NAXDIN KIBIR IYO JEES JEES AYU U CAAYAYAA ALLE WAA ARKAA DAYAX LAKIIN MURUGO AYUU LA'NOOL YAHAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • 9 January 2025

ความคิดเห็น • 122

  • @sahrujacali4144
    @sahrujacali4144 หลายเดือนก่อน +9

    Yaarabi unaxarisdo farxiyo aaaamiin yaarabi 🤲🤲😢😢

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤admin ya raaaaabi

  • @khayr_jecel
    @khayr_jecel หลายเดือนก่อน +2

    Nacas xaasid ah oo xayawaanka ka hooseya waaye ninkan , geerida naxdinta badan ee quluubta Soomali oo dhan gilgishey oo Dayax iyo Hodan yariusey ku jees jeesaya Rabi waa ku arkaa waana wax meel kuu yaala , caaq baad tahay aan caqli iyo cilmitoona lahayn.

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay ka cabsigii ayaa dhamaaday anigu waligay ma farhiya laakiin waxan is leehay gabadh af gaaban ayay ahayd ilaaahoow u naxariiso Yaa Allaah 🙏🙏🙏🙏

  • @ayaanmahamud766
    @ayaanmahamud766 หลายเดือนก่อน

    Illaahoow u naxariiso💔💔😪😪

  • @KaltunMuseAli
    @KaltunMuseAli หลายเดือนก่อน +2

    Ax ax ax whi Allah ayaa wax kasta arkayba allaha unaxaristo yarabi

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden หลายเดือนก่อน +1

    Alloow xaqqa nawada fahamsii Aamiin 😭😭😭😭

  • @XasanWali-g9o
    @XasanWali-g9o หลายเดือนก่อน

    Allah.ha unaxariisto. Aamiin. Aamiin

  • @sumayaMaxamed-b7p
    @sumayaMaxamed-b7p หลายเดือนก่อน +2

    Gabadha. Marxumada illaahay haunaxariisto naxariisda jannada ilaahay haka waraabiyo

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql หลายเดือนก่อน +1

    Allah haunaxariisto janadii fardowso hakeeyo Dayax Hodan yareey iyo dhamaan ehelkoo dhan illaah samir hakasiiyo anagana gadaasheed Alle namafidneeyo maalinteenana kheyr Allah noogu qatimo Aamiin Yaarabi

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 หลายเดือนก่อน

    Allah unaxariisto aaamiin aaaamiin 😢

  • @HareedMilaano
    @HareedMilaano หลายเดือนก่อน +2

    Ilaah Haunaxariisto Walashey Farhiyo Abdi Rahiin

  • @salmaa2871
    @salmaa2871 หลายเดือนก่อน

    Rabbanaa unaxariiso iyada iyo intii dhimatay'' Rabbnna anagane nooga daba naxariiso oo Anqoonta cilmiga iyo aqoonta indhaha gudaha hoose nasii,, rabbanna Anta arxamuRaaximiin

  • @khadrahilowle4877
    @khadrahilowle4877 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naaxariisto aaamiin aaamiin yaa allah

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 หลายเดือนก่อน +4

    Waqti Tacsi Lagu Jiro. Qosol iyo Qaabdaro inaa soo duubto. WaLaga Fiican Yahy. Walaalka unaxariiso

  • @Fiicanfamily6
    @Fiicanfamily6 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭 allaha unaxariisto farxiyo

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden หลายเดือนก่อน

    Aamiiin yaarabbi innsha Allah

  • @sahrujacali4144
    @sahrujacali4144 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi waan iska ooyey wali gey ma arkin farxiyo lkn walahi waan ka naxey ilahey ha unaxarisdo 😢😢

  • @SaynabMaxamed-q9q
    @SaynabMaxamed-q9q หลายเดือนก่อน +2

    yaa Allah 😭 😭 😭 😭

  • @NajaxAxmed-b9r
    @NajaxAxmed-b9r หลายเดือนก่อน

    ilaahayow toobada na wafaji farxiyana unaxariiso aamin walalken dayax dalnuurshe ilaahy farash khayr leeh ha ufuro

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲Aamiin

  • @FartunFartun-ix9to
    @FartunFartun-ix9to หลายเดือนก่อน +1

    scw scw scw

  • @Beru700
    @Beru700 หลายเดือนก่อน

    Somalidii diin iyo xishodba waa ka tagtay .
    .allah naxariistii jano ha ka waraabiyo farhia. Marti la jecaly yahay ayad ahayd 😢

