DAYAX DALNUURSHE HEESTA (MAREEXAAN) AUDIO OFFICAIL (2024)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ค. 2024
  • ERAYADA SHAX SHAX
    LAXANKA CAWIL KOYLA
    MUSIC ABDIFATAH YARE
    ▪️Intii medebliyo waxaan siman
    ▪️Marayxaane maanta soobaxa
    ▪️Durbaankiyo muusig nootuma
    ▪️Magaca sharaftalehna muujiya
    ▪️Midkaanan aqoon siyaad tusa
    ▪️Miyaadan aqoon waryaa dhaha
    ▪️Markuu argagaxana waydiya
    ▪️Maxaa kugu dhacay walaaal dhaha
    🔸️Magaalka yaa shiday mr ee
    🔸️Marinka yaa u falay mr ee
    🔸️Maamulka yaa mudan mr ee
    🔸️Madaxda dunidana mr ee
    🔸️Qalbiil magaclana mr ee
    🔸️Dadkana yaa u maqan Mr ee
    🔸️Dalkana yaa u maqan mr ee
    🔸️insigu waa wada mareexaan.
    ▪️Intii muruq laba waxow adag
    ▪️Marayxaane aadmigoo idil
    ▪️Misaankiyo cududa muujiya
    ▪️Maalmaha qaaska ah dabaal dega
    ▪️Midkii dood qaba iskeen dhaha
    ▪️Taariiqaha wada mug wayn bara
    ▪️Waxaad mudan tihiin u meeriya
    ▪️Milgaha reerkana maqaam dhiga.
    Shax Shax,
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 1K

  • @AbdikafiAdan
    @AbdikafiAdan 5 หลายเดือนก่อน +298

    Wixii mareexan ah waa salamayaa🇸🇴🥰

  • @user-ul1zt9bi9o
    @user-ul1zt9bi9o 5 หลายเดือนก่อน +176

    Marexaanaw like halays kumujiyo balan teenu waa 1m oo like

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 5 หลายเดือนก่อน +199

    Wagardhac Gang🇱🇺💪 From Caabudwaaq.
    Mareexaan Kaliya Baa love ii saari kara🇱🇺🇱🇺🇱🇺❤️
    Thankz Dayax Dalnuurshe King Of City.🙏💯

