OMAR BARBAR QURAANKA ILLAHEY AYA ISKU DAWEYAY MARKA WAYAY QOF I CAWIYA ILLAH AYA KA WEYN ALX WA RO😭💔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 96

  • @halimaabdulle3232
    @halimaabdulle3232 2 หลายเดือนก่อน +14

    Walaal Africa joogna kuma caawin karne Rabi haku caawiyo

  • @AbdirahmanShariff-w3y
    @AbdirahmanShariff-w3y 2 หลายเดือนก่อน +7

    Read the Quran there is nothing better than the quran

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allaah haku caafiyo Allaah ku xidhoow quraankana isku dawee iyo adkaarta nabigaeenu inoo sheegay waad caafimaad inshaa allaah ❤

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alxamdulillaahi Rabbilcaalamiin
    Oomaar Barbaroow Ilaahay hakuu gargaaro

  • @dekoabdullahi691
    @dekoabdullahi691 2 หลายเดือนก่อน +7

    Wad bugsootay Allaah hadad isku xidhay Akhrin Quran ka hajoojin iyo Ducada Alle Subxaana watacala insha Allaah wadka bixi dhibka bi idmilaah Alle haku cafiyo Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @sahrohussein861
    @sahrohussein861 2 หลายเดือนก่อน +1

    ASC
    Allaah ha ku caafiyo caafimaad dhiiga dhimirka iyo maskaxda galo allaha ku siiyo eedo macaan

  • @dekoabdullahi691
    @dekoabdullahi691 2 หลายเดือนก่อน +5

    Asc markasta waysayso Adkarta aqriso Surah Baqara shido illahay talasaaro Asaga waxnadila waxna noleeha

  • @FatimaCeydiid
    @FatimaCeydiid 2 หลายเดือนก่อน

    Omar cawa waxba arki meysiid waankula soo jedeeyna allah haku xafido

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ax ilahay haku caafiyo wll lakiin waxad ogata cid cidkugu badeli kartaa ma jirtee quranka akhariso hadii anad aqoona shiido oo salaada badi wll

  • @fadumoashkir2111
    @fadumoashkir2111 2 หลายเดือนก่อน +5

    Allah ha ku caawiyo wll

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaah aqriso quraanka aley

  • @maryamkhalif8064
    @maryamkhalif8064 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Omar cadaga Ilahay hakaqabto cadaga kudhibataya meelkasta ayajogan dadigana diinta
    Wad taqan isku aqri Quranka Insha Allah wad cafimadin

  • @kiingeesay1341
    @kiingeesay1341 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha haku xafido wll hadan awoodo wanku cawinlahaa balse wanku soo duceyay si niyad ah ale cadawga hakaa qabto adna quranka aqriso 😢

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 2 หลายเดือนก่อน +2

    Warkaaga waa run lakin Soomaali waxba mafahamto.

  • @AydarusIsmael
    @AydarusIsmael 2 หลายเดือนก่อน

    Illahay ha ku cafiyo quran akhriso all.

  • @Maajidafarxaan123
    @Maajidafarxaan123 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay ha kucaafiyo inaader ilaahay baa kucaawin waayo waxaad diidey wuxuu ilaahay diidey 😢😢😢😢 barbar waan kanaxay laakin ilaahay baa uhiilin iinsha alaah

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 2 หลายเดือนก่อน

    Wlle Allaaha ku cafiyo 😢 sku aquran qurak 😢

  • @ZainabOsman-zd9pt
    @ZainabOsman-zd9pt 2 หลายเดือนก่อน +3

    We pray for you our brother

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 2 หลายเดือนก่อน +1

    Omar ilaahay haku caafiyo brother

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 2 หลายเดือนก่อน +1

    MAANSHAA ALLAH QUR'AANKU WAA DAWO WALAAL XAGA ILAAHAY U ORAD MARKASTABA , RAXMAANKAAGA AWOODU KALIGII U SUGNAATEY U CIBAADAYSO, SAAXIIBADAN AKHYAAR BALWADA AHNA ISKAGA HADH, OO ASAAXBTA MASAAJIIDA KU XIDHAN KU XIDHNOOW. ALLAH CULEYSKA HA KAA DUL QAADO AAMIIN.

