NINKEEYGA AYA DHIB IIGEEYSTAY QISADA RAAQIYA SOMALIDA DHAN KA OOYSIISAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 68

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  9 วันที่ผ่านมา +3

    Pls Uduceya waa Gabar yar Dhibka Allah ka dulqaado like saar & subscribe thanks

  • @HawaKinsi
    @HawaKinsi 9 วันที่ผ่านมา +16

    Walaahi habo hadaa illahey udhawaato labo ragco tuko astaqfarta badso saliga nabiga badso I promise you wad kabaxeysaa dhibka

  • @FadumaAden-d6x
    @FadumaAden-d6x 4 วันที่ผ่านมา

    Illashoow qalbiga kuu qaboojoyo aamiin aamiin yaa rabi

  • @faisaabdulahi8264
    @faisaabdulahi8264 5 วันที่ผ่านมา

    Scw hani gabadhay u qoran tahay masha Allah xabiibti haddaan talefonkaga aan heli lahaa ayaa fiicnayd

  • @abdirahmanhersi6393
    @abdirahmanhersi6393 8 วันที่ผ่านมา +9

    Yaa yidhi dadkeenu wuu miyir qaba waayo qof walba wuu hadlay ismana dhagaystaan 10 qof oo wada hadlaya keebad dhagaysan

  • @Xumeey
    @Xumeey 8 วันที่ผ่านมา +3

    Ax ax Alloow ku gargaar amiiin 🤲😢

  • @Umu-aya
    @Umu-aya 9 วันที่ผ่านมา +12

    Horta ereyga nafis qalad somalida kafahantay hada nafis rabto dr u tag hal qof an sirtada mel u bixinen ba lagu gudbin so ooy ku nafis lkn media hada dhibkaga ku shegto waliga kama harayan sida aisha yar waxad ka hadashay waranki markasta lagugu mudi laha

    • @Cadeey-h3n
      @Cadeey-h3n 8 วันที่ผ่านมา

      Xanuun maskaxda halmar sooboodo baa jiro marka qofka qalbiga si xun looga jabiyo

    • @haa8793
      @haa8793 8 วันที่ผ่านมา

      ​@@Cadeey-h3n dad xitaa ad waligaa arag ayaa loshegtaa dibkaga said unafisto not social media caku jahil subhana Allah dadka durufta ayey ogafaideysan

  • @alhamdulilah4003
    @alhamdulilah4003 7 วันที่ผ่านมา +1

    Raqiya you’re my younger sis and I’m sorry for what happened to you. Make lots of istaghfar. I’m making dua for you may Allah make it easy for you amin amin.

  • @yusramaalim4865
    @yusramaalim4865 9 วันที่ผ่านมา +8

    Lailaha illallah ya naga amusiya nagahan qof nafisi karo majirto ayaga bawa daldalmayan akh

  • @degaiye3846
    @degaiye3846 8 วันที่ผ่านมา +4

    Aswwb allaah ha uxifdiyo qalbigeeda ogow habo badanka hooyooyinka 100kii 90 ayaa dhiban qarta allaah waa inaad ku sabirto iishaa Allah ❤❤❤

  • @drfardowsamahdifarah9525
    @drfardowsamahdifarah9525 9 วันที่ผ่านมา +3

    Abyo ilahay qalboga hakuqaboojiyo

  • @oubah2501
    @oubah2501 7 วันที่ผ่านมา +1

    We don't always have what we want. And life isn't easy, but after hardship comes confort. Have sabr and hope in Allah.

  • @farhiyoali791
    @farhiyoali791 8 วันที่ผ่านมา +2

    Aduunka waxwalba waxaa la xalin karaa naf umbaa la soo celin karin oohin wax maxaliso be strong 🦾

  • @AshaIbraahim-e1e
    @AshaIbraahim-e1e 9 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahay qalbiga hauqabojiyo

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 7 วันที่ผ่านมา +1

    XasbunaLah..Wanicma..WakiiLan

  • @HalimaRage-q6n
    @HalimaRage-q6n 9 วันที่ผ่านมา +3

    Illahow ugargar yaarabi

  • @ZaraFarah-w4q
    @ZaraFarah-w4q 4 วันที่ผ่านมา

    Abaayo allaha u laba waxii ku soo maray iska ilaalow cafimaadkaka kafikir

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 7 วันที่ผ่านมา

    gabadh walaba iyo wiil walba ha ogado in Allah ku imtixaami karo qofba waxa lagu itaxamoaba xuulayskana fudayda ba ka danbeeya is dejiya wax walaba kugu dhacan wa qadarka ilahay ku yidhi shar iyo khayrba rumayso Alhamdulilah yidhahda waxa idin qabsda wayo qyalo waxkuma keeni kartid hada doonayso ilahay ku cawiyo ku shurki waxa ku hela shar iyo khayrba

