ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Guurow Beesha Warsangili Abgaal iyo waxay Bi'iyeen Laashin Xuseen Weershe

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ค. 2012
  • Guuroow Beesha Warsangili Abgaal iyo waxay Bi'iyeen Laashin Xuseen Weershe

ความคิดเห็น • 143

  • @hiboali9394
    @hiboali9394 ปีที่แล้ว +4

    Warsangali caled dhiigeygii from waceysle cadde 🩸🩸🩸🤌❤🫀🌺💃💃

  • @abubakarsadiiq6179
    @abubakarsadiiq6179 6 ปีที่แล้ว +18

    Masha allah laashin wershe
    My tolkeyga warsangeli harti abgaal cisman

    • @adanbile4237
      @adanbile4237 3 ปีที่แล้ว

      Harti
      Warsangeli
      Cumar iyo cabdale
      Cal
      Intaa maxaa is raaciyey?
      Waa caddahay

  • @husseinabdullahi5728
    @husseinabdullahi5728 4 ปีที่แล้ว +10

    Ewalbasa ciyaalkii gadiid dhalay
    Ratiga lama cufleeyaane 💪💪💪💔💔💔one love gadiid.

  • @princessmahira3101
    @princessmahira3101 5 ปีที่แล้ว +12

    😘😍😍 poqortoyadii leyga beray allow idin xafid

  • @lastgirl2009
    @lastgirl2009 7 ปีที่แล้ว +26

    beshan iyo belaha la dhash ilahow xafid aamiiin

  • @dedreamdeoy6373
    @dedreamdeoy6373 11 ปีที่แล้ว +11

    maaasha allaah warsengali abgaal alloow dhowr

  • @abukargacal8664
    @abukargacal8664 11 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah; waxaasa Mucjiso ah in laga soo tagay waqtiga dadnimada uu rabo ay jirtay, Hadda waa AKHIR SAMAAN, Sxb cid isu jixinjixeyso ma jirto WAALID iyo WIILKIISA ayaaba halis ku jirto in ay "Nagu kala wadi" is dhahaan

  • @faanaayefaanaayecade7881
    @faanaayefaanaayecade7881 8 ปีที่แล้ว +9

    waaw shibkii muduleed madarkicis allow kadhig dad is jecel waa bar baartii muqdisho allow aamin aamin allah ha idin guulayso mudolood madarkis

  • @CSbari-fs7wy
    @CSbari-fs7wy 7 ปีที่แล้ว +8

    soo dhawaaaw warsangali abgaaal

  • @balcakyare914
    @balcakyare914 7 ปีที่แล้ว +18

    Cumar iyo cabdalle ama #warasan str ama #gaafle waa hal yeeyeha #abgaal cisman # abgaal cismaan alow koryeel

    • @deqah
      @deqah 4 ปีที่แล้ว +2

      @musa musa SAX EEBOW WARSANGALI SOW KUMA HOOYO AHA CALIGAAF? WARSANGALI MAGACOODA KALE WAA GAAFLE MAAHOO?

  • @saxteexoali4393
    @saxteexoali4393 5 ปีที่แล้ว +6

    wwww isha baxarka iyo biyaha manyada ree tolkey 😍😍😍

  • @amaalahmednuur7042
    @amaalahmednuur7042 7 ปีที่แล้ว +6

    warsangale Abgaal Viva

  • @xasanxaajicabdullhi4859
    @xasanxaajicabdullhi4859 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa wiil geesi ah allow dhoor

  • @fardowsomuqtar8245
    @fardowsomuqtar8245 5 ปีที่แล้ว +7

    Allow dhowr dadkeyga warsan gali caleed abgaal cismaan

    • @khaalidsaid843
      @khaalidsaid843 4 ปีที่แล้ว

      Warsangeli anigaa ah waxanuna degnaa sool,sanaag iyo bari sidoo kale jubbada hoose waxanse ogahay inan abgaal walalo nahay insha'allah maruun wanu midoobi walalahayo

    • @user-pr6nv2oe2k
      @user-pr6nv2oe2k 3 ปีที่แล้ว

      @@khaalidsaid843
      Saxb lamo warsangali waaye mid waxa layiraahda warsangali harti abbgaal midne warsangali daarood .