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanllahi subxanllahi Subxanllahi 😭😭😭😭😭

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto janatul fardowsa allaha ka waraabiyo midkaan jees jeesayana xaqa allaha tuso 😢

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 หลายเดือนก่อน +2

    Alla u naxariisto 🤲🤲

  • @hibaaqcumaraadan661
    @hibaaqcumaraadan661 หลายเดือนก่อน

    Allow unaxariso yarabi

  • @jmmh6274
    @jmmh6274 หลายเดือนก่อน +2

    I LLAAH HA UNAXARIISTO AMEEN AMEEN

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 หลายเดือนก่อน

    Waa dad caqli xun oo ah waxa dhibtay dadka qof Muslim ah lagu jees jeeso .Allah unaxariisto farxiyo dayax Allah qalbiga ha u qaboowjiiyo

  • @IstahilIsta-d9y
    @IstahilIsta-d9y หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢Aimm Alm

  • @JamacKahiye
    @JamacKahiye หลายเดือนก่อน +1

    Subxannallah

  • @HeipHeiA
    @HeipHeiA หลายเดือนก่อน

    Subxnllh hadal laqaw ma fiina ilahay ha kuu soo hadeeyo waxaa dareemi kara xanunka hodan yar iyo dayax iyo ehlkeeda walahay aqoon uuma laheen walaashen hadana ilaa xalay ilaamanta iilmo ayaan ceeshan waa yay alahu akbar

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf หลายเดือนก่อน

    Xasbinallaahu Wa Nicmatul Wakiil. Wilkan Heesjeesaya was Jalas.

  • @maynunaali4673
    @maynunaali4673 หลายเดือนก่อน

    Allah Samira ha kasiyo 🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @sumayasaeed9090
    @sumayasaeed9090 หลายเดือนก่อน

    Waa qof caqli gaaban ee ilaahay ha soo hanooniyo

  • @RahmaMouhoumed-p6q
    @RahmaMouhoumed-p6q หลายเดือนก่อน

    Subxanalaa yaarabi soomali dad Maha inta badan way xun yihiin adoo waxba u dhimin Yaa lagu caayayaa😭😭😭😭

  • @abdallahabdomunira400
    @abdallahabdomunira400 หลายเดือนก่อน

    الله يصبر أهلها وزوجها وبنتها يا رب اغفر لها يا غفور يا رحيم

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cq หลายเดือนก่อน +1

    Ma xishodayasha allaha naga qabto

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden หลายเดือนก่อน

    Aduunka waa yaab wallaahi 😭😭😭

  • @abdallahabdomunira400
    @abdallahabdomunira400 หลายเดือนก่อน

    الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها الفردوس الأعلى

  • @FartunFartun-ix9to
    @FartunFartun-ix9to หลายเดือนก่อน

    Allah u naxriisto

  • @fartunadamchannel1971
    @fartunadamchannel1971 หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxristo wlhi waa kanaxay

  • @axlamqueennadapea7775
    @axlamqueennadapea7775 หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxaristo

  • @AbdifataxAhmed-fr9fr
    @AbdifataxAhmed-fr9fr หลายเดือนก่อน

    Asc walaashey farxiyo allaha unaxariisto kitaabkeeda midigta allaha kasiiyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka geeriyootey samir iyo iimaan allaha kasiiyo iyo dhamaan muslimiintu meel kasta oo ay joogto intaa kadib dadka marxuumada faaleynaya illaahey ka cabsada meel aan waxlaga raadin wax haka raadinina iimaan la 'aanbaa idin heysa iimaanka allaha idinkusugo

  • @SafiyoFarah-j4u
    @SafiyoFarah-j4u หลายเดือนก่อน

    Walaal Soomaali oo dhan isku mid maaha waa dhawr qof inta wanaagsan baa ka badan oo ducayneysa oo ooyeysa 60 jir baan ahay gabadhaasna ma aqoon hadana ilintaan Ceshan waayey Allahana u Naxariisto dayaxna isaga iyo Ahelkeedaba Samir iyo iiman Allaha ka siiyo

  • @Wasiira-o5v
    @Wasiira-o5v หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @AyuubMoha-jh8nc
    @AyuubMoha-jh8nc หลายเดือนก่อน

    Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @farhiyajama3021
    @farhiyajama3021 หลายเดือนก่อน

