PRANK KII UGU NAXDINTA BADNA OO AN KUSAMEYE SAMIYA SORRY ABAYO🥺

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 569

  • @inaabdu-j3w
    @inaabdu-j3w 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +254

    samia Siday ku dhirigelinayso ❤️🥺🙈

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +136

    Sundus wllhi walsha samiya said ayee ku jeceshayy haka tagin plz ❤😢

  • @siraadbrown
    @siraadbrown 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +209

    Sundus 1m cawa hadaan awood wan ku gadhsiin lahy pls guys 500k waad ku dhagteen horey ino wada😫

    • @SUMEYAABASS
      @SUMEYAABASS 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

      Wlhi xafada dan wan ugu saray ila iyo jamacad wxn rabaa iney 1m garto wlh san ujeclahay bes hadey ii ogani lehedh le wlh 😢

    • @SUMEYAABASS
      @SUMEYAABASS 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Wlhi xafada dan wan ugu saray ila iyo jamacad wxn rabaa iney 1m garto wlh san ujeclahay bes hadey ii ogani lehedh le wlh 😢

    • @yoonis123yoonis12
      @yoonis123yoonis12 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      ❤❤❤❤

    • @LiibaanAbduqaadir-y5i
      @LiibaanAbduqaadir-y5i 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shaqadaada qabso

  • @AmiriitaDahir
    @AmiriitaDahir 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +54

    Adiya samia guri weyn intaa isla raadsatan 2bo qof oo shacbiyad leh baa tihiin is dhiiri galiya chalangeyo sameeya wax cusub keen mar mar adinka iska xarabaysta oo isla shita sundusay maskaxdada kashaqaysii saxiibta koko camal isku filnaw ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

    • @ameyra1
      @ameyra1 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

      Wax waausheegtay wlhi😭💕commentgan inee arkto rabaa

  • @SamiradayibHussainMohamed
    @SamiradayibHussainMohamed 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +58

    Sundus runteed waaye sababto ah 500k wakhti dheer bay ku qaadatayy. Inay gaarto somaliyeyy dad iska dhiga sundus aan tusno inay gabadheeNii thy oo loowada kici karo plzz😢😢. 1m aan uugu tuurNo. WllsheeN waayee❤😢😢😫🙏

  • @Zahrayalicolow
    @Zahrayalicolow 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +124

    Sundus prank ha,ahaato ama dacad haka ahaato plz hanaka tagin oo youtube haka niyad jabin anaka kudhiiri galineno markasto never give up abaayo❤

  • @hanaibrahim-io2qy
    @hanaibrahim-io2qy 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +89

    TH-cam ka oo sundus la aan Aabahay tabliq ha idiro 😭🏃🏼‍♀️🏃🏼‍♀️😂

    • @ubahmusdaf7752
      @ubahmusdaf7752 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      😂😂😂😂

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +308

    Sundus hadaa TH-cam iska dayso yaa naga qoslinaayo oo naga farxinaayo wlhi markaa muutka iga qaldanyahy adaa ku dawadaa saa ufarxo😢❤

    • @MaxadaMouse
      @MaxadaMouse 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

      Pls. Sundus waan nu ku baryay naa pls please 😢😢😢😢😢😮 ha ka bixin

    • @ramlahagi2750
      @ramlahagi2750 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Iskumidanahay Allah xafido

    • @Abdifatah-c9l
      @Abdifatah-c9l 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      🎉🎉❤❤

    • @LiibaanAbduqaadir-y5i
      @LiibaanAbduqaadir-y5i 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Canal yeesho shaqadaasa qabso😂

  • @Billiondhan37
    @Billiondhan37 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +64

    Calooshay kahadashay sundus 😭Anyway culeska kuheeeto Allah ha ka dulqaado abaayo 🤲tedakale la'aanta seeh you tube ku firseena😢

  • @OzmaanKing-x2j
    @OzmaanKing-x2j 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +56

