Dad xinkeenna u taagan Haku soorin xanteena Dad xumaanta u heelan Haba-siinin xogteena Xidhiidhkeena jacaylku Xidid weeye dhexdeena İyo xeer-namideeya Xagal daac ha uquudhin Xurma been haka yeelin Afka beenta xadaaya Adigoon ka xanaaqin Ku xisaabtin xabiibi xikmadeena tidhaahda Jacayl xaasid mawaayo Xiqdi qof ku foogan Ha kor saadin xilkaaga Nacabkaa kugu xeeran Haka yeelin xog soocan Dadka qaar xan dhameeyay İnta aad ka xisbeelin Ama aad ku xan seejin Ha xurmayn namiimka/xabibii Ka xoree nolashada Afka beenta xadaaya Adigoon ka xanaaqin Ku xisaabtin xabiibi xikmadeena tidhaahda Jacayl xaasid mawaayo Farshaxankii iyo Qurxintii;-AbdullHi Burcaawi(Nouniho)
Asama {LoVe } mrkad Labaxysay naynaastas kuma qasarin Poqorada jcylka Aya THy oo walahiya Naag ka Raliyaysan ma arkin wlHi Wxa nagaha fananinta La furo sanadba NIN ku hystan adigu kii aad ado wata fanka timida wali lanoshahY M. A illHY mrksta Haiskukiin daYo ❤💯❤💋
Toloow islaantan mar walpa malaku heysraa furunle Mise Dagaal nafeed ku jirtaa kaas ma dhamaado 😂😂😂 Furunle woo ika cilmi badan yahay Tan maxuu dhagta uku sheegay hadal kale kama so baxo 📣📣👏👏👏👏👏👏👏👏 Isla jira ibadkiin
Asma love heesta waad qaday lkn inay aniga iyo xaajiga nagu sabsantahay baan modayba
Like ha ila dhafin
Asmawaan ku taageeraa
A
Hba
Has
waaaw!!! Asma love waaad kabaxsati ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
hees aaaad umacaan waaye runtii kama daaaalo dhegeysigeeda heestaan Asma noloooow
Dad xinkeenna u taagan
Haku soorin xanteena
Dad xumaanta u heelan
Haba-siinin xogteena
Xidhiidhkeena jacaylku
Xidid weeye dhexdeena
İyo xeer-namideeya
Xagal daac ha uquudhin
Xurma been haka yeelin
Afka beenta xadaaya
Adigoon ka xanaaqin
Ku xisaabtin xabiibi
xikmadeena tidhaahda
Jacayl xaasid mawaayo
Xiqdi qof ku foogan
Ha kor saadin xilkaaga
Nacabkaa kugu xeeran
Haka yeelin xog soocan
Dadka qaar xan dhameeyay
İnta aad ka xisbeelin
Ama aad ku xan seejin
Ha xurmayn namiimka/xabibii
Ka xoree nolashada
Afka beenta xadaaya
Adigoon ka xanaaqin
Ku xisaabtin xabiibi
xikmadeena tidhaahda
Jacayl xaasid mawaayo
Farshaxankii iyo Qurxintii;-AbdullHi Burcaawi(Nouniho)
AbdullHi Burcaawi Nouniho thank you huno
asma love heestani wayga gadanthy like hla dhaafina inta ilataagerta 💋💋💋💋
w
Asma love Fanaanadi fanaanadaha seexisay Alle ha isku kiin daayo adiga iyo Macalinka weyn ee furinle Aamiin intii Lamanahan Jecel like hasaarto.
Asama {LoVe } mrkad Labaxysay naynaastas kuma qasarin
Poqorada jcylka Aya THy oo walahiya Naag ka Raliyaysan ma arkin wlHi Wxa nagaha fananinta La furo sanadba NIN ku hystan adigu kii aad ado wata fanka timida wali lanoshahY M. A illHY mrksta Haiskukiin daYo ❤💯❤💋
Axyaa hees
Well done asma love
Thnkz waqal studio
Awoooow Asmey Nolow daad xinkena u tagan ha ku sorin Xantena
like isaraa
Wah wah
Woow lmnha jacaylka mrkn asma daawado waxbaan xsuustaa allah h isukaayo keeno qof aan oghy
Ma isku inaaden😢❤ 6 sano kdb 😅
Asma love is my favourite. We love you. Asma and furunle, Best Somali love birds.
