YURUB GEENYO SHAW SHAW (NABAD GALIYE) BIRMINGHAM 2017

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 647

  • @MohaHayne
    @MohaHayne หลายเดือนก่อน +10

    Ma markaan jacaylkii xididada ujarayba jiridiisi wadataa😢😢💔
    Marke inta mare jawigu isbadaalay 😢 3/12/2024 12:15 😢

  • @apdinajiipalimorocco2058
    @apdinajiipalimorocco2058 ปีที่แล้ว +133

    2018kii gabar i jecleed ana an jecla ayaa ii qaadi jirtey markan is qabano si jacelkena uusa u dhamaan ilaa hadda wan wada socona oo dumar kle iima dhadhamaan jacaylkenu yaraan ayaa kuu soo bilowdey maryan la'anta noloshu macaan maleh 😍

    • @asmodaahir3550
      @asmodaahir3550 ปีที่แล้ว +8

      Wax idin kala fogeeyo alle idinma tuso wllo❤

    • @hanad8226
      @hanad8226 ปีที่แล้ว +5

      ALaha idin barakeeyo kuwo si xalaala isku caba allaha idinka yeelo boe🎉

    • @AmalFatxi-tr8tn
      @AmalFatxi-tr8tn ปีที่แล้ว

      Allaha idin barakeyo

    • @MALIPIRATE
      @MALIPIRATE ปีที่แล้ว +1

      Is Guursada inshallah jacaylkiina ka Midho dhaliya

    • @LiiliiAddeh
      @LiiliiAddeh ปีที่แล้ว +1

      Ilaaah ha isku kiin simo idinkoo Nabada Kuwii ka Guul Gaara Jaceylkooda ahaada 😢❤

  • @FadxaAadan-d5f
    @FadxaAadan-d5f หลายเดือนก่อน +7

    Heestan anigoo yar baan ka maqli jiray idacada imikana wan dhagaystay cwa oo bishu thyy 17 /11/2024 marmar klena wan so booqan doona.
    Heestan qalbi jab uma dhagayzto wn iska jecelhyy. Wn idin slamyy py😊

  • @HaniApdlee
    @HaniApdlee 4 หลายเดือนก่อน +24

    2018 kadib ina dhageysto hestan aad ayey isameyse dadka intey jacyl beena nagu aburan hadana nooga baxaya abalkooda ciqaab ilhy haka dhigo😢 inta iga si danbyse ee vediogan dawanaya ama comment geyga arke like isar nolol qurxon ku rajeyna 😭💕

  • @abdiasishashi8579
    @abdiasishashi8579 3 ปีที่แล้ว +28

    Cabdilaahi xasan ganey
    Abwaan abwaan dhalay erayo miisan weyn leh 100%
    Laxan laabsaalax 100%
    Music furinle 100%
    Cod yurub 100%

  • @abwaanabdillahiamarre469
    @abwaanabdillahiamarre469 6 ปีที่แล้ว +28

    yaa jebiyey wacadkii
    kalgacaylki yaa jaray
    yaa igu dirqiyi jirey
    inan laabta kaa jaro
    sow adigi mar jaarkiyo
    la joogeyga nici jirey
    sow adigi jikaarkiyo
    jees jeeska igu falay
    Ax iyo way Abdillahi xasan geney wale barti aabaha ayad dhigtay
    what a heart touching iyo dib u gocosho iyo xanun hore

  • @Mohaiphone
    @Mohaiphone 6 หลายเดือนก่อน +11

    Mararka qaar lagu ma dhihi karo wan baxaya ee si eeda adi lagu saaro ayaa lagugu dirqinayaa in aad baxdo waxana wayeysaa wado kale aan ka ahyn in aad qofkas laabta ka jarto 😞💔🔇

  • @zakiabdirahman9788
    @zakiabdirahman9788 5 หลายเดือนก่อน +38

    Inta dib u soo BooqaTaY heestan midhaha macaan hadad iga danbayso like ta hayla dhaafin 😮😊 03/7/2024 hapeen isniina ayaaan dhageesanaya 😢

    • @RuunHachisalah
      @RuunHachisalah 5 หลายเดือนก่อน +4

      Malin khamisa 7:25 daqiiqo waliba subax Ayan dhageysanaya
      Ma markan jaceykii xidida ujarayba
      Jiridiisa wadataa

    • @Suhuurfuaatt
      @Suhuurfuaatt 3 หลายเดือนก่อน

      Ana mnta kaga danbeye 20sep 2024 GLP jimaca saacduna tahy 4:05😢

    • @ApdirizeKLaayan
      @ApdirizeKLaayan 3 หลายเดือนก่อน +3

      1/10/2024//////8:41 subaxnimo aya dhagysnayaa💔🥺isla bishan kala tagney qofkygih💔🥺20/10/2023 jaw napad galyo😢