  • @tmdhiblaawedhiblaawe588
    @tmdhiblaawedhiblaawe588 10 ปีที่แล้ว +9

    caadi maahan ninkaan waan kahelay guurowgiisa

  • @alcadaalaofficial4630
    @alcadaalaofficial4630 2 ปีที่แล้ว +1

    Lashin.wershe halyay wersengeli abwaan afkaga caano lagu qabay cimri dher ilah haku siiyo iyo cafimaad cibado suban

  • @issemohamedali4735
    @issemohamedali4735 8 ปีที่แล้ว +3

    masha allah abwan iga dheh

  • @oamarhasan943
    @oamarhasan943 10 ปีที่แล้ว +3

    wallahi waa abtirsadaay lashimkaan calii ismaan waxow leyahay abwanoo qaliyaa aygaa dhaan wax ismadhamaan

  • @umismacil1341
    @umismacil1341 8 ปีที่แล้ว +3

    alle haku xafido

  • @nourali4908
    @nourali4908 6 ปีที่แล้ว +2

    alaha idin barakeeyo abgaal

  • @adilh9772
    @adilh9772 2 ปีที่แล้ว +2

    Rag waxaan aa lagaa dhahaaa

  • @abdirahmanalpha1754
    @abdirahmanalpha1754 8 ปีที่แล้ว +3

    Weershe tolka haku dhamaan warsangili wax qabadkooda kama qarsoone Cumar & cabadla wa niman calool samoo cidina mogyne

  • @amaalahmednuur7042
    @amaalahmednuur7042 7 ปีที่แล้ว +4

    Allow kudhowr laashin weersheee

  • @mudulood
    @mudulood 8 ปีที่แล้ว +8

    cumar iyo cabdale dadkeyga

    • @khaalidsaid843
      @khaalidsaid843 4 ปีที่แล้ว +2

      Cumar iyo cabdalle dubeys
      Warsangeli waqooyi iyo abgaal waa walalo

  • @umismacil1341
    @umismacil1341 8 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

  • @abdalagabow5103
    @abdalagabow5103 8 ปีที่แล้ว +1

    lashin wershe ale hakuxafido

  • @ariifariif2794
    @ariifariif2794 8 ปีที่แล้ว +1

    masha Alllah

  • @TheSomalichannel
    @TheSomalichannel 11 ปีที่แล้ว +4

    waa wadani dhab ah alaha dhowro

  • @NoorAli-rx7gq
    @NoorAli-rx7gq 5 ปีที่แล้ว +3

    Carada waxaa lagu fadhiyaa caarad waramed is Soo diyarsha abgal diyar waaye

  • @buteeri
    @buteeri 10 ปีที่แล้ว +3

    warsangali maahi lkn cali mohamed geedi waa the best polition in somali history viva laashin weershe

  • @elmiyeetaelmi1008
    @elmiyeetaelmi1008 11 ปีที่แล้ว +3

    Viva Laashim Weershe Viva Somalia, waa dhaqan ama suugaan ka mida suugaanta Soomaali weliba noocii ugu horeeyey Suugaanta Soomaali waa Shirib dhaqan u ah Bulshada Somali ama Koofur Qabiil ahaana ah kuwii uu Sayidka ku sheegay * Dad lama amaanee Deris Abgaal baa leh* Marka waxaan oran lahaa dadka aflagaadada ey dhaqanka u noqotay sida Filgio De Faroole kkk amase dadka maseeray kadib markii siyaasada, dhaqaalaha iyo awooda intaba laga hormaray maseeray ee muumuuqda sida Yaab Badanaa acuuda Xeshoda

  • @madedianbakr5152
    @madedianbakr5152 5 ปีที่แล้ว +3

    warsan star boqortoyo family

  • @muhudinabbir
    @muhudinabbir 4 หลายเดือนก่อน

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV 2 ปีที่แล้ว

    Mudulood waa asaloo maado dugsi iyo maadeeysi midbo lagu gaarimaa, hidahaa iyo murtidaa u dheer; Shirib, Gableey, Guuroow iyo Wilisiqo Mowleheen ku maneestoo loo meerimaa.

