Congratulations to the local government and the community living in this town and itz environs for working together and making their town one of the cleanest towns in Somalia. Many Thanks to the youtuber @Abdirahman Shire👌
Masha Allah Addeer Cali Kallluun ama Cali Taajir, Reer Barri Dadka Kaliyoo Wax qabsadday Baad Tihiin. Waa Ina Adeertiin Cumar Maxamuud Ee America idinka soo Sallaameeysa. Dhashii Ilmo Shikh Khaliifoow, Bartaas Kawadda Hormarka Ilma Addeerayaal. PUNTLAND FIRST! 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Carmo waa tusaale dhab ah oo ku tusayay dhul dadkisa dhista. Carmo waxaa bixyay beesha dubeys ee degta dhulka baxada wayn ee Beri iyo sanaag, waxay dhisan kari layihiin magalo camiran ay wada leyihiin beshasii halka jufo MJ ah ay sidaan u qurxisaty dhul ay siisay besha dubays masha allah tabarakalah. Lakala dheere oradse maaha
GUUUL GUUUUL CARMO LAAKIIN WAXAA LA YAABANAHAY IN HAL TALAAL GEED KU OOLIN WADADDA MAXAA IDI DIIDAY INAAD KU BEERTAA DHIR HADDII BIYAHA UU KU YAR YAHAY CARMO FHIR BADAN OO AAN U BAAHNEYN BIYA BADAN,
Waqooyi anaa jogaa xataa way adagtahay in laga helo dhagaxa xagan aan jogo. lakin dhulka sanaag beri ilaa gobolada puntland tuulo kuma arkaysid waa wada magalooyin
Ilaahay Puntland Haynoo Xifdiyo Oo Nabadda Haynoo Xijiyo. Alhamdulilah! 🇸🇱🇸🇱. Wiilka Qamiiska Qaba ee inoo Sharaxay Mahadsanid Walal! Waa Nin Codkar Ah Masha Allah! P
Congratulations to the local government and the community living in this town and itz environs for working together and making their town one of the cleanest towns in Somalia. Many Thanks to the youtuber @Abdirahman Shire👌
Carmo cali guul guul guul
Masha Allah Addeer Cali Kallluun ama Cali Taajir, Reer Barri Dadka Kaliyoo Wax qabsadday Baad Tihiin. Waa Ina Adeertiin Cumar Maxamuud Ee America idinka soo Sallaameeysa. Dhashii Ilmo Shikh Khaliifoow, Bartaas Kawadda Hormarka Ilma Addeerayaal. PUNTLAND FIRST! 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
kalun xeey thay, cali salebaan waliba cawliyhan waa kuwaa waxaa cuntiid ama xiratiid kuu kenaa oo dekada bgosaso maraktiba 80 procent iska leeh langab baa tahye omar mahamud ana agaan sxb fagiir baa thaye fanka jooji,
Carmo waa tusaale dhab ah oo ku tusayay dhul dadkisa dhista. Carmo waxaa bixyay beesha dubeys ee degta dhulka baxada wayn ee Beri iyo sanaag, waxay dhisan kari layihiin magalo camiran ay wada leyihiin beshasii halka jufo MJ ah ay sidaan u qurxisaty dhul ay siisay besha dubays masha allah tabarakalah. Lakala dheere oradse maaha
dubays aa ana kuu waso baro o dhan Cali saelbaan baa leeh oo mayor kaa ah kurtun warsan orod nugaal aad
Maasha allah waa guryo qurux badan keep going! waxaan taageerayaa qorshaha cagaarinta sababtoo ah harka iyo geedaha waa loo baahan yahay Maasha allah.
Excellent project 👍
Magaalad waa in Dadka Somaliyeed dhamaan lagu soo dhoweeyo lanasiiyo wax barasho bilaash ah
PUNTLAND INAGA BADAN.
DADOOW WADANKEENA OGAADA.
meshah daad maah joogan miiyah xaagey daadkih aaden
Maasha Allah ! Qoys walba guri ku filan baa u dhisan. Dhulka lagu habsado ee layska soo xeerto Allah waa ka badbaadiyey.