    • @Suhuurfuaatt
      @Suhuurfuaatt 3 หลายเดือนก่อน

      @@ApdirizeKLaayan abowe ilhy qalbiga hka Reebo😭💔 iska Samir waa adunyr

  • @maqsuudahmedhirsi8119
    @maqsuudahmedhirsi8119 4 หลายเดือนก่อน +8

    am watching 2024 15 Ougust thursday 13:04:58 😢😢😢😢😢 zida jawhar iyo luuuul walhi manta waxan ku hamiyayo wax yar maaaha ilaahayooow hamiyadayda iiii rumeeeeeeeeee😢😢😢😢

    • @manoqaali
      @manoqaali หลายเดือนก่อน

      abayo guulan ku rajeyna 11 bil ka hor anoo aad udhawacan baan dhageysan jirey heestaan hadana qofki aan la xanunsana maba xasusto mgciisa adunka waa intaas ❤

  • @awaalecasio3898
    @awaalecasio3898 4 หลายเดือนก่อน +8

    Ma markaan jacaylkii xididada ujaraybaa 💔 jiridiisa wadataa 😭😭
    Hadii ay mar uun igusoo dhici lahayd dibaad ka jeclaan wax ayaan reeban lahaa balse waxba ma reeban shitt😢😭

    • @zundusmohammed3575
      @zundusmohammed3575 หลายเดือนก่อน

      Sorry❤😢

    • @MaxamedNuurmaxed
      @MaxamedNuurmaxed 5 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂 markii lagu so baahdo aaarso waa igu ogthy waa lagu solabne

  • @Apdinzirmohamet
    @Apdinzirmohamet ปีที่แล้ว +34

    Jaceylku wlhi wa layab qofba jeclan waqti bu kusiin wxa amineysah qof ka sareyo inusan jirin qofki marku arko inadan ka marmin la,Antiz adan Nolan karin baahida ugu weyn aa qbtid ee qofkaz tahay wx wlbu horey uaha wu iska badlayah 😢❤waqtigan wa somanahy wa waqti aan la dala dhcyo jaceyl io xanunkis ilahy qalbiyada ha uqabjiyo qof wlbo xalad xun kusugan

    • @manaicha5976
      @manaicha5976 ปีที่แล้ว +2

      Whlii hada ku jira xaladan 8 bari gurkeni markey ka hadey bu telehonki iga qaban wayey 💔 16/4/2023

    • @Apdinzirmohamet
      @Apdinzirmohamet ปีที่แล้ว +1

      Adba uga xumahy abayo😢

    • @naslid4742
      @naslid4742 ปีที่แล้ว +1

      Aamina

    • @xamdaxuseen2641
      @xamdaxuseen2641 11 หลายเดือนก่อน +1

      Aaaaamin😢😢😢😢😢😢😢

    • @xuriyomuqtaarmohamed-py8hw
      @xuriyomuqtaarmohamed-py8hw 9 หลายเดือนก่อน

      Hadda xaladaan ku sugsnhy

  • @HooyoMacan-y8u
    @HooyoMacan-y8u 11 หลายเดือนก่อน +5

    2024 -1/22/. 7:58; xasus io boholyow anqabo ayaan cawa usoradiyay cawa Gold voice😢😢

    • @Naima-t2l
      @Naima-t2l 11 หลายเดือนก่อน

      Sme

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 ปีที่แล้ว +6

    4:18 Galabnimo iyo hargeisa
    Iyo asxaabtyda oo ku Racwiyayna Meherad hargeisa ah💎🤗😊

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 2 ปีที่แล้ว +115

    🥺Yaa jabiyay wacadkii Kalgacayl kii yaa jaray yaa igu dirqiyey jiray inaan laabta kaa jaroh😥 Soow digii mar jaarkiyoh La joogayga nici jiray😞 Soow digii jikaar kiyoo Jees jees ka igu fulay oo markaan jaceylkee xididada u jaray💔 baa jiridiisa wadataa🚶‍♀️Markan jaanta ka rogay hadaad jalmaatay caashaqa😥
    Ku joojim maaye jaaw nabad galyo👋{N}💔😣🤦‍♀️🚶‍♀️💉😭
    Qof anaan Ku rabin naftada haku qasbin si walbo u jeclow waa inaad goan ka gartaa qofkas naftada qimaheeda ogow si adiga lagu qimeeyo bari💯🥰🙏

    • @abdiladiifali9780
      @abdiladiifali9780 ปีที่แล้ว +3

      Wllo qalbi dhaawac ah ❤️‍🩹 ayaad ka soo qortey erayadan

    • @zaek_adde1276
      @zaek_adde1276 ปีที่แล้ว +2

      Qurxdaas umaqalanto ineee qof iskulido is adkeey wllsheydii ❤👏

    • @abdirahanhusen8717
      @abdirahanhusen8717 ปีที่แล้ว +3

      Cibaaro Aduun

    • @usaamemaxamuud21
      @usaamemaxamuud21 ปีที่แล้ว +2

      Qalbiga 😢

    • @PMGhindho
      @PMGhindho ปีที่แล้ว

      Waa run

  • @Mutaseyyy
    @Mutaseyyy ปีที่แล้ว +13

    I am listen this song 27\9\2023
    Runti jcyl ima hayo hadeer balse waxaan aamin sanahy jcylku inuu wax jira yahay noloshuna jcyl la.aan qurux malaha😢❤ runtii jcyl. Dhaba wuu isoo maray balse nasiib daro qofkii ugu horeeyay uguna dambeyay ee aan jecladay geeri baa nakala fogaysay alle hwnxristo 🤲🤲😢

