Sidee uga adkaan kartaa Baraha Bulshada?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
    TH-cam: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page:
    www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- إسرائيل البداية والنهاية

ความคิดเห็น • 149

  • @deepfurniturework7216
    @deepfurniturework7216 4 หลายเดือนก่อน +37

    Sahanka ayaan ku xiraa 6 Sano ee u dambeyse alle madi hagaadhee waan ku faaiidey ,aad ayaa ugu mahadsantahay shaqada aad umada u heyso alle hakugu garab galo

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 4 หลายเดือนก่อน +28

    Nio 2023 may ayaa iigu danbaysay inan dawado qashinka baraha bulshada
    Xiligas waxan la daala dhacayay khalkhal shaqsiyaded
    Alx hada waxam dopomimeka ugu badan ka hela maclumadka
    Sida
    Decomentry filims
    Siyaasada calamka gaar ahaan middle east
    Prodcastiyadada badanaa
    Iwm
    Thanks 😂🎉

  • @ANIGAAKHRIS
    @ANIGAAKHRIS 4 หลายเดือนก่อน +23

    aniga Adanow wll markan furo waxa iso baxa
    1: sahanka xogaha
    2- waaberi media
    3-Ogaansho
    4- dubamekafin
    5- انس اكشن
    6- دروس اونلاين ❤❤❤❤❤❤❤

    • @sadiiqshugri7638
      @sadiiqshugri7638 4 หลายเดือนก่อน

      What you mean the last one dubamakefin ......?

    • @ANIGAAKHRIS
      @ANIGAAKHRIS 3 หลายเดือนก่อน

      @@sadiiqshugri7638 waa chanel hno Afka carabiga hadad rabto kuso diri

    • @zhr13yosef54
      @zhr13yosef54 2 หลายเดือนก่อน

      Ado kale lo bahan yahay

  • @Ahmednoorcismankaad2315
    @Ahmednoorcismankaad2315 4 หลายเดือนก่อน +6

    Macalinkayga, buug badan aad turjuntay ayaan akhriyay ❤
    Mahadsanid wll

  • @UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq
    @UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq 4 หลายเดือนก่อน +8

    Shukran wallo ❤ wan sugaa muuqaladada khaas ahaan kuwa ad dhalinta wax ugu shegaso adiga maclinkeena tahy mahadsanid

  • @Enengaming
    @Enengaming 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allh allh haku barakeyo!!

  • @AaminoNuur-q4t
    @AaminoNuur-q4t 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo Aad Ayaad ii caawisaa walal jazakallah

  • @NiciimaHassan-fh7wp
    @NiciimaHassan-fh7wp 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shukrn shakhsiyadka aan wax ka faaidad ku jirta

  • @Ibnbaali
    @Ibnbaali หลายเดือนก่อน

    Ustaadow mahadsanid

  • @asparo4497
    @asparo4497 3 หลายเดือนก่อน

    Sahanka wll cimri dheer iyo cibado suban allah kaga baryaa

  • @yasmiin_yousuf
    @yasmiin_yousuf 4 หลายเดือนก่อน +4

    Nooso gali buuga "master key system "😊❤

  • @MUNADHIBYAR
    @MUNADHIBYAR 4 หลายเดือนก่อน +2

    Aaadan sahan . Xuseen maadow. Omer inshaar khaliif Hamda xuseen nazrin saalax

  • @MohammedAsad-l9r
    @MohammedAsad-l9r 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay cimri dher iyo cafimad ban kaga baryay wll saad noo dhiirigalinayso🙏

  • @Hamidkarasay
    @Hamidkarasay 4 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah ustaad macluumadkaa waan ubaahnayn wax inaga shaandheeya xogaha aan ka qaadaneyna baraha bulshada

  • @sadiiqshugri7638
    @sadiiqshugri7638 4 หลายเดือนก่อน +1

    Me always I watch
    Sahanka xogaha
    Prof Abdi wahab Abdullahi Elmi
    Annaga production
    SH Sh mustafe
    Sh Dirir

  • @FariidoChannel-gj8ud
    @FariidoChannel-gj8ud 4 หลายเดือนก่อน +3

    Aadanow mudo labo sano ah ayaan kugu xiranahay waxad kamid tahay dadkaan meeshaan usoo galoba
    Hadalkaaguna si toosa ayu ula falgalaa caqligayga iyo daremagayga.
    Wax badana waankaa faaiday
    Hdad fariintayda aragto dar alle ayan ku jeclahay wll

