SHEEKH KA HADLAY UURKA INANTA AWOOWGEED DHIBTA U GAYSTAY EE BURCO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 100

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 13 วันที่ผ่านมา +2

    Sheekha Alle ha xafido mashaa Allah waa run sheeg caqli gal ah Gabadha Aabaheed ceebta inta leeg ka sheegaysa waa garacad la hubo

  • @halimjiomohamed2678
    @halimjiomohamed2678 13 วันที่ผ่านมา +9

    Ilmahaygu wuxuu Isheego waan rumaysanayaa wax la qariyo qudhunbaa ku jira ilmahayga ayaa ii ah waxkasta Allah ha ii xafido AAMIIM Yaa Rabii

    • @MaryanDiriye-i9o
      @MaryanDiriye-i9o 13 วันที่ผ่านมา +1

      Waa ku saxantahay wax si hose loo xalinayo ma jiro waa wixii hooray noo dilay hoos u xali.

    • @jeeswano7047
      @jeeswano7047 13 วันที่ผ่านมา

      SHEEQBEENAALE

    • @jeeswano7047
      @jeeswano7047 13 วันที่ผ่านมา

      SHEEQBEENAALE

    • @jeeswano7047
      @jeeswano7047 13 วันที่ผ่านมา +1

      SHEEQBEENAALE INTEEY DUMARKA DHIBAATEEYAAN BEEY QARIYAAN BEEY DIINTA KU GANBANO

    • @jeeswano7047
      @jeeswano7047 13 วันที่ผ่านมา

      SHEEQ QABYAALIISTE BEENAALE

  • @lunabob1373
    @lunabob1373 13 วันที่ผ่านมา +6

    Inta gabadha yar loohilin lahaa oo lacawin lahaa ayaa la leeyahay been bay shegaysaa,.Waxani waa wax dhici kara, Illahay cunugta yar iyo hoyadeed Illahay xuquuqdooda hasoosaro

  • @ismailabdilaahi
    @ismailabdilaahi 13 วันที่ผ่านมา +3

    Anigu waxaas waxaan u arkaa dad doonaya in ay fuse samaysteen ❤❤❤

  • @sadoabdi5739
    @sadoabdi5739 13 วันที่ผ่านมา +1

    Mawaxaad leedahay qariya subxaanalaah

  • @Koozy_TV
    @Koozy_TV 13 วันที่ผ่านมา +1

    Subxaan Allah ilaahow ceeb astur 😂😂😂😂

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 12 วันที่ผ่านมา

    Walalayaal dadkan hadlkooda joojiya oo dhiigooda Hala baadho inayi isku dhiig yihiin oo is dhaleen

  • @NaimoShuriye
    @NaimoShuriye 8 วันที่ผ่านมา

    Way dhacda in ilmaha ladhibateeyo wax wax jira lkn walidku inuu samaynaayo umalayn maayo lkn way jirtaaa ilmaha waladulmiyaaa ilahay haka sobixiyo xaqalagagalo ubadka

  • @ubahmohamed1193
    @ubahmohamed1193 9 วันที่ผ่านมา

    Subxaanallaah ninkaan 2 aayadood suuratu xujuraad ku jirto soo qaatay in la bayaaniyo faasiqa waqti ma siisay hadalkiisa waa yaab dadka dhan waad gaaleysiisay illaahayna wuxuu dhahay diintaan qasab ma ahan intii ka baxdayna allaah baa abaal marindoona adiga qasab kuma lihid waa runted kuwa dhahaya gabadha dhashay gabadha yar wey waalantahay marka gabadha yar ma aydaa uureysay illaahey ha laga baqo ninka leh meeshaan raga unbuu qiimeynayaa dumarkana waa necb yahay saan arkeyno waxaan ku leeyahay raga ma wada xuma kii uu shaydan ka qaalib noqdo wuuuuuu kufsssadaaaa dummmmarka ba hadal yuu ku dilin aad ku bari yeeleysid raga

  • @MaxamedFaarax-v2o
    @MaxamedFaarax-v2o 13 วันที่ผ่านมา +1

    Allaahu.akbar..madhikarto.faadeexadan.midhiyaha.lakeenay.halagasaaro.sitaxadirleh.na.haloohubiyo.fadlan.culimada.haloodaayo

