Casharkii 201, Tafsiirka AD-Dukhaan 1 ilaa 59 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Dib u Habayn tafsiirkii Quraanka Sh Cumar Faaruuq (Yarxamullah)
    Casharkii 201, Tafsiirka AD-Dukhaan 1 ilaa 59 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
    Tafsiirkan Sh Cumar Faaruuq wuxuu ku duubay Sacuudiga 1988 sida la filayo, Fadlan noo soo ducee, Subscribe us and share the FADLI

ความคิดเห็น • 54

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan3042 5 ปีที่แล้ว +20

    Qofna hees iyo ciyaar buu ka tagay qofna khayr iyo quraan buu ka tagay aduunkaa lagu kala hor maray intaan aakhira la gaarin

  • @Sara-ed7ol
    @Sara-ed7ol 2 หลายเดือนก่อน +2

    ALLAAH SWT ha siiyo naxariistii Janno Sheekheena Sheekh Cumar Faaruuq. Wallaal Salah Barre, ajar aan dhamaan ALLAAH ku siiyo, sida aad isugu soo duba ridey iyo juhdiga aad gelisey.

    • @SalahBarre
      @SalahBarre  หลายเดือนก่อน

      Aamiin, Jazakallah khayr Allah ajar aan dhamaan quraanka aad baranayso ha kaa siiyo.

  • @amiraabdullahi362
    @amiraabdullahi362 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah alle haw naxariisto jantulfardowsana alle ha ka waraabiyo 23juz ayaa ka bartay walall khayr alle haydin siiyo aakhiro iyo aduunba

    • @SalahBarre
      @SalahBarre  2 ปีที่แล้ว

      Aamiin JAzaka-Allah khayr walaale, Quraanka nuur Allah ha kaaga dhigo Akhiro iyo aduunba Aamiin

    • @bushrashabukar5915
      @bushrashabukar5915 11 หลายเดือนก่อน

      Manshaa allaah wallaal alle hakugu anfaco

    • @bushrashabukar5915
      @bushrashabukar5915 11 หลายเดือนก่อน

      Inyar ayaaba kudhiman

  • @ismailabdi4206
    @ismailabdi4206 3 ปีที่แล้ว +5

    Walalayaal isoo duceeya, xooga ayaan cibaadada ka caajisaa.

    • @SalahBarre
      @SalahBarre  3 ปีที่แล้ว +2

      Allah SUbaxaanu watacaalaa ha kuu sahlo cibaadada

    • @deqoowdaauud4167
      @deqoowdaauud4167 2 ปีที่แล้ว +1

      Haay

  • @boqran101
    @boqran101 ปีที่แล้ว +3

    لااله الاالله رحمه الله شيخ عمر😢

  • @user-sf8uu2de5x
    @user-sf8uu2de5x 10 หลายเดือนก่อน

    M.a sheikh ale hakubarkeeyo aniga iyo adiga muslimiinta oodhan

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 ปีที่แล้ว +3

    Alow unaxariiso Shiekh Umal Faruuq

  • @yussufmuhmed4600
    @yussufmuhmed4600 2 ปีที่แล้ว +4

    Alaha unaxaristo shiikhena

  • @MohamedAli-kz5ub
    @MohamedAli-kz5ub ปีที่แล้ว +3

    May almighty Allah bless him jannatul fridowas

  • @DekowMohamedofficial
    @DekowMohamedofficial ปีที่แล้ว +1

    Ma sha Allah ilahiyow jana kusii

  • @user-yc2gr1kk5u
    @user-yc2gr1kk5u ปีที่แล้ว +3

    رحمة الله رحمة واسعة

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 6 ปีที่แล้ว +13

    maanshaa alaah waan ka faa'iideysanay ilaahey aqiro hakaaga abaal mariyo jannaul fardowsa ha kugu badalo inshaa alaah, waxaan jeclaan lahaa in aan helno casharadi ku xigay jizaaka laah qayr walaalaha noo dadaalay ee noo soo gudbiyey ilaahey ha idinka abaal mariyo inshaa alaah.

