NIMCO YAASIIN QAACI LIVE MUSIC YEELKOODA OFFICIAL VIDEO 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 52

  • @asadfaysal5502
    @asadfaysal5502 4 ปีที่แล้ว +7

    1995 markay heesta qurbaha iyado joogta qaadaysay inta mesha saaran qaar badan baan xata dhalan qaarna duurkay kujiren dunida casriga dadka way is le ekaysiisay YEELKOODA YEELKOOD nimco dheer

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 4 ปีที่แล้ว

      Waad iga qoslisay runtii kuwaas anaaba ka mid ah dhashay horraantii 80kii haddana maanta aan isleeg nahay muuqaal ahaan. Ku darsoo waa dhoweyd oo Nimco iyo walaasheed sheeko ahi ka socotay magaalada shiikh odayaal ilkihii xataa tufay baa lahaa waxay aheyd macalinkeyga Nimco hhhh.
      Waa qof aan werwer ku jirin oo iska baashaaleysay sannado badan. Werwer laaantu qofka ma cimri dedejiso. Nimco she is above 60+ but looks younger than 45 old.
      Alle ha u barakeeyo cimriga walaasheen

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 4 ปีที่แล้ว +1

    Axsan fanaan nimco sharaf
    Midhihii cabdilaahi diiriye Sooraan ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo
    Tumistihii hore ee musiga seedigeen sabriye

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 ปีที่แล้ว +7

    The best song now days waaaw Nimco got sweet voice

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 4 ปีที่แล้ว +3

    Asalamu Aleykum. YAA. TURKEY 🇹🇷🇸🇴❤️

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 4 ปีที่แล้ว +3

    Nimco yasin Fananad qiimo leh oo Legend ah alle Cimriga ha udheereyo Fananad Cod cajiib ah leh goorman dhagaysan jiray❤️🙏

  • @mohammedmohamed9989
    @mohammedmohamed9989 4 ปีที่แล้ว +4

    Yasalaam nimco heestan waa one of the best song nimco♥️💯

  • @fadxiyajama2589
    @fadxiyajama2589 4 ปีที่แล้ว +7

    Yeelkood 2005th ayan dhagaysan jiray bari lay sitay

    • @falagameera5577
      @falagameera5577 2 ปีที่แล้ว

      Hada malugu dhigay inabti?

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 7 หลายเดือนก่อน

      Hada ma heshay kii ku sitay

  • @FatimaGobaad
    @FatimaGobaad 4 ปีที่แล้ว +5

    YEELKOODA Nimcooy !😋

  • @gaadh-haye9481
    @gaadh-haye9481 3 ปีที่แล้ว +6

    Heestani caadi maaha wakhtiyadan dambe nooceedo kale lama arag anigu waan ku haystaa Nimco Yaasiin Aad ayay u mahad santahay Iyo Abwaan Sooran iyo cida Laxanka Saartayba dhamaantiin aad ayaad u mahad santihiin

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimco sharaf noolow qali gabooyaha reer somaliland wa dad mucjiso aha. Sida cumar dhuull maxmed salabeenn iyo qaar kalo badan.💋💕❤ dadkaygi anu isku ciida somaliland kuwada dhalanay

  • @jamasaid6228
    @jamasaid6228 3 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto abwaan sooraan

  • @faaizaayuub416
    @faaizaayuub416 4 ปีที่แล้ว +2

    Yeelkood waa maxay ii macneeya

  • @ReerMiyi
    @ReerMiyi 3 ปีที่แล้ว

    Woow Nimco day, macalimad.

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse510 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaan garanaya waa waagii cirka freeeechku inagu baxayey war ma hayaane. Queeeeelkiiii baan ku hoos dhagaysanayey.

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 4 ปีที่แล้ว +1

    I love it💕💕💕💛💛💯💯🤲🤲🤲

  • @sheenoproduction2933
    @sheenoproduction2933 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow 🥰🥰🥰

  • @falagameera5577
    @falagameera5577 3 ปีที่แล้ว +1

    Tii yuhuntu racada
    I yahoominaysoo
    Yala yalaha dhaxantiyo
    Kama hoydo yaaraha
    Yamadiyo dabayshee
    Ma yaboohinteday
    Qaar igula yaabeen
    Yeelkooda wa yelkoda

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 4 ปีที่แล้ว +1

    Inamada yar yar ayey dhiiga ka jaqdaa iska ilaali waaryaa kkkkkkk

  • @degentakhal8912
    @degentakhal8912 4 ปีที่แล้ว +3

    Numco hees walbo ay qaada waxaad moodaa in aniga la iga sameeyay cumriga alle ha ku siyaadiyo mmo 😢😢😢

  • @hirsaaqaofficail2329
    @hirsaaqaofficail2329 4 ปีที่แล้ว +3

    asc wlllhy mislimka ah wxn ahay wllshin oo youtuber cusub ah una bahan in aad gadhsisan kunka k please igu cawiya wllyal

  • @kadarhassan8132
    @kadarhassan8132 4 ปีที่แล้ว +1

    Yeelkooda😀!!!!