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 วันที่ผ่านมา

    Subxaan alaah balkawarama ninkan wuxuu kuleyahay gabadhbaan barmamij mala awaal ah kasodiyarinayaa ayado qur an ahna wuu akhrinaya

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 13 วันที่ผ่านมา

    Sheekha.mahadsanid.ninka.yidhi.gabadha.waa.caasi.waalid.haa.waa.lagayaba.lakin.gabadhu.dhacdo.muqata.ayay.dhibane.katahay.in.ay.wax.hubisi.na.way.ahayd.lakin.masuliyadu.inanteedu.yaysar.nayd.weeyi.reerkay.joogtaybaysar.nayd.meshu.waamiyi.miyina.waalagu.kaladuwan.yahay.dhaqan.iyo.dinba..su.ashu.waxa.weeyi.waxani.iyo.waxkadaran.madhici.karaa.haa.waxaad.ceebta.utaqaan.dadbay.dhaqankooda.tahay..ag aafinad.iyo.xag.caadaysta.ba.waydhicikartaa.naagtu.shegtay.lababilood.bay.arintan.dhiba e.ka.ahayd.oosheegtay..iyadu.midhiyaha.keentay.waaba.wacyigalin.hadii.adaki.maqlay.maaha.in.meesha.lagagahadho.waa.in.cadaalad.lamariya.oolobadha.oocida.yeelata.arin.taa.xukunka.dintu kaqa to.lamariya.gabadha.haday.masabid.iyo.ulakac.katahay..waxlagaqabto..dambigana.miidhiyaha.lagacadeeya.si.ay.ugu.wax.qaataan.dadka.juhalada.ah.

  • @MaryanDiriye-i9o
    @MaryanDiriye-i9o 13 วันที่ผ่านมา

    Waa xaqiiqo in waalidkii xun ku damcaayo haduu ALLAH kaaga cabsaneeyn.

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 13 วันที่ผ่านมา +2

    Maxay inanteeda ugaga tegaysay haduu wax kufsaday aabo miyir qaba ma samaynayo

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 11 วันที่ผ่านมา

    SHARE

  • @saadiahassan7633
    @saadiahassan7633 13 วันที่ผ่านมา +3

    Jazaaka Allah khayr si fiican baad uhadasheen diintaa weerar lagu yahay

    • @maryamabdu6685
      @maryamabdu6685 13 วันที่ผ่านมา

      Hadii ilmo yar lagu xadgudbay, lasheego ma diintaa la weeraray?

    • @hudaibrahim9111
      @hudaibrahim9111 13 วันที่ผ่านมา

      @@maryamabdu6685Haaa diinta iyo xumaanta dadkusameyen maxaa iskagalay wixii xun waaxunyihiin ee halaqabto wixii xumangala

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 13 วันที่ผ่านมา +2

    Ha dambaabina dadku waa bini Adan oowax kasta waa ka suuroobaan aabe inantiisa fara xumeeyey waa badan yihiin

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 13 วันที่ผ่านมา

    Subxanalahi wax hubsada intaydan dhibanaha eedayn.

  • @sahramahamuud9219
    @sahramahamuud9219 12 วันที่ผ่านมา

    Nagtan oo kala jirto war sanadkan qof walba xuman ka surtowda

  • @Duqabto
    @Duqabto 13 วันที่ผ่านมา

    Kolay waxuu Allah u soo banaan baxiyay ayaaa meesha ku jira sheekh DNA hadii la qaado waxii run ah way soo baxi

  • @mohamedmuuse-ck5gm
    @mohamedmuuse-ck5gm 13 วันที่ผ่านมา +1

    Dna halaga qaado labada eedaysane iyo gabdha uurka leh xanuunsan

  • @ubahmohamed1193
    @ubahmohamed1193 9 วันที่ผ่านมา

    Waqti lagu bayaaniyo hadalka gabadha ma siisay calool dheer oo ilmo ku jiraan bey la timid waa in la hubiyaa

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 วันที่ผ่านมา +1

    Bal eega ninkan gabadhii dulmanayd ee cadalada mushtamaca dhexiiisa kasodonatay leh iyada cadaalad halahorgeeyo

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 11 วันที่ผ่านมา

    LIKED

  • @lunabob1373
    @lunabob1373 13 วันที่ผ่านมา +2

    Sheekhu Inta aanu beneyn horta miyuu soobaadhay,?

