Casharkii 149, Tafsiirka Suurada Alshucaraa aayadaha 1 ilaa 51, Sh. Cumar Faaruuq (Aun)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Casharkii 149, Tafsiirka Suurada Alshucaraa aayadaha 1 ilaa 51, Sh. Cumar Faaruuq (Aun)
    Tafsiirkan Sh Cumar Faaruuq wuxuu ku duubay Sacuudiga 1988 sida la filayo, Fadlan noo soo ducee, Subscribe us and share the FADLI

ความคิดเห็น • 13

  • @heartheart9867
    @heartheart9867 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @aminaomar9185
    @aminaomar9185 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah

  • @AnabAnab-y5c
    @AnabAnab-y5c 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyasheikhhassan7371
    @safiyasheikhhassan7371 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @rodajama9733
    @rodajama9733 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc wr wb Walaal Waxa igu adkaadtey in aan helo tagsiirka Cumar faaruuq marka lga bilaabo Hoos surada zukhruf ma heli karo ee ma u soo galin kartaa suura suurad oo laga bilaabayo xaga birabinaas marka la gaadho surah zukhruf ma heli karo

    • @SalahBarre
      @SalahBarre  4 ปีที่แล้ว +1

      Roda Jama Salaamu Calaykum, jazakallah inaad Quraanka baranaysid ilaahay ha ku xifdiyo. Suurada Zukhruf ilaa Suurada Muzzamil waa ku jiranaa, inta Muzzamil ka hoosaysa wali ma soo gelin, inshallah waan soo gelinayaa. Tafsiirka sidii Sh Cumar Faaruuq looga duubay baan u habeeyey, codsigaaga dartiis inta Muzzamil ka hoosaysa Suurad suurad baa u soo gelin doonaa, ka dibna inshallah hadddii ilaahay nafta igu simo dib ayaan u habayn doonaa Suuradaha ilaa Juska 5 aad si aan suurad suurad uga dhigo. Ii soo dir wixii aragti ah ee aad is leedahay waa loo baahan yahay in la badalo, ilaahay ha na wada xifdiyo

    • @SalahBarre
      @SalahBarre  4 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/play/PLiO2x7hn7xEXt9pMzMad1aWygwZM0Emym.html
      Waa suurada Alinsan, Almursalat wa ku jirtaa

    • @beaulyle6933
      @beaulyle6933 3 ปีที่แล้ว

      I guess im asking randomly but does any of you know of a way to log back into an Instagram account?
      I somehow forgot the password. I appreciate any tips you can give me

    • @abramharley7746
      @abramharley7746 3 ปีที่แล้ว

      @Beau Lyle Instablaster :)

    • @beaulyle6933
      @beaulyle6933 3 ปีที่แล้ว

      @Abram Harley Thanks so much for your reply. I found the site thru google and Im in the hacking process atm.
      Takes a while so I will get back to you later when my account password hopefully is recovered.

  • @kassimguliye5392
    @kassimguliye5392 ปีที่แล้ว

    O9o