Qaali Ladan Oohin afka Furtay subaxanalah waxaa igu…see more

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • #ayaanle

ความคิดเห็น • 6

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 5 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid , Sociala medier
    Waain Loo badalo wacyi galin.
    Waain runta loo sheego kuwa gurbaanka u tumayo Ethiopia.
    Somalia,somali baa leh.

  • @fatimaomar6400
    @fatimaomar6400 6 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaalaha gabaryar oo ka aqli badan Masaxda wadanka haysata

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 6 วันที่ผ่านมา +1

    Somalia wax hayska Celiso somaliland oo dawlada ayey ku waalatay Ethiopia somalia iyagaa haysta viva Ethiopia

  • @MaxamedIbrahin-i2g
    @MaxamedIbrahin-i2g 5 วันที่ผ่านมา

    Qaali ladan geesiyad gees😮 dhslay❤😢 dhalsy❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hafsanuur1872
    @hafsanuur1872 6 วันที่ผ่านมา

    Somalida waa dad xanunsan qabil ku waasheen TikTok ayee dhahayan anigaa laandheere ah wadaankoda war uma hayaan qiir jabanka hanaga dayan wadan waa hesanaa lkn dad maleh anigoo qurba joga Marka arko wadankena quruxda bada beraha wan oya ilah waa u mahad celshaa sababtoo ah wuxuu nasiiye dhul isku dhelatiran lkn dadkisa xunyihiinn 😢

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 5 วันที่ผ่านมา

    Qaali ladan waa runted Ethiopia waa cadaw doonaya dhulkeena. Laakin xoogaa intey u kadiso oohinta yaxaaska dib ha isgu noqoto oo ha baarto cida ka masuulka ah in ethiopia ay damacdo dhulkeena, cadawga somali ethiopia oga daran waa kee? 1- yaa galgaduud iyo mudug wax ku xasuqaya? 2- yaa KG ku duuley oo dagalka ka wada. 3- yaa gedo hada ciidamo intuu geyey umadii meesha daganed ku xasuuqaya. 4- al shabaabka umada xasuuqa yaa waaye cid u badan oo ku shaqeysata. 5- yaa waaye dadka xamar umada ku dhibey oo hadey ku dilaan aan waxba laga qabaneynin. 6- yaa waaye hantidii umada somaliyeed cida intey dhacdey diidan in wadan kan dowladnimo loo dhan yahay ka dhalato. 7- yaa maalin kasta mediaha la taagan gurubeysi qabiil iyo umadoo la kala geeyo. 8- yaa waaye dadka isku dayaya xitaa in ay somalinimada ka saraan cidey dantooda ka wayaan. 9- yaa waaye cida raaliga iyo nus ku ah in dadkooda u ogol in ay wax walbo ku hadlaan laakin dadka kale faraha ku taag taaga uguna goodiya in la soo qaban doono. 10- yaa Ethiopia laga dacwoonaya markedii hore wadanka keeney, liska waa dheer yahay halkan laguma soo koobi karo. Yaa reer hebel ahooow hada waxaa badashey ethiopia arka ethiopia arka kkkkkkkkkk tactic scheme iyo manipulation ka joojiya. Somalinimo waa lagu kala dhaqaqey reerkina ka masuul ah adigan hada ethiopia ka sheekeynaya adigoo qabil ku faanayo baraha bulshada dhexdisa, kuma nabaayo. Too late, too little. somali ilahey ayey leedahey ethiopia mar hore ayey wadankan qabsatey idinkana ka masuul ah oo wadankaan ku ragadiyey warlord nimo aan dhamaneyen oo isbaro wadata, corruption, nepotisme.