    Farahuba sidoodaa ma sinoo xubnaha oo way kala sareeyaan❤❤anagana sabanka manta inan cidba kula sino sundusey suurowi weydee😢😢hppti wxd dontid same ama dheh lkn wa niga tagi macquul mhn❤❤❤❤hortaa waxba manan ahayn 😢😢😢tem sundus hdn nhy kama kaftano sundusteena❤❤❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +57

    Sundusay dadaal guri kirayso chalange same 25$camal uqabo wiilal iyo gabdho mar wiilal wax cusub la imaw abyo guri adiga aa leedahay raadso dad haysku xirin waa daremi karaa teamka waa kala dhacayseen kuwoda qaar ee haniyad jabin dadaal macanto ❤❤❤❤❤❤

  • @khadraomar2731
    @khadraomar2731 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +104

    Guys sundus heerka Maxaa gadhsiyay aay youtube ka niyada jabto 😮 pls sundus ogow dad dartaa u dawad in aay jiraan youtubka😫❤️

    • @Intisarcreates
      @Intisarcreates 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

      Ree comment leey baa heerkas gaarsiiye sideey u lahaayen walagu bahdilayaa😢😢

  • @mohamedidil8755
    @mohamedidil8755 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +56

    team 27 sundus darteeh uudawadaa abayo sundus haa kataagin youtube please 😢😢

  • @QueenMayza
    @QueenMayza 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +122

    Samia deyda cashaqa qalbigay kaala hadashy😫🥺❤

  • @Sunayrah143
    @Sunayrah143 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +69

    Sundus xge noga tagaysa anaka saa k jcelnhy wa ogatahy haƙu fikirin dadlka sii badi 1M kaa sugaynaa😢❤😮

  • @KingAsmar-v9p
    @KingAsmar-v9p 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +103

    Saamiya waa gabadh miskiina oo qalbi wanaagsan iyda iyo sundus waa wataa gar iyo gardaraba only team sundus one like❤❤

    • @FowsiyacabdiYusuf
      @FowsiyacabdiYusuf 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

      Samiyadeen ❤😢

    • @LaylaCabdiraxman
      @LaylaCabdiraxman 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Samiayadena❤😢

  • @BushraXasan-g5t
    @BushraXasan-g5t 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +62

    Ayyy samia caqli badntaydii siday kuu dhiiri galinayso ayaan wax la siisto lahayn wlhie🫂💋🥺❤️

  • @halimaawil2999
    @halimaawil2999 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +54

    Beenta maahan samia marka akro sundus oo wx sodhigty wn ku farxa❤

  • @IbtiHosh
    @IbtiHosh 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +47

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledgeable and The most shine all created prophet Muhammad scw 😊❤

    • @MaxamadBishaar-y8s
      @MaxamadBishaar-y8s 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Scw scw scw

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤

  • @AsmaMaxamuud-nr8fm
    @AsmaMaxamuud-nr8fm 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +33

    Sundus waligay coment kaama soo bixin waan ku jeclahy waana ku taageera hanaga tagin pls 😊😊😢

  • @Esma-s5e
    @Esma-s5e 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +53

    Sundus iyo samia markey isku cusbaayen sey isku harufi jiren😂💔lkn kuwa is Jecel o isfahansan ayey noqden ugu danbeyntii msha allh farxad ku nolada💕😍👸

    • @IqlaasCali-v8h
      @IqlaasCali-v8h 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

      Is haruf wuxu aha xarbysii lkn see isku isku jecel yan cid maskax.leh way fahmi.kartay samia.wy jecel sundus madam.amusneyda wy ixtrima may jirtay

    • @Jennie-w7x
      @Jennie-w7x 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haa wanu fahaney samia jecleyd imika sundus wey jeclaatey 😂​@@IqlaasCali-v8h

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +43

    Sundus ayaa naga qoslinaye waan kujaceyn nahey walaahi oh 😢😢😢😢😢😢😢😢 1m kabade rabne gaadho