    Geeri waxan garan kara qofkey tawatay way xanuun badan tahay mid ba bika ka dan beyo Alle ha unacaristo umada islamka oo dhan inti dhimatay samir iyo imaan alaaha naga siiyo

  • @jawahirCarab545
    @jawahirCarab545 หลายเดือนก่อน +1

    Waa cunug xumo ciyaala suuq ah oon diin iyo damiir laheyn warkiisu qabasho maleh

  • @raaqiyomaxamed4553
    @raaqiyomaxamed4553 หลายเดือนก่อน +1

    Insaanku waa kibir badanyihiin allahu akbar

  • @FarhanDhagax
    @FarhanDhagax หลายเดือนก่อน

    Aamiin

  • @HalimaRage-q6n
    @HalimaRage-q6n หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxaristo marxumada

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p หลายเดือนก่อน +1

    Acuudu bilaahi

  • @AshaIbrahim-t4h
    @AshaIbrahim-t4h หลายเดือนก่อน

    Amiin 🤲🤲🤲

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilkaas haduu Muslim yahay waxaan umalaynayaa inuusan caafimaad qabin adigana wariye qosolka aad kudartay waxaa lagayaaba inay dadka qaar dhaawacdo lkn kaqaldan waa allaah

  • @UmuMAmiin
    @UmuMAmiin หลายเดือนก่อน

    Subxaana alaah ala maxoo kara waa meydaka 🤔

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cq หลายเดือนก่อน

    Somalida waxy u badanyihin dad il xun o xasida mash allah ma dhahan

  • @hanadmahamed7001
    @hanadmahamed7001 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allaah si wanaagsan ayaad uga hadashay arintaan walaal, Thank you

  • @bahja7805
    @bahja7805 หลายเดือนก่อน

    Kuwa ku jees_jeesata jasadeeda allaha siiyo

  • @IkraanAli-qp4fw
    @IkraanAli-qp4fw หลายเดือนก่อน

    Alle haso hanuuniyo

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cq หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto janatul fardowsa allaha geeyo qabrigeda allaha u waasiciyo kitaabkeda midigta allaha ka siiyo

  • @NajmaRaage-x5i
    @NajmaRaage-x5i หลายเดือนก่อน

    Wlhi ila hadan oynaya o wlhi ilhow qalbiyadoda uqaboji eheladedi iyo seygeda 😢😢😢😢

  • @aaraabdi5241
    @aaraabdi5241 หลายเดือนก่อน

    Ilahay hakaqado jes jes maxaye

  • @luckyh4131
    @luckyh4131 29 วันที่ผ่านมา

    Xayawaan

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 หลายเดือนก่อน

    Malin Aya somaridonta si run ah ayu u ooyidona bastar xun Ilahay haunaxariisto farxiya insha allaah samir iyo iimaan insha allaah

  • @mjwsjamac8618
    @mjwsjamac8618 หลายเดือนก่อน

    Somalida badankee waxay ku dhex jiraan waa waxan wanag saneen sidaan oo kale mid jees jeeska wada laakin xariif aday ku dhibaysaa adaana iswaydiin doona maanta maalin aan ahayn qifkii waalidkiis wanagsan yahay ayaa wanagsanada 👽🇸🇴👽

  • @SuleeMo
    @SuleeMo หลายเดือนก่อน

    Ilaahay fadxiya haunXariisto Qof Ahlujanno ah ayay ahayd ilaahay sawjkeedii Dayax iyo ilmihiisaba sabirsaadiqa hakasiiyo.Ninkana ilaahay xaqa hatuso .

  • @QadanYasin
    @QadanYasin หลายเดือนก่อน

    Wuukudiganayaa miyaa mal aragnaa had daad kacamaha waxa kuhasato waa arkidoonaa jabanawad helibakuleyahay anigu😢

  • @LeilaALIAWAD
    @LeilaALIAWAD หลายเดือนก่อน

    Alla xishod waya ninkaso
    Jesjeska joji

  • @fadumoxashin690
    @fadumoxashin690 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 หลายเดือนก่อน

    Sumaxaalahi sumaxallahi
    Maye qofdhintay waxakaste
    Isu qabe marku dhinto waa
    Lanaxa waan la cafiya waa ku
    Wa khatu mada kaxumatay
    Qof medwaxa kashega

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 หลายเดือนก่อน

    somalida siodaan ma'ahaan jirin ee carra allaa ku dhacday.