Waaw hees iga dheh waleh ASMA LOVE waan ku taageerzanahay kugu hayztaa
Like ii zaar
Muniir jamaal CR
Comment isaar aaaaa😱
♡♡♡
t
Belle
carafaad cabdi ahmed
Toloow islaantan mar walpa malaku heysraa furunle
Mise Dagaal nafeed ku jirtaa kaas ma dhamaado
😂😂😂
Furunle woo ika cilmi badan yahay Tan maxuu dhagta uku sheegay hadal kale kama so baxo
📣📣👏👏👏👏👏👏👏👏
Isla jira ibadkiin
wiilka ku nool jaceylka xamar la dhaaf ciyaarta jacaylka kk alle haysku waariyo
dad xinkeena u taagan ha ku soorin xanyeena ❤❤❤❤💋love you mustaphe cde lkie ii saara inta ka heshay
Xasuus gaara alle haku ammansado my queen♥️💯
Nacalla shaydan ku yaale Jacayl xaasid ma waayo😍
Dhagaysigeeda kama daalo wlhi 😍😍😍 Asma love hore usoco apid
ASMA LOVE WAAD KA BAXSATAY INTA ILA TEGEERTA ASMA LOVE INTII YARAYD KU QABTA HH
aduunkan ugu necebahay
Haniqueen Haniqueen De yaa jeclawba ku leh inaad necebtahay iyo in klaba laguuma ogee
yaa Ku yidhi ijawab hoyada wase
Haniqueen Haniqueen Naa dhilayay mxd aniga comantigayga ugu zoo jwb baysay manta gaar kaaga uga bixisidna
AF qadhmuneey hoyada ba dhilaa iyo inantina mar danbe bal juug idheh
Ax walahi hees dhaba nolow asma thanks waqal studio
Yaaa daawanaya 2021 like saar
asma love kahelay heesta way iga gadan tahay jacayl xaasid ma waayo asma hooyada jacaylka midhaa weeye
Masha alahAsma ismaaciil (Asma love )Nice Song Diamond Voice Nolow Adiga Iyo Xaajigaga Iyo FamilygagubaWaQal Well Done pro
JI'm
L
LllMareye M
U
Ayyy Dad Xinkeena utagaan ha Ku Soorin Xanteena😢😀😘❤
Yaa salaam😘😘😘😘😘love u queen hore USOCo asma😍
Asma love jacaylka la sheegaaba iyadu ku dhanyahay
Wllky xamse xadaari hore usoco wllky qaali ereyo dhaxal galaad tirisaaye
fadumo mohammed aden biki
Jacayl xazid ma waayo beentada maaaha qaalia asma Ahmed Ismail asma love
Umiira Ilkacaz
Heestu aday kugu socotaba
Malaha qlli
Hhmmmm ma saaasa zxboow lkn aniga ma xqazid ayan ahay aniga ala zxbow
Umiira Ilkacaz haa ma waayoh
badanka haplaha ayaa xaazida oo dadka ka daba shaqeeya
mashallaha walal asma illahay xajiigaga hakuu illaliyo iyo caruurtadad cadagagu cagtadad hoosteeda ayeey ku jiiraan asma jiiroo joog walalla
inTa JeceL qaranimada SoomaalilaNd io inTii HeestaN ka HeshaY Plz Like Ha iLa dhaaFin
afkaa beenta xadaaya
adigoo ka xanaqin
ku xisaabtn xbbti
xigmadena tirahda
jaceyl xasid ma wayo😍😍
waaaw ax ax hees macan noloow love ilin igatimid wayo aad u tageraa asamo love
Afka beenta xadaaya adigoon kaxanaaqin kuxisaabtan xabiibi xikmadeena tiraahda jacayl xaasis mawaayo
iqra abdullahi wallshad ila dhalatey kuma waayo mcnto
ASMA WALAY AD AYAN KU JECLAHAY
Afkaa beenta xadaaya adigoon ka xanaqin ku xisaabtan xabibi xikmadeena tidhaahda jacayl xaasid ma waayo
fanka somalida waxaa hogaamiya dhashii samaroon fanaan abwaan music iyo laxan ba way isku darsadeen
Runta weyan pro absolutly
Wwwwww illah ileeh asma caykA weeyeeee😍😍😍
Asma axmed ismail ❤
Boqrada codka still watching 🔥❤
jacaylku
xaasid ma galo walle
talo fiican ayay asma bixisay
Asma love tu es vraiment bon voix 😍😍💋💋
Nice cool beautiful family mashallaah my Allah bless you Asma and husband✓
Waaaaw nice lovely song sister ❤️❤️❤️
Asma Ahmed ismeil asma love 🙃😋😋
Waw Azma hppti wllhY ku jclhy Kna HelaY Heztada QaliYey
Asma good very good asma you are the best 👍👍👍👌👌👌👌👌💗💓💓💗💓
Hees shidan ❤ Iyo Abwan Qalia Hamse Xadari
dumaashi way shidan thy heesku
guray akon
Sawurka dillan we furinle Ku naqa Mr waqal
Xaga kaga haya asma and Ahmed wali 🤝
asma love my jeexayga noolow hbbti
yaasmiin somalilandr 123 MA
yaasmiin somalilandr 123 miyeey kuegtahy
wooooow jaceyl xasid ma waayo wlhi
Asmo love ♡ 😊 👌 👋
Jacaylmawayo
asma love quruxlay ku jecliyaa xamda queen saaxibadaa salaan sare
Wtf her voice is on another level, she went in so hard then my ting
Woooow asma love walashy mcn dar ale bn ujeclahy mc mc guul codkaga alaha kuu barakeyo
tan ninkana walay yaa wax ku falaya wax musikiiyste ah ma oga miya niman ka qurux iyo qiimo badan jirto allaw na hanuuni l from sool
Runta waye wlhi jaceeyl xaasid mawayo
Xppti asma uumah hees xigmad leh wlhi
waw
mansha allh
Asma love qurux kugu dhan zhb☺💝
❤️❤️❤️❤️❤️ manshllah
Beelo waaye aniga iyo saaxiib keeyku nuku xisaabsaantahay umaleenaa
Ax yaaa hees nolow wll anku fano xamse xassan maydhane xamse xadaari
Waaw Asma 💗💗💘
Ku xisabtan xigma dena tidhahda jacayl xasid ma waayo
Asma love u the best
asma love waad kamaxsatay ilahay haku dayo sister
asmo love ii nolow iil xaasiid allah idiinka hayo iyo il jacelbo qali nolada adi iyo seeygada axmaad walii allah idiin dhowro
Subxanaka yaacadiim waa daahir yaashamis
Sirteena #Nimco #Dareen kailaali Xabiibi may iskadhahdo. Timir laf baa kujirta.