    • @inacumar170
      @inacumar170 4 ปีที่แล้ว

      Daneheda weyan wllo

  • @zahrasuleimanahmed8553
    @zahrasuleimanahmed8553 4 ปีที่แล้ว +1

    I love to nimco

  • @siraad8026
    @siraad8026 4 ปีที่แล้ว +2

    Ninka weyni muxu yidhi? Waar dumarka da da waa loo qariyaa

  • @khadarfiyooreofficial6563
    @khadarfiyooreofficial6563 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaaw

  • @abdirizakfarah2572
    @abdirizakfarah2572 4 ปีที่แล้ว +1

    Heesta Dabeylaha iyadoo baxeysa baa AwBakhradle gaadhi igula Dhacey. Nimco yaasiin HAla weydiyo khasaraahii na gadhey

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhh ma ayada ku tiri dhageyso😂

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 7 หลายเดือนก่อน

      Ma ka nooshahay imika ?sideyse wax kuso gaadhen

  • @sahrahuseen7988
    @sahrahuseen7988 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimco.

  • @mohamedsaid3011
    @mohamedsaid3011 3 ปีที่แล้ว

    Showriyake

  • @mohamedxasan2139
    @mohamedxasan2139 2 ปีที่แล้ว

    Bacalwaan

  • @khadarmuuse1692
    @khadarmuuse1692 3 ปีที่แล้ว

    kkk

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 4 ปีที่แล้ว +3

    Gabar foolxun, sirqada sidataa nimco yaasiin iyo hargeysaba way ka xun tahay makhruuqad reer coonfureeda weeyaan, waxaan u s heegi lahaa gudaafadaa faqashta ah
    1. inay daawato waraysiga hodan cumar dhuule ee wariye cabdifataax waata sheegayaa sida midgaanyahayda loo halyay muqdisho intay kaxaysteen una diideen inay qabsato show,
    2. Nimankan cumar dhuule boonta/midgaanka ku lahaa ee youtubeka waa iyaga koonfuraawi-faqash daawo clipka farxiya kabayare at kaga hadlayso ceebta loo cadaysay cumar dhuule aun
    3. Sahra cumar dhuule iyagana ka daawo youtube o.o sheegaysa ccidda cunsuriyaysay aabahoodd ee midgaanka haysa aun cumar dhuule waa reer koonfureed

    • @somalilandiyosomaliadibumi1323
      @somalilandiyosomaliadibumi1323 4 ปีที่แล้ว +1

      Allow ma ogtahay waa xaqiiq sifiican bay Somali isu taqaanaa waligodba cuqdad iyo nacaybka haynala daba socdaan wallee waynaan u joojin Yeelkooda reer konfureed 👈

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 4 ปีที่แล้ว +1

      @@somalilandiyosomaliadibumi1323 absolutely thank you

    • @somalilandiyosomaliadibumi1323
      @somalilandiyosomaliadibumi1323 4 ปีที่แล้ว

      @@shankaroonland7480 any time u wlcme 👌

    • @inacumar170
      @inacumar170 4 ปีที่แล้ว +1

      @@somalilandiyosomaliadibumi1323 run bad shegty wn dawady wllk

    • @somalilandiyosomaliadibumi1323
      @somalilandiyosomaliadibumi1323 4 ปีที่แล้ว

      @@inacumar170 mhdsanad wllo saw maad arag

  • @najma8198
    @najma8198 4 ปีที่แล้ว +1

    NIMAAC YASIIN HARGISA WA LAKU BAHA DILA IYO YASID WAAR CUSURANIMAD JOOJIYA WAA FANAANDA SIYASDA MAHAAN 😭😭😰😨

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 4 ปีที่แล้ว +2

      Naayaa Qabxad kuwa reer cumar dhuule waa midgo leh waa idinka orod youtubeka waxa ka socda eeg waad ogtahaye munaafaqadaa kula gashay wax kalood sheegtaad wayday hodan cumar dhuule waraysigeedii cabdi xaafid , farxiya kabayare oo ka hadlayaa
      KUWA cumar dhuule aun midgaanka,i ku leh, iyo sahra cumar dhuule oo ka hadlayaa iyana artintaa nacalaa wasakhadaad tahay kuyaal xaasidad munaafaqada sharafta nimco iyo hargeysaad ka xun tahay dee

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 4 ปีที่แล้ว +1

      🔪isdoox xaasidadyahay uraysaa nimco sharaf iyo hargeisa ciil faqashaysan waxba kaga qaadi mayside

    • @mushtaaqqurux5311
      @mushtaaqqurux5311 4 ปีที่แล้ว +2

      @@sarahussein5872 wlhi marka runta laga hadlo konfur anaga wan ku dhalanay lkn sida hargeysa naloga jcl yahay oo ay noo ixtiraman qadad weyntena noma ixtiraman😂nacala shaydan ku yale qadad weyney naga xishoda waanu wada leenahay muqdisho waa dhul somaliyed cid cid ka xigtana ma jirto

  • @fadumoosman5752
    @fadumoosman5752 3 ปีที่แล้ว

    P