  • @Ninweyn-
    @Ninweyn- 4 หลายเดือนก่อน

    Waa ka hayaa Figrado Qurux badan Thank you Ustaad

  • @Filsandiamond
    @Filsandiamond 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks 🙏

  • @SuhaybmaxamudDakhare
    @SuhaybmaxamudDakhare 4 หลายเดือนก่อน +12

    Aqoonyahan+Filla soof+ustaad. Adan khadar cali alla hakaa abaal Mariyo cilmigaga aad nala wadaagto

  • @maxamedkoosaar644
    @maxamedkoosaar644 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks soo badi zhp

  • @naciimacareef7199
    @naciimacareef7199 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aadanow mahadsanid wllo,,,,
    Alxamdulillah wan ka badbaadnay balaayada ka dhacaysa😃 🏃‍♀️‍➡️

    • @GOB_MEDIA
      @GOB_MEDIA 4 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad😅😅😃

  • @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
    @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga Run ahaantii waxaan kuxiranahay Adiga Cumar inshaar sh musdhafe horufadhi media iyo dhiirigaliyaal badan sida Maxamed cige xaliye Ayub Axmed iyo kuwakale Alxamdulillaah mahadsanid walaal qaali

  • @ZhamzudinZuliaman
    @ZhamzudinZuliaman 4 หลายเดือนก่อน

    Thnkz ustaaad ❤

  • @bahjomursal7023
    @bahjomursal7023 4 หลายเดือนก่อน

    waad mahadsantahy wlhi mowduuc aan jeclaan laha in laga hadlo baad ka hadashay

  • @siciidcabdinasir4825
    @siciidcabdinasir4825 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid bro aden

  • @MubarekDahirOsman
    @MubarekDahirOsman 4 หลายเดือนก่อน

    Aadan sahan nin aan waxbadan ka faaiday intaan ku xirnaa oo Faaido leh usoo gudbiya bulshada mahadsanid 👏

  • @SUHEYB.
    @SUHEYB. 4 หลายเดือนก่อน

    Videogan in badan ayaan sugaayaya.aadan brother soo badi videoyada noocan oo kale ah ❤❤🎉

  • @khadrasheekoxariiro
    @khadrasheekoxariiro 4 หลายเดือนก่อน +3

    Manshà allah

  • @suldancukaash6529
    @suldancukaash6529 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 4 หลายเดือนก่อน +3

    baraha bulshada waa seef labo afleh 🔪
    waxa xaqiiq ah hadba dadka kuxiranthy ee dawato wxee soo gudbiyaan naa lacaqli thy🧠💯

  • @khalduun2602
    @khalduun2602 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks brother ❤

  • @Filsaniita
    @Filsaniita 4 หลายเดือนก่อน

    cimriga.caafimadka .aqliga alleh hakuuu siyaadiyoh❤

  • @najaxraagemursal9139
    @najaxraagemursal9139 4 หลายเดือนก่อน

    thanks ustaaad❤

  • @mohamedabdalla510
    @mohamedabdalla510 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 4 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah go forward my brother Adam khadar cali

  • @RidwaanIbrahinapdi
    @RidwaanIbrahinapdi 4 หลายเดือนก่อน +4

    Wll adanow aad baad umahadsanthy wllhi Saad garaadkayga ukorisey jaamacada aan ku dhigtana kudhahoo wllhi garaadkaygu isna badlo wllhi wll ixtraamka aan kuu hayo illahy un baa og aduunkana farxad waarta aakhirana janaatul fardowso wll❤❤

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aadan khadar cali roople aqoonyahan soomaaliyeed❤❤❤

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas4477 4 หลายเดือนก่อน +15

    Maalinka sabtiga ee ina soo dhaaftay ayaan go'aan ku gaaray inaan isticmaalin baraha bulshada maalin oo dhan waxaan bilaabay inaan sameysto caado wax akhris waxaan bilaabay buuga dirkii sacmaalada uu qoray ahmed ibrahin cawaale 4 cishe ayaa kasoo wareegay go'aan keygaas hadana wan dhameyn rabaa buugii gebigiisba baraha bulshadana waxaan soo galaa markaan salaada cishe soo dukado runtii qad la'aanta waxey i dhaxal siisay nolol dagan oo bilaa warwar ah waxaana ahaa dadka aadka u isticmaaali jiray

    • @mohamedabas4477
      @mohamedabas4477 4 หลายเดือนก่อน

      @@aligamer-jp5ro Allah ku barakeeyo walalkeey wan ku fikiraayay,ba mahadsanid

    • @maxamedabdirahman2581
      @maxamedabdirahman2581 4 หลายเดือนก่อน +1

      Hore u soco walaalo dhiirigalin ayad mudantahay marwalba ku taagnow xakamayntaa nafta.