Muuqaal cajiib ah, Horay u soco sxb
Masha allah carmo cali saleeban wan u xiisay marki galbihi laga garo ban sabayad iyo cano isku gosan jirnay buundoyinka magalada mara hostoda 😂😂😂😂
Maasha Allah
Waa idiin hambalyaynayaa bulshada Carmo iyo guud ahaan reer puntland
Aad bad u mahadsantihin inad nalaso wadagtan muqaalkan aad ka uquruxda badan wa magaalo aad uqurxoon
Maan shaa alaah waa meel
Aad u qurux badan nadaafada
waa muhiim iyo blicda
sida kaliya oo wax qabad muuqda lagu heli karo waa isku tashiga iyo iskaa wax u qabsashada.hambalyo rer Carmo.
MashaAllaah waa magaalo qurux badan, inkastoo aanan weli arkin jardiinooyin lagu nasto iyo goobo ciyaalka lagu ciyaarsiiyo. Inkastoo dowladda hoose ay u taallo shaqadaas.
Wow mashallah it's beautiful city hore usocda inshallah
Masha alaah dalkiina dhista waa idiin hamalyeynayanasye
Carmadeydi caashaqa allow horumarka iyo nabada u siyaadi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah degmada carmo horumar bay ku talbsatay
Carmadeyda caashaqa barwaaqo iyo nabad waarta insha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa baramish cajiib ah
Hanbalyo rer carmo
Lkn please laamiga weyn
Ee carmo dhex maraa hagaajiya bal eeg sida uu u burburay iyo dayaca ka muuqda
Bal
Halla beero dhir bisha magaaladan quruxda badan❤❤
illaahey habarakeeyo carmo
Mashaallah waa magallo aad u qurux badan
Masha Allah tabaraka Allah guul Puntland.
Masha Allah ❤
Long year wllhi wa uxiisay magaldydi carmo
Weey qurux badantahy lakin waxan idinkula talin lahaa reer walbo in aay lawo geed beeran si magalada cagaar unoqoto
Waa dad ilbax ah oo khubaro ganacsi ah Lkn daacish baa ku badan
Ma adaa qori jirey Daacish?
Iskutashiga CARMO ka socda wa mid ifarxad galisay
Mashallah ❤
Well
Bosaaso hargeysa tartartan kula jirta ka soo gurteen labo degaan soo degteen😂
*BOOSAASO WLHI WAXAA ISKA LEH CALI SALEEBAAN*
Ninka Carmo oo 20 sano jirta saan u dhistay waa ninka boosaasana quruxsaday maxaa been la isugu sheegi kuwa kale majeerteenka ah iyo kuwaan aheenba dee tuulooyinkooda laamiga ku yaala ayaa lagu qiyaasi waana tagay dhamaan Hadii xataa tuulooyinkaas laamiga ku yaalo la isku daro Carmo ma gaarayaan ….
Magaaladaan waxay isku darsatay qurux, xarunta tababarka CIIDANKA soomaaliya, isbitaalo oo waa meesha kaliya oo caafimaad loo soo doonto, iyo Meel lagu dhan yahay iyadoo ah, anigoo cumar maxamuuda waa meesha kaliyoon amaan ku dareemo 3 sano ayaa daganahay👍
Sidoo kale waxaa iyadana mustaqbal Sidaan oo kale ah leh magalada wardheer bari oo iminka la asaasay kana tagtay tuulooyinka laamiga 100ka sano ku yaalo oo cuqdada lagu dhisay oo bilaa horumarka ah.
