Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa run mantay waxa gacmah is qab sadey 3 mamul gobalad oo walaha ee darood puntland khaatumo jubland goan bey qadan banakas bey ka is tagan wan ka so horjeda dusturka tuugda dowlada bahalodey fashil tay kooxda argixisada madaxtooyada villa damajid oo hogaminayo odeyga 80jrka xasan munafaq labada marxun xamza doqn cali xoosh tima cada qawdhan bidhan horgalada argixisada madaxtooyada villa damajid
Balwaan waan salaamayaa. Wariyuhu wuxuu ka hadlaa dhabta, waana waddani jecel midnimada Soomaaliya. Siyaasadda Xassan Sheekh waxay laba qaybood u kala jebisay Soomaaliya. Waxay Somaliya u kala go'day Daarood iyo Hiraab. Mar haddii la waayey in la midoobo oo wax la wada shisto, hala kala nafiso, cid kastana danaheeda haqabsato. Ijiid an ku jiidee waa gacmo daalis, Wakhti badan baana ku lumay.
firdhiye waqti buu siiyay waa nin mashquul ku ahaa dib udhisitaan burburkii SL geesatay hasan sh waa ciyaala suuq u dhaqma sidii maamul gobaleed madax wayne wada shaqadeeda nin wadani baa loo baahan yahay
SSC Khaatumo State Waa Dad isku Filan Waa ineey ka Haraan Mooryanta Villa Somalia Fadhiya Waa Argagixisada Geeska Africa Hasan Munaafaq & Hiraab Land 🦓🦓🦓🦓
darood manta malin eey ka fiican tahy maa jirto 11/11/2024 waa malin tariikhda Xusidoonta???❤❤❤❤❤❤D 5 Guul inshaaaaalh❤❤❤❤
Aad & aad Waa ineey ka Haraan Mooryanta Villa Somalia Fadhisa Somalia Dowlad kama Jirto
❤
Darood one love 💗 ❤🎉❤
Mahadsant walaalkey balwaan garguurte umadda allaha kaqabto ❤❤❤❤
Dhiigu biyo ma ahan unated jaale daarood guul soomaaliya awalba anaga ayaa wada jirka jecleyn
Balwan walale waa ruunta adiiga no iftimin jiray dhagarta ey u maleygeyso dowlada somaliya reer ssc guuleyso wall balwan
❤
Firdhiye mashallah sifican bu hadlay brother balwan
Asc balwaan wadani guuleyso in shaa allaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯
Khaatumo ninka dhabarka ka jabiyey waa TIMACADDE.
KABA QAADKA XASAN MUNAAFAQ.
Mash allah waa guul weeyen❤❤👏👏💪
kaw iyo sagashanii ayey dib ugu noqotay shekadu ilen xasan ba horey sa ugu dhawaqaye manta cana haka dhamo...
Yes somali federal was always undermining SSC and but bse always SSC loved federal govt too much.
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa run mantay waxa gacmah is qab sadey 3 mamul gobalad oo walaha ee darood puntland khaatumo jubland goan bey qadan banakas bey ka is tagan wan ka so horjeda dusturka tuugda dowlada bahalodey fashil tay kooxda argixisada madaxtooyada villa damajid oo hogaminayo odeyga 80jrka xasan munafaq labada marxun xamza doqn cali xoosh tima cada qawdhan bidhan horgalada argixisada madaxtooyada villa damajid
Mahadsanid Wariye Sare Abdullahi Balwaan Mamulada SSC Khaatumo puntland Jubbland oo lagu Tiriyo Beelweynta Daarood Weligood Midnimada Umadda Somaliyed Ayey Ka Shaqeen Jireen Weligood Beel Ahaan Isuguma Imaanin Marka Dhibaatadan MD Hassan Sheikh Uu tafaraaruq umadda Somaliyed Ayuu Ka shaqeenayaa inuu Umadda Somaliyed Afduubo taasina laga yeeli Maayo❤❤❤
Acw mahadsanid cabdulaahi guul guul guul ❤
sodhwo blwan wlal allh koxfdo ❤❤❤❤❤❤ ssc ssc ssc ssc ssc ❤❤❤❤❤❤❤
❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉journalist balwan well done bro
Balwaan waan salaamayaa.
Wariyuhu wuxuu ka hadlaa dhabta, waana waddani jecel midnimada Soomaaliya.
Siyaasadda Xassan Sheekh waxay laba qaybood u kala jebisay Soomaaliya.
Waxay Somaliya u kala go'day Daarood iyo Hiraab.
Mar haddii la waayey in la midoobo oo wax la wada shisto, hala kala nafiso, cid kastana danaheeda haqabsato.
Ijiid an ku jiidee waa gacmo daalis, Wakhti badan baana ku lumay.