  • @amaalahmednuur7042
    @amaalahmednuur7042 7 ปีที่แล้ว +2

    culumadanya cilmigaan macasihaaayo cimrigeey...... laashin weersheee

  • @foziamursal2171
    @foziamursal2171 6 ปีที่แล้ว +6

    viva yaaqshiid

  • @yainmahamed1145
    @yainmahamed1145 7 ปีที่แล้ว +2

    laashin geeda naar

  • @CaliXasan-vb5pe
    @CaliXasan-vb5pe 4 หลายเดือนก่อน

    Magaafladeyni guurtayoo ugashay guudcadaa tihiin

  • @saaabaaamuuseahmadmaxamuud
    @saaabaaamuuseahmadmaxamuud 2 ปีที่แล้ว

    Haa

  • @mohamedlovf
    @mohamedlovf 5 ปีที่แล้ว

    Sax waye

  • @bulucade8642
    @bulucade8642 9 ปีที่แล้ว +4

    laashin iskuma jiro
    cudur kama duraantooyinkaan
    waa u cabsanayaaa

  • @ahmednuur3525
    @ahmednuur3525 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @nimcoweydoow2518
    @nimcoweydoow2518 4 ปีที่แล้ว +1

    Xabada maqlaaa

  • @mosalad876
    @mosalad876 3 ปีที่แล้ว

    Gabaygii ow xasan qeyrad aa la tiriyay .
    Lashin weershe

  • @abdisamadali3447
    @abdisamadali3447 3 ปีที่แล้ว

    Nawee lashin warshe horseed abgaal waaye alle ha xafido lashinka

  • @maxmudmaxamud
    @maxmudmaxamud 8 ปีที่แล้ว +4

    warsangali caleed

    • @Pinky..pie06
      @Pinky..pie06 7 ปีที่แล้ว +1

      Mahmud Mahmud
      Warsangeli caleed waa kee?

    • @khaalidsaid843
      @khaalidsaid843 4 ปีที่แล้ว

      Waa warsangeli harti ee dega sool,sanaag iyo bari sidoo kale jubbaland

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 7 ปีที่แล้ว +8

    Cumar iyo Cabdalle mar uun ayaad Tolkiin u soo Guuri doontaan iyo dhulkaan
    aad u dhalateen e ilaahay Nimcada iyo Barwaaqada dhigay ilaa Ceerigaabo ilaa Laasqoray ilaa
    Dhahar ilaa Badhan ilaa Xingalool ilaa Hadaaftimo ilaa Ceelbuuh ilaa Yube ilaa Buraan ilaa Ceelaanyo ilaa
    Durduri ilaa Damala'xagare ilaa Shimbiraale ilaa Dharkayn ilaa Bossaso waa dhul Warsangali iyo halkii
    Awoowo yaashiin ku Aas'naayeen

    • @khadramohamud823
      @khadramohamud823 7 ปีที่แล้ว +8

      Aar Siciid iyaah intaad dhulkaas u gesay maba dagaane masajid cali gaduud ay dagan cidaan

    • @abdullahmukhtar9489
      @abdullahmukhtar9489 7 ปีที่แล้ว +8

      Hana sheeganin dacyahay dacdu dhashay. Magaca warsangali ayaan wadaagnaa, lkn adinka daarood ayaa tihiin, anagana hawiye ayaan nahay, oo abgaal kasii nahay. Laba reer kasto oo isku magac ah macneheedu ma ahan inay isla dhasheen. Waayo abgaal wuxuu leeyahay hadane beel harti la yiraahdo, daaroodna sidoo kale, marka labada hartina waa isku hal miyaa. Sidaasoo kale, dir waxaa ka dhashay ciise madoobe, hawiyena ciise mudulood oo ciise madoobe lagu naaneyso isagana, saa ma isku mid baa. Inta reer soomaali ee isku magac ah wax lasoo koobi karo ma ahan.
      Marka jadbada beenta ah jooji, iyo badownimada ku salaysan inaa dad sheegato. Waa iskala weynnahay anagoo abgaal cusmaan ah, in daarood xun na sheegto.
      Mahadsanid.