  • @ShaadiyaSharaf-s6f
    @ShaadiyaSharaf-s6f 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +29

    Samia qof qalbi wanagsan zxp jira❤❤😢😢😢😢🥰😢😢

  • @Amalmaxamad-mu4rx
    @Amalmaxamad-mu4rx 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +37

    Ala sundus way qalbinjilcanthy😢ax qosalka sundus wax bdn bay ku qarinaysaa wallahi qalbi jileec ax sundus abaayo waligaa ii faraxsanow waa ❤walasha amal

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +35

    Sundus abyo samia gabdha vcn weye oo dhiiri galiso ah ma. wlhia please ilaasho wlalnimada iyo asxabtinmadna wx ka taqana wlhia boqorad weye❤

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +21

    Wllhi been mhn samia runteed waaye sundus marky wax soo dhigto saan ufarxo lee alla sunduseey hana tagin❤😢

  • @CawoFaizal
    @CawoFaizal 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +48

    Sundus wllahi millionaad farxadooda tahay anagah oo kula qabsanay halkee noogah tagee😢😢plz abyo waa prank khaliyah kusoo ekee😢😢

  • @CawoAbdi-x6y
    @CawoAbdi-x6y 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Samia daydii smart girl boqorad wye wlh 💕 abayo sundus hanaga tagin adna🥺❤️

  • @muna_____somali
    @muna_____somali 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Kaftanka qaar waa run sundus qalbigey Ka hadlee runtii😢

    • @UmucaaqilYare
      @UmucaaqilYare 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xaqiiqa dadkaa caayaaya oo nafta ukeenay

  • @Amiira527
    @Amiira527 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Samia waliged hormarle kujireee maskiiiin waye ilhey janada hagaliyo❤

  • @SucdiOfficial
    @SucdiOfficial 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    Sundus please hanaga tagin 😢 yaanaga qoslinaayo hadaa naga tagtid 😢😢😢 waku baryaa please 😭😭 1m icant wait l.a Yariistayda 💋😭🫶

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Sundis iyo saamiya waxa tahiin gabadh karti leh oo tusaale u ah kuwa qurbah ku dhashay oo soomaaliga aan aqoonin iyo dhaqankood ayaa waxaad u tahiin macalimiin si aad u bartaan soomaaliga gabadh qurbah jooga waa lagu qasaaray oo dalkood iyo dhaqankooda ayey ka faanan marka kuwaas ayaad wax baraysaan ee hore u socda anagan waan idin taageerna inshallah

  • @shukriita4206
    @shukriita4206 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Alla comments dhan aqrinayay wlh Sundus dadku jecele heesata bal arag comments quruxda badan aan kuso qarono qalbigena hanatay wlh jaceyl waxa tahay qofka 2aan search dhaho youtubkiisa number one Asad number two waa adiga wlhi😢❤❤❤❤❤

  • @siraadbrown
    @siraadbrown 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +40

    TH-camka oo sundus la,aan Ah waa waa caajis iyo dhadhan laa,aan🥹😂

    • @Maariyo5364
      @Maariyo5364 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sundus hade baxdo cumeern wuu baxa tem 27 yaa umaqn😂😂😂

  • @Bahjoabdirizakxussen-ls7nz
    @Bahjoabdirizakxussen-ls7nz 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Samiyooo klaa lagadhaha sxp qalbi wanageeda Allow iska deeso saamiyo😢❤

  • @FardusAxmedsaleban
    @FardusAxmedsaleban 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +21

    Sundus waa iganixinasaaye maxakhaldan nagada blz😢 hategiiii blz waacodsiii abayo blz hanagategiii😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 hanagacajisiii😢

  • @nasromuumin6612
    @nasromuumin6612 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +28

    Sundus oo tagtey yaa joogaa TH-cam abaa hana ga tagin pleas😢😢

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +23

    Ma Mar kad Na is ken jeclay sii say baa naga Tagay saa Qalbi Naga da dee Hana Ga tagin Qalbi😢

