Deg Deg Faadumo Oo Oohin Afka Furatay Markii Itoobiya Ka Labaday Citirafkii Somaliland Diyaradina Jo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 244

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 2 หลายเดือนก่อน +29

    Shanta somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos dhalin yaro kasocota bada hala geeyo ee canshuurta haka qatan oo haku tajiraan oo qabilka iska dhafa oo Shanta somaliyeed uwada shaqeysta oo isku dubnano

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 2 หลายเดือนก่อน +17

    Faduma alle haku sharfo❤❤❤

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 2 หลายเดือนก่อน +19

    Runtu waa Taa walashey Allaha Qaluubteena Isku xir Insha Allah

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 2 หลายเดือนก่อน +27

    😂😂😂❤❤❤kkkkkkk walaal wax somaliland layidhaahdo majirto ee waa riyoland

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน +1

      way jirtaa Somaliland waxay somaliya is yidhaahdeen isku dira somaliland iyo Itobiya

    • @ahmedabdi33
      @ahmedabdi33 2 หลายเดือนก่อน +5

      @@TogdheerBurco-x3psxb wax aydaan ahayn baad is moodeen 34 sanadood oo been ah baad ku nooshihiin dawlad ma tihiin ee maamul baa tihiin hhh hhhhh

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@ahmedabdi33 Waxaan doono aan is moodno uff uff miyaad naqasbi dee kuma rabno kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@ahmedabdi33 Meeshaan marnaba mawdaa ka hay muraaraa dilaac arax sida madfaca

    • @NastehoAwale
      @NastehoAwale 2 หลายเดือนก่อน +2

      Somaali waa hal somaali waa hal somaali waa hal been yaan leesku sheegin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hal kaas calan waxaan ka eheen jiro somaali aduun ka dhan waxuu aqoon sanyahay blue and white flag been yàan .lesku sheegin dadoow

  • @Axmeddaahir-b2z
    @Axmeddaahir-b2z 2 หลายเดือนก่อน +14

    Alla run badanaa

  • @SaaraYuusuf
    @SaaraYuusuf 2 หลายเดือนก่อน +12

    fadumo waa aqildumar❤❤❤❤

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 2 หลายเดือนก่อน +5

    Faaduma wad ka runshed wacdiga jira indr 👑👏

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 2 หลายเดือนก่อน +8

    There is no Named Somaliland SOMALIA WAA MID 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 2 หลายเดือนก่อน +7

    Maantaad run sheegtay

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 2 หลายเดือนก่อน +2

    Caqliga, garashada toolmoon iyo kudhaca geesinimadaa allaha kuu siyaadiyo.

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waa rundeed islaantaas baa dhaanta masaxda maanta joogta❤

  • @alihamza-di1iy
    @alihamza-di1iy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Madax weeyne uu carar waalahi waa lagu dooran hadi la raabo horumar oo la iska dhafo ninkan sidi fiircon huurda iLeen adiga dalka uso jeeda mel dheerna wax ka aarkaaya fadumooy Waar hala doorto like saara

  • @sultancabdala1405
    @sultancabdala1405 2 หลายเดือนก่อน

    Allaah yacisak nlow faadumo ibrahim ,

  • @salehjama1269
    @salehjama1269 2 หลายเดือนก่อน +3

    Walee waxaa tahey gabar aragti dheer ee allah ha ku xafido

  • @mahaddahiromar4894
    @mahaddahiromar4894 2 หลายเดือนก่อน +3

    masha alah fadumo kkkkkkkkk

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maantaad run ka hadashay

  • @ZahroDirir
    @ZahroDirir 2 หลายเดือนก่อน

    Asc walaal faadumo qof nool baad tahay ee walaalo dumar soomaaliyeed u sheeg in aan Lafti Nagaa laydiin geeyn .from Gaalkacyo pundtland

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allaaaaaaah thanks

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @IbrahimAbdirahman-r1q
    @IbrahimAbdirahman-r1q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqiiqa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴welcome

  • @hawohared2814
    @hawohared2814 2 หลายเดือนก่อน

    Waaruntaa faduma welcome back guuleyso

  • @MohamedAdan-m9i
    @MohamedAdan-m9i 2 หลายเดือนก่อน +5

    Waa Aqli xumada iidoor waaye nocaas

    • @abdirahman-b9l
      @abdirahman-b9l 2 หลายเดือนก่อน

      Iidoor hakuwaso 😂😂😂

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa fariid ❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @fadumoashkir2111
    @fadumoashkir2111 2 หลายเดือนก่อน +3

    Viva soomaliya

  • @birmaalcompanysomalia694
    @birmaalcompanysomalia694 2 หลายเดือนก่อน +3

    Faadumo syl ayaan kuu bixiyey

  • @JamacQoorey
    @JamacQoorey 2 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allaahu

  • @HindiyaHussein
    @HindiyaHussein 2 หลายเดือนก่อน

    She say lady crazy she say lady crazy you’re not😂😂

  • @ZahroDirir
    @ZahroDirir 2 หลายเดือนก่อน +8

    Faadumo run baad sheegtay walaalo meel ma lagu dajiyey

  • @Kedismedia
    @Kedismedia 2 หลายเดือนก่อน

    SOMALIA WAA MID WALAL 💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 หลายเดือนก่อน +6