    • @ninbanaandegay7132
      @ninbanaandegay7132 6 ปีที่แล้ว +2

      Abdalla Mukhtar
      Cumar iyo Cabdalle waa Rag
      Layaqaan oo Warsangali Daarood
      Ah walhi wayna is yaqaaniin
      Xitaa Cali Maxamed Geedi waakii
      La shiray Warsangali Daarood oo
      Yidhi waanu soo guuri taasi waa
      Wax cad adeer mida kle dhagayso
      Daqiiqada 53aad Abwaanku wuxu
      Ku soo hal qabsanayaa
      Magaalada Dhahar iyo Buuraha
      Calmadow e Sanaag iyo dhulkii
      Ree Tolki e Warsangali #Daarood
      Neef yohow aan caqliga lahayni

    • @abdullahmukhtar9489
      @abdullahmukhtar9489 6 ปีที่แล้ว +3

      Inaa Gun tahay ayaa ii cadeysay. Warsangali daarood barkiis waa kuwo sheegato ah, oo cali beesteen ah asalkoodana oday socoto ah oo hindiya ka yimid ayaa la sheegaa inay kasoo farcameen.
      Waligeey ma arag warsangali daarood dhalad ah, oo sheeganaya ama dhahaya warsangali abgaal waa inaga. Lkn kuwa gunta ah ee reerkaas magaciisa sheegta, ayaa mar walba lasoo taagan warsangali abgaal iyo warsangali daarood waa isku mid. Hade isagii ayaa gun ah oo sheegato ah, markaas ayuu dad kale sii sheeganayaa. Wax lala yaabo ma ahan , waa caado iyo dhaqan dadka liita lagu yaqaano.
      Warsangali daarood kuwooda dhaladka ah ee la hubo inay reerkaas u dhasheen wlhi ma sheegtaan warsangali abgaal, lkn kuwiina gunta ah oo kale ee liita ayaa dadka afka la gala. Daaroodka badankiisna waa dad faan iyo tookh lagu abuuray, saa guntaan hadalkooda oo kale ayay maqlayaan oo iska aaminayaan iyagana.
      Reerkaas warsangali daarood magac ayaan wadaagnaa, lkn waxba na isuma keen galin. Waa sidaas inaa ku calool fiyoobaataa, oo aa niyadaada ka saartaa dareernka ah inaa tahay qof liita, oo xoog iyo taakulo u baahan ilaa uu ka sheegto dad kale.
      Warki oo kooban waxaa waaye, hana sheegan, laxyahay laxdu dhashay.

    • @ninbanaandegay7132
      @ninbanaandegay7132 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdalla Mukhtar
      Hooyadaa ayaa Sino kugu dhashay markaa ayad Rag ciic ciic
      Ula imaan waaaaaar Warsangali waa Dad wada dhalad ah dhilaa ku
      Dhashaye Cumar iyo Cabdalle-na
      Waa Rag la yaqaan Eyaguna is yaqaan adeer waana Niman Warsangali Daarood ah
      Yibir yohow Yibirku dhalay

  • @maxamedsamow7930
    @maxamedsamow7930 ปีที่แล้ว

    Gadiid Dudub maxaa lagarabaa Eebow

  • @Suldaan-Maakhiri
    @Suldaan-Maakhiri 5 ปีที่แล้ว +3

    0;56 ee cadowna duulanka #Dhahar uala caraabayey, warsangeli #caleed wuxu aha niman.., caado lagu yiqiina jirtoo cidina moogayn.warsangeli koonfur iyo warsangeli waqooyi waa walalo anuu waxan jooga waqooyi waxana ahayn nin warsangeli ah dhulka uu abwaanku shiribka ku darayna anaa dega #DHAHAR #CALMADOW, dadku waa walalo cumar iyo cabdale oo iyana reer xeebed ah degana degmo #cadalle #warsasengeli #waqooyi iyana waa reer xeebeed dega #Laasqoray waa dad isku dhaqana oo xadarada ka siman qaabkay xamar ku tageena waatan iyado qoran gogoleka iyo meelkasta waaka heli
    waxa dhalay Xamar gale oo garaadki labaad ee #warsengeli
    Hamar Gale was born into a royal Warsangali Darod family, as the son of Gerad Dhidhin, the founder of the Warsangali Sultanate. He succeeded his father as Sultan in 1311.
    Hamar Gale's popular nickname "Hamar Gale" or "Xamar Gale" first came about after he departed his clan's traditional strongholds in northern modern-day Somalia for the ancient southeastern city of Mogadishu (popular known as "Xamar") and its environs-an area to which his sobriquet is a direct reference. His nickname thus literally translates as "Mogadishu settler."