  • @Ibrahim-g9e
    @Ibrahim-g9e 8 วันที่ผ่านมา +4

    Meeshan dhibaatada ku haysa mid ka daran ayaa lugu sii dhiibaya sheeko ah

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 6 วันที่ผ่านมา

    Mxahel familgi utubka kadawanjirny 19 kii maney ahey riyaaq alle ha asturo

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 7 วันที่ผ่านมา

    Dhibka iyo xanuunkaas waa soomaray lakin
    Hadaan Jesus
    I heli lahayn aniga iyo reerkaygu sidaan maata ahay ma ahaadeen
    Praise the lord
    Lord Jesus
    he's my refuge and my fortress

    • @FaridaBilan
      @FaridaBilan 7 วันที่ผ่านมา +1

      Yahuu bisinka..

    • @Sakiinah1
      @Sakiinah1 6 วันที่ผ่านมา +1

      Allaha kusoo hadeeyo walaal jesus waa un nabigeena ilaahey la caabudo ma ahan! Sheytaanka iska naar ilaahey u toobad keen walaal sheytaanka duruufta iyo dhibka yuusan kaaga faideysan nafta meel ee kusoo jirto lama ogo marka aduungaan ha isa raacsiinin maanta waa aduun berine waa aaqiro walaal xasuuso godkaas yar inoo ku sugaayo marka waan kuu soo duceynaa walaal Allaha kusoo hadeeyo

  • @jandraravi9816
    @jandraravi9816 6 วันที่ผ่านมา

    She is beautiful sister WALAAHI

  • @khadraabdulle3474
    @khadraabdulle3474 6 วันที่ผ่านมา

    Sorry abaayo allaha ku caafiyo marxaladaada ugub maaha insha allah xaalkaagu wuu isbadalayaa casar baan tukaday waa kuu ducaynayaa allaha qalbiga kuu dajiyo

  • @mowlidid3636
    @mowlidid3636 7 วันที่ผ่านมา +1

    Timaha maxaa ooga dhacay

  • @Shukri212
    @Shukri212 8 วันที่ผ่านมา +5

    Gabartu inay nafisto usoo gashay kuwa soo qabsaday bac madow murug ah sida oo ku nafistay cunugti teedu haysatay🙄 dadku dhib badana 😂

    • @xidiigtareersool2729
      @xidiigtareersool2729 7 วันที่ผ่านมา +2

      Waan yabay Somali waa sas hadad dhahdo madaxa ixanuunaya inta kula fadhidaba waxay dhahayan anigaba wuu ixanunaya yaab🤔

    • @Shukri212
      @Shukri212 7 วันที่ผ่านมา

      ​@@xidiigtareersool2729 😢😢

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 7 วันที่ผ่านมา

    RAQIYA QALBI ALLAH KUU QABOOJIYO GABAR QURUX BADAN AA TAHAY OO DHALINYAR ADDUUNKAN DHAN AA IMTIXAAN. MEEQAA KU RABTO OO DIYAAR KU AH HADDA ALLAHMDULILLAAH LABO RAKCO TUKO TOWBA YAA RABBI DHEH HIJABKAGA XERO ILLAAHEY AA KUU TIRAA QOFKAA DHAQO MURUGADA. IN SHAA ALLAH ❤

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 9 วันที่ผ่านมา +5

    Waa daawaday wa gabar yar

  • @Fotballmo
    @Fotballmo 8 วันที่ผ่านมา +3

    Waxan garnwayey hablaha somaliyed marka waxa ku dhacan oo aay xanuun dareman weiba xnuunka familyga dhibtda ku dhacada max ku dawenkarta naag sidada dhibataysan ama ka daran dad xanuusan isma cawinkaran ee kardsada mellaha cafimadku yalo sida dhaqatarka quuranka tsbixada iyo inta illahay ligu dhowada hablow