  • @lilymohamedmohamed2660
    @lilymohamedmohamed2660 4 หลายเดือนก่อน

    Well done ❤

  • @SakiinJeex
    @SakiinJeex 4 หลายเดือนก่อน +3

    Aadanow inta Wanaagsan Badanaa Commantiga Ma Soo Galaan Ee Meesha Aad Noogu Jirto Cidi Nooguma Jirto Eax Badan Ayaan Kaa Faaiidnay Hore usoco sxp❤❤❤

  • @UmumaxamedSiciid
    @UmumaxamedSiciid 4 หลายเดือนก่อน

    Jasaaka lah adan wax waxtarleh baad nosoo gudbisay ❤❤❤

  • @AmiinIrmaan
    @AmiinIrmaan 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks Adan sahan👏🦁

  • @SugroOmarmahamed
    @SugroOmarmahamed 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow garaadka ku barakee hno ma arkin qof somali ah oo kaa faa iido badan ilaahay adoo kale noo badi

  • @maxamaamiin-nm9wo
    @maxamaamiin-nm9wo 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs ustaad mahadsanid alle Haku xafido hadda kadib video Yada sidan noogu bedel oo cadi noogu soo duub hadeysan wax dhib ahi ku jirin 🫡

  • @Xalimoyusufcali
    @Xalimoyusufcali 3 หลายเดือนก่อน

    Wll runta ka hadashay mhdsnd❤

  • @hamdiali6199
    @hamdiali6199 4 หลายเดือนก่อน

    Wac wll mashaa allaah Jakarta laahu qeyr❤

  • @jibrilahmedjibrilahmed6586
    @jibrilahmedjibrilahmed6586 4 หลายเดือนก่อน +1

    Talo walaalnimo wan qadanay pro❤❤

  • @kifaxyuusuf5201
    @kifaxyuusuf5201 2 หลายเดือนก่อน

    Wlal Aadan khadar Ali
    Aad baad u mahadsan tahay, ani ahaantayda inbadan waan rabay inan iska dayo video malayacniga ah ee aan waxba garaadkayga kusoo kordhineyn,
    Blse maanta go'aan ayaan qatay ah inan dib u dawan ,waan leyahay caado wax akhris blse life style kayga waxan rabaa inaan kasaaro waxyabaha aaan dantu igu jirin 🥰🙏👍

  • @Milgomaariin
    @Milgomaariin 4 หลายเดือนก่อน +7

    Inta iga dambayso tani waa real life experince guys aniga igu dhacday noloshiina dadkaaad follow garaysan saameyn bay idinku leeyhin xuman ama samaan ka hor 2021 waxan si maalinle ah udwanjiray dadka soo gudbiya nin baa gabar xumayay io gabarbaa nin xumeyay mhn in aysan dhicin ee nolosheeda dhan samaysay oo wxaan aminay nimakna dhan in wada xuyhin then after 2022 goaan ku gaaray in iska daayo daawoshadooda kadib hada la joogo qof wxan ahy dhinacwaliba wax kafirinkarta wax miisamikarta ugu dambayn dadka aad ka qaadanayso fikradaha noloshad sida guurka io xirida ka firso

  • @ladnadheeg
    @ladnadheeg 4 หลายเดือนก่อน +1

    Imika aduunbaan aad kuu daawadaayoo adigoo kale sidan umada anficilahaa ayaan ka fikiraa
    💯

  • @AbdaleAbdiMohamoud
    @AbdaleAbdiMohamoud 4 หลายเดือนก่อน

    M.asha allah lph

  • @sharmarkekayse2302
    @sharmarkekayse2302 4 หลายเดือนก่อน

    Hor hawo ustaad

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY 4 หลายเดือนก่อน

    Aadan nio bal i cafi waanku caayay oo muuqaalka codkiisa ayaa hooseeyee.