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 11 วันที่ผ่านมา

    LIVESS

  • @ifrahyusuf2816
    @ifrahyusuf2816 13 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanallaa

  • @HYSh2023
    @HYSh2023 13 วันที่ผ่านมา

    DNA HA LAGA QAADO ILMAH UURKA KU JIRA IYO HOOYADA HADDII AY ISLA YEESHAAN WAA CADAHAY IN UU ILMAHAAS AY KUFSADAAN EHELKAAS.

  • @FardosoMahamud
    @FardosoMahamud 13 วันที่ผ่านมา

    Maasha alaah sheeqa alahku barkeeyo anigahaan arintaasi waya igadaadagi wayaday base waxa kasatab kahor taga ayey lee yihiin ee kadaba taga maha tani way kawan tahay lacag iyo dhiig joojin ah haday gabadh gabadhash ayareerka sumacadoodan dilaso haga qabato haye reerku sida sheegaso run tahay halawaafajiyo shareciga diinta islaamaka hala waafajiyo hay iyad katimidan ilaahayo xaqa nawaafaji

  • @hawoshirelle337
    @hawoshirelle337 13 วันที่ผ่านมา

    Hada maxay tan saxday hoyo ayay wax u dhimaysaa

  • @nadiifosalaad1763
    @nadiifosalaad1763 7 วันที่ผ่านมา

    Maya maya madhicikarto aabe macaan

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 วันที่ผ่านมา

    Balaayo kugudhacday Somali waadad wadacilaaj ah oo hadana doonaya in ay umuuraha bulshada kahadlan

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 13 วันที่ผ่านมา

    Qofkastaa oocaasi ah xataa waalidkiis waxaas ma oron karaa si nabsasho ah?

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 วันที่ผ่านมา

    Middakale ninkan dhahaya Asmaaa bar maamij ayaan kasamaynayaa waxay ilatahay in ujecelyahay lakin walaqabaa gabadha ee xishood qararka joji

  • @u.j7332
    @u.j7332 13 วันที่ผ่านมา

    Naagtan iyo sheekhan sowkuwii lahaa ceebta qofka social media lama keeno waa maxay Gabadhan ay public ku fadeexaynayaan

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 วันที่ผ่านมา

    Wixii xun waaxunyihiin ee waa inlaqabto oo sharciga lalatiigsado diinteena macaanna hareeraha ayaa lagataaganyahay alaah ayana ilaashey

  • @nasteexoIbraahim-p9k
    @nasteexoIbraahim-p9k 13 วันที่ผ่านมา

    Naagtaan waa xaaràmiyad aabena malaha waayo waxaaba kuma hadasheen

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 11 วันที่ผ่านมา

    SHORTS

  • @geri7490
    @geri7490 13 วันที่ผ่านมา

    Daahir baa wata sheekadan

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 13 วันที่ผ่านมา

    Wax walba hslqarixo masaakiinta xaqoida hsl aaso war nimanku waa daroogiistayasl meel daroogo gashayna wac wslba ka gilo maanata dadkii iska fhigaya in ay diinta Allé ehel uxihiin qabyaalad ayeey masaa kiinta xawooda ku affuubayasn oo soozii labadaninfileen hooyadood maxaa tans diidaya in ay runtshay merl wslbaad laga maqlee madad qaasas larsbay in ay dheegasn?😢😢😢😢

  • @nadiifosalaad1763
    @nadiifosalaad1763 7 วันที่ผ่านมา

    😂

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 13 วันที่ผ่านมา

    Ba eeka beesha ay kala dhcday naagtaan
    Iyo cadaalada meesha ay ka istaaktay

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 13 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂 faaraxyaal!