    • @onkodlyrics4965
      @onkodlyrics4965 5 หลายเดือนก่อน +6

      Wagardhacnimo

    • @NadifaaliAli
      @NadifaaliAli 4 หลายเดือนก่อน +6

      Ani awoowe iithy from hg wagardhacnimo😊❤

    • @Humble.Alkebulan
      @Humble.Alkebulan 4 หลายเดือนก่อน +3

      Cumar dheer wagardhac 😂

    • @shiinebeatsofficial1597
      @shiinebeatsofficial1597 4 หลายเดือนก่อน +2

      @@NadifaaliAli Awoowe Ani xitaa Aabahay reer Jalaf baa dhalaye

    • @NajmoNashad-vh5uf
      @NajmoNashad-vh5uf 4 หลายเดือนก่อน +1

      Xiig baan kugu sara😂😂

  • @farxiyocabdala1752
    @farxiyocabdala1752 5 หลายเดือนก่อน +102

    Marreexan madaxdi dalka idin jecliyaa🇱🇺 from xawaadle🇸🇧👑🫶🥰

  • @JANNA.ERYADE.WAGARDHAC.
    @JANNA.ERYADE.WAGARDHAC. 5 หลายเดือนก่อน +137

    Tolkay Marexan from wagardhac🇱🇺🦁🤟

    • @TheAshkaan
      @TheAshkaan 5 หลายเดือนก่อน +4

      Wiigan gang🇱🇺❤

    • @user-vc5xb4lf6o
      @user-vc5xb4lf6o 5 หลายเดือนก่อน +5

      waikan from howraarsame 🇱🇺

    • @DucysanDuraan-nw6xm
      @DucysanDuraan-nw6xm 5 หลายเดือนก่อน +5

      Wagrdhacnimo❤

    • @rahmoomarsadik6252
      @rahmoomarsadik6252 5 หลายเดือนก่อน +5

      Wagardhacnimo Ma❤❤❤

    • @Drskayf
      @Drskayf 5 หลายเดือนก่อน +4

      Waikan inader from wagardhac ❤

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 4 หลายเดือนก่อน +52

    Marexanee. Darood sade wan nisalamay from Gadabursii samaroon sade ❤💯🇸🇴

  • @khadroabdi6526
    @khadroabdi6526 5 หลายเดือนก่อน +72

    Marexan sade from abudwaaq salama❤

  • @hiboali3303
    @hiboali3303 5 หลายเดือนก่อน +65

    Tolkay Mr From Reer xasan🇱🇺❤

    • @abdullahiarfa9043
      @abdullahiarfa9043 4 หลายเดือนก่อน

      Waaxid IB Reer ugaas ah😂✋

  • @bosteyomohamed-sn5zv
    @bosteyomohamed-sn5zv 5 หลายเดือนก่อน +45

    Mariixaan maahi. Laakin waan jeclahay Mareexaan. Aabo Siyaad Bare baa ka dhashay oo necbaa musuq iyo qabiil❤❤❤❤❤

    • @dekajama8188
      @dekajama8188 5 หลายเดือนก่อน

      Maasha allah Illaahay haku xiftiyo ❤❤❤ I love you sharaf iyo xushmed kunooloow

  • @saacidmaxamuud500
    @saacidmaxamuud500 3 หลายเดือนก่อน +15

    From celi waxii marexan like 👍 🇱🇺🇱🇺🇱🇺

  • @SakariyeclrishiidSakariye
    @SakariyeclrishiidSakariye 5 หลายเดือนก่อน +43

    Darood rerkan ugu jeclahay m.r wlhi from dhulbahante❤😊

    • @RuweydoShire-wl9vp
      @RuweydoShire-wl9vp 4 หลายเดือนก่อน +1

      Thnkis ❤

    • @AhmedDaud-fd6vn
      @AhmedDaud-fd6vn 2 หลายเดือนก่อน

      Daarood dadka aan u jecelnahay waa Dhulbahante.

  • @hanisodog3970
    @hanisodog3970 5 หลายเดือนก่อน +46

    Aniga bishan waxan ahey mareexan 😂😂😂 from dhulbahante ❤

    • @fadumomohamed4160
      @fadumomohamed4160 4 หลายเดือนก่อน

      Siilka hoyada sheego Taaj family. Halkan loogama baahna kab iyo lax 😡😡😡😡😡😡

    • @user-sw2du7em1t
      @user-sw2du7em1t 3 หลายเดือนก่อน +1

      🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🇱🇺🇱🇺🙈🙈🙈🙈🙈 soodhawow😂😂😂😂

    • @FartuunMaxamed-sm9bq
      @FartuunMaxamed-sm9bq หลายเดือนก่อน

      Bisha kaliya maha sanadkan dhanba😂

  • @zakariaali6857
    @zakariaali6857 3 หลายเดือนก่อน +18

    Viva alamrexaniya ❤

  • @salmaosman3778
    @salmaosman3778 4 หลายเดือนก่อน +10

    Waxay iga haaysaa mareexaan ka guurso wiilasha mareexaan. I love you anoo izaaqa waan idin jeclhy Jah. Dalka yaa u maqan mareexaan😢❤

  • @fartunfm-of7ng
    @fartunfm-of7ng 5 หลายเดือนก่อน +23

    Maasha allaah dayax dalnuurshe dad cisi iyo sharaf ku leh somaliya baad ka soo jeedaa beelweynta shiikhaal guuleysta next president fahad yasiin hadaan mareexaan nahay waa idin wadanaa guuleyso heesta aad baan uga helay❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 5 หลายเดือนก่อน +2

      Anigo Marexaan ah waxan ku duceeystaa ilahay inu fahad yaasin mdxweeyne nooga dhigo wlhi inshallah

  • @xaybomaxamad2446
    @xaybomaxamad2446 5 หลายเดือนก่อน +35

    Thnks bro magaciin hasareeyo my tolkey🇱🇺🇱🇺

  • @UmulkhayrCabdi-xt8zx
    @UmulkhayrCabdi-xt8zx 5 หลายเดือนก่อน +22

    Mareexaanooow from dhulbahante🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺

    • @Mia-ll5di
      @Mia-ll5di 5 หลายเดือนก่อน +1

      Dadki aan jeclen ❤️ 🐎🇱🇺

  • @zakilaal1265
    @zakilaal1265 5 หลายเดือนก่อน +27

    Viva mareexan madaxdii somalia Waa kaa hayna Wll Dayax mareexaanee❤🦁😫

  • @miskifarah4859
    @miskifarah4859 5 หลายเดือนก่อน +42

    Mareexaan maahi laakiin AABE SIYAAD BARE ayaa ka dhashey ❤ALLAAH TABAARAKA WATACAALAA WAXAAN UGA BARYAYAA JANATUL FARDOWSA AL-ACLAA AAMIIN DHAHA FADLAN

    • @qwenridhuu7554
      @qwenridhuu7554 5 หลายเดือนก่อน

      Amiin❤

    • @dekajama8188
      @dekajama8188 5 หลายเดือนก่อน

      Aamiin aamiin yaarabi juza kalahu kheyer wallaal sharaf iyo ciso kunoloow juza kalahu kheyer wallaal

    • @haniaden2700
      @haniaden2700 4 หลายเดือนก่อน

      Sharaf iyo karamo ha ahato wll

    • @cattleyaali9766
      @cattleyaali9766 4 หลายเดือนก่อน

      Amiin ya raab

    • @user-pn6dd3rn6w
      @user-pn6dd3rn6w 4 หลายเดือนก่อน

      Aamiin❤❤

  • @ridhawanguhad7981
    @ridhawanguhad7981 5 หลายเดือนก่อน +36

    Tolkay Marexan from Ceeldheer🇸🇴❤

    • @saladdarbi
      @saladdarbi 5 หลายเดือนก่อน +1

      Wa marki ugu horaysay family 🤣👁️ aan fariintoda aan arkaye😂❤

    • @ayaancali2777
      @ayaancali2777 5 หลายเดือนก่อน +3

      Tolkayga Mareexan Cali maxamed (Cali dheere)❤❤🎉

  • @user-wq5ss8wk6f
    @user-wq5ss8wk6f 4 หลายเดือนก่อน +16

    Mareexan guulaysta🎉❤
    From surre

  • @sabrinaabdulle
    @sabrinaabdulle 5 หลายเดือนก่อน +21

    Yaaa heestan soo dontay oo mr ah like me ❤😂dhigo biyoo mahan ❤️🇱🇺

  • @cabdinasry822
    @cabdinasry822 5 หลายเดือนก่อน +67

    Amazing 👏 song from de best singer n the world .
    MR 🇱🇺

    • @abdishugri7692
      @abdishugri7692 5 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤

    • @user-vp6xg1cd8v
      @user-vp6xg1cd8v 4 หลายเดือนก่อน

      Vsoewheg😂😂🎉😢😮😅😅😊

    • @user-vp6xg1cd8v
      @user-vp6xg1cd8v 4 หลายเดือนก่อน

      Vueyeiffyidgwieydo😂😂😂🎉😢😢😮😮😅😅😅😊😊

  • @zunduznor6133
    @zunduznor6133 5 หลายเดือนก่อน +45

    Amazing al maarexaniya🔥❤

  • @YasminDahir-yx5rf
    @YasminDahir-yx5rf หลายเดือนก่อน +3

    Reer abtigaya marxan walibo reer diini rer dalal adunkha ugu jaclhaya ilove you❤❤❤❤❤❤

  • @SalmoClraxmaan
    @SalmoClraxmaan 5 หลายเดือนก่อน +110

    Mareexaan waan jeclhy form dhulbahnte illahow wiil mareexan calaf igu dar dadka igu jeclhy ❤🎉🎶

    • @SuleqoOmar-wy9ls
      @SuleqoOmar-wy9ls 5 หลายเดือนก่อน +4

      Wan ko jeclnahy angana wll❤

    • @user-zz8nb6dq3j
      @user-zz8nb6dq3j 5 หลายเดือนก่อน +4

      Dumashi amiin ❤

    • @luladen8201
      @luladen8201 5 หลายเดือนก่อน +3

      Inadeer mcaan Dumaashi hataa noo noqodo waa good hatii kalo wada dhalshda kaweeyna ❤

