 hour iyadoo ah ayeey kadhigeen 0.5 48 hours lkn wa markii ugu horeysay 0.7 laga dhigo
Halagu qaaliyeeyo ileen waxba kumeey qabaneeyn dhalinarada ha bartaan shaqo abuur iyo farsamada gacanta inteey TikTok lee fiirsan lahaayeen
Maya liima soo qorin inaan maalin walbo isticmaalo waxaan isbari doona hal maalin iyo labo maalin isbuucii inaan istic maalo
Hormuud ma'nto ii un😂
Somnet ma'aanto chikenka ii un
Somtel ma'aanto baastada ii un😅
Shadakadaha dhan ana waso wecelada
30 maalin 7$ lee biz somnet
War somlink hala so qaato😂 1$ 4 maalin free waaye😂😂😂
Asxby waxa jira shirkad cusub oo la dhahayo amtel an u kala kicino shirkadas markey hos u dhigana yan dhag jalaq loo siin
Shirkadaas maba jogtee xagee laka helaa
@Xamdimaxamad-bh1qm wey jogtaa waliba waxan ogaa ayado macamil doon ah 0.5 48 sac ah
@cadceed-wt5 ala.ina aderow shirkad an 3 daan ona gum eysan ahen ma jogaane ikaa daa wll
Umadan dhinac u fiyow malaha
Lafte ugurna😂😂😊
Amtel😆
WA XALAD QUUS AH
Som link noosoo shida nooso shere gareeya
❤
Somlink usoo guura waxba waxba loga mar maye 0.9 wa 4 days ultimated ah
Horay ayaa loo ogaa Siyaasiinta iyo ganacsatada inay heshiis u yihiin shacabka
Soomaaliyeed.
Shacabkana ayagaa
isyeelay waxaa Dilaya siyaasi Khaa,in ah oo Qabyaalad ay u Daba socdaan
Somtel isbuuc qadki 3$ ahaay waxeyba kadhigtay 4.25$ bishi 15 aheyd wxey kadhigtay 17$ shirkadahan wey nawalen wlahi
Amtel aadeYna😂😂
Wllhi munasarow inaa nus kabadan 24 u ku shubem firso
Shirkadaha hadday hashiyeen, Hal shirkad halodaato ama somtel ama Hormuud somnet Hurmuud aya dhashay. Hurmuud ama somtel mid kood udaata. 😂
Anfaca hormud gudaha marka ku shubato 1 dollar 100 daqiiqo aheed Saakay Mar aan ku shubanayey Angac gudaha 80 ayee ka dhigee 20 ruf waa ku hadalka
Somlink 0.5 48 wllhi bilaahi anaa heesto
Intee joogta adi 😂
inee isku dhacaanaa noo dan eh
Munasaroow wadankaan wixii ka halaaba waxaa kamasutra ah shacabka soomaaliyeed hadii lafuro kawaan dadka lagu qalo jawaabtooda waa ok waa dad damiirka uu dhintay ee aan kala aqoon wanaga iyo xumanta ileeyn shacabka qabyaalad ayaa lagu soo bar baariyey badan koodana waxeey ahaayen xoolo dhaqato waa nuxur belen sharkada adigoo kadhaxqeylinayo hadii aay dhacdo qaar ku dhahaya reer hebel adigoo ah miyaad reer hebel fowdeeyne adeer somaliya soomaali ayaa ku dhagan oo horumar iyo dib dhicid kala aqoon waxad arkee xildhibaan dowladda ama mweynaha caaynaya waxaad arkee gudoomiye maamul gobleed dhahayo eraboorka dowladda dhexe qof kamid ah kama soo degi karo adigana oo wax bartay ku dhax rafaad soow ma,aha soomaaliya soomaali ayeey kahormari ladahay I'M SORRY 🙏 I'M SORRY 🙏
Sonlink aadena pro
Hadii leyska dhaafo dhib miyaa ku jira marki horeba waxba lagama faaiidi jin waqti dhumis mooyee
Hal shirkad wa iney qasaarta.fikirkeyga waa intaas aqyaarta
50 dollar ayaan istimcaalkaan reer kenya hadaan nahay datada bishii
Somlink iyo amtel ayaa joogto 😂
Walhi weynaga mantajisay 20 malin bashalka aheed
Sotel madaxa noo saaran tahy
Yaa lagu shuwanin😂
@@Faadumocadey-zf3gd 😂😂😂😂
Aniga waxaan isticmaalayay hormud oo ku hadal ah iyo iyo somnet oo internet ah waxaa fiicneeyd in ay mudada krdhiyaan marba hadii ay qiimihii kordhisteen
SOMLINK iyo AMTEL HALGU YAACO AYGAA YAABIDOONEE!!!!!!
Maya saas maaha maadaama ay dowlad meesha ka jirto ogolaanshana ka haystaan hadii la ogaado inay hishiis hoosaad galeen waa inay dowlada xisaabiso markay ku cadaatana lacag ganaax ah la saaro lacagtaasna ay gasho khadnada dowlada sidaas oo kale ganacsadooyin kale haday ku cadaato inay hoos ka hishiiyeen waa in la ganaaxo sababtoo ah dowlada waxay u fadhisaa danta umaddooda t
kacdoonka wadanka hala bilaabo wadanka
MAXAA QIYAANO AH?!!
DOQON YAHU INDHAHA BUURAN, GANACSI BAA LADHAHAA EE THUMBNAILKA BEENTA JOOJI.
Where is the role of the Communications Authority and the Ministry of Commerce in preventing companies from blackmailing citizens?
😂😂😂🎉
Atatattaay
Munasarow shacabka Benaadir waxaa utashtay ma ahan kaliya ganacsato waxa kaloo u tashtay dawlada noocyadeeda kala duwan.
1. Shirkadaha biyaha.
2. Shirkadaha Korontada.
3. Shirkadaha Internetka.
4. Shirkadaha Raashinka.
5. Dawlada Noocyadeeda kala duwan Canshuur, Faayadhowr, Maaliyad.