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha kaa soo furfuro musiibadaan aamiin

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 2 หลายเดือนก่อน

    Oomaarow maanta unba heeshay dhabadi saxda ahayd. Allah mooyee cid kalee haa raadin. Ilaahay unba kaa saari kara dhibkan ee isaga gacmaha u baaci 🤲

  • @laylahashi1415
    @laylahashi1415 2 หลายเดือนก่อน +5

    Please listen to Koran

  • @roodaruuxi5203
    @roodaruuxi5203 2 หลายเดือนก่อน +1

    Omar all haku caawiyo wllo insha allah dhib kuma helayo insha allah

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 2 หลายเดือนก่อน +3

    Marka Cafimd Qabto Kali aya lagu❤jcylyhay lkn Rabi mahad ucali huno❤❤❤❤❤❤😢😢😢

    • @cabdiibraahim9173
      @cabdiibraahim9173 2 หลายเดือนก่อน

      Ku garaac qur aanka iyo adkaarta insha alaah waad caafimaadeesaah

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 2 หลายเดือนก่อน +2

    Walool Ilaheye Ha ku xafiyo hana ku raxamado

  • @abdaleabdi790
    @abdaleabdi790 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah bilow admi kuuma bahiyo wll alle cafimad dag dag ah haku siiyo

  • @foosfarah7645
    @foosfarah7645 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allaah barih walal in ilaah kasarih

  • @maslah345
    @maslah345 2 หลายเดือนก่อน

    ALLAHA KU CAAFIYO XAALADA AAD KUSUGANTAHAY ALLAHA KAA SAARO

  • @xadiyoxadiyo4644
    @xadiyoxadiyo4644 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc oomaarow nin diin yaqaan baa ilaahey kaa dhigaye quraanka isku aqri

  • @ImanHassan-w6z
    @ImanHassan-w6z 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah

  • @KayfIssa
    @KayfIssa 2 หลายเดือนก่อน

    Sax maansha allaah ilaah hakuu siyaadiyo allaah isku xir hadaa alle iskuma jirto waxa kaa halaabaayo maleh

  • @laylahashi1415
    @laylahashi1415 2 หลายเดือนก่อน +2

    We pray for you brother

  • @sihamyusuf-c8p
    @sihamyusuf-c8p 2 หลายเดือนก่อน

    Subhanalah walshay waa ruuntibigusawir

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 2 หลายเดือนก่อน +1

    QURAANKA YUTUBKA KA SHIDO EE DHAGA GELI WAA ILAAHEY AA KU XAFIDAAYO.

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 หลายเดือนก่อน +2

    Oomaar familigaagu dhib kulama rabaan! Taas ogow ilaahay talo saaro!

  • @MuniiroShiikh
    @MuniiroShiikh 2 หลายเดือนก่อน

    Waanu kuu ducayny Allah Ku caafiyo wll

  • @halimaabdulle3232
    @halimaabdulle3232 2 หลายเดือนก่อน +2

    Illahay haku caafiyo walaal

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 2 หลายเดือนก่อน

    Wll Awooda waa tan Alle subxanahu wa Tacaalaa Allaah ku dhag

  • @farxiyafarxiyaomar-ib6zr
    @farxiyafarxiyaomar-ib6zr 2 หลายเดือนก่อน

    Mashalah ilahy cafiimad ha kuu siiyo

  • @Sky4Abdi-zt3yp
    @Sky4Abdi-zt3yp 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay baa wax caawiya ilaahay haku caafimaad sho

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 2 หลายเดือนก่อน

    Walaalkay ilaahay hadii aad ku xidhantay waxba kaa xumaan maayaan hurdada badso iyo salaada ku dadaal

  • @zahroali2407
    @zahroali2407 2 หลายเดือนก่อน

    Illahey hakuu hiiliyo quuraanka aqriso Allene bari

  • @Maajidafarxaan123
    @Maajidafarxaan123 2 หลายเดือนก่อน

    Iinsha alaah waad kabixi mar hadad tiri ilaahay baa iga bixin ilaahay xagiisa uunbad kufakan wanad garatay ilaahay kafkeena iyo geeridena ha kulansiin adna ilaahay qowl saxa ayuu afkaaga ka yeersiiyey alxamdulilaah