Manshaaa Ilaaahy habarakeeyo
GUUUL GUUUUL CARMO LAAKIIN WAXAA LA YAABANAHAY IN HAL TALAAL GEED KU OOLIN WADADDA MAXAA IDI DIIDAY INAAD KU BEERTAA DHIR HADDII BIYAHA UU KU YAR YAHAY CARMO FHIR BADAN OO AAN U BAAHNEYN BIYA BADAN,
maansha allaah walaale
Dhul somaliyed waxad barbardhigey dhul kale Maxa qaldan😂
Masha Allah hormarwacan
Dadkan degan gobalada dhexe ilaa waqooyi galbeedka somalia wuxuu ilahey khayrad ahan usiyay dhagaxa marka aad jogta koofurta somalia guri dhagax ah in aad dhisato waay adagtahy sawabta ah dhagax in la helo ayaa adag hadii la helna waa qali tusaalo tusaalo aniga
hadda waxan ku noolnahay magalada jowhar meesha uga dhaw ee dhagax ka heli karno waxay no jirta 70km
Oo guryo Noocee ah baad dagantihiin marka? Ma jiingado mise buushash.
@Cici_mimi jiingad ama dhis iyo dhoobo
Waqooyi anaa jogaa xataa way adagtahay in laga helo dhagaxa xagan aan jogo. lakin dhulka sanaag beri ilaa gobolada puntland tuulo kuma arkaysid waa wada magalooyin
Woqooyigee joogtaa walal adigu oo aaan dhagax lahayn waxaan islahaa woqooyigu waa wada dhagax@@mr.ironmindset1973
Maanshlaa wa wax lagu farxo nidaamkaiyo degaameenta magaalda waa dhulka si wanaagsan wax looga qabtay hadaan nahay maaaladacaynaba Somaliland waa inay wax kabarta degamada iyo magala daramo sida loo qabeeyay ee dawlada hoose wax uga qabtay
gulaysta tolka. dhirta ku beera meel walba
Mj haddi 1991 Xamare laga soo Qaxiiine xamare waay yallen laahayn
Lki Hawiye habaaren soo barakiiciiyeey
Cid Nabarakicisay maleh. MJ Maxamed Siyaad Barre baa waa hore barakiciye oo xasuuqay. Hadda waanu Caqliyeeysanay Oo Waxaan ogaanay Puntland Meel kaquruxbaddan ba adduunka inneeysan jirin mardanbana katagamineeyo. Hawiye Hadduu awood uu wax kuqaxiyo leeyahay, labaatan sanno Qawaarij ma gumeeysateen masaakiinta. Subhana'Allah
Xamar waa Magaalo soomaaliyeed sxb
DADAAL AYAA WELIGEED MEEL LAGU GAARI JIRAY…
Keep going.
@@Really2025
War cadaawada wee dhamaatey
waah jiidad aan taayo laahan oh iskah buurburaya
MIYAANU WALAAL ADIGA KU SUGNAA INAAD NOO DHISTO?
PUNTLAND WAA CIID WANAASAN TAHAY- dhammaan
Waxaa ila wanaagsan in guri walbo si kor loogu dhiso dhagax sare lagu dhiso si biyaha looga ilaaliyo iyo biyo galeenada.
Dad kii magaalada deganaa halkee loo tarxiilay magaalada waa cabsi cabsi 😂😂😂😂
Oromada ka ilaaliya dalka
Geedo halubeero carmo
Lamiga weyn maxa loo samen wayay reer carmo jajabka buuxuya
Tuuladan habaaska badan ee saxraha ah baa khaliij lagu sheegaya.. mj dadka ka xishooda yaakhi 😂😂
War ninyow dadka ka xishoow idooryahow cuqdad iyo xasidnimo calooshu ku fadhidaa maba arki kartid dad idoor Aheen oo wax qabsahay cabaadka cabaxaayo 😂😂😂 caaaac caaac waryaa
Maxaad u fiirsaneysaa haday qalbiga ku xanuujineyso. Abaarsoland maad ku mashquushid.xaasid xanuunsan
Magaaladaas aad arkeysid waxaa la aas aasay burburkii kadib mantana waxay kamid tahay magaalooyinka ugu waaweyn ee puntland
MJ waa dad nool oo wax qabsada ee idinku afxumo iyo inaad maxbuuus noqotaan mooyaane tamar kale armaad leedihiin. Subhana'Allah