  • @JuweriaMahomed
    @JuweriaMahomed 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +33

    Sundus ayaanle farxadayda tahay ha ka bixin abaayo mcn hormar wacan ban ku rajaynayaa 1m soon samia ahamed ❤❤

  • @Beaquen
    @Beaquen 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +21

    Sundusy qalbiga dadka ku jecel ilaali plz oo TH-cam ka haga tagin 🥹

  • @maryamabdullahi4155
    @maryamabdullahi4155 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +19

    Sunduswy wllhi xala ku tabay dhawr jeer so galay darta TH-cam uso galaye hanaga tagin plz 😭💔

  • @falisShiikhDooncabdi
    @falisShiikhDooncabdi 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +22

    Sundus angaa na sasabaysaa lkn anagaa og waa nacday lkn anga adaa kugu nafisnaa xppti plz haka bixin samia m.a gabdha wng badn ❤❤❤🎉

  • @MaymuunAbdikarim
    @MaymuunAbdikarim 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Sundus hada youtube iska dayso yanaga qosliinayo 500 wa kugarsiina hada 1m naga fiilo😊😢

  • @user-tl4on3kw5g
    @user-tl4on3kw5g 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Sundus iyo saamiya zxbo wanaagsan
    alle ha idin xafido wllo

  • @Bahjoabdirizakxussen-ls7nz
    @Bahjoabdirizakxussen-ls7nz 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Yuuutubka dhipadan buu leyhy wllhi qof markuu kuso kacaayo maxaa duuptaa 😢 fikir dhip wye adiga istarees aakugu furmaayo maskaxdana waka daaale 😢 ilahy hanii fududeeyo wllhi ma hawl yaro yuutubka ❤

  • @axlaamabdullah7837
    @axlaamabdullah7837 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Dhiirigaliso samia qurux😫 sunduseeeey adi hada TH-cam ka fadhisato wlh qash uu noqona😭🫶🏻

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Samia wey ku jeceshahay wllhi m.a waa walal wngzan weeyan siday kuu dhiiri galinayso wax loo dhigaa jirinba masha allah ilaasho wllhi abayo🥺❤

  • @AMAALClxamiid-zl5ie
    @AMAALClxamiid-zl5ie 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Samia and sundus farxada TH-camka♥️🫂👑

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Sunduseyyyy la,aanta Abaar wye abyo hanaga tagin mdkle Hani samia iyo adi video isla soo sameya dad haisku xirin hooyo karti bdn ayaa thy waa ku jecelnhy sharafyyyyy adile cajiska iska daaaaa riyooyinkaga rumeee😢❤

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Wlhi Samia qalpi wanga ku jclhy gabdhaaaas saaaid u jclhy 😭❤️ Alh ha daaayo Adna ilaaaasho sundus

  • @khalifmahamed1187
    @khalifmahamed1187 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Samia cadey qurux badan waxa thy qoftiii naxariis ah ❤❤

  • @FLuulkaAliBelgium
    @FLuulkaAliBelgium 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    Sundusay abaayo mcn dadka ku xiraan niyada ha ka jabin please please Ilaah ka cabaso sundusay dadka yeey ka nixin ama ishooda kugu dhicin sundusay waxaad haystaa dad ku jacela ee Ilaah ah ku jacelado allahumma amiin Yaa Alaah xabiibtay ❤❤❤❤❤❤❤❤ samiya thanks xabiibtay waxaa tahiin dad is jacel Alaah idiin xafido allahumma amiin Yaa Rabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamiilajanno-q2i
    @jamiilajanno-q2i 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    Samio Qalbi wcn 😢❤❤❤❤❤❤❤sunds hormark si socoda sisooow

  • @ifrahomar4511
    @ifrahomar4511 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Wllhi saamiyo waa grb waana daacad ilhyba nadilaye ilaazhada gbdhaz dhankey idinka jirto adi iyo koko bqorad baa idinka jirtee zunduzeey👩‍🦰❤️‍🔥