MAASHAALAAH GUUUUUUUUUUL xasan dhiiqo waa MUNAAFUQ FASHILMAY
Maaa shaaa alaah tabaaraka laaah alaah hakubarakeyo hakuxiftiyo Alaahu maaa aamiiiiiin yaarabiii yaa alaah 🇸🇴❤️🌹✅🙏👍
Mashaa Allaah viva harti paawar guul iyo gobonimo❤️❤️❤️❤️🏇🏿🏇🏿🏇🏿🇸🇴💪
Maanaha allaah maanta daarood wuu ismuujiyeen bal waase xasan shiiq meel wax hageeyo mw.firshiyena afkayagii reer ssc kh wuu ku hadlay mahadsanid tokayo baanu la mawqif nahay guul
Alaah subxaanahu watacaala Somalia 🇸🇴 ha isukeeno siikalafoganshuhu waxbamakenayo nasri alaah hanosodejiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
Balwaan waa suxufi qaali ah from ssc-khaatumo
Tima Cade Horgal Xasan Sheekh
Maansha Allaah guuleesta madaxdda daaroot ismaaciil xasan xaqa Allaha tuso somali waa hal xasan dag Cabdullaahi balwaan guuleeso boowe
Iskuduubneda Daarood guul iyo gubanimo
GOOD POINT firdhiye
Masha allaah Allow Xaqa U Hiili Aaminyarabi🤲.
Timo cadde horgalbuu kucadaaday fiiro dheerbaa loo yeelan xasan ma yuu gabo qaad uyahay ✅✅✅
Mansha allaah xafidullaah
Guuul khaatumo
Hassan gurguurte ilaahay ummadda soomaaliyeed hakasoo gaadho
Ilaahow timo cade kaqabo ssc guuuuuùuuuuùuuuuul
Waa xidhxidhnan jiray timaqadhmune
Asc 😎😎😎 war firdhiyoow 5 jeer yaa xasan dabin kuu dhigey oo aad ku dhacday iska jir fadlanshacabkaada doonistiisa raac 😎😎😎🌎
Allaahayoow soomaali midee oo usha dhexda nooga qabo soomaali waa qose
Balwaaan asalkiisa waa darood hawiye sheegta
ILAHAAYBAA NAGA KIIN QABAN DALKI IYO DADKI WAAD ROGTEEN
Waa dhaandhaan waalan timacade
DHE. HOGAAMIYE SSC KHAATUMO
MADAXWAYNE. YAASHII. WAY. BATEEN. WAANU. KA . GUURNAY. MAGACA. MADAXWANE.
xildhibanadi iyo waxii dowlada ku jiray inay lacag meel eey kala geeyan wayan shacabkiina gajo iyo qarax u dhinto waa shay yaab leh
WARIYE. MADAXWANE. MALE. )( SSC KHAATUMO. HOGAAMIYE. BAY LEEDAHAY. DEEGAAN KAAN. LOOGU BIXIYAY. HOGAAMIYE
Oo isku dhuldhigo gobalada
Balwaanoow waaruntaa xasansheekh waxaalarabay inuuudadka iskukeeno
Balwaanow ilaahay mdne mdw Mohammed Abdullahi Farmaajo hanosoceliyo, waayo umada somaliyed isugumid ayey uahad, wuuna unaxaye dalka iyo dadkaba,hantida dadweynahana waa iskadhawraye, qabyaladnah waa kahufana marka ilaahay xasan sheik iyo xamse ilaahay hanadhaafiyo, waayo waa musiibo dalka iyo dadkaba losodiray 😢😢😢😢
Haa MD firidhiyo wuu llasoo daahaya lkn maataba wuu ku mahada sana yahay inuu xasan dhiiqo runuta ugu dhiiqo ??
firdhiye waqti buu siiyay waa nin mashquul ku ahaa dib udhisitaan burburkii SL geesatay
hasan sh waa ciyaala suuq u dhaqma sidii maamul gobaleed madax wayne wada shaqadeeda nin wadani baa loo baahan yahay
Horogal kasato oo SSC kasoo jeeda ee calooshoda lla wareegaya maaha reere SSC khaatumo meeshuu doono hajoogo sool kama degi jaran???
SSC Khaatumo State Waa Dad isku Filan Waa ineey ka Haraan Mooryanta Villa Somalia Fadhiya Waa Argagixisada Geeska Africa Hasan Munaafaq & Hiraab Land 🦓🦓🦓🦓
MADAXWAYNE. LOOMA. BAAHNA. WAY. BATEEN
C.balwaaaan halgamaaaa
TIMO CADE HALEYSKAQABTO
Maahainuu iska weeyneeyo inuu isku keeno baalarabay
Oo uu gobalwalba meeshiisaugu tagooo uu lakulmo
👍👍👍
Facebook maxtaad wax uso galin waysay sxb
Timacade.waahorgal.waacaadaqaate.laaluushcune.qadiyadiisa.gate
Facebook maxaad wax uso galin waysay sxb
Balwaan soomaali waa hal