safar,dood,iyò guur

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 55

  • @IbraahimCabdiqaadir-h4d
    @IbraahimCabdiqaadir-h4d วันที่ผ่านมา +2

    Baraka allah sheq

  • @muhidinarab2574
    @muhidinarab2574 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    m.a shiikhunaa

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maanshallah sheekh waayo arag ah oo aduunka soo maray oo qurbaawi
    Sheekh qurbaawi aad baad u mahadsantahay we love our mother land.

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subxanallah rer mudug badbado ayey rabaan Kacdoon diimed iyo ka wacdinta qabuuraha

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 วันที่ผ่านมา +2

    Waligey manan tagin, mana arkin meel waxas lagu hayyo, waba dad dhintay, qubburu caabud 😮

  • @cabdirizaqugaas6486
    @cabdirizaqugaas6486 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Burxabaalna waa layiraahdaa

  • @ibraahimaxmed5296
    @ibraahimaxmed5296 วันที่ผ่านมา +3

    Asc sheekh mustafa cali canood

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allaha kaa sabar siiyo reerkaadaas waa xanuun. Jannada Allaha idin ku kulansiiyo.

  • @hassanabdihassanabdi393
    @hassanabdihassanabdi393 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MashaAllah Sheikh Mustafe Cilmi Allah hakubarakeyo

  • @ruumi1665
    @ruumi1665 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bur yuhuudka anagu
    Sanaag waxaanu u naqiinay Ruub
    Aad baan u jeclaa anigu ❤

  • @HassanAbdi-pg3pf
    @HassanAbdi-pg3pf 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shukran shekh

  • @Adan974
    @Adan974 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sh waad mahadsantahy alah hakaajizeyo Lkn Mida ah in umada dacwa bas ah lagu hagaajini karo wan kugu khilaafsanahy wayo dacwada hadaayan awood garab taagan saameynteda way yartahy

  • @mohamedguled7923
    @mohamedguled7923 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ASC SHEIKH MASHA ALLAH XAASKANA ALLAH YARAXMA AMIIN YARABI HAL HADALKAGA KU JIRTAY BAAN SAXAYAA ADIGU SHEIKH WAX LASAXO WAXII UGU MUDNAA BAAD NAGA SAXAYSAA MASHA ALLAH ANA TUMAAL BAAN AHAY QABTA MAKANIGA BAAN SAXAYAA MARKA UU LEEYAHAY AWLIYADII BAAN BARYEY GAADHIGU HORUU KA KACAY WAXA KULUL AMA DAB FIICAN HAYSTAA WAABETERIGA GAADHIGA DAYNIMADU MA KICISO BALSE MARKUU GADHIGU KACO BAY DAB KU RIDAA BETERIGA GAADHIGU HADUU KACO AMA ISTAARMO BETERIGA WAAD KA FURI KARTAA GADHI KALANA WAAD KU SOO KICIN KARTAA GADHIGUNA KAAMA DAMAYO MARKUU GADHIGU SOCONAYO DABKA QULQULKA AH UU IS TICMAALAYO WAA DAYNIMADA

  • @abdialpha
    @abdialpha 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheikh waa ku farxaa markaad towxiidka ka sheekaynayso, dowlada Towxiidka ayaa ka horeeya.

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada วันที่ผ่านมา +1

    Alla ya raxma rabi naxariista jano hasiiyo marxuumada. Adiga oo qabo mee dhimatay???

  • @dahirahmed3264
    @dahirahmed3264 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shirkiga allaha buburburiyo

  • @umarhasan1931
    @umarhasan1931 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    S company waa saleebaan ilaa hadey shaqeyaan
    Safa group ba layiraa xayat market iyana wa hoos tagaan

  • @xamdamaxamed7750
    @xamdamaxamed7750 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jisaa allaah khayr wuxuu yidhi cumar binu khadaab nin ka xumaan ta jaahil nimada soomaray ayaa ya qaana wanaaga diintu leeday fahma macaankeeda

  • @husseinhersi9090
    @husseinhersi9090 28 นาทีที่ผ่านมา

    Alssalaamucalaykum sh.mustafe.markaad warqada u keentay aabe aad uga keentay gabadhiisa waxay ahayd inaad u dhimriso.

  • @ruumi1665
    @ruumi1665 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkaa sheekha ah ee talada idin siiyey ee idinla dardarmaay dacwada diintana kaso shaqeeyey maxaad magacisa u sheegi weydey ???????

    • @carimchannel9459
      @carimchannel9459 วันที่ผ่านมา +1

      Waxaan umaleynaa inow yahay sheekh shariif cabdi nuur

  • @adenabdi-sf5ex
    @adenabdi-sf5ex วันที่ผ่านมา +2

    Asc.

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 วันที่ผ่านมา +1

    Shiekhuna illahay dartis ku jeclahay.