    • @deqah
      @deqah 4 ปีที่แล้ว +5

      Bismilaahi walaalkey warsangali harti Abgaal Cismaan oo dhalad ah waaye waxa dhici karts in aad adinka naga dhunteen Odaygi Abgaal Cismaan waxa uu ku diuganyahay waqooyiga barbara agaheeda waxa macquul ah in uu halkaas idinku dhalay marka taariiqda saas ula soco. Ciisaha jabuutina waa Abgaal Cismaan. Abgaal Cismaan waa qawmiyad meelkasta badan ka dagan aduunka.

    • @maxamedaxmed2716
      @maxamedaxmed2716 4 ปีที่แล้ว

      CADOOWNA DUULAANKA DHEER ULLA CARAABAAYE WAAYE EE IS CELI BRO

    • @Suldaan-Maakhiri
      @Suldaan-Maakhiri 4 ปีที่แล้ว

      Maxamed Axmed niyow niman warsangeli ah oo weliba cabdalle ah ban wada hadalay wayna qirsanyihiin in warsangeli midyahay markaa dee haddi aad abgaaal jeclaateen iskaba noqda abtirsigayagna noo daaya

    • @maxamedaxmed2716
      @maxamedaxmed2716 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Suldaan-Maakhiri doqonimaad u hadlee tusaalle nabi muxamed c.s.w waxaa la,dhahaa muxamed anigana muxamed marka ma abtirbaa mise waa sami warsangali iyo warsangali miyaa isku abtirsaday waad wareersantahay anaga idiinma baahnin waana idiinka dad iyo dhul balaaranahay ee adigu hadaad xiiso noo qabto nagu soo biir aan dhalasho ku siino hadii kalle hanagu dul meereeysane nalla wareeg

    • @Suldaan-Maakhiri
      @Suldaan-Maakhiri 4 ปีที่แล้ว

      Maxamed Axmed kkkkkk warsangeli omar iyo abdalle waxa dhalay suldaan xamar gale oo nin warsangeli ah bal abirso xaga kagasha hawiye amba abgaal
      Nin yaro habowsan baatahay warsangeli caleed wa’ayo mida kale cashu xagay ku taal oo an sanaag ahayn

  • @wardacadeey5861
    @wardacadeey5861 9 ปีที่แล้ว +2

    waa saas tiri gabayga

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 6 ปีที่แล้ว

    Culimadaanya cilmigaan macaasihaayo cimrigeey

  • @akuuna10abdulkadir30
    @akuuna10abdulkadir30 10 ปีที่แล้ว +1

    hzy

  • @ahmedshireali4978
    @ahmedshireali4978 8 ปีที่แล้ว +1

    caafimaad ilaahoow nasii cry miyaa tahaye

  • @shukulundusdown4021
    @shukulundusdown4021 7 ปีที่แล้ว +2

    ha.u.cabsan..ee.uduceye.waagobe

  • @calixasanhuure4293
    @calixasanhuure4293 2 ปีที่แล้ว

    Cv

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 3 ปีที่แล้ว

    Warsangeli caleed?????heesta dhegeysta?
    *Calmadow Buuraha laas-qoray!!!
    Wallee warsangeli abgaal inay warsangeli yihiin waa xaqiiq

    • @abuukarmohamed4017
      @abuukarmohamed4017 3 ปีที่แล้ว

      Maxaa ku xaqiijineesaa arintaas

    • @adanbile4237
      @adanbile4237 3 ปีที่แล้ว

      @@abuukarmohamed4017
      Waxaan ku xaqiiqjinayaa
      Waa cumar iyo cabdale
      Awogaygii caleed oo shiribkan qudhiisa ku jirta!
      Cali waa calmadow deegaanka Buuraha laas-qoray
      Intuba waxay caddaynayaan inwarsangeli isleeyahay,
      Calmadow iyo
      Cumar iyo cabdale Na ku wada abtirsado.

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 4 ปีที่แล้ว

    Su'aal baan qabaa qofkii afsoomali yaqaan waa garan karayaa, laakiin dhibta jirta waxa weeye dadkii koonfurta badankoodu soomaligii grammarkiisii baa dhib ka haysataa, Waa maxay cal? Maxaa loo yiri caleed? Warsangeli caleed yaa soo fasiri Kara?