  • @islamisthebestreligion1738
    @islamisthebestreligion1738 2 หลายเดือนก่อน

    waan ku farxsanhay walalkeey adigoo caadi ah alxmdulilaah

  • @ImanHassan-w6z
    @ImanHassan-w6z 2 หลายเดือนก่อน

    Alla Maasha Akhri walaal

  • @zahroali2407
    @zahroali2407 2 หลายเดือนก่อน

    Waanu kuu soo duceynaynaa Allah ku xifdiyo

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 2 หลายเดือนก่อน

    Innalillaahi wa'ina ilaihi rajicun

  • @ZainabOsman-zd9pt
    @ZainabOsman-zd9pt 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allhamdulillah

  • @AyaanGaylan
    @AyaanGaylan 2 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa allaah mooyee cid wax ku tiri kara ma jiree wllo ilaahay ha ku caawiyo hana ku caafiyo ee allaah u carar

  • @ifrahhersi4559
    @ifrahhersi4559 2 หลายเดือนก่อน

    May Allah make easy for you 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 2 หลายเดือนก่อน

    Alaysallahu bicabdi kaafi
    Rabi waa kugu filanyahay badi ayatul kursi illaa 100 aqri

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah haku cafiyo wll

  • @foosfarah7645
    @foosfarah7645 2 หลายเดือนก่อน +1

    Salatulayl tugo walal oo ilaah barih

  • @ifrahyusuf1117
    @ifrahyusuf1117 2 หลายเดือนก่อน

    Mashalah wa hadal yaqan

  • @saafimaxamuud2529
    @saafimaxamuud2529 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaah cawinaad hakusiiyo waxas ber laxawsi rabi cuski asa gacantisa wayn tahy

  • @ayaanburhan5966
    @ayaanburhan5966 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha ku caafiyo

  • @islamisthebestreligion1738
    @islamisthebestreligion1738 2 หลายเดือนก่อน

    ilaahoow ku caawi Cumaroow

  • @FarxaanShariif-l4e
    @FarxaanShariif-l4e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xadda wad sahanta kuso aytul qursi

  • @NimcoshuriyeGeeedi
    @NimcoshuriyeGeeedi 2 หลายเดือนก่อน

    ayaad ka illaah isku xir oo ayaadka illaah halmar hakatagin iyo ducada illaah aad baryeeyso wax makaaqadi karaan

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahayow caafi. Walal Omaarow
    La ilaha ila Allah waxdahu la Sharika Allah lahul mulk walahul xamdu wahuwa cala kuli shaayn qaadir afka ku qaabo wll. Sura baqara ama yasin akhriso wll.
    Ilahay aya igu cafiyey.
    MJ wala Darood wax kutari mayaan Omaar. Ilahay isku xirdh.

  • @IdmanBeerdoon-c1o
    @IdmanBeerdoon-c1o 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ku caafiyo wll

  • @FarxaanShariif-l4e
    @FarxaanShariif-l4e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxsanit

  • @ayaanmaygaag1761
    @ayaanmaygaag1761 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilhay unba ku cawin kara Wa runta omaraw

  • @ImanHassan-w6z
    @ImanHassan-w6z 2 หลายเดือนก่อน

    Walaal wad waa Surah xijaabka

  • @KhadraAhmed-u7i
    @KhadraAhmed-u7i 2 หลายเดือนก่อน

    Wllo Allah ku cafiyo

  • @shukrijama3926
    @shukrijama3926 2 หลายเดือนก่อน +1

    Excertly

  • @ImanHassan-w6z
    @ImanHassan-w6z 2 หลายเดือนก่อน

    Walaal akhri

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 2 หลายเดือนก่อน

    Inuu fiyoowyahay arka quraanka muu sixi karaa qof waLan

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 2 หลายเดือนก่อน

    Allah haku caafiyo Hana xifdiyo

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 2 หลายเดือนก่อน

    Illaha ha kaa qaado dhibka wll qaadi

  • @AyaanIlyaas-x2r
    @AyaanIlyaas-x2r 2 หลายเดือนก่อน

    wll illahy cadawga ha kaasoo badbaadiyo illahy isku xidh wll

  • @AminaXashi-eq1zw
    @AminaXashi-eq1zw 2 หลายเดือนก่อน +1

    ASC. ĶkķkD5 waa. Bilaa. Dhìg. Ee. Alaah. Ku. Gargaaro. Aamìn. Read. Quraanka Alaah. My. WALAAAL❤❤❤❤😂😂😂