    • @SalahBarre
      @SalahBarre  6 ปีที่แล้ว +2

      Jazakallah, inta Quraanka ku dhagta ilaa Allah ay kala kulmaan Allah ha naga dhigo

    • @user-ke5hy7bv3j
      @user-ke5hy7bv3j 3 ปีที่แล้ว

      جزاك الله جنه

    • @hayaathasan9983
      @hayaathasan9983 2 ปีที่แล้ว

      Playbacknot by sight iío9 and a good idea but the last two days later and get the best time of reading a good p

    • @yonisabokor9044
      @yonisabokor9044 2 ปีที่แล้ว

      Mansha allah ilaahay ha kugu arsaqo naxariistiisa janadiisa fardowsana hoygaaga ka yeelo insha allah.
      Wax badan baan ka korodhsaday. Jaza akallahu Khayr.

  • @shamsaabdikarim7391
    @shamsaabdikarim7391 2 ปีที่แล้ว +6

    Allah ayaa mahad leh Sheikh Cumar Faruk noga dhigay il-khayr ah oo uburqata ummadda khyrka rabta, 15juz ka bdn ayn ka bartay Sheikha tafsiirkiisa. Miizaankiisa xasanaatka Allaha usaaro wixi Allah baray lama dhiman AUN

    • @SalahBarre
      @SalahBarre  2 ปีที่แล้ว +2

      Masha-Allah, Allah ha kugu anfaco oo ha kugu ilaaliyo Aakhiro iyo aduunba..... sii faafi si ehelku Quraanka u bartaan insha-Allah

  • @abdirizackhared1027
    @abdirizackhared1027 2 ปีที่แล้ว +2

    Naxaristii Jano Eebe haka waraabiyo Sh omar

    • @tuugwayn999
      @tuugwayn999 6 หลายเดือนก่อน

      Amin Amin

  • @abdiali6334
    @abdiali6334 3 ปีที่แล้ว +5

    Allow naxariistii jano ku sii ana cilmi nafaca nooga dhig

  • @maryanaxmed8389
    @maryanaxmed8389 ปีที่แล้ว +2

    Alaha unaxariisto sheqa

  • @abdikerabdullahimohamed3855
    @abdikerabdullahimohamed3855 4 ปีที่แล้ว +3

    Alaha Janeyo sh. Omar

  • @sultanasalat2258
    @sultanasalat2258 ปีที่แล้ว +2

    illahayu kunahariso

  • @ibrahimmaxamed548
    @ibrahimmaxamed548 14 วันที่ผ่านมา

    alaa u naxaristo shiqeyna

  • @user-sz8jn7cs3j
    @user-sz8jn7cs3j 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @user-bo2pj3lp4h
    @user-bo2pj3lp4h 3 หลายเดือนก่อน +1

    Illahaw saas oo kalan ka baryay علم ينتفع بھ

  • @fatmahsheekh4772
    @fatmahsheekh4772 5 ปีที่แล้ว +3

    الله اكبر

  • @fardowsaabdi5632
    @fardowsaabdi5632 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a

  • @user-kz9rk6wz8e
    @user-kz9rk6wz8e 7 หลายเดือนก่อน

    Inshaa Alla Janatul Fardoos

  • @deqoowdaauud4167
    @deqoowdaauud4167 2 ปีที่แล้ว +3

    Alaha unaxa resto

  • @abdiali6334
    @abdiali6334 3 ปีที่แล้ว +3

    Jasaka llah khayr wll Sheekhana Allah naxariistii jano ha geeyo

    • @SalahBarre
      @SalahBarre  3 ปีที่แล้ว

      Aamiin JAzakallah khayr

  • @AnabAnab-y5c
    @AnabAnab-y5c 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-sf8uu2de5x
    @user-sf8uu2de5x 10 หลายเดือนก่อน +1

    Madhintey alow kuunAxariiso

  • @khalifmaxamed1975
    @khalifmaxamed1975 3 ปีที่แล้ว +7

    This is a good video recommendation for me

  • @user-yn3hh8rx5x
    @user-yn3hh8rx5x ปีที่แล้ว

    Raboow unaxariso sheekh cumar faruuq

  • @cacaca6794
    @cacaca6794 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha'allah

  • @mohammudtakar2102
    @mohammudtakar2102 3 ปีที่แล้ว +3

    Q to go back

  • @samiramohamed8702
    @samiramohamed8702 2 หลายเดือนก่อน

    Cawa sabti ah oo tarikhdna ay thy 2024/july/12 mareyso ayn dawanooyaa clipkn alxm

  • @Masago2025
    @Masago2025 2 ปีที่แล้ว +3

    Jskl

  • @awaysemaxamad1897
    @awaysemaxamad1897 10 หลายเดือนก่อน +1

    Iloohow mmiisaanka xssanaadka kuugu siyasdi