    • @khaalidsaid843
      @khaalidsaid843 4 ปีที่แล้ว

      Warsangeli caleed waa maxamud harti/moorasante wana saldanadii somali ugu faca weyneed waxana ka mid ahaa suldaan maxud cali shirre sidoo kale boqor dhahar

    • @khaalidsaid843
      @khaalidsaid843 4 ปีที่แล้ว

      Waxa loo yidhi warsangeli caleed degaanka sanaag oo ah gobolka ay iska leeyihiin ah waxana caan ku ah xaga buurta casha ku talaa ama cal-madow

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 4 ปีที่แล้ว +1

      @@khaalidsaid843 haa saldanaddii waxa jirey iyaguna boqortooyooyin hore oo warsangeli badan lahaayeen ee markii danbe kala yaacay ama burburay ,cal madow waa runtaa waa halkaas

    • @khaalidsaid843
      @khaalidsaid843 4 ปีที่แล้ว

      Warsangeli waa cumar iyo dubays dubaysna waa naanays lkn waa cabdalle

    • @khaalidsaid843
      @khaalidsaid843 4 ปีที่แล้ว

      Wana isu adeer cumar iyo dubays

  • @yaabbadanaaacuudu9040
    @yaabbadanaaacuudu9040 11 ปีที่แล้ว +1

    foolxumo badanaa ,, waxaan d radmeeradey raacijireenaa ka caqli badan,, soomaaliyeey ceebeeyeen

    • @xukumahmed2794
      @xukumahmed2794 7 ปีที่แล้ว +2

      masha allah warsangali ilahy haan dhoro

    • @Pinky..pie06
      @Pinky..pie06 7 ปีที่แล้ว

      Xukum Ahmed
      Walee Kani waa afmaal. Lkn, waa xagee cal. Wardangeli degan cal-warsangeli ee woqooyi Iyo bari degan iyo warsangeligaan koonfurta maxaa ka dhexeeya?

    • @Pinky..pie06
      @Pinky..pie06 6 ปีที่แล้ว +1

      yaab badanaa acuudu
      School
      Sxb, waa rage qurux maxay Gu fali. Adigu ma naag bad Tahay la guursanayo. Dameetku was Shaqo xalaal ah adiguse dadkaad baridaa wasakhyohow.
      Caleed

    • @abdirizakwarsame2195
      @abdirizakwarsame2195 6 ปีที่แล้ว

      WARSANGELI CALEED.

    • @abdirizakwarsame2195
      @abdirizakwarsame2195 6 ปีที่แล้ว

      Warsangeli caleed soo dhowaada

  • @wiilkafiqishinieejecelgaba3711
    @wiilkafiqishinieejecelgaba3711 7 ปีที่แล้ว

    Abgaal soomali waa ceebeeyay dameerada meelkaste wey kA liitaan muqaal arag afsoomali uf iyo akhas war waxa yaa soomalinimada nooga saara oromada oromadu dhashay

    • @addeka-adde5126
      @addeka-adde5126 6 ปีที่แล้ว +5

      kkk uma xumid nin ee abgaal so kufsadeen Ooy ama iska daa tolkaan abgaal aya masiirka iyo aayaha somaliba looga dambeeya, waana reerka somalia ugu tun weyn alhamdulllillah rabigi iga dhaliyay ayaa mahad leh mudulood Abgaal

    • @professionalhacker2834
      @professionalhacker2834 6 ปีที่แล้ว

      ina ali kkkkkkkkkk Alla qozol badana ma adigagi dameerka ku dhama ayaha iyo masiirka somalia loga fadhiyo smh

    • @daahirhonest8377
      @daahirhonest8377 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂abgaal inuu ku ciilay qoraalkaagaan ka dareemooya😊

    • @Naagishubta
      @Naagishubta 5 หลายเดือนก่อน

      Ummadda allaa kala duway wxd yeesho eelku waa adigee wax maangaab faaruq baad tahaye

  • @umismacil1341
    @umismacil1341 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @ariifariif2794
    @ariifariif2794 8 ปีที่แล้ว +1

    masha Alllah