    • @IsmailXasan-wl8xw
      @IsmailXasan-wl8xw 5 หลายเดือนก่อน

      Alle Ha u Naxariisto 😢

    • @jamacDheeg
      @jamacDheeg 4 หลายเดือนก่อน

      ani igu xiji🎉🎉🎉

    • @xamsebaruud4754
      @xamsebaruud4754 5 วันที่ผ่านมา

      Aamin ax sx😢

  • @najiibxasan8438
    @najiibxasan8438 ปีที่แล้ว +53

    Meelan kala xidhiidho hadan heli lahaa cafis baan waydiisan lahaa (N)😢💔ragow dumarku waa masakiine qalbigooda ilaaliya

    • @nouradeggen195
      @nouradeggen195 ปีที่แล้ว +1

      Jah wlhi WA ruunta😢

    • @hooyojecel8213
      @hooyojecel8213 ปีที่แล้ว +1

      M mark qalbi jabisa leedaht cafis bn weydiisan😢

    • @azmamacaane2200
      @azmamacaane2200 ปีที่แล้ว +1

      Mxd u xumysy mrkaa

    • @Cayuush444
      @Cayuush444 8 หลายเดือนก่อน

      Waxan umalynaya nabaigeedi baa kuhely 😢

    • @DiinaariAk
      @DiinaariAk 5 หลายเดือนก่อน

      Zxp baadi Doon oo cafis waydiso 😢

  • @hudadheeman-r2t
    @hudadheeman-r2t 5 หลายเดือนก่อน +6

    Walhi asaga aduunka ugu jecelyay markasta waan ka fikiraa lkiin asagu waxa uu rabaa inuu iga tago Ana ma noolN karo laantii😢😢😢😢😢

    • @xafzamuhudin1591
      @xafzamuhudin1591 4 หลายเดือนก่อน +2

      Waad noolaan kartaa anaa hubo apyo naftuba xushmey rabtaa ee qiimahaaga garo❤😊

    • @MaxamedNuurmaxed
      @MaxamedNuurmaxed 5 วันที่ผ่านมา

      Horiisna waad noleyd gadaashina ado farax san waad nolan kartaa sxb

  • @Qalbi7866
    @Qalbi7866 2 หลายเดือนก่อน +5

    Manta oo tariqda tahay 11/10/2024 wxa so boqdey heestan lkn qalbiga cules ayaa ka daremaya qofka aduunka ugu jeclaa ayaa i dhawacey lkn waaa iska aduun waan laga baxa iso duceya inuu illhey qalbiga i qawojiuo😭🤲🏻💔

    • @Abwaan09
      @Abwaan09 2 หลายเดือนก่อน

      Sorry wlhi wlsheydiyey waa loojaa dhaawaca maraka noloshaaba iska sidaasahee iska samir😢❤

  • @cismaancabdi2818
    @cismaancabdi2818 5 ปีที่แล้ว +37

    Heestan kama daalo waxaan dhegasanaya
    22/11/2019 ciidi Ila dhegasanaysa like hayla dhaafin

  • @Hash__qute
    @Hash__qute 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Heestan gabadh aan is jecleen baa iqadi jirtay marka isku dhacno😢

  • @HamdaMaxamed-ji1pt
    @HamdaMaxamed-ji1pt 6 หลายเดือนก่อน +2

    2020 ayn wiil isbarnay waan jecel waxn isnqany 4sano hadn uicidley dabdina qof mabarn wan kabqany jacelba 😢😢

  • @Ina-Rooble
    @Ina-Rooble ปีที่แล้ว +70

    Waligay Jacyl Iguma dhacin Lkn Heestan iLaa maalinkay Soo baxday Baan dhagysta Yaa Ila mida 2023/3/15😂✋️

    • @farhioabdikadir3495
      @farhioabdikadir3495 ปีที่แล้ว

      Me❤😂

    • @es8249
      @es8249 ปีที่แล้ว

      wax kale maahan jaceyl ka aad raadinaysaa kaliya waa jaclaysiga aad jeclaysanayso wixii jacyl la xidhiidha oo dhan tusaale ahaan heestan aad xiisaynayso dhagaysigeeda

    • @nasraqani
      @nasraqani ปีที่แล้ว

      Imnka igu horaysa

    • @aishacige8317
      @aishacige8317 ปีที่แล้ว

      Me

    • @NAJIIBB123
      @NAJIIBB123 ปีที่แล้ว +1

      Ani walahi jacayl io hayo uma dhagaysto heesaha yurub geenyo ee codkeeda Ayan jeclahay io heeseheda o macan ❤❤😂😂

  • @yamyam585
    @yamyam585 ปีที่แล้ว +2

    Ax wlhi xasuus weyo hestaan markaan dhageeysto waxan galaa xasuus ii gar ah
    12:10 mantay /10/march 2023
    waxan ku dhageysana
    mogdisho dagmada xamar weyne
    waxan ku jiraa watigii xasuusaheygii
    murugta iyo farxada xasuustay 2019
    yaa jabiyay💔 wacadkii🤝
    galgaceylkii❤️ ya jaray💔