    • @sf.-fm2dz
      @sf.-fm2dz วันที่ผ่านมา +1

      Aqii waa iga horeystey haadhalkaas

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Allaha kujeclaado

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adna allaha kujeclaado

  • @yasiinahmed2572
    @yasiinahmed2572 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    sheekah magaciisa maxaad u qarisay madaama uu qof wanaagsan ahaa

  • @CabdullahiCali-f2w
    @CabdullahiCali-f2w 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc sheeqana waxaan kuweydiinayaa fadhigaaga ma misjidka dabaqa isgoyska ceelasha kuyaalo miyaa kana raali noqo sheeq

  • @muhidinarab2574
    @muhidinarab2574 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    xuska calanka laxuso oo laweyneyo sow shirki maahan shiikh

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haa waashirki wayneenta calanka ooloo khushuuco oo looistaago

    • @muhidinarab2574
      @muhidinarab2574 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@al_tauhidchannel4526 الحمدلله على نعمة الاسلام

  • @Seynabmohamud
    @Seynabmohamud วันที่ผ่านมา +1

    Sheeq waxan xasusta hada kahor nin aya noso Martinye wuxuu cunaye qaad iyo sigaar abahayna wuxuu ugu yerayaa sheeq hebaloo markasaa waxan iri abo maxaytahay sheeqa sigaarka iyo Qaadka cunaye markaasu iguyiri ka amus sheeqa

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kkk
      Waaruntaa baadi badan ayaa jirtay,adigana fidradaada ayaad kuinkirtay,,m.a.

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheikh waa ku salaamay salaamu Calaykum Wr. Sheikh Mustafow maxaa ku diidee tabliiqa hadee dadka baraan aakhiro loo shaqeeysto, Ictismaan sharia law ka hadlaan, adiga towxiidka, Akhwaanka Quraanka tajwiid iyo tafsiir, culumo kale salaada sida loo dukado oo shirkiga si toos iyo si dadban loola dagaalo? Ma qasab baa in mushrikiinta Suufiyiinta qaadariyiinta Ahmadiyiinta si qaylo iyo in laga xanaajiyo wax loogu sheego? Kolay aniga iyo dad badan aan daris aheeyn oo xaafidul Quraan ah tafsiir aan dhageeysanay aa kaga baxnay Suufi iyo shirkigiisa. Alxamdullilaah

  • @nuurtocali8138
    @nuurtocali8138 วันที่ผ่านมา

    Sh nuur macalin c/raxmaan waaye aan isleeyhay sheekhow

    • @cariifcade3933
      @cariifcade3933 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Anba saas aan is iri lkn sheekhu in ow noo sheego aan jeclaan laheeyn

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Jizakalahu khayr

  • @MohamedAli-dk5cx
    @MohamedAli-dk5cx 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheikh maxaa ku dhacay baryahay. Qoladii suufida ahaayeen way ka dareen.
    Sheikh qoolooyinkaas ayuu naga haayey.

  • @YusufAhmed-vd4ry
    @YusufAhmed-vd4ry วันที่ผ่านมา +1

    Assalam caleykum sheekha kheyr Allah hasiiyo lkn suurtagal malaga yaabaa in ay noqoto in uu ka hadalyo culumada oo diinta ka bartay waayo dad ayaa isku haysanaa in ooyahay takfeer in kastoo oosan aheyn asiga lkn cilmi iyo nusuus aan ku radiyo mahaayo dadkaan idaba haaya

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      1,sh boqolsoo,2 sharif,c,nur,sh,ibr suuleey,4,sh,cumar Faruq, 5,,sh,maxamud m.nur,iyo culimo kale oo farabadan,xaga dibadana,masar,iyo jamacad southafrica ah,,,intaas kadib waan kufaraxsanahay inaan gaalo u aqaan suufiyo iyo wixii taageersan,iyo calmaaniyo iyo qofkii taageersan.,,,

    • @YusufAhmed-vd4ry
      @YusufAhmed-vd4ry 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid. Hadii sheekha qudhiisa ka jawaaboyo, waxaan ahay nin layiraado Yusuf oo UK joogo mahadsanid

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Horay Ayaan uga hadalnay soo fiiri taariikh iyo tahriib

  • @kaafijaamac112
    @kaafijaamac112 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bur yahuud
    Bur hogays
    Bur dambas
    Dhaabe

  • @NuurMaxamedcali-h4n
    @NuurMaxamedcali-h4n ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabdhaha muslim ka aa kala carartay

  • @Abdinaasir-p5j
    @Abdinaasir-p5j 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashruuc muhiim ah ayaad goaan satay lkn mushrikiinbaad tihiin katawbad keen mukafiraadka dadka kudhaca oodhanbaa hadii kale xukuntay وتذكر داءما ما قال احد لاخيه ياكافر الا

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Dadka shurkul akbar kujira iyo kuwa taageersan waakufaar.

  • @aliyahye2354
    @aliyahye2354 วันที่ผ่านมา

    .