Y was her qabiil important to mention 🤦🏾♂️ and we don’t care about some random women and who she has kids with. They should’ve thought about what they were getting in to before. Xalimo xoolo always crying back to the community after they get abused and embarrassed.
Asalaamu caleykum waraxmatullaah, WAXAAN KU RAACSANAHAY AMAAL, ABU DUJAANA WAXAAD LEEDAHAY FOSTER AAN U DHIIBAA ,ILMO AABAHOOD JOOGO SEE FOOSTER LOOGU DHIIBAA.
Allaha ufududeyo gabdhaan iyadaa degan xafada qaliga ah sikastana ha ahaato hooyada hadey rabto in ey ilmaha wax barto wey bari kartaa waliba lacag fiican ayuu usodiraye sidey sheegtey qofka waa in uu kufikiraa maxaa dan ii ah sax waaye qoxootida masar maahan sida kuwa yirub wax madhiiban ilaa in aad been balayo aad sheegtid xitaa markaas waxaa laga yabaa in ey halmar 100$ siiyan sax waye iqamada waa lacag lkn gabadaan waxey dagi kartaa xafadaha dabaqada dhaxe ah waana 200$ kirada rashinkana adigee kugu xirantahay wax waad yaryareesan kartaa Masar waadhib hadanan lagusoo bileen gabadha halakalmeyo iyadana ha is yaryareeso waaweynka yeena kudayan reer taasic waan aqanaa xaye cashara ama xaye saabac ama xaye taamin hakaradsato guri
Abu Dujaana MashaAllah good work 👏👏👏
😅😅😅
M.a abu dujana samafale .
Gabadhaan halo qabto wax ninku maxuma
Malaga yaaba inay iyadu xumaysay
Tell her to raise her kids and wait until her older son turn 20 or 21, and u guys help her until that inshallah
Amaasha waawalantahah gabdha canaan uma bahna Nayaa ama waxyar ama ka aamus
Soomaali seedinimo ninkan kula hadla xaliya reerka
Gabadhaas mareykanka joogtaa talo fiican bay ku siisay waanan ku taageersanahay sidaas yeel
Masha Allah baarakallah Amal runta ayeey kuu sheegtey ee maqal walaashay Safiya Amal taladeeda.
Qoftaan laba af eey ku hadlee marna hala caawiyo marna aj nabi waaye ee dhehee
Mansha allah gabadhan iyo caruurteda ale aabahod ha u soo jeediyo alena ha isku maslaxo
Gabadhan waxa uroon ciyaalkeeda inee masar iska joogaan oo cilmi diin bartaan si hadhow ayagoo waaween ayey wax kaqabsan karaan mareekanka.
Loyal maaha looyar maahaa looyar maaha heshiisiiya seedigeen iyo walaasheen
Hadii ninku yidhi markay waawaynaadaan hadhow hakuu ashkatoodaan wuxuu larabaa dhulka islaamka ee biilka haw kordhiyo iyana diinta habarto caruurta dhulka gaalada kadaa
Reerka wanaajiya oo seediyadii oo soomaali oo dhan tusalacag na uga bisleeya
Salaam walaashay ha iga gaadho
Ninkaa macluumaadkiisa intaydaan gudbin lahadla waayo wax walba wadahadalka ayey ku wanaagsanyihiin oo xal lugu gaadhi karaa
Haduu nin xun yahay sharciga ciyaalka uma sameyeen ❤
Xusni khulqi Al Mari altarku maalaa yacni s s c w
Iimaanka qanjaha joogo guri 3 qof 3 naag lagu wado qabey, kkkkkkkkkk gabdhaha soomaaliyeed ajnabi waa u duleesan yihiin ragga soomaaliyeed walaalahoodana xaaladaas kuma galaan.