  • @munamoalin5879
    @munamoalin5879 4 หลายเดือนก่อน

    2019 ilaa hadda waan ku xiranahay janalkaada wax badanna waa kaa faaiiday, thanks

  • @cabdiwaareermiyicabdiwaa-gy3hy
    @cabdiwaareermiyicabdiwaa-gy3hy 4 หลายเดือนก่อน

    Aadanow meeshu podcast maha sidii hore muuqalada noogu soo celi

  • @abubakarseid7713
    @abubakarseid7713 4 หลายเดือนก่อน +1

    Legend adan sxb umada u aqlii celi sxb mahad sanid

  • @SiddiiqOmer
    @SiddiiqOmer 4 หลายเดือนก่อน

    Mid kamid ah guulaha aan garay last year bay ka mid tahay arinkaa saxiib,
    Exactly si qurux badan baad uga hadasho.
    Dhalinyaro garaarkiina u tura.

  • @abdulmaleke.6734
    @abdulmaleke.6734 4 หลายเดือนก่อน

    Isu badnaada! Waad nala talisay aadanoow.

  • @BukhariMohamed-sf6uz
    @BukhariMohamed-sf6uz 4 หลายเดือนก่อน

    War ninkii aadan sahan ahaa sxp baryahan xagee kadhacday. Wooy

  • @salahapdiasis
    @salahapdiasis 4 หลายเดือนก่อน

    nin yahow waa runtaa caqli badanidaa bismilaah ilaahow sidaada iyo si kafiican

  • @adan053salah7
    @adan053salah7 4 หลายเดือนก่อน

    Qufba waxuu dawada ayuu la aqliyahay, 👍

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 4 หลายเดือนก่อน

    Wad ku mahad santahy bro

  • @sharafudiinbey774
    @sharafudiinbey774 4 หลายเดือนก่อน +1

    وعليكم السلام ❤

  • @apdirahmaanoday1373
    @apdirahmaanoday1373 4 หลายเดือนก่อน

    Aadan sahan ❤😊

  • @abokormohamed-hz5oo
    @abokormohamed-hz5oo 4 หลายเดือนก่อน

    Adan sahanka 👊

  • @Yahye.ali-
    @Yahye.ali- 4 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp Adan Satan prgkan maanan unaranin podcasts ee maxajira

  • @zayidaliabdi5736
    @zayidaliabdi5736 4 หลายเดือนก่อน +4

    Kaliya waxan isticmaala youtube isna waxan ku fikira subax kasta inaan yareeyo

    • @zayidaliabdi5736
      @zayidaliabdi5736 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@aligamer-jp5ro sidoo kle wllky waqtiba umahayo shaqo ku mashuuqlsanahy Marka wax badan iguma dhaafan

  • @mthello1791
    @mthello1791 4 หลายเดือนก่อน +4

    Waan isku arkay ciladaha
    Lkn mar dambe waxaan joojiyay mudo isticmaalka social media

  • @SahalIsmacil-nl8rk
    @SahalIsmacil-nl8rk 3 หลายเดือนก่อน

    Waa runti xaqiiq waxaad dawatunbad tahay

  • @FaysalMahamed-f7j
    @FaysalMahamed-f7j 4 หลายเดือนก่อน

    Sahanka 🎉

  • @MumtaasNaasir
    @MumtaasNaasir 4 หลายเดือนก่อน

    Inaadeer nosodaa barnaamujka caadifada iyo caqliga plz wllo

  • @sihaammaxamed8889
    @sihaammaxamed8889 4 หลายเดือนก่อน

    Muxadiro iyo rasulku wuxu idhi ban dawada bacda inta skin care ba idheer alhamdulilah wakhtiga ilaashada baraha bulashadna walhi waxd ka baran kartn waliba free ah tiro male halkan ka bahanthay just baadhid ba ka xigta

  • @kadiromar1236
    @kadiromar1236 4 หลายเดือนก่อน

    Runtaa wayee brother

  • @FaYSaLl_RaShKeY
    @FaYSaLl_RaShKeY 4 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad saxiib

  • @camaarsomali4168
    @camaarsomali4168 4 หลายเดือนก่อน +5

    THE ONE AND ONLY ADAM❤

  • @Munira58
    @Munira58 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ustad codka naga dhere ku wa shaqysanaye

  • @Badarmedia24
    @Badarmedia24 4 หลายเดือนก่อน

    Horay usoco walaalka ❤

  • @MuradMahamed-tv3vc
    @MuradMahamed-tv3vc 4 หลายเดือนก่อน +1

    Adow zxp 4 meloow ayeey wax maskaxda ka galaan
    1. Dhageeysi
    2. Hadal ka bdn
    3. Fikirka bdn