  • @adnanhassan4030
    @adnanhassan4030 ปีที่แล้ว +18

    Aduunka ma jiro wax ka xanuun badan in aad naftaada ku qasabto qof aan ku jeclayn wax dareenana kuu qabin se intaad dulinimo qaadan lahayd waxa ka roon adoo go'aan ka gaadha Kelinimona doorbida intii kolba qalbiga lagaa jebin lahaa🥺🤕

    • @hamdayar3857
      @hamdayar3857 ปีที่แล้ว

      Maanta anigaa ku jira taas😢🥺xnuun ka xun majiro wlhi😰

    • @anisoali4697
      @anisoali4697 ปีที่แล้ว

      Adnan Hassan saxix wll

    • @hamdayar3857
      @hamdayar3857 ปีที่แล้ว

      Thanks hppti🥺

    • @anisoali4697
      @anisoali4697 ปีที่แล้ว

      ​​@@hamdayar3857 haye abayo analiza cali igu qoran fiyore gadudadana isaran igu so darso macanto

    • @anisoali4697
      @anisoali4697 ปีที่แล้ว

      ​@@hamdayar3857 abayo gabadha cabayada cad iyo taraxada jalada wadato miya tahay sawirkasa iso baxay marka magaca galiyay fecboka hadi adan adiga aheyn igu so darso ciwanka kuso qoray

  • @NadiraAbdi-i4z
    @NadiraAbdi-i4z 5 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaa addis ababa ayan dhagaysnaay hadana jig jiga ku dhagaysnaya ila haragisna wan ku dhagaysnaya waxan hes way dhafatay❤😮

  • @mohahusein3929
    @mohahusein3929 ปีที่แล้ว +13

    cawadaa aan dhagaysanyo ma anay iga hadlaysaa runtii qaylo iyo buuq baan u taag wayay jilec iyo xxbi kamahayo ..war wlhi waan noogay waan yabanahay😔🕊️

    • @maan__75
      @maan__75 ปีที่แล้ว

      Waaa dhib wlhi bro

    • @Khaalid155
      @Khaalid155 10 หลายเดือนก่อน +1

      Maad noogtay sxb noogitaan ku waa maxay?

    • @Cayuush444
      @Cayuush444 8 หลายเดือนก่อน

      Iskaga tag de wll hadydaan isfhmayn 😢

    • @Dagan115
      @Dagan115 7 หลายเดือนก่อน

      @@Khaalid155 noogitaanku waa daal waan daalay uu ka wadaa😂😢

    • @Khaalid155
      @Khaalid155 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Dagan115ma iga hubtaa eraygaasi inuu af somali yahay noogay af kale ayuu u yara dhadhamay 😂😂😂

  • @axmedmirecarlos3008
    @axmedmirecarlos3008 8 หลายเดือนก่อน +99

    Who watching 2024❤

  • @ayahesse555
    @ayahesse555 ปีที่แล้ว +8

    hablahayaga aya duhurkii intay sameecad so qatan geed hoos fadhistan dharka ku maydhi jiray ana kuna wanu ku jaasi jirnay❤😂

  • @NasriBashir-sl6is
    @NasriBashir-sl6is 10 หลายเดือนก่อน +9

    Cawa waxan so booqday heesta tarikhdu tahay27/2/2024 time yahay 10:20 waxan ku xanuusta khadro oo aan aad u jecel iyaduna sido kale way I jeclayd lkn wakhti ayaa nakala Geeyay sappto ah anigu arday ayaan aha wax taageero ah wan waynay dhankasta.
    Marka waxan leedahay jacelka markasta ha la taageero. Hadii aad qoralka aad akhridi fikirkaaga igu reeb marka kale ee aan so boqdo si aan fikirkaaga u arko lika isaar please ❤ ❤❤❤

    • @abdikadircabdimohamed6992
      @abdikadircabdimohamed6992 10 หลายเดือนก่อน

      Wakhti waa cijib runti inta badan jacelku taagero ma helo 😅

    • @abdikadircabdimohamed6992
      @abdikadircabdimohamed6992 10 หลายเดือนก่อน

      Waxan ku leehay horay u soco wllo. Mar kale ku celi waad guulaysa in sha Allah

    • @MaxamedNuurmaxed
      @MaxamedNuurmaxed 5 วันที่ผ่านมา

      Jacayl ku waa laan gaab halka calafku ka yahay landheere😂❤❤😂 Jacayl low abaha was

  • @MaxamudToure
    @MaxamudToure หลายเดือนก่อน +2

    Meshan waxaan u soo gala inaan aqrio qisooyinka muqashaqinta iyo legends ka hada ila mid thy like 👍 saar
    27/11/2024❤

  • @indhodeeqahindho7304
    @indhodeeqahindho7304 4 ปีที่แล้ว +8

    waaaa heees aaan dhagaysto wlhi marwalpah waaana xazuuz iigaarah
    22/August/2020
    waa haben aysoogalysoh talaata
    saacadana waaa 7:56Pm