    • @darasadmedia.8599
      @darasadmedia.8599 5 หลายเดือนก่อน +2

      Abaayo mcn❤

    • @SalmoClraxmaan
      @SalmoClraxmaan 5 หลายเดือนก่อน

      @@luladen8201 haaaa wll mcn ❤

  • @zamzammohamed5804
    @zamzammohamed5804 5 หลายเดือนก่อน +47

    Thank you king of the city🎉❤

  • @msssafa
    @msssafa 5 หลายเดือนก่อน +12

    al Mareexaniya LOVE U ilma ADEERAYAAL froM MAJEERTEEN

    • @dekajama8188
      @dekajama8188 5 หลายเดือนก่อน +1

      Thank you Ina Adeer toljir majeerteen cadowgii hajbo love ❤❤❤❤❤❤

  • @aishahalane7400
    @aishahalane7400 4 หลายเดือนก่อน +16

    Heestan intii laga xiiso dhacayo mareexaan ban ahay 😂❤

  • @Arawelo911
    @Arawelo911 5 หลายเดือนก่อน +15

    Insigu wa wada mreexaane Al-MAREEXAANIA 🇱🇺😭🩸

  • @JANNA.ERYADE.WAGARDHAC.
    @JANNA.ERYADE.WAGARDHAC. 5 หลายเดือนก่อน +16

    Laandheerayal waan idinsalamay my dhiga🇱🇺🦁♥️🤟

  • @hanacaday7714
    @hanacaday7714 5 หลายเดือนก่อน +10

    Mr wan jeclhy runti from drwsh❤❤

  • @abdikadirmohamed910
    @abdikadirmohamed910 5 หลายเดือนก่อน +13

    Waa idin salamay marexaan from shikhaal ❤❤

    • @NasroXamud-lu6mf
      @NasroXamud-lu6mf 10 วันที่ผ่านมา

      From shiiqaal ina adeer ❤❤❤

  • @Najmaabdull12
    @Najmaabdull12 5 หลายเดือนก่อน +10

    Insigu waa wada mareexaan🇱🇺😫💗dayaxow kun jeer love uuu yaqeyy

  • @haniaaden3170
    @haniaaden3170 5 หลายเดือนก่อน +9

    Iskoor ba noyaal😂 qabiilkii ugu horeyay si toos ah lagu heeso ❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 5 หลายเดือนก่อน +13

    Wax kale waye Heestu Marexan dadan jeclahay 🥰🥰

  • @user-ns6zr1jg5g
    @user-ns6zr1jg5g 5 หลายเดือนก่อน +11

    Tolkey mr from hawrarsme amrer🇱🇺

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 4 หลายเดือนก่อน +5

    Inta qabiilka mareexaan oo eheen oo iska jecl is muujiya laki❤❤

  • @FaadamoXasan
    @FaadamoXasan หลายเดือนก่อน +2

    Waaw.mareexaan ❤😢😮

  • @Mawliid_tareeso
    @Mawliid_tareeso 5 หลายเดือนก่อน +13

    Mareexaan way kudhaartaan shiikhal ❤aabe farmajo&fahad❤

  • @ismailmohamedadennorgumaad707
    @ismailmohamedadennorgumaad707 5 หลายเดือนก่อน +11

    Insigu waa wada marexaan mahadsanid sxp ❣️🫶🇸🇴☑️

  • @yamyam585
    @yamyam585 5 หลายเดือนก่อน +10

    Madaxdii umada somaliyed 🇸🇴🪑
    Dadka yaa u maqan mareexaan thanks my bro dayax 👊👑🇸🇴🪑🔥

  • @zamzamaden8702
    @zamzamaden8702 5 หลายเดือนก่อน +11

    Tolka wale hada xaqoodi ay ka heshay Somali,
    Salaan sare my tolkay
    Mareexan sade daarood
    Reer diini, reer ugaas sharmaake
    Ismuujiya tolkay ❤❤❤❤

    • @mohussle415
      @mohussle415 5 หลายเดือนก่อน

      Ugaasadeena 🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 5 หลายเดือนก่อน +7