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 วันที่ผ่านมา

    War ninyohow waxadtahay dadka ugubenta badan ee alaah kacabso oo adigu dadka diinta hakasaarin diinta nasexadedu iyo khushucdeedu kumagelin

  • @susanhassan3524
    @susanhassan3524 13 วันที่ผ่านมา

    Wara ilmaader yaal arintaani waa ariin foolxun ee aad uu badha ceboonnay 😊😊😊

  • @zeynabsalad4918
    @zeynabsalad4918 13 วันที่ผ่านมา

    naa ilaahay ka baq naa joog naa dadka ceebtiisa ha faafin naa ceebtaa inuu ilaahay asturu umada ceebteeda dhaaf

  • @fardowsashiikh1217
    @fardowsashiikh1217 13 วันที่ผ่านมา

    Adinka somaliya ayuu kudhacay gaalo maxaa keenay

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 วันที่ผ่านมา

    Lakin ma dembiilayasha saqiirada dhibaateyey ee xadgudbey ayaalagu ilaalinaya diinta adku ordaysan islamku xumanta ma ogola iyo dulmiga

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 12 วันที่ผ่านมา

    Walawayneey digaad wastaane hhhh

  • @mohamoudabdulle4756
    @mohamoudabdulle4756 13 วันที่ผ่านมา

    Ha lagu xukumo diinta islaamka ma waxaad leedahay hoos ha loo dhqo hoos hadey rumowda arrinkaan ha lagu xukumo dhax ha lagu dilo odaga

  • @AweisMaye
    @AweisMaye 13 วันที่ผ่านมา

    Jiza kalah khayr suurto gal Maaha awoowe iyo abti kama suurowdo. Arinkaas halahubito

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 วันที่ผ่านมา

    Waxaalaga yaabaa nimankan gabadhan dhiban arinkeeda is hortaagaya in ay iyagu qaraabadoda kusameyen ama aygabdho soo kufsadeen

  • @HalimaRage-q6n
    @HalimaRage-q6n 13 วันที่ผ่านมา

    Illahow ugargar yaarabi gabaadha yar

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 วันที่ผ่านมา

    diintu waanaseexo ee kahadh dadkahaka eryin diinta gabadhaasna ma aynu arag meel aydiinta ugabaxday adaa kudambabey ogaalkushegay

  • @Seytun3482
    @Seytun3482 13 วันที่ผ่านมา +1

    Wax hoos loo xalina majirto ader warkas jooji nin kasta qari laso boda

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 13 วันที่ผ่านมา +1

    Waar Illaahay idin ma faciyoe waa in la toog taa diinta islaamku way dilay saa.

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 13 วันที่ผ่านมา

    Bal waxaan eega ???? Dadkan wada xanuunsanayo??

  • @MoJa-hw5ww
    @MoJa-hw5ww 13 วันที่ผ่านมา

    Waxaasi waa dhaqan iidoor

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 13 วันที่ผ่านมา

    Fawaaxishooyinka
    Soomaali ka dhex dhacaayo ee aadka u foosha xun wax la qariibsado ma aha
    Waxyaabo aan horay loo arak ayaa la arkay

  • @ubahabdi9344
    @ubahabdi9344 13 วันที่ผ่านมา

    Why hoos hoosey lo xaliyaa

  • @sahranur9396
    @sahranur9396 13 วันที่ผ่านมา

    Ceebta Dadka lagama sheekeyo Nagtan warka daldalaysa

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 13 วันที่ผ่านมา

    We wanna make sure lakin kan qaris uma baahno gabadhu wa uur odeygu horu wax u kufsaday hala baaro kiiski hore ..

  • @nimoabdulahi8328
    @nimoabdulahi8328 13 วันที่ผ่านมา

    Soomaali maxay yihiin waa dadka aduunka ugu xun gabar aabaheed kufsaday waa la arkay waxay ka dhacday mandheera

  • @OmAbdikarim
    @OmAbdikarim 12 วันที่ผ่านมา

    Sheekhow ha danbaabin ee wax hubso

  • @amrano1302
    @amrano1302 12 วันที่ผ่านมา

    Dahirow dadkaan wax dafaacaya gabadhaas yarta ah iyo hoyadeedba waxaan ka codsaneynaa Gabadhaas wa 8 bilood markey dhasho wa inaad DNA ka qaad midfadlag umadaan sey u qancanaa k

  • @saadiahassan7633
    @saadiahassan7633 13 วันที่ผ่านมา

    Adiga inaad caaysid mafiicno ceebta muslimka lama faafiyo

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 7 วันที่ผ่านมา

    Ee maxa laga hubsan hooyadeed waxay dhahday gabadh ushaqaynaysay iyuu kufsaday oo sidaasay ku aamintay inanteeda ee xaqa gabadeeda la daboolo ma ahan wa sida diintayada islaanka loogabaxo oo loogagacararo