  • @zundusmohammed3575
    @zundusmohammed3575 หลายเดือนก่อน +7

    Who wathing 2025😢

    • @SharmaSharma-e8i
      @SharmaSharma-e8i 10 วันที่ผ่านมา

      Lama Gaadhin wllo 😂😂

  • @maxamedkaariye9105
    @maxamedkaariye9105 ปีที่แล้ว +13

    30/3/2023 Ramadan 8 weeye maalin aan safar ahaa ayaan dhagaysnya 😊😮

    • @es8249
      @es8249 ปีที่แล้ว

      suxuurtiiban sugayaa

  • @abdismaedyusuf3281
    @abdismaedyusuf3281 4 ปีที่แล้ว +14

    24 /6/2020 manta yaa ila dhageysanaya wllee xasuuso soo xasuustey

  • @Kaphio12
    @Kaphio12 4 หลายเดือนก่อน +5

    Ani weligey jaceyla iguma dhicin hdane heesaha emotionalka wee igu baxdaa 😢

    • @xafzamuhudin1591
      @xafzamuhudin1591 4 หลายเดือนก่อน +1

      Hhh war ani hadaanba dhagaysanaya❤😂

    • @Kaphio12
      @Kaphio12 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@xafzamuhudin1591 ani mar mar iigu baxdaa inaa iska dhageysto 😁🤍

  • @sundushaji1234
    @sundushaji1234 9 หลายเดือนก่อน +1

    Caawa ayaan jirida u jaray isna soo jestay isna jiridiisa wada qalbi jeestay si kasto kuu jecel yhu mar hadu sii jesto waa bas😢😢😢😢

  • @hassanoumalkaire4257
    @hassanoumalkaire4257 11 หลายเดือนก่อน +35

    2024 still listenning this song...🔥🔥❤️

  • @aniizaali174
    @aniizaali174 ปีที่แล้ว +14

    19/3/2023 xasuus ayaan saaid heyso caawa qalbi jab saaid ahna waan dareemooyaa ilaaah qalbiga hanoo qaboojiyo inta ila midka ah qalbi jabey wax ka xanuun bdn ma jiree💔🥺😒😭
    I Miss U🥺 N.A.I 😒farxad iigu noolow meel walpo aad joogto lkn ii iogow naftaan iney zaaid kugu xiistye💔😒✋🙏💯

  • @KHALED-zj6jh
    @KHALED-zj6jh 6 ปีที่แล้ว +37

    Boqorada qarniga waa badalkii khadra daahir 😘😘😘

    • @1972543
      @1972543 4 ปีที่แล้ว

      Nacam..wabadalkii khanate Daguerre ciige

  • @kingAdem-e7z
    @kingAdem-e7z 6 วันที่ผ่านมา

    Waxaan Heestan dhagaysaa habeenkii udanbeeyey sanadka 2024 waxaa sanadkii cusbaa kahadhay halsaac ilaahow sanadkan Noowanaaji Heestuna way igu sohotaa❤❤

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 7 ปีที่แล้ว +53

    Yurub 🤔 Waa mucjisooyinka aduunka mid ka mida ❤️❤️❤️

    • @cashacaagane392
      @cashacaagane392 5 ปีที่แล้ว

      Waayo

    • @NAJIIBB123
      @NAJIIBB123 8 หลายเดือนก่อน +2

      Ha walahi WALA yaab codkeeda macaan xagee bay katimid ma aaqira😂 ban is dhaha yaab 🔥 axya cod Sawtu raxma

  • @Aymanfarah2-j8b
    @Aymanfarah2-j8b 5 หลายเดือนก่อน +16

    1/8/2024😢 rbbiyaw qalbiga iiqabooji

    • @AdDt-lu4np
      @AdDt-lu4np 5 หลายเดือนก่อน

      Amiin ❤

    • @MohaAbdi-t2h
      @MohaAbdi-t2h 4 หลายเดือนก่อน

      2024 la jooga inabti la isma daad raaciyo waxyaabaha guuldareystay , hadii kale tagto hore ayaad u waxyeeleyn doonta timaadada

    • @jamacDheeg
      @jamacDheeg 4 หลายเดือนก่อน

      sorry abayo midba xun jeclaatay😂😂😂😅

  • @Apdiahmed7363
    @Apdiahmed7363 5 หลายเดือนก่อน +3

    DAAWO AYAAN KASOO RADIYEY HESTAN💔😭

  • @playinggame7866
    @playinggame7866 ปีที่แล้ว +9

    heestan wn iska jeclay wllhi😍😍

  • @abdikannizer9522
    @abdikannizer9522 ปีที่แล้ว +52

    2023 still legend this song 😮

  • @ahmedyare7880
    @ahmedyare7880 6 ปีที่แล้ว +20

    Yurub geenyo hdaan heli lahaa wlee naag kle ma guursdeen naag aaan taageero ❤❤❤❤

    • @jiijaahmed1776
      @jiijaahmed1776 4 ปีที่แล้ว

      Be careful for what you wish for 😂😂😂

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 ปีที่แล้ว

      @@jiijaahmed1776 Am dead what was in your mind when typing this funny-strong words 💔😂😂😂