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Saamia wlhi waa dhiirigaliso siday walasheed oola talinayzo day m. Allaah samsun allah idin xifdiyo

  • @Abdirashid-u4c
    @Abdirashid-u4c 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    M.a samiaa waa qofka adunkaa oo ku wanagsan😢❤❤❤❤ we love you samiyaaa ahamed🎉❤❤❤❤

  • @Farhia-r9f
    @Farhia-r9f 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Wlhy been mahan dad badan sundus kusugayo ❤❤😭naga fikir oo cajiska iskadaf

  • @haniabdalla1302
    @haniabdalla1302 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +29

    Sundus abyo prank marka samaynysid dhaarta iskadaa plz😊🥰

    • @ahlamhassan2911
      @ahlamhassan2911 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dacade ka tahy mhne apa prank we iska dhehesa le

  • @King_ceyda-x6l
    @King_ceyda-x6l 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +152

    TEAM SUNDUS ONE LIKE ❤😊

    • @CabdirisaaqKhadar-s8g
      @CabdirisaaqKhadar-s8g 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      🥺

    • @HamdaAbdi-tv3zo
      @HamdaAbdi-tv3zo 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Mnnnnnnnñ❤❤❤❤ñ❤​@@CabdirisaaqKhadar-s8g

    • @Zamzam0477
      @Zamzam0477 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@CabdirisaaqKhadar-s8g. 😂😅

    • @FatarFata
      @FatarFata 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xhcxemzys🎉🎉🎉🎉

    • @SahraSaleibanAhmed-vn2ng
      @SahraSaleibanAhmed-vn2ng 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Asc

  • @FatimoHassanMuhamed
    @FatimoHassanMuhamed 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Samiyo waa runteet wankusugnaa sundus xagee usocotaa Abaayo macan

  • @marwomukhtaar
    @marwomukhtaar 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    Sundus ayaankan wa xanuusnyey wan ku ducynè alleh yashfik horta ha caaajisin half million mareysaaa babi heee so farxdaaada jceclneee❤😪🫶😊

  • @Juuri.mohamed-221
    @Juuri.mohamed-221 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Sundus wllhi adi darta usoo gala meshn abyo mxaaa cajiskn anna wax ii swirn ado 1m u dabaal dageso oo ankna farxdaada ku farxeeno wtff don’t be say like that honey we alwys need u more wllhi 😭

  • @AdiaAbdirahman-f2x
    @AdiaAbdirahman-f2x 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Abyo sundus marnabe haku fikirin inaa naga tagto wllhi Qalbiga kaa jecelnhy saamiayana waaa rented dad badana farxadooda thy Markuu saa video yoogagu noogu soo dhaco waa faraxnaa wllhi abyo waa ku jecelnhy hanaga tagin hana ku fikirin❤👸🏻😩

  • @HaweeyoAadan
    @HaweeyoAadan 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sundus abaayo hanaga tagin waa kujecelnahay❤❤🎉😢😢🥺🥺 waa kubaryaynaa🤲🤲

  • @Kokobullee
    @Kokobullee 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +32

    Wllhi sundus ayamhn wa arky TH-cam si sibey uga cajistay 😢

    • @UmuasmoIbraahim
      @UmuasmoIbraahim 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XanaanAxmad
    @XanaanAxmad 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Sundus intaa naga aade youtube adaa kugu joognaye😢😢

  • @SalmaCilmi-cg3sg
    @SalmaCilmi-cg3sg 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Abaayo macaan hal talo oo wanaagsan ayaa ku siinayaa taas oo ah marka aad video edit garaynayso si fiican oo feejigan u edit garee sababtoo ah ma jecli adiga oo wax lagaa sheegayo yacni ufiiri si fiican kisyar oo qaldan howga imaan horen u soco❤❤❤❤❤