  • @NafisaAbdullaahi
    @NafisaAbdullaahi 13 วันที่ผ่านมา

    Yaa diinta ku soo duulay

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 13 วันที่ผ่านมา

    Dadbilaa.aqli.ah.oodin.kidoodaya.ayaan.layabanahay.miskin.yaadalas.adeer.kuwii.yidhi.waacaynba.cayn.waxaad.ceebta.utaqaano.dadbay.camalkoodatahay..sheekhu.mawalanyahay.ma.isagaa.dhalay.dakoodhan.otarbiyad.udhigay..kuudhalay.baanad.kudam.basbikarin.waayo.waxan.shaydaanba.sameeyay

  • @FardosoMahamud
    @FardosoMahamud 13 วันที่ผ่านมา

    Wareerkan halabaaro dna hagaqaado dadkan

  • @Caliya7
    @Caliya7 13 วันที่ผ่านมา

    Ilmaha yar markuu dhasho DNA halooga qaado awowga iyo abtiga intii kahoreysa sheekada yareeya.

  • @maalinawess4124
    @maalinawess4124 13 วันที่ผ่านมา

    Waryaa wilow wadqaldantahay eissax haiskulaaqin arimaha

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 11 วันที่ผ่านมา

    LEGETA

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 13 วันที่ผ่านมา

    Dahir.calisow.haduu.qalad.leeyahay.in.lalaxisabtamo.lakin.tan.waa.loolayimid.arintanina.in.laqariyo.maaha.waayo.makasurtowda.iyo.kamasurtodo.arin.tolai.lagadoodo.maaha .dad.walan.naajira.dad.aqligoogu.kufilnaybajira.yes.banaanka.in.lakeeno.maahaqalad

  • @casiloGedi
    @casiloGedi 13 วันที่ผ่านมา

    Foolxumo aan laxalinayn lana qariyo waa waxa keenay inay sameeyaan ragu way isku qariyaan mana xaliyaan waliba lacag bay odayaashu ku kala qaataan jeebkana gashtaan duliga waxaasaa badiya

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 13 วันที่ผ่านมา

    Naagta.fikirka.kadhibanaysa.mar.waysax.santahay.marna.way.qaldantahay.tameesha.taal.tukadaran.bay.keeentay.kunatilmantay.gabadha.dhibanaha.ah.eenasab.keeda.cadaysay.ayay.gara ad.kutilmaamaysa..waa.qalad.labaad.yaab.

  • @kafeyaabdi4828
    @kafeyaabdi4828 13 วันที่ผ่านมา

    Qof balwadaysan waxba ma celiyaan

  • @koobiyolambastingsandboxay7001
    @koobiyolambastingsandboxay7001 13 วันที่ผ่านมา

    Arnkan hala hubsado waa fidmo lasoo tuuray eeyaan ĺagù dagdagin ee halawaraystojaar keeda

  • @zainabhudeidi9938
    @zainabhudeidi9938 13 วันที่ผ่านมา

    Bal naagtan siday uhadlayso. Qomiyada kaliya qofka wax dulmay loo hilinayo waa Somalida.rabiyoow adiga cadila waxkasta ujeeda rabiyoow qaxa feeraha ka dilaaci,

  • @AbdiazizRashid-u3u
    @AbdiazizRashid-u3u 12 วันที่ผ่านมา

    Dumarku dagartooda badan ninki ka ogolaade efaafiye waa nin danbi xumbarsade sharecada muslimka ma banaano in lafaafiyo ceebaha

  • @Yasmin-u2h
    @Yasmin-u2h 13 วันที่ผ่านมา

    Rag wax xamanaya maxaad dadka ceebahooda u raadina6saan waar illaahay ka baqa

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 13 วันที่ผ่านมา

    ninyahow adiga waxbaa kaa qaldan waqtigaan lajoogo wax aan la'arkeynin majiro .

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 13 วันที่ผ่านมา

    Ninkan.dadka.kutilmaamaya.gaalo..galo.ciilkad.uqabto.faragalinteeda.meel.laga.qabta.jira.lakin.dintaadu.haday.islamtahay.sicadbay.ugahadashay.in.ay.diltahay.hadana.qariya.ayad.ledahay.oo.gaalo.ayaad.kutimamaysa.waaqalad.maxakenay.imisa.amin.san.qosol.oyo.ohin .waxloobahanyahay .maaha..diciif.weeyi..