DEG DEG| BISLE WUU AROOSAY AFKA AYUU FURTAY DAD BADAN AYUU KARBAASHAY DAAWO....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น •

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 6 วันที่ผ่านมา +1

    Guuleeyso my brother ❤❤❤❤❤💚💚💙💙💚💚💙💙💕💕🥰🥰💕💕💕

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 6 วันที่ผ่านมา +1

    Asc bisle walaal nagu qaaliya aad baanu uga naxnay in itobiya dhib kugu gaaray Alxlilah hadey been noqotay oo aad bad qabtid walaal waanu ku xiisnay hadaad somalida hawada kaa baratay walaal caafimad iyo farxad baan kuu rajeyneynaa haku mashqulin dadka xanunsan naso oo familkaaga waqti la qaado kheyr fara badan baan kuu rajeynaa insha allaah

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 6 วันที่ผ่านมา

    Asc wlle Bisle alxlilah hadaad nabad qabto cadowgaa ha jabo farxad iyo caafimad baan kuu rajeynayaa soo noqo adoo nabad ah

  • @2daysago_
    @2daysago_ 6 วันที่ผ่านมา

    Hhh mxa qaldan baan leeyahay ileen Bisle tintii waa iska jaray😂 si kale ayuu uekaaday