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 7 วันที่ผ่านมา

    walahay wan oyay dumarka ka sheekeyey dhibtood inanta dhabarka ka jabtay anigoo aan ogayn inantan yar ee kaale waxa ku dhacay mana dhamasysan weli qoraalka ku soo orday ragii somalida iyagu ilama la iga qatay ma odhan wayo tolow iyagu ilama laqatay may dhalin miya muxu mid walba a u aamusan isaga dhigiisa maha miya ilamaha hooyo ilmo laga qday baad maqlaysa abe ilmo laga qatay ma jirto subaxan Allah
    qofka marku dego ayaa qisada looga sheekeya waan is dili gadhay iyo waxas ha shegina isaku daya marka hore inad iyada dejisan inantan yar dumarka somaliyeed haday qisadooda ka sheekayan caloosha ku xanuunaysa naxadin ragan ma loo sameeyo dad la xisabtama waxa laleyahay bulshdi way babaday sabatu wa ragaan qayrul masuulka ah

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed2257 7 วันที่ผ่านมา +1

    Culeyska allaha ka dulqaado

  • @fatimabarre936
    @fatimabarre936 6 วันที่ผ่านมา

    Dadka waxaba kuma qaban karan hadii la nafisaayana hal qof baa sirtada loo sheegtaa Allah unoqo meel lagu cararo on Alle ahayn malahan

  • @gamer123proez8
    @gamer123proez8 7 วันที่ผ่านมา

    Allaha kuu gargaaro macaanto teeda kale somalida gabadha ku diganaya yaan la idin arkin adinkoo media yaha ka ooynaya aduun waa harka labadiisa gelin fadlan gabadha walaasheen hala garab istaago hana loo duceeyo.

  • @AshaIbraahim-e1e
    @AshaIbraahim-e1e 9 วันที่ผ่านมา +2

    Nin faaida malaha wahaahi

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 8 วันที่ผ่านมา +2

    Nagaha somaliyeed boroordiiq been ah Ilahayow social media hana geen gabadha culayska hay ha ka dulqaado

  • @GamalFarah
    @GamalFarah 8 วันที่ผ่านมา +3

    Gabadheey sirtada bananka ha keenin hadhaw way kugu cayayan dhakhtar utag dhibkaga usheego kamana shegayo

    • @fardosa1238
      @fardosa1238 8 วันที่ผ่านมา +5

      Soomaali unbaa dhibka isku caydo dunida inteeda kale nolosha waa kuf oo kac dhibtana iska dhagaysto

    • @GamalFarah
      @GamalFarah 8 วันที่ผ่านมา +3

      @fardosa1238 dunida hacked ku aragtay dad arimahoda idacadaha ka soo daayaduni aanad afkoda aqoon cilmi anad u lahayn haka waramin

  • @maryami2299
    @maryami2299 7 วันที่ผ่านมา

    Holiday haloo diro hada ha loo bixiyo yay na Guri kaki geef joogin

  • @HamdiYusuf-x1x
    @HamdiYusuf-x1x 8 วันที่ผ่านมา +2

    😢😢😢😢😢

  • @KhadroAbdi-mg1mu
    @KhadroAbdi-mg1mu 7 วันที่ผ่านมา

    I feel sorry. Gabadheyda magaceeda eey wadataa. Curadeyda aan aduunka oogu jeclahay eey la magac tahay. Hooyo aad u qiimo badan ayaa ku dhahshay. Allaha ku xifdiyo

  • @MuxdiinSalaad-w9y
    @MuxdiinSalaad-w9y 8 วันที่ผ่านมา +1

    Meesha ma gabadhaan ayaa larabaa in ay ku nafisto mise dumarka so qabsaday ayaa ku nafisaaya😂 gabdhaheena wan idin jecelahay

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 7 วันที่ผ่านมา

    Subxanallah war heedhaha horta maxaa khaldan sidee nin aad beri kala tagi kartaan hooyadaa mcn uga doorataa war gabdhow hooyooyinkiin ka duceysta nin hadii uu idinka tagana ma aha aduunka inuu dhamaadey horaa loo socdaa illaaheey baa loo cararaa salaatul leyl iyo taxsbiixda ayaa la badiyaa dhexda xirta gabdhow nina qalbigiina ha wada siinina dhexdhexaad noqda mida kale iska daaya social mediyaha aad soo fariisaneysaan oo aad noloshiina ka hadleysaan iska daaya please ka waran ninka sidaa kuu xumeeyay adigoo sidaa u balanbalaya hadii uu ku arko so farxadiisa ma aha marka haka farxinin cadowgaaga wllshey qalbiga Allaha kaaga saaro ninkaas jaceylka Rabi Allaha kuugu bedelo❤

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 8 วันที่ผ่านมา +2

    Orod tarabi aad Somalidan waxbadan kugukordhin mayane

  • @ummlaith7655
    @ummlaith7655 3 วันที่ผ่านมา

    Uff what’s wrong with somali women, can’t they take turn to talk authubillah

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 8 วันที่ผ่านมา

    Asc hooyooyinka
    Waa ducaysan yihiin
    Xaliimooyin
    Hooyooyinka ka dhaca
    Mashaa allah
    Hooyooyinka somalyeed

  • @awadkayse4736
    @awadkayse4736 7 วันที่ผ่านมา

    Waar waxan dad maaha, Waa dad waalan hadal ma kala sugayaan.