    • @Ahmedciiro12
      @Ahmedciiro12 ปีที่แล้ว

      ​@@jiijaahmed1776 whats wrong if he wish her😂

    • @Apdalla_Montana
      @Apdalla_Montana 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @barwaaqoahmed2802
    @barwaaqoahmed2802 6 ปีที่แล้ว +14

    ManZHA Allah wllzhy qaali ilaahay igama kaa qaado wllzhy yurub geenyo

  • @dahirolubus1716
    @dahirolubus1716 ปีที่แล้ว +11

    2023/02/21 Maalin salaasa ayaan heeestan arkay anigoo xasuusan inan aan qalad ka galay oo iyadoo I jecel aan ka tagay base hada aaan ka qamoomaneeyo qaladkan ka galay gabdhuhu wlhi waa naxriis rabi inoogu deeqay hadaynu rag nahay sorry abaayo inantaas aan xumeeyay inkastoo ay I cafiday hadana anaan nafatyda saamixin qaldkaa
    6:01 subaxnimo malaysia 🇲🇾

  • @iqraalimohamed5427
    @iqraalimohamed5427 2 ปีที่แล้ว +8

    😭😭😭😭sameyn weyne hestan igo ledahay walibo waxan dhagesty 3days ayado kujito

  • @munoibraahinxusen9302
    @munoibraahinxusen9302 3 ปีที่แล้ว +12

    Ax wlhi xasuus waye hestaan meel ayaa i xanuunto markaan dhageesto waxaad moda in ee aniga iga hdl leeso 😭😭😭😭😭😭😭

  • @salmacabdilaahi9487
    @salmacabdilaahi9487 5 หลายเดือนก่อน +3

    Sowdigiii jikaaarkiyo jeesjeeska igu falay💔🥺🥰🤗

  • @XafsaCabdoo-be8xu
    @XafsaCabdoo-be8xu ปีที่แล้ว +4

    Illa xligy soo pxdy illa had waan dhgyzta wlhi mana aqaan sopopta wayo xsuus ayaan galaa mrkn dhgyznyo aniga dhn mute ka iga qaldama wayo wxn ahaa nf wx jcl oo clf kala kxyy hdna isku soo lpny Allx lkn wxpn ku xzzta 😓😔

  • @Abdallamohed-co4hk
    @Abdallamohed-co4hk 5 หลายเดือนก่อน +4

    Emotional song😢

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana 5 หลายเดือนก่อน +4

    Sawtu Raxma❤ 4/August/2024😢 hda iga danbayso Like isaar👐

  • @ikraanaragsan1904
    @ikraanaragsan1904 2 ปีที่แล้ว +8

    2/10/2022 xasus hes itabeyso 4sno🥺 xanun an ku jiry hda hestan ku jakeyna✌ 2022 igu farxda badna allow isiyadi🤲

  • @NimcoAbdillahi-dn3fl
    @NimcoAbdillahi-dn3fl 6 หลายเดือนก่อน +3

    Yaa igudirqiyi jiry inaan laabta kaa jaro😢😮

  • @ilyaas100
    @ilyaas100 11 หลายเดือนก่อน +11

    Team 2024🙌

  • @NAJIIBB123
    @NAJIIBB123 11 หลายเดือนก่อน +2

    Adeer la iskama heese fanki olugo leh wa gabadhan wale axya cod Still 2024❤ axya cod geenyo codbay haysa magaca sawtu raxma dhayal uguma bixin

  • @mubarakzamir997
    @mubarakzamir997 2 ปีที่แล้ว +14

    After 5 years I still watching 😪✌️

  • @Riyaamohamuud
    @Riyaamohamuud ปีที่แล้ว +3

    2023 igu horeso maqalkeeda tik tok kaso racay wan garanwaye cid qaday ugu daben wahelay sodigii le qoray iso baxday 😢cid kasta Aduun yadu wey iska hawla badn tahayfarajkeda alla ha ufudadeyo malin so xasun adna likta isar wll😢😢

  • @iqroHassan-rx7yi
    @iqroHassan-rx7yi 4 หลายเดือนก่อน

    22/8/2024 malin khamiisa sacduna ay tahy 11:54 magalada galkio 😢hada iga si danbeyso nolol frxd leh ku rajeyn😢❤😊

