Sheekh Dirir oo dardaaran muhiim ah u jeediyay dhammaan warbaahinta Soomaalida.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 5 หลายเดือนก่อน +4

    Alle haku xafido sheekh maxamad cumar dirir waxaad ka hadashay waa waxa hada like iyo comment iyo share iisaar la laleeyahay qof isaga oo sharafkiisa caayaya

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi 5 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah tabarakallah sheekh Allah barakeeyo ❤❤❤

  • @janaraalwaasuge6624
    @janaraalwaasuge6624 5 หลายเดือนก่อน +4

    Allaha ku xafido sheekh dirir❤

  • @adnasalax
    @adnasalax 5 หลายเดือนก่อน

    ماشاءالله الله يحفظك يا شيخنا الكريم

  • @fuaadyaasiin
    @fuaadyaasiin 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh khayr ale haku siiyo sa aafada ale haynoo hagaajiyo

  • @CalicabdimaxamedMm
    @CalicabdimaxamedMm 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @Bintucabdi-c1c
    @Bintucabdi-c1c 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh allaah haku xafido

  • @saidali6971
    @saidali6971 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay sheekha haynoo xifdiyo

  • @Gamboole
    @Gamboole 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sh maxamed hadal guud mar ayu ka dhigaa in ti aalh fahansiyo ha inaga dhigo isaga ilahay ha ka abaal mariyo

  • @maxamedsaalaxcabdullahi8596
    @maxamedsaalaxcabdullahi8596 5 หลายเดือนก่อน

    Mash allh❤

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 5 หลายเดือนก่อน +1

    SALALAAHU CALEYHI WASALAM SALALAAHU CALEYHI WASALAM SALALAAHU CALEYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤JISAKALAH KHAYR SHEEKH ALLE HAYDIN XAFIDO DHAMANTIN AAMIIN YAARABI ❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa wax laga Xumaado in la arko kuwan saxaafada sheeganaya oo Isku mashquulinaya Mobile ka Taaso macna xun bixinaysa oo ixtiraamdarro iyo isdhaafin ah iyadoo Sheikh weyn oo Muxtaram ahi jeedinayo Muxaadarad u ku barayo Shareecada Diinteena Suuban ..

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 5 หลายเดือนก่อน

    Saxaafadeenu mufsid bay u badan yihiin aqoon dari darteed Una baahan in kor loo qaado waxbarashadooda , Jazaakalah sheekh Maxamad .

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 5 หลายเดือนก่อน +1

    ManshaAllh ManshaAllh ilahay haku barakeeyo shaikh

  • @abukids2176
    @abukids2176 5 หลายเดือนก่อน

    ❤ محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم خاتم أنبأ والمرسلين سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ❤️

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤

  • @abukids2176
    @abukids2176 5 หลายเดือนก่อน

    ❤Jumca Mubarak ❤

  • @eidcapdicapdi5656
    @eidcapdicapdi5656 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤ maashalah

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh sidaasaa loo baahan yahay waa in culimadu ka hadasho waaqaca hadda taagan sidaa beent isku dirka iyo qabyaalada jasaaka laaj

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwani cadowga islamka iyo dagalkoda maba oge sheekh ha ku dalin

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 5 หลายเดือนก่อน

    Tiktok-ga sida loogu tawbad seegay Sheekha wuxuu ka bixin Karo nasiixo Allahu Aclam !

  • @Gamboole
    @Gamboole 5 หลายเดือนก่อน

    Meesha cabdimalikba ma jooge yaaa saxafadda ma BĶ iyo ina rakuuub kkkkkk

  • @abdimadobe8803
    @abdimadobe8803 5 หลายเดือนก่อน

    Waa markii kacaanka lagu waalan jiray shiikha suaal baan waydiinayaa dhiiga muslimka iyo beenta saxaafada kee daran waxaad aamin San tahay nin dad islaama xasuuqay guryahooda nadaafiicda la dhacayey waxaad u taqaan awlul amri ha la deeco baad lahayd maalina maad oran warka daa dadka xabada hadan uu soo wadaa taa ka hadal hadii kale nagala tag

    • @abdirahmanmaxmud3947
      @abdirahmanmaxmud3947 5 หลายเดือนก่อน

      Hilibka culimadu wuu sumaysanyhy qofkii wax ka sheegaana wuu sumoobaa waana la arkay ilaahay ka cabso waxaad qorayso

    • @hothanaamina8459
      @hothanaamina8459 5 หลายเดือนก่อน

      Iyga isku wcn oo nbd u qudhqudhwydy waanu ku sxnaa wka la adeecy iyhlg billion oodaakimiin

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 5 หลายเดือนก่อน

      Shiikhu waa la weydiiyey wuuna ka jawaabay cidii fahmaysaa wey fahantay cidii fahmi weydayna waa kuwaa uu sheegay ee meeli u cadahay shiikhu jawaabtaa wuxuu ku soo gaabiyey looma talo waayine waa loo taag waayey

  • @lander2023
    @lander2023 5 หลายเดือนก่อน

    You when these meeting are its ictisaam playing plain and simple......sweeting talking the public......but engaged in psyop on the public. Our people in Somaliland have to be careful of these sheikhs, business and journalist all payed to play scheme...all againts somaliland but playing suttle long game......

  • @aaminaibraahim3564
    @aaminaibraahim3564 5 หลายเดือนก่อน

    Mashaallh