    • @MuradMahamed-tv3vc
      @MuradMahamed-tv3vc 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@aligamer-jp5ro 1. Araga ayaan ka ilaawey

  • @abdiaziiz10
    @abdiaziiz10 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaad microphone adeegso laguma mamaqlayo in dhagta mobileka lagu qabto maahe

  • @Akjr394
    @Akjr394 4 หลายเดือนก่อน

    Asc waa mahsintahay

  • @AbshirYahye
    @AbshirYahye 4 หลายเดือนก่อน

    Bari waxan go aan saday in aan mobilka shaashadda internetka in aan is iibsho oon ka nasto ilaa mudo dhowr sano ah haduu alle idmmo

  • @xamdijaamac
    @xamdijaamac 3 หลายเดือนก่อน

    Alleyle anoo nin waxba ka arag Bay naagaha meelahaa ka baroortaa inacsiiyeen

  • @EFootball-vr6hh
    @EFootball-vr6hh 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂aadan sahan

  • @RaxmaCabdiraxman-q7p
    @RaxmaCabdiraxman-q7p หลายเดือนก่อน

    Aadan wll bal muuqaalkan googoo oo TikTok gee markuu xogaa intaad ka rabto kuu gaadho😂

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 4 หลายเดือนก่อน +2

    kahor baraha bulshada dadku waxay daawanjireen mbc2 space toon anuu aljazeera bbc alwsesaal doodaha suniga shiicada dagaalka ciraaq dagaalkii lubnaan imikna loolanka braiga dhexe macluumaadka caalamka sida podcastyada carabida pdfyada filimaanta docmantriga iyo suugaanta somalida carabta somalilaland unbaan joogaa hadana yaraantaydii ilaa imika caalamkaan lasocdaa waan kayaabaa macnadarada from duuleedka hargeisa sxb twitterka maad joojisay ?

  • @XaanCabdi
    @XaanCabdi 4 หลายเดือนก่อน

    Aadan sahanaw baryahani 2017 aad baan ku dawan jiray adigo istimaal sawiro lkn imka video adiga baad soo galisaa

  • @anfaalzakariye
    @anfaalzakariye 4 หลายเดือนก่อน +2

    Na romantic an baas xagee kuso aragatay😂😂❤

    • @FaysalMahamed-f7j
      @FaysalMahamed-f7j 4 หลายเดือนก่อน

      Dadka Hore loso Guursaday ayaa Ka Jawaabi Kara😅

  • @EFootball-vr6hh
    @EFootball-vr6hh 4 หลายเดือนก่อน

    Asalamu calaykum

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef54 2 หลายเดือนก่อน

    Hablayooo uur May I leedahay 😅

  • @NimcoNuura-b8r
    @NimcoNuura-b8r 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @MumtaasNaasir
    @MumtaasNaasir 4 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhh😂😂 wlhy uu iga qosliyay waa xaqiiq tasi

  • @Mohomettnaasir
    @Mohomettnaasir 4 หลายเดือนก่อน

    mesha aadka logu dhintay waa tiktok meshna goaan aya ka qatay

  • @moha.A.A
    @moha.A.A 4 หลายเดือนก่อน

    aqoonyahan aaden Khader cali (sahan)

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 4 หลายเดือนก่อน

    Waan xushaa waxa aan daawanayo wax aanan wax ka faa'ideyna ma daawado

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @SapnaMuuse
    @SapnaMuuse 4 หลายเดือนก่อน

    💯💯💯💯

  • @mahamedcumar3097
    @mahamedcumar3097 4 หลายเดือนก่อน +2

    Libaax Dadkaba wxaan ka dhagaystaa
    Aadan Sahan
    Maracade Show
    Iyo
    Waaberi media

    • @Dubad_338
      @Dubad_338 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ogaansho ayaa kaa dhiman

  • @SamiirMohamed-ef6pt
    @SamiirMohamed-ef6pt 4 หลายเดือนก่อน

    Asc: wllka inaa kula shaqeeyo jeclaan lahaa waxaan ahay video editor Ina iga aqbali doontid rajenaa ama dad kale inaa igu xertid si aan ugu faaideesto xirfadeyda mhsdnid libaax.

  • @absithech329
    @absithech329 4 หลายเดือนก่อน

    Qodb Sax weeyi walhi

  • @HasanAli-nj9wq
    @HasanAli-nj9wq 4 หลายเดือนก่อน

    Aad ayaad umahdsantay wallky aadan wax badan oo cilmi ah baan Kaa faaiiday