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 หลายเดือนก่อน +2

    Iskadaa qabyaalad ok

  • @bilemoha5753
    @bilemoha5753 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha u aqbalo ducada

  • @inaomar2151
    @inaomar2151 2 หลายเดือนก่อน

    Oomaar waxaa aqrisataa suuratu israa aayada 45 ku celceli inbadan oo fasiraadeeda raadi

  • @HodanElmi-n4t
    @HodanElmi-n4t 2 หลายเดือนก่อน

    Sorry bro

  • @AbdirahmanShariff-w3y
    @AbdirahmanShariff-w3y 2 หลายเดือนก่อน

    Fasliin. Marii

  • @marshaljackson-s5f
    @marshaljackson-s5f 2 หลายเดือนก่อน

    ninkan dhatar walaahi kuma jiiro waxan u mataalaya waxad ku garanaysa qof dhatarka waalida ku jira oo hada liv so gaalaaya ma jirto wa been iska caad lakin jaahilintu somalidu 68% aqli ay wax ku fahmaan maale yaabka adunkan ninkan wixisu wa show wa mashruc wa been wa film

  • @fartunkhalif2037
    @fartunkhalif2037 2 หลายเดือนก่อน

    Allaah haku hiiliyo aboow❤😊

  • @fawsiagaal6901
    @fawsiagaal6901 2 หลายเดือนก่อน +1

    War naso hurdaa u baahan tahay

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 2 หลายเดือนก่อน

    Walaahi ninkaan waahore baa ogaaden inuu qabiiliiste weyn yahay balse bulshada iskagadayo d5 iyo mj kuweynyihiin in diintuisu tagtey waa dareensana ee uu mashruuckujiro waxaa layaba 99% somalida haday bararugeen after his video qaar baaba siidhahayo waa miskiin😂 ama diin buuleeyahay. Bal eeg sida uayaaban somalida in cawaantahay 😂

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 2 หลายเดือนก่อน +1

    awaye Dadka aad ka dhalatay madan lahyin Dad

  • @marshaljackson-s5f
    @marshaljackson-s5f 2 หลายเดือนก่อน

    beenlow wax ka run ma jirto ninkan wuxu sheegaayo wa mashruc iyo show calaacal time

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 หลายเดือนก่อน

    Qablada kkkkkkkkkk

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 หลายเดือนก่อน

    Xaarod xaarmajo kkkkkkk

    • @deeqoahmed1771
      @deeqoahmed1771 2 หลายเดือนก่อน

      Af ceytamo ninkiisuu kuyaal waxaa kuhadleyso adigaa ah mooryaan yahey

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 2 หลายเดือนก่อน

    Anigo Harti ah I don’t like reer Mahad iyo MJ guud ahaan. Wa isma qabtoyin o ilahay xita kagama xishonayaan weliba reer Mahad wa dalimiin.

  • @AbdirahmanShariff-w3y
    @AbdirahmanShariff-w3y 2 หลายเดือนก่อน +3

    Read the Quran there is nothing better than the quran

  • @fadumoashkir2111
    @fadumoashkir2111 2 หลายเดือนก่อน

    MaashaAllah

  • @islamisthebestreligion1738
    @islamisthebestreligion1738 2 หลายเดือนก่อน

    ilaahoow ku caawi Cumaroow

  • @AbdirahmanShariff-w3y
    @AbdirahmanShariff-w3y 2 หลายเดือนก่อน +1

    Read the Quran there is nothing better than the quran

  • @AbdirahmanShariff-w3y
    @AbdirahmanShariff-w3y 2 หลายเดือนก่อน +1

    Read the Quran there is nothing better than the quran

    • @hodankambi8976
      @hodankambi8976 2 หลายเดือนก่อน

      ?zzzaz ZZZZZza?😊