  • @bahjabahjabilan5161
    @bahjabahjabilan5161 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    All sunduseyy anga dhana ku jecela walhi hana cidlayna qofta kaliya naga qoslisa tahy wllo nala jogo ❤️👸🫂😭

  • @Hawiiwo-k4k
    @Hawiiwo-k4k 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    SUnudus ma waalaty Intee noga tagee nagana😭❤️

  • @Nuurto-d2o
    @Nuurto-d2o 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    saamiya way ku jeceshhy anagana sido kle hanaga tagin qaali😭❤️

  • @Muniita-79
    @Muniita-79 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Ayyy samiya dhiirigelizo zundus laanta waaa abaaar❤

  • @Marishahmed19
    @Marishahmed19 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Sundus la aanta YouTubka waa mugdi wlhi qofka kaliya kuxisabtano tahay sidii musalsal video 📹 gaaga ugu xisabtana xitaa marka muudka iga qasmo video virsadaa habeenki intaa sogalinatso sugi la ahnahay 😢😢plays wankugu xisabtana waxaas hakufikirina keep going queen 👑 wlhi qof adagtahay midagale inaa ajanibta kuu dirsanaaba rabnaye see iqwaney wax uwada waba kugu xisaabtanaynaye ❤❤❤keep going gabadheeni yareed farxadaada wateena saas uogow queen 👑 waxaa rajaynaa inas iyo inkabadan kurajayna I.h inaa qoralkayga aragtid rajayna❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤my sister keep going coming soon 1m guys horay uwada ❤❤❤

  • @Dagan9322
    @Dagan9322 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Samia❤❤❤ waa qalpi dahab❤ sunduz horay u soco queeen❤

  • @MunaQurux-lr3zt
    @MunaQurux-lr3zt 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Samia io sundus laba gabdhod o naxaris badn mshallh ana mc bn idin siyey ummmmmm💋💋💋💋❤❤❤

  • @ramlahagi2750
    @ramlahagi2750 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    Samiya ben maha Wlh Sundus wan iska jeclahay muqalka aykujirto len dawadaaa ❤❤

    • @LaylaCabdiraxman
      @LaylaCabdiraxman 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wlhia labada hablood yaryare gagaban wy qlpi fcnyihin❤

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Sundus seey Samiya weekudhiiri gilineesaa dhirinkilin teeda qado xabibti noloshaada hori uwado Abaayo mcn 🎉🎉🎉❤❤❤❤😊

  • @HaLisTa___22-gf7yg
    @HaLisTa___22-gf7yg 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    No sistar madhaafikartid yutub dad badan dhiiri galin utahay sistar waligaa haku fakarin inaan iska dhaafto abaayo waa ku jecelnahay ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaadoCabdilaahi-h9q
    @SaadoCabdilaahi-h9q 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Sundus abaayo prank kaahaato aama ka daacad haaato plz haana ka tagiin 😢waxa tahay gabdha keliye naaga qoslisa waanku jecel nahay haanaka tagin haadaad 500k gaadhay 1m waxba kaame haadhin I.n waanku jeclahy sundusteeda❤😔

  • @DuniyoAbdirahman-vn4fn
    @DuniyoAbdirahman-vn4fn 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Wllhi ben mesan shegen samia markan sundus wax so dhigto arko qalbigaan ka farxaa really❤

  • @leylomaxamed1429
    @leylomaxamed1429 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Sundusyyy wn ku jecel nhye hnaga caajisin cdei😢❤❤

  • @RidwaanMohamed-w4w
    @RidwaanMohamed-w4w 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Sunduseyy Caajiska iska dhaaf hpptib udulqaado wax walpa waa loo dulqataa🎉❤❤❤❤

  • @NasraXirsi-xw8wg
    @NasraXirsi-xw8wg 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Iskaga bax abayo you tobka waxkalo khayr badan ilahay hakusiyo wayo rag ajnabi ah iyo in gabar codkeda lamaqlo iyo waxyabo badan oo danbi ah aya yala😊

    • @bintucali7288
      @bintucali7288 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Gabadh codkeeda hadi la maqlo maxaa ku jaban?