Ali Junior hhhhh warka cad ayaa fiican
Asmadeydii❤️
Dad xumaanta u heelan haba siinin xogtaada 💪
Caadi mahan
heesta waaa zxy inaba cDi
mha
one love asmaH💗love 😘
Asma waxyaalahan aadka ugutaageero waxkamida sideey nlosheeda iyo gurigeeda uguqanacsantahay xiliwalba runti waa marwo waxkabarasho leh
Jacyl xaasid ma waayo
Ni jecelahay my people
Like ii Sara plz
jaCaYL xaasid 😣
dad xinkena utaagan haku soorin xanteena dad xumaanta u heelan haba siinin xogteena xidhiidhkeena jacaylku xidid weeye dhexdeena iyo xeernimadiixagaldaac haw quudhin haw quudhin macaane
dar-daaran wanagsan iyo dhiiri galin boqorada inkastooy odhaah tahay taaso loomalaynayo in ay dareenkeeda ka hadalayso balse balse yaan lamoodin qof sidaasi tahay lakin bulshada ayaa loobaahanayahay in ay ku dhaqmaan humaagyadan ay qaadayso fanaanadu
manshalahaa 😍😍😍😍
Waa ka helaa asma inta igala heshay like igu cawiya
Ibrahim kupra official wlhi waa hesan ka helo marwlbn dhgysta asmo xbbti frxd kunolda adigyo seygda 💋💋❤❤
Waaaaaaaw lovely asmaaay isku waara jcyl xaasid ma waaayo
Afkàa beenta xadaaya adigoon kaxanaaqin kuxisaabtan xabiibi xikmadeena tidhaahda jacayl xaasid jacayl xaasid mawaayo
2m com son Inshaa Allah ❤❤
afka beenta xadaaya adigoon ka xanaaqin kuxisaabtan xppi xikmadeena tidhaahda jacayl xaasid ma waayo
axyaa hees way iga gadantahay asma love
2021 aim hear💔😓
Axmed bay ku qafiiftay yaab🤔
Waaaaw mansha allh dadax asma nasab kamilaaa sharaf
Dad xumantenaa uu tagaan haa siin xogtenaa 😂😂😂😂😂😂😂
Wow 💖😘
Noolow asma lofeh
walahay wan ku tageera asma love
Heestan waxan ku xasuusta waxay Soo paxday markan Soo galay jarmalka ayaan dhageysan jireyna
Woow eshcala hees waw boqorada codka Asma love
Jaceyl xaazid ma waaYo
ASMA LOVE WIXII RUNA AYEY SHEEGTAY MARKAA MSAYRKA HALAGA DAAYO NINKEEDA AXMED WAY KUKALSOONTAHAY
asma love 😘😘uuumac Shan Karoon dumar
Ax jecel xasid ma wayo ben mad shegin.......!!!
Haba siiniin xogteena
waaw yarta sanka yar hore usovo
kuxisaabtan xabiibi xikmadeena tiraaahdo jaceeeyl xaaasid mawaaayo
Asma uuumh😍😍😍
Asma love
afkaa beenta xadaaya adigoon kaxanaqin waw asma qurux
Heeatan qof aan is jeclaa ayaa isodiray maalin laysku kaaya diray hadana waan kala harnay xasuis horayba igu sookicisay
Asma love NoloW
waxaaa SAA jacaylaaa
Asma love hees macaan
Gabadhaa yar iyo ninkeeda ay sidaa isu jecelyihiin illahay ya isu barakeeyo xaasidiintow ka leexda illahay ka baqoo