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato i.a🙏🕋😍❤

  • @aminahaji5223
    @aminahaji5223 4 หลายเดือนก่อน +6

    Asc mareexaan dad gob ah from Xawaale ❤❤❤❤

  • @fowziamulaha9638
    @fowziamulaha9638 5 หลายเดือนก่อน +21

    Waaw waan jeclahay mariixaan from xawaadle baladweyne

  • @MAHAD304
    @MAHAD304 4 หลายเดือนก่อน +3

    Marxeeen waa abtisaaheyy wana jaceyalahay wxii magaca maraxeen sheegta❤🎉 guuleysta abtiyaaL❤

  • @muzxin
    @muzxin 5 หลายเดือนก่อน +12

    Allow jeer tolkeey ii xifdi mareexaan weyne dowlad magac leh thanks. shiiqaal cade dayax dalnuurshe. Marexaan iyo shiiqaal waligood waa is jeclaayeen

    • @NasroXamud-lu6mf
      @NasroXamud-lu6mf 10 วันที่ผ่านมา

      From shiiqaal guul mariixaan ❤❤❤

  • @XaliimoDiirye
    @XaliimoDiirye 5 หลายเดือนก่อน +11

    Tolkey mareexaan is muujiya ❤

  • @abdihassan8641
    @abdihassan8641 5 หลายเดือนก่อน +9

    Dalka nuurkiisa heestan maalin uun wan sugaayey inaad noosoo qaadid almareexaaniyah 🇱🇺 thanks fanankena

    • @maryanigal3349
      @maryanigal3349 4 หลายเดือนก่อน

      dalnuurshe waatahay geesi aan gaban ayaa tahsy

    • @maryanigal3349
      @maryanigal3349 4 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤😂 dalnuurshe dayax

  • @aaminoabdullahi9313
    @aaminoabdullahi9313 5 หลายเดือนก่อน +4

    Wuu nooo hagar baxay fanankeena sharaf iyo karamo❤❤

  • @Zack_933
    @Zack_933 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wayyy tan hees way dhaftay❤😍

  • @fadumoabdulahi1104
    @fadumoabdulahi1104 5 หลายเดือนก่อน +6

    Way mareexaanoow heestan 1M aan geeyno dayaxoow mhdsnd❤

  • @ilyasrama6292
    @ilyasrama6292 5 หลายเดือนก่อน +37

    Absolutely beautiful song @dayax dalnurshe ❤️

  • @kingmire11
    @kingmire11 5 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah walalkey kuma ilowno

  • @zainabsabriye3800
    @zainabsabriye3800 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha ALLAH DALNUUSHE mareexaan wuu kaa qabaa hees macaan

  • @hodanadam9602
    @hodanadam9602 5 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah rer abtigey mareexaan ree diini ree ugaas sharmarke ❤❤

  • @ayanabdulle475
    @ayanabdulle475 5 หลายเดือนก่อน +4

    Wow ❤❤❤ Mareexan❤❤❤ Ish calaa cod iyo laxan iyo musig. Dayaxh Madaxda no saaran tahay al fanaan daxax dalnuushe❤

  • @fuaadshariif7721
    @fuaadshariif7721 5 หลายเดือนก่อน +10

    Mareexaan power of somalia❤❤

  • @NajmAXasan-yi4ux
    @NajmAXasan-yi4ux หลายเดือนก่อน +1

    Tolkay. Mr guul.from hawraarsame❤❤❤

  • @saidabdikadir3797
    @saidabdikadir3797 5 หลายเดือนก่อน +4

    From Reer garaad all mareexaniya ❤

  • @ahmedyare6032
    @ahmedyare6032 5 หลายเดือนก่อน +12

    Qabilka kaliya dabecadoda ku wareray waye hal qof nolosha ka dhacay kuma arkaysid waxa u Malaysa inay is arursadan👍😂

  • @nasromahdi2198
    @nasromahdi2198 5 หลายเดือนก่อน +7

    May dhiiga waan ka henaa king dayax Jah ❤😩

  • @user-hn3wx2mw1w
    @user-hn3wx2mw1w 4 หลายเดือนก่อน +2

    Aabo siyaad ayaa isoo koriyey waxna ibaray alle ha unaxariisto aamiin

  • @thegunners2896
    @thegunners2896 5 หลายเดือนก่อน +6

    Mareexan waan jeclhy from Shikal illahow gabar mareexan calaf igu dar dadka igu jeclhy🧏❤️❤️🙌🙌