Kkkkkkķkkk
Absolutely true
Maaasha waa walantahay waxaas dhan maxaa u geystey iyo sharaxadaas ma anagaa naga badisaa kulahee ma ayaduu qabaa bal❌🥷🏿
That is tru she has to wait when her son becomes 18
gabadha lacag ha loo aruuriyo masarna ha joogto inta wiilka 18 gaarayo
Ninka ilmaha muxuu uga qaadanaayaa xoog maa jirto
Abu dijaanna cibaadu raxmaan yamshuunna calalal arrdlihoownan wa idaa khaadabahumuljaahiluun naqaaluu salaamaa
Abuu Biibito ayuu furtay yaah! Damn plenty fuusto rolling around allover there is a serious fuusto market
Caruuta yaan laga qadanin
Amaal bax aad masar oo dec maxaa usa ku fariisiyey
Haaa. Lacawiyo ilmha korso 18 marku garo buu. Kudhofinya isha alah. Abu ilmaha yaan lagaqadan. Africo haa jogto
Waa run waa inlala hadlaa ninka waa sax
Abu Dujaana Daacadsanaa HADALKAAS SIFICAN U DHAGEYSO kulahaa😥
Gabadhan codka yar faduul badanaa maxa ninka lanbarkiisa ka galay iyo xadhiidhkiisa nio dumarkii somaliyed dadnimadoodi iyo garashadoodi gus galmoy noqotay maalin dhaweedna waxan arkayey mid salma rihana ladhaho waxay meel bablig ah ka lahayd ninka gaalka ah waxan ku doortay balagta ama biijada oo raaxada uwacan wa wax lala yaabo
Markahore lahadla ninka inta aydaandacwayn
Was runteda Ninka Wuu masrufa wax’s laga yaaba in lacagtu isugaadhiwayday madama u carur kale leyahay
Haa
Xukum islaam aaa xukumi ilaahay baqdintii heerkee ka joogaa iimaan walaadhay intee leeyahay
waxan filayaa in ay taya hubeerka walween dago
Black amrican wax layiraado majiro somaliye
Jareer Somali qabo Black American Ma Ahaan
AMAAL WEY CAQLI BADAN TAHAY
Y was her qabiil important to mention 🤦🏾♂️ and we don’t care about some random women and who she has kids with. They should’ve thought about what they were getting in to before. Xalimo xoolo always crying back to the community after they get abused and embarrassed.
Maryan waa run mareykan haday rabto ha ka samirto ha u badhrrdho raali ha ku noqoto quuqiska daa
Asalaamu caleykum waraxmatullaah, WAXAAN KU RAACSANAHAY AMAAL,
ABU DUJAANA WAXAAD LEEDAHAY FOSTER AAN U DHIIBAA ,ILMO AABAHOOD JOOGO SEE FOOSTER LOOGU DHIIBAA.
Aniga 100 /100 2naag mid kamid ah hadeyna ogolaanin ama midka mid ah wey adagtahay nin AMERICAN NAAGO WATO wey adag tahay balaayada
Ilmaha bes rabaan allaah ha saqiro
Haday kan 15 jirka dirtan ameey ka sixraaan nagaha baaas yaa allaah ufududee
Aaaaaamiin
Soomaali ceeb wadato bakhayl iyo xaasid malaha mana aha faaqide3 ee 2ax buu quudhaa aamusan sarbeeb hotshots ah hadal midgaan Maya
Caaruur taada haasiidaan.
Naag soomali meel walba dalaq
2 kun bixi gacan weyn oo kal gacayl ka soo goday qalbiga bukhli bil bukhli nabiyu m ssc soomaali hanti la fadhiiiso lacag aad baxsato taga aamusa
Malin seedigay maxkamad maahee meeshuu jiro ama joogo halagu tago oo halala xaajoodo cadaan
Maya furiinka dib haloogu dhigo
Gabdha lacag u aruuriya oo hashaqaysato
Xiniinyo walaalshii iyo seedigiin qowlan la yinan ku xukuma cad fadhi hadal ka af gaadha tartiib bilatii hiya axsan washaawi4 hum fil amri
Iu
Adkatay horta ninka miya carurtisa kaa masul ah mise nagta.
Xushma abuu dijaanna waa inoo hel iimaan hala helo la aamino waa in la helaa sharaf halagu wada hadlocisa hadal talo bixin yaan layskaga tuman sax