    • @FardusAxmedsaleban
      @FardusAxmedsaleban 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hush😂🤮

    • @NasraXirsi-xw8wg
      @NasraXirsi-xw8wg 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@bintucali7288danbi waye aya maqlay wayo

    • @FardusAxmedsaleban
      @FardusAxmedsaleban 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Us😂

    • @Nimcosss
      @Nimcosss 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dumrka saxpda aha codkoda in nin ajnabi ah maqlo wy didi jiren sido kle wxa la dhahy codkina yany maqlin ma aqano lkn inagu wx klan nahy😂​@@bintucali7288

  • @MaidaAliii
    @MaidaAliii 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sunduz qalpi 100m hadaa awoodo 1minute baa kugu gaar siin laha cidna kalama tashteen wllhi si qalbiyan baa kuu jeclahay baayo saa kuu jeclahay allaha kuujeclaado💋💕plze marna haku fikirin inaa you Tube ka fariisato❤

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Team Samia AHMED one like 👍

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Koko soonoqo sundus wastage needed youtube koko hadey joogto Mey dhahden sidada koko wr miss you sonoqo sundus nsga tageyse oh 😂😂😂😂

  • @Saalim-t4x
    @Saalim-t4x 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Wwwww wllo is jecel isku faraxsan farxadiina hawaarto cadowgiins hajabo

  • @AshqarBoy-g7d
    @AshqarBoy-g7d 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    TEAM SAMIYA ONE LIKE 😢 P

  • @NadiiraMohamed-y4f
    @NadiiraMohamed-y4f 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Sundus wllhi youtube adiLee kaa dawadaa been maaha 😢

  • @NawaalYuusuf-b5q
    @NawaalYuusuf-b5q 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Yeses cawa Aniga u horewyey oo dawaday

  • @XamdiAbdirixmaan
    @XamdiAbdirixmaan 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Sundus iyo samiyo kuwaygii ❤

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Horay usoco abaayo sundusey asxaabtaada hakatagin yaah oky😊😊😊

  • @warsanmaxamud1240
    @warsanmaxamud1240 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sundus ayanle haday nadhahday samia meshay joogto halaga so dhqajiyo bas waye maxa sugays8n team sundus ❤ shaqaysta

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Saamiya qof qalpi wangsn wlhi ❤❤❤❤

  • @SafiyoNuur-y6x
    @SafiyoNuur-y6x 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    suduns la,anta manurahayo TH-cam horoy usoco❤❤❤❤❤❤❤

  • @ameyra1
    @ameyra1 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Naa wll sundusey hanaga tagiin😭😭😂marka kula qabsanay maaanaga tagee

  • @NasroCabdijimcale
    @NasroCabdijimcale 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Team sundus one like 👍

  • @Faadumo238
    @Faadumo238 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Sunduseey mascuud marka keentid leeee iska dhaaf hada rabtd hada hanaga tagin❤

  • @FatxiJaamac-vv6wc
    @FatxiJaamac-vv6wc 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sundus Prank hakaa ahaato ama Really Hakaa ahaato Hakategin dadkan Kujecel 500k Oo walaalo ah oo ku jecel baakugu Xidhan kudaawado kugu tashado 😔🤍 Sidookle Idinkuna is garta oo Gabarta Yar ta ah oo Idiin dadaasha Subscribe ta io like ta kubooba dhaqsoba aynu gaadhsiino 600K i.n Never give up abaayo 💕😍 We love you So much 👸🤎

  • @fatxiyahonesty7165
    @fatxiyahonesty7165 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    M.a waligiin saan isku jeclaada wallhi waa jeclahay dadka is jecel❤❤❤❤❤

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Samia sxp ❤ fcn waye wlhi ilaaasho wey Ku jcshahyeee 😭❤️