  • @SamiirDaacadofficial
    @SamiirDaacadofficial 5 หลายเดือนก่อน +4

    reer ayeydayda macaan ayy mareexaani
    mo

  • @maxamedshide9672
    @maxamedshide9672 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mariisaan waa qaran jecel qarnimada soomaaliya, waa gabar xawaadle maashaa alaah la,aantii qaran ma jiro waaye

  • @ShuceybAxmadgarre
    @ShuceybAxmadgarre หลายเดือนก่อน +1

    Masha alah marexaan aad aya u jacelahay faroom mj aya ahay

  • @user-me9iy6cl3q
    @user-me9iy6cl3q 5 หลายเดือนก่อน +4

    Laandhere hadaad maqashid waa wiilka sheikhal ee DAYAX DALNUURSHE mahadsanid Tani hees waa dhaaftay waa in aan magac kle u bixinaaa waa aniga oo ugaaska cida ah gaana soo salaamaayo balanbale halka gobta dagto ❤

  • @user-dg6rj8iu5o
    @user-dg6rj8iu5o 5 หลายเดือนก่อน +3

    Dayan wll qalbi sharaf leh wll nooloow❤❤

  • @user-gx9mt5gq5u
    @user-gx9mt5gq5u 5 หลายเดือนก่อน +11

    Almareexaniya ❤

  • @ubahosman2886
    @ubahosman2886 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waaw Dalka yaa u maqan Mareexaan ee ,muwaadiniin daacad u ah qarankooda.
    Xaqiiq 100%

  • @rayaan8734
    @rayaan8734 5 หลายเดือนก่อน +7

    Midkan aqon siyaat tusiyo😂😂❤

  • @aishaabdinasir3893
    @aishaabdinasir3893 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waawo nice song i love all mr people ❤

  • @khadrodheman1280
    @khadrodheman1280 5 หลายเดือนก่อน +4

    Wow thank you so much ❤ dayax dalka nuurkisa❤😊

  • @rahmakutub3686
    @rahmakutub3686 3 หลายเดือนก่อน +1

    ASC reer ayeeyo allaah idin barakeeyo

  • @jfw007
    @jfw007 5 หลายเดือนก่อน +3

    LEJEN MAREEXAAN MADAX UU SAARAN TAHAY. DAYAX 🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙

    • @user-zw5gi2zy1j
      @user-zw5gi2zy1j 3 หลายเดือนก่อน

      Mareexanow ninkii badbagaliseen dayax hargeysaaloodiiday😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 waxbaabalahakayaacay😊

    • @user-zw5gi2zy1j
      @user-zw5gi2zy1j 3 หลายเดือนก่อน

      Dayaxow hargeeysa kaxaaxaabi😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 waalaguudiiday

  • @naimadiamond2767
    @naimadiamond2767 5 หลายเดือนก่อน +6

    Mareexaan waan jclahy guuleysta dumaashiyaaal gob baa tihiiine isooo duceeya inaa wilal cad cad idiiin dhalo ❤❤❤from abgaal 😂

