DEG DEG: Dhoolatuska A.Madoobe, Ciidamadii ugu badnaa oo hub loo qeybiyay & DF oo heshay xogta...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 9

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 12 วันที่ผ่านมา +1

    Guuuuuuleyso MW Axmed Madoobe. Idankaallaah aaaammiin yaarabbi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 12 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Jublande

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 12 วันที่ผ่านมา

    Guuuuuul Jupaland idankaallaah maashaaallaah ❤❤❤❤❤❤

  • @khadrajihaad
    @khadrajihaad 12 วันที่ผ่านมา

    Inash Allah khary alle ha kadhigo

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 12 วันที่ผ่านมา

    Axmad madoobe guul madaxweynaha sharcigaa ee juballand axmad madoobe guuuuuuuuuuuuuuuuul

  • @dahabomaxamednuur8750
    @dahabomaxamednuur8750 11 วันที่ผ่านมา

    Qawaarijmadoobe.guulisarkimaayaan

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 12 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia guusha ay gaartey ee badda iyo sujuudda xasan sheekh waxaa ay libtaa uhaysaa axmed madoobe wax kastoo la sheegaa taageeradiisa madeynayso taasi waa biyo kama dhibcaan

  • @jimcaalecolaad6587
    @jimcaalecolaad6587 12 วันที่ผ่านมา

    Yaku warama

  • @dhulgariir
    @dhulgariir 12 วันที่ผ่านมา

    Waxaasoo jab iyo dhib iyo hagardaamo haysta soomaali waxaa u sabab ah itoobiya oo doonaysa inay soomaali isla daciifaan oo ay madhiyaan hadhowna ay bad xor ah ay hesho laakiin dhibku wuxuu ka joogaa
    Doofaaradan somalida ah ee ka masuulka ah ee dhibka u horseedaya burburka umada iyo dagaalada aan dhamaadkalahayn
    Xasan sheekh iyo axmed madoobe isma dhaamaan waa dabadhilif aan dan ka lahayn dalkooda