  • @maryami2299
    @maryami2299 7 วันที่ผ่านมา

    Ava dhaqan tar hala caawiyo live in Tay galayso daa ion fiican oo la sheekaysata ha lagu xiro baabuurta haloo gado banaan ka haloo taco holaday haloo diro meesha ay dagantahay halaga wado

  • @Thepitchview90
    @Thepitchview90 8 วันที่ผ่านมา

    Waalidkaa waxayna raali kaaga ahayn hadaa samayso dhibaato aduun waa lakulmaysaa

  • @XiismaanXiismaan
    @XiismaanXiismaan 6 วันที่ผ่านมา

    sharaf eeysan rabin adinka maxaa oga bahan tihiin somalidi wexey kala garan la a yihiin waxaa qof lagu qancinayo iyo waxa wajibka tanakle naag walbo lafuro ama laqayaano haisqawiso maa ladhahay show ayaan u aqaana mayaayaca naga daaya

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 8 วันที่ผ่านมา

    WARYAA MAXAMED BUSKUT SHEEKO AAN BILOOW IYO DHAMAAD LAHEYN AAD NOO KENTAY WAXBA KAMA FAHMIN,DHIBKA HAYA ALLAHA KA QAADO GABADHA AMIIN

  • @ahmdadn9165
    @ahmdadn9165 8 วันที่ผ่านมา +1

    hada uun ayuu dhib iyo isku buuq kuu bilaaban hadii aad dumarka somalida talo ka soo raadisay , wadan nabad ah oo aad wax ka qabsan karto ilhayna ugu dhwaan karto ayaad joogtaa , nin iyo naag na calaf ayaa isku keena , waa na uu dhamaadaa markuu ilhay qoray kadibna ruuxba dantiisa ayu raacda nolashuna halkeeda ayay ka sii socotaa ,

  • @hafsahaji1069
    @hafsahaji1069 8 วันที่ผ่านมา

    Gabadhaan iyo ninkeda TH-cam ayey so gali jireen waa hore

    • @HaboonDeheeye
      @HaboonDeheeye 7 วันที่ผ่านมา

      Haa wll magaci ay kuso gali jiren aya igu waregaya

    • @hafsahaji1069
      @hafsahaji1069 7 วันที่ผ่านมา

      @ macaney iyo macanow ee is dhihi jireen. Waa ka xumahay wlh 🥹

    • @fariixaguleid2793
      @fariixaguleid2793 6 วันที่ผ่านมา

      Hawlhi wandawanjirey wagaas lkn mudo man arag​@@hafsahaji1069

  • @yumna4675
    @yumna4675 7 วันที่ผ่านมา +1

    nolol nocan wa somarey lakin haben marka ilmaha sexdan ayaan oyi jire 1sano oyee ano afka furanin hoyadey waa daramete she told 6kids abee laana idinkor haben gajogo makusexate maya deh she said never call or asked him anything hadu ilmhu xasustu well and good hadu dide hakuqasbin i did the same now co parentn iga codsade so if you respect your self farax will respct you

  • @khadrishgwal1202
    @khadrishgwal1202 9 วันที่ผ่านมา +3

    Ilaa hada dhibka hesta ma fahmin ya ifahansiya😢

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 8 วันที่ผ่านมา +1

      amba si fiican uma fahmin bro nin keedii inuu xumeyay baan u fahmay

  • @jandraravi9816
    @jandraravi9816 6 วันที่ผ่านมา

    HORTA WAXAA LA YIRI NAAG AYADOO ISHA LAGA TUURAY OO OOYEEYSO HADEEY KUU TIMAADO HA LA LASB KICIN LAGA YAABEE INEEY WAX SOO DISHAY.
    GABADHAAN ILAAY HA U GARGAARO LAAKIIN BAL NINKII NOO KEENA BAL AAN DHEGEESANEE WHAT HE HAS TO SAY THE PROBLEM IS TGEN MAKE JUDGEMENT.

  • @alhamdulilah4003
    @alhamdulilah4003 7 วันที่ผ่านมา +1

    Raqiya you’re my younger sis and I’m sorry for what happened to you. Make lots of istaghfar. I’m making dua for you may Allah make it easy for you amin amin.