    Qabiilkii Qaranka prankiga aha idoodoor 😅😅😅😅😅

    • @LaylaHilowle-j1u
      @LaylaHilowle-j1u 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂

  • @CabdulaahiMaxamuud-lo4si
    @CabdulaahiMaxamuud-lo4si 2 หลายเดือนก่อน +2

    Faadumo ad iyo ad ayaad u mahadsan tahay. Daacadnimada iyo hadalka o runta laga sheego waa u dhalasho waa Hibo Alle bixiyo, Alle haku Xafido

  • @XasanBiit-f5d
    @XasanBiit-f5d 2 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤ hoyo fadumo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Runbadana ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CaashoAliHassan
    @CaashoAliHassan 2 หลายเดือนก่อน +3

    Abaayo waruntaa

  • @abukids2176
    @abukids2176 2 หลายเดือนก่อน +3

    😂Laftii Nagaa weyshaqeen weysay soo noqda walaalayaal.

  • @mydjibouti5678
    @mydjibouti5678 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂from🇩🇯👍🙏 Waa run

  • @Axmeddaahir-b2z
    @Axmeddaahir-b2z 2 หลายเดือนก่อน +3

    Faadumo waa indheer garad

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 2 หลายเดือนก่อน +4

    Faadumo waa xaqiiqiyad runta sheegta.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน

      Faadumo waa habar dhilo ah oo oodhii fashta ee saraa kiisha ay la tuman jirtay u baratay oo u xiistay

    • @SomaliLand-p7t
      @SomaliLand-p7t 2 หลายเดือนก่อน +1

      Oromo waad kibraysan idinka somali maxa idinka galay somali waliged ba way is cubayn jiren wayna heshiyan lakin oromoy xabashi aya idin gumaysan jirtay somali markad so dhex gashen ayad ilbaxden oromoy somali reer yurub ayay idiin tahay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน

      @@SomaliLand-p7t bariis aad leedahay kumaan kibrin kkkkkkkkkkkkkkkk

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน

      @@SomaliLand-p7t Haka yaabin inaanu kula heshiino 88 kii baa iskugu keen dan baysay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน

      @@SomaliLand-p7t Meeshaan maraba mawdaa ka hay muraaraa dilaah qarax sida madfaca mudishooy kaa maaranee meeshaada joog

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 หลายเดือนก่อน

    Hadalka guntiisii iyo gunaanadkiisaba Maama Faaduma Allaha barakeeyee iyadaa inoo dhameeysay Allah yacizak dunyaa wa aakhira.
    Khayaaligii naloo akhriyay 30+ ineey prank ahayd ayaa halkaa kacadaysay waana kugu ogaa inaad tahay qof kudhacleh oo xaqiiqda aan iska indhatirin. Waxaana rajeynayaa in dad badan aay hadalkaaga wax ku qaadandoonaan oo aay xaqiiqda dhabta ah waajihi doonaan in Shaa Allah shukran Maama marlabaad.

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 2 หลายเดือนก่อน +3

    War yaabkan arka war muuse hadii warkaan iyo murtidan haduu maqlo waaba maqlidoonaaye xaalkiisu sidii noqon ina kaahin wajigiisa eega oday saleebaan suurad ka qaado oo kuligood yiraa bal ka jawaaba arinkaan ina ibraahim dhulka idiin dhigtay sida alle idinku ogyahay ee caqli galka ah uga jawaaba.

  • @saaqsakaaro3982
    @saaqsakaaro3982 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah farxad baa ka muqata wanu Kula faraxsanahey

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc faadumo nooloow waligaa runta ha ka, gaban soomaaliln meelfiican baad kuhagi lahayd haday madax kaadhigaan waad istaahishaa wanaagoo dhan nooloow xabiibtii ❤❤❤

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkkkkkkkkkkkk wlhi waa runtaa faadump

  • @maryamkhalif8064
    @maryamkhalif8064 2 หลายเดือนก่อน +7

    Faadumo Ibrahan wa Gabar aad ucaqlibadan wanaga dadka somaliyen
    Indhahay ku hasa

  • @muktaryusduf5610
    @muktaryusduf5610 2 หลายเดือนก่อน +3

    Runtaan Gabadhan ku jeclaaday

  • @Xalane-i7w
    @Xalane-i7w 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkk awalba riyo ayay ahayd

  • @abdirashidbareali6780
    @abdirashidbareali6780 2 หลายเดือนก่อน

    Agreed 🇸🇴

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 2 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅 alla eedada qosol badanaa mashaxallah welcome eedo from xamar 😂😂😂

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 2 หลายเดือนก่อน +1

    Faadumo maanta ayaad runta u sheektay reer hargeysa dantiina garta

  • @UgasoMohamed-yz6so
    @UgasoMohamed-yz6so 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sharaf ku noolow fadumo ibrhim

  • @mounahersi2254
    @mounahersi2254 2 หลายเดือนก่อน

    Bravo caleyk habo! 😂😂😂😂

  • @hamdiali6398
    @hamdiali6398 2 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 2 หลายเดือนก่อน