  • @nuurmuxumedxuseen1647
    @nuurmuxumedxuseen1647 4 ปีที่แล้ว +13

    BoqoraDa fanka yurub geenyo 😘😍👌🙏

    • @JimcaleAbadir
      @JimcaleAbadir ปีที่แล้ว

      Hees saMayn igu le 12/10/2023😢❤

  • @saith6190
    @saith6190 ปีที่แล้ว +7

    Still 2024 😮

  • @Said-M0h-Said
    @Said-M0h-Said 5 หลายเดือนก่อน +4

    War guursada jacaylladina qalfoof madhan hanooga tagine😢

  • @ahmedyare7880
    @ahmedyare7880 6 ปีที่แล้ว +14

    19 malin sabti ah
    19/1/2019
    Waaaa hees xsus igu leh

    • @Apdalla_Montana
      @Apdalla_Montana 5 หลายเดือนก่อน +2

      18/1/2019 Galab ayeeyday geeriyootay😢 xasuus ban galay😢 hda wa 4/August/2024😢

  • @chicken4820
    @chicken4820 3 ปีที่แล้ว +10

    Waa aduunyo caawa 😅😅😅😅 heestan soo raadiyay

  • @NAJIIBB123
    @NAJIIBB123 ปีที่แล้ว +1

    Qurux io cod ❤bay isku heshay 😢boqorada codka jecliya

  • @Saaam14-n3u
    @Saaam14-n3u 5 หลายเดือนก่อน +2

    Inta meshn nafis u imde wn slma ilhw qlbiga ii qabooji💔😭8/8/2024😭

    • @xafzamuhudin1591
      @xafzamuhudin1591 4 หลายเดือนก่อน

      Allah kaaga reebo qalpiga abyoy😢

  • @KhadarqaysFarhan
    @KhadarqaysFarhan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta heesaha ujecelahy❤❤❤❤❤

  • @geelari8239
    @geelari8239 6 ปีที่แล้ว +23

    You are really talented singer that's why I like to listen your music.

  • @HamdaMaxamed-ji1pt
    @HamdaMaxamed-ji1pt 6 หลายเดือนก่อน

    2020 yan bartay waana jecel said waliba hadn uiga tagy dabdina qof mabarn ila had waan kabqany jcylba 😢😢❤️‍🩹

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 ปีที่แล้ว +8

    Sowdigii mar jaarkiyo la joogayga nici jiry, Maxa is badaly adeer 💔😆 2023 yaa jooga ?

  • @AminaHusi-re4ny
    @AminaHusi-re4ny ปีที่แล้ว +6

    Gold voice 😢❤

  • @Axlo_34
    @Axlo_34 5 หลายเดือนก่อน +7

    🙂‍↔️ ya igu dirqiyi jiray inan labta kajaro😍❤️‍🩹 2024 🫶💔yurub geenyo cajib wey walhi❤️‍🩹😍

    • @CaaliyaMuse
      @CaaliyaMuse 5 หลายเดือนก่อน +1

      Isku xili ayeynu daawanaynaa heestan xaaladan aan hada ku suganhyna way u egthay in aniga lay sameeyey heestan

    • @Axlo_34
      @Axlo_34 5 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@CaaliyaMuse adunku wu iska howl badnyhy lkin haw jojin 😍🫶adayg badn ban kurjyny qalbiyeey❤️‍🩹☺️

    • @sanacali
      @sanacali 5 หลายเดือนก่อน +1

      💔😭

  • @nagati877
    @nagati877 5 ปีที่แล้ว +35

    I just found out this Beautiful Song.
    Yurub Geenyo you'r Extra huno, much love To you 💖

  • @apdallafarah5611
    @apdallafarah5611 ปีที่แล้ว +16

    From tiktok 😂😂

  • @mumtaazmohamed4831
    @mumtaazmohamed4831 5 ปีที่แล้ว +10

    Wooow waxasa cod lagayirahda boqorada fanka waxba lagama qabankaro sawtu raxma waa boqorada codka dadka dhahay ma ahana waay ka hinasanyihin wan kugu fana Geenyo

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +25

    Hestani qalbigaygay kutalaa😢2021♥️

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 3 ปีที่แล้ว

      Sorry wllo 😭😭

    • @hadal_yare9822
      @hadal_yare9822 3 ปีที่แล้ว

      Kula Dareen”😥

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว

      @@hadal_yare9822 maxad ii so xasusisay wllo😭🥺

    • @hadal_yare9822
      @hadal_yare9822 3 ปีที่แล้ว

      @@Inna_mohamet Oh Sorry Wll Wllhi Aniga Laftada Dareemayey Xanuunka Lkn Ima Lahayn Xasuusi😥

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว

      @@hadal_yare9822 it’s ok🥺

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 6 ปีที่แล้ว +7

    Soodigii jikaarka iyo jees jeeska igu falay ma markan xidida u jaray bad jiridii sii wadata kuu joojin maye jaw jaw nabad galyee hees aan ad u jeclay

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 ปีที่แล้ว +3

    23/06/23 shalay waxa ii soo dhamaaday examkii shahaadiga ahaa saakan heestan kaga maydhanayaa wixii isoo maray🙃😃