    • @user-sv1ek9wl5b
      @user-sv1ek9wl5b 5 หลายเดือนก่อน

      Ku wii talin lahaa dhalee insha allah dimashi from reer diini 😂❤❤

  • @nuuriyahirsiducaale3694
    @nuuriyahirsiducaale3694 10 วันที่ผ่านมา

    Mashaallaah jazkaallaah kheyran guul seda mashaallaah

  • @qalbiluula2663
    @qalbiluula2663 4 หลายเดือนก่อน +2

    Manshallah mareexan ❤❤ madaxdi dalk❤❤

  • @user-ut2vn2le5x
    @user-ut2vn2le5x 5 หลายเดือนก่อน +3

    Midkaan aqoon siyaad tusa ❤👍💪

  • @user-qh1lh8in1z
    @user-qh1lh8in1z 5 หลายเดือนก่อน +3

    The best song 🎵 🎉__Wn salaMay Madaxdi MR__From isaaQ Sacad Muuse❤🎉

    • @lulalihassan981
      @lulalihassan981 5 หลายเดือนก่อน

      Thank you Ina adeer saaxibaday aya ah sacad muuse

  • @user-ou9hu3ik7k
    @user-ou9hu3ik7k 5 หลายเดือนก่อน +2

    Qabil ha laiskadayo qabil waa wax dadka kala geyay ❤saliya nabiga kusali ❤❤scw

  • @AzoMakaveli360
    @AzoMakaveli360 5 หลายเดือนก่อน +9

    Reerka Dowladnimada Abuuura🇸🇴
    Midkaana Aqoon Jalle Siyad Tusa AUN
    Wlh baanan ahayn waxna wadagin balse waa umad sharaf iyo dadnimo iyo dal jeceyl ku abuuran 🇸🇴🇸🇴
    Somalia Somali Baa Leh 🇸🇴
    Sade Mareexaan ❤🇸🇴

  • @sharmarkeshariifmohamud4768
    @sharmarkeshariifmohamud4768 4 หลายเดือนก่อน +4

    Markii Mareexaan aan waynay waxaan noqonay duurjoog xiliyadii Mareexaan dalka mamulayey dowlad sharaf leh ayaan aheen hada waa eber Somalia 🇸🇴 waa yaa wax nasiiya

  • @nuuriyahirsiducaale3694
    @nuuriyahirsiducaale3694 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mareexan guuleesta inshaallaah guul inshaallaah jazkaallaah kheyran dalnuuurshe alah ku xifidiyo aamiin cadowaga alah kaaqabto aaaaamiin aaaaamiin

  • @sihaamdaweeya5246
    @sihaamdaweeya5246 3 หลายเดือนก่อน +1

    Al mareexaniya form madhimaan ❤😘

  • @user-kp6ul1ig8m
    @user-kp6ul1ig8m 5 หลายเดือนก่อน +3

    Reer tolkey mareexaan kayimid reer diini

  • @saidaaden3396
    @saidaaden3396 5 หลายเดือนก่อน +48

    If you ain’t done with MR, then you shouldn’t be listening this song and definitely don’t make any comments.

    • @Armaan.khan2542
      @Armaan.khan2542 5 หลายเดือนก่อน +3

      Meshuu somalia jogto wll maxaa afkaa kaqàdey neh😂

    • @MaryamAbdi-no1tw
      @MaryamAbdi-no1tw 5 หลายเดือนก่อน +4

      Wllo i am not Mr and am listening 😂😂😂 Dumashi baad noqon kartaane dadka kaxishoo😂

  • @amalfarey567
    @amalfarey567 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wow super start 🤴🔥🌹

  • @maxamuudmaye7306
    @maxamuudmaye7306 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wixii Mareexan ah waa salamayaa🇸🇴

  • @user-cs9dl1qe6s
    @user-cs9dl1qe6s 5 หลายเดือนก่อน +5

    Hello From ogadenimo ❤❤❤❤❤

  • @Haffyy
    @Haffyy 5 หลายเดือนก่อน +2

    Legend waa hees an kasugeynay from poqortoyo Mareexan ♥️💯

  • @sacdiaadan9072
    @sacdiaadan9072 4 หลายเดือนก่อน +2

    Viva mareexaan from awdal samaron siciid❤❤❤❤❤

  • @user-sw2du7em1t
    @user-sw2du7em1t 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ dalka rurkisa hora usco wll😊😊

  • @jihaanofficially7977
    @jihaanofficially7977 5 หลายเดือนก่อน +12

    Woow amazing ❤❤❤

  • @user-sd1pf3ek9y
    @user-sd1pf3ek9y 5 หลายเดือนก่อน +2

    My dhiiga marxeen❤❤❤

  • @faadumoxuseen1104
    @faadumoxuseen1104 5 หลายเดือนก่อน +7

    Amzing song dayax in the buliding ❤

  • @farxiyagababa9871
    @farxiyagababa9871 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah reer abtigey allaha idin barakeeyo

  • @cadaadoyare3439
    @cadaadoyare3439 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AlMareexaanyeh 🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