    Mamadan fani waye 😂habaryar hore usoco wan kugu hesana am😂❤

  • @aliismael585
    @aliismael585 2 หลายเดือนก่อน

    Waali citiraaf ka itoobiya waxba tarimaayo laakin qadadweyn ayaanu xuman u dhignaa

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 2 หลายเดือนก่อน +6

    maa madan run baysheeg tay

  • @ayansamatar
    @ayansamatar 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye หลายเดือนก่อน

    Kkkkk 😂😂😂 xataa anaa wlhi daacad u qoslay

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedcabdille349
    @ahmedcabdille349 2 หลายเดือนก่อน

    Faadumo afkay furatay uun baan maqlayaaye goormay meelaha kalana furanaysaa faadumo meel walba fur

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo soomaaliya waa mid 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MoussaFarah-e6u
    @MoussaFarah-e6u 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alleyleh run baa shegtey maman wa dooled dhago culos weyan somaliland

  • @God-p5x
    @God-p5x 2 หลายเดือนก่อน +3

    hoyo.fatumo.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AmarAsensio
    @AmarAsensio 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤ big respect 🙏

  • @SLEEPY0088
    @SLEEPY0088 2 หลายเดือนก่อน

    Walaahay waan runtaa😂😂😂 waa lajabay

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 2 หลายเดือนก่อน

    Faadumo Ibrahim fariido wallee aqli gabardine muse ma lehayn ragga sharafta leh sida cabdiraxman cirro iyo dumar ba aqli saliim leh muse biixi aqli liita yahuu

  • @SaedoMoha
    @SaedoMoha 2 หลายเดือนก่อน

    Fariid caqliga kugu Jira dadka reer waqooyiga allaha galiyo

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 2 หลายเดือนก่อน

    وحتى أنا😅😅😅 فرعون 😂😂😂

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo muuse waad dhaantaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @moslinomahdi4634
    @moslinomahdi4634 2 หลายเดือนก่อน

    Faadumo hogaanka soomaaliyeed baan u dhiibi lahaaa

  • @abdifitahabdullahi4675
    @abdifitahabdullahi4675 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qaran Pranki ah 😂😂😂

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 2 หลายเดือนก่อน +1

    Riyada hala iskadaayo reer tolkayo runta an iskusheegno

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 2 หลายเดือนก่อน

    Faadumoow intaad warbaahin ka hadleeysay maantaad reerkaada Runta oo dhab ah,xaqiiq ah indhaha ka saartay,Arinta waxay mareey Xataa anaa
    Walaaley walaahi reerkaada maantaad u hiilisay,ilaahay ha kaa amaalmariyee

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 2 หลายเดือนก่อน

    War sax mis.

  • @BashiirCabdilaahi-z7n
    @BashiirCabdilaahi-z7n 2 หลายเดือนก่อน

    Waa dadka wali kafayoow reer waqooyi m.n

  • @AbdiassisOmar-w3u
    @AbdiassisOmar-w3u 2 หลายเดือนก่อน

    Fadumo runley, u sheeg ilmo adeertey halka wax kaga maqan yihoim

  • @icecreamgiroontheline
    @icecreamgiroontheline หลายเดือนก่อน

    Eeya habaray somalidan aad uwalatay
    Wacadawg gaeena somaliyi maanta
    Ayuunbad liintii qooshatay

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od 2 หลายเดือนก่อน

    Fadumay Fiirconka. Idiin haaysta waa muuse ee iskadulqaada😂😭

  • @HusseinDimbil-x3m
    @HusseinDimbil-x3m 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkk
    Mansha allaah faadumo ibraahin noolow
    Kuma jirtid dadka ictiraafku waaley oo runta ka leexda
    Tankale ma ogtihiin in maxamed ibraahin cigaal marar badan yiri tani makala maarateen hakala nasato oo inlagu maxkamadeeyo
    Waar runtii waa taas

  • @iidowmaxamalabeykalaahumal8480
    @iidowmaxamalabeykalaahumal8480 2 หลายเดือนก่อน

    War faadumo amay liinatasiiyaan

  • @ahmedabdihassan3408
    @ahmedabdihassan3408 2 หลายเดือนก่อน

    Maamo aqli badan alaha ku sharfo

  • @FawziAhmed-qj3sm
    @FawziAhmed-qj3sm 2 หลายเดือนก่อน

    FAADUMO DHAKHTAR BAY KU JIRTAAA WAXBA LAGAMA QORO

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 2 หลายเดือนก่อน

    Habo maanata aamaa liinta lagusiiyaa 😊 shanta somaali guul

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 2 หลายเดือนก่อน +2

    Intaas ayuu muuse garan wayey

  • @abdinuromar5575
    @abdinuromar5575 2 หลายเดือนก่อน +1

    asc fadumo inaad msr hore inaad runta usgeegta ayee aheed .marka isaqa waa qayleya war ba ma hayo waxa ka socda addunka

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 faadumo muuse bixi iyo saleemaan gaal waa dhaantaa ka caqli badan