  • @HIBOAADAN-xz5cp
    @HIBOAADAN-xz5cp 10 วันที่ผ่านมา

    Jahaagu inanyahow meel fog iga hiri jiray😭💔

  • @ayaanlemohamed9448
    @ayaanlemohamed9448 4 ปีที่แล้ว +10

    Sawtu rahma yurub geenyo borada codka 😍🤩🥰💯🔥

  • @a-shakuurjacfar3860
    @a-shakuurjacfar3860 8 วันที่ผ่านมา

    30 december 2024 saacadu 02:09 habeenimo😭❤️

  • @ZuldaanMahamett
    @ZuldaanMahamett 2 หลายเดือนก่อน +3

    3/Nov/2024😢💔

  • @zuuraaadan7310
    @zuuraaadan7310 3 ปีที่แล้ว +4

    yaa jebiyay wacadkii ya igu dirqiyi jiray inan labta la jaro 😔😥😭😭

  • @mokadleye4571
    @mokadleye4571 ปีที่แล้ว +1

    2023 yaa sootul rahma ku raxeeysanya heesteeda ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @naimaahmett8993
    @naimaahmett8993 7 วันที่ผ่านมา

    Ma aaqaan waxan qoro lkn wan ilmaynaya qalbigu wuu igubanaya xanunkan daremayo ilahay unbaa og ano aminay adunkana ugu jeclen buu igu qasbay inan banankaas kamaro isago waliba eda dhan aniga duja igasaraya ilhyow wuu idulmiyay wax u irabtayna ma jiro rabiyow xaqayga iga gud adan kugu dayaye anigana qalbiga ii qaboji 31/12/2024 9:24 subax talada😭😭😭

    • @xamsebaruud4754
      @xamsebaruud4754 3 วันที่ผ่านมา

      Jees-jeeska igu falay😂😂😊

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 ปีที่แล้ว +9

    18 /1/2023 8:30 habeenimo khamiisa soo galayso. Ya ila dhagaysanaya heestan waxa soo xasuustey xasuus qalbigayga ka goayn😢

    • @rahmahussein6666
      @rahmahussein6666 ปีที่แล้ว +1

      29/03/2023: 12:14 habenimo

    • @yaxyeym3766
      @yaxyeym3766 ปีที่แล้ว +1

      @@rahmahussein6666 🥺🥺

  • @fardosaabdulahi6198
    @fardosaabdulahi6198 4 ปีที่แล้ว +9

    Yaa igu dirqiyi jiray inaan laabta kaa jaro

  • @Mariana_apdi
    @Mariana_apdi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Still my song 2024❤❤

  • @NAJIIBB123
    @NAJIIBB123 11 หลายเดือนก่อน

    Her voice 😢❤ wale tu badasha fanka ama udhiganta wale lama helayo axya cod gabdhan dadku aad ujecelyihin runta

  • @Naruura4
    @Naruura4 หลายเดือนก่อน

    Heestan wax igu dhacay uma dhagaysanayo lkn waka helay beetka iyo laxanka codka Masha allah 20/11/2024 dhagaysanayan asbucan dhan heestan idaran 😂😂

  • @NAJIIBB123
    @NAJIIBB123 ปีที่แล้ว +1

    Qurux io cod m.a bay isku heshay sawtu raxma still 2023 bab dhagaysanaya heseheda dhan ba wa iska jeclahay jacaylna imaba hayo😂 codkeeda jeclahay io heeseheda mcn

  • @Sacadabib
    @Sacadabib ปีที่แล้ว +1

    If you’re here in 2024 you’re legendary 🔛🔝

  • @husseinshukriabdi9004
    @husseinshukriabdi9004 5 หลายเดือนก่อน +1

    Yürub geenyo codkeedu waa daawo nacala talaaatak ❤

  • @apdallaxalaali964
    @apdallaxalaali964 5 หลายเดือนก่อน +2

    Who still watching 7/4/2024😢❤

    • @queenhero1234
      @queenhero1234 5 หลายเดือนก่อน

      Isku mid ❤😂

  • @MACSARO_PRO1
    @MACSARO_PRO1 ปีที่แล้ว +1

    18/11/2023 😥💔🥺 Sabti
    ma markan jacaylka
    xididada u jaray bad
    jiridisii wadata 😢
    Ilahy waxa qalbiyada ku jira u arkaa 😢
    Hda so radisay Heesta Legend pa Tahay qalbiga ale ha u qabojiyo inta dhawacan😢

    • @MACSARO_PRO1
      @MACSARO_PRO1 5 หลายเดือนก่อน

      4/8/24 so lapasho 🥺😅 isla meshiiii

    • @MACSARO_PRO1
      @MACSARO_PRO1 หลายเดือนก่อน +1

      2 october 2024 Wakhti ka vcn 27/ December + end 😢😂😂

  • @zuzudhalow5112
    @zuzudhalow5112 2 ปีที่แล้ว +6

    15-dec-2022 maalin khamiisa Sabad baa dhamaanaya ilahey 2023 cafimaad hanagu gaarsiyo mid kheyrna hanooga dhigo🥰

    • @rememberv_i_p9231
      @rememberv_i_p9231 ปีที่แล้ว

      malin sabti ah 2 dec 2023 ilahay 24ka khayr ha inagu gadhsiyo

  • @nbs498
    @nbs498 8 หลายเดือนก่อน

    Heestan 2017 ayaa gabdh iiqaday anoo jeclaa😢😢

  • @mataqaaneyjararjano3480
    @mataqaaneyjararjano3480 8 ปีที่แล้ว +13

    Axsan #Fanaanad 👍yurub geenyo