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 หลายเดือนก่อน

    Somalida waxaan uga yaabay nin gar iyo gafuur leh baad leedahay nin yar adigaaba qarka ka ridaya somalida waxa qaribay waa taas nin 30 jir ah oo gar iyo gafuur leh ayuu leeyahay ni kan dhalinyarada ah taas waa qalad halaga waantoobaan leeyahay

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wg หลายเดือนก่อน

    DOQONKAAN DACAYDA WEYN MUXUU AHAA' 💋 YAA AYYUHAL AXMAQ_

  • @ubahomar6324
    @ubahomar6324 หลายเดือนก่อน

    Hore uxumayeen dadka somaliyeed

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

    Waa maangaab
    ninka ku jeesjeesayo nin Musuubada ku dhacday

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cq หลายเดือนก่อน

    Sxb mahan jirine wa mediyaha

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 หลายเดือนก่อน

    Ninkaas waa axmaq diinlawe ah Waxuu jecelyahay allaha ka qaado ninkaas xanunkuu dayax dareemayo mid ka daran allaha dareensiiyo cuqubo deg deg ahna allaha ku rido cadaabtana allaha ku fogeeyo

  • @salmaa2871
    @salmaa2871 หลายเดือนก่อน

    cimraanow waylahaan jireen somalidu dhaqankaan xun, laakin hadeer Dajaal baa albaabki ufuray,,,, xasbunAllah

  • @ubaxjama5976
    @ubaxjama5976 หลายเดือนก่อน +2

    Ninku miyaan islaam ahayn

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 หลายเดือนก่อน

    Maxay ka badali karaan dayax waligu wuu jeclanayaa

  • @UstaadBulaale
    @UstaadBulaale หลายเดือนก่อน

    Maya anigu ..waxaan kamid...ahay...dadka. waa..weyn. ma.arag

  • @MuxyadiinisaaqCanshuurr
    @MuxyadiinisaaqCanshuurr หลายเดือนก่อน

    Somalida xumanta wey cadeysten E Rabi hanonaxaresto

  • @BilanMaxmadaxmad
    @BilanMaxmadaxmad หลายเดือนก่อน

    Nin Kan waa xulo madow

  • @MssCisi
    @MssCisi หลายเดือนก่อน +1

    Raga qaar kood qalbi dhagax waye

  • @IkraanAli-qp4fw
    @IkraanAli-qp4fw หลายเดือนก่อน

    Qof dhiman buu u egyahay waxba haka so qaadina waxan meesha ka hadlaya

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 หลายเดือนก่อน

    Sababt aay udimati aa larabaa??????

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 หลายเดือนก่อน

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka dalka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql หลายเดือนก่อน

    Horta dad aan fiyoobeen hadaladooda hakeenina oo wax aan hadalkooda qiimo lahayn halaga sooqaado

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 หลายเดือนก่อน

    kanoo kale aniga waxaan dhihi karaa waa wax nolosha ka dhacay ama uu jeclaaday oo ay diiday oo cuqdadeysan yahay.

  • @UmalkhayrmusaAxmed
    @UmalkhayrmusaAxmed หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ونبينا وعلى آله وصحبه وسلم تسليما تسليما كثيرا يوم الدين عدد خلقه خلقه نفسه نفسه عرشه ومداد كلماته كلما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون عدد كمال الله وكما يليق بكماله

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 หลายเดือนก่อน

    Aqoon xumo diin ayaa heyso hadey diinta si fiican u baran lahayeen hadalkooda ayey xisaabin lahayen

  • @Twa917
    @Twa917 หลายเดือนก่อน

    Ilhy ka boqo.
    Geeri baa tala

  • @malikadam95
    @malikadam95 หลายเดือนก่อน

    Nacas balayo ku qaday mawan Diin laguso korin mawan walid wanagsan so korin ok dinta la barin 😢

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan fooshaxun eegeerida kujeesjeesaayo masoomaalibaa mase wuu bartay

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 หลายเดือนก่อน

    Kan waa damiir lawe murugada dayax in ay ku qasan mad

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkan dulmi badanaaa

  • @bby6
    @bby6 หลายเดือนก่อน

    Gerida wa wax qof walba u dhadhaminayo ma aha wax lagu jesjeso runti

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز หลายเดือนก่อน

    Ani waa yaaba na hay waxaa ladhahay waala caayaa maxaa lagu caayaa qurux leey waaye haday fool xumo ahaan laheedna alaah ayaa abuuuray dadka qaaar tar biyo malahan war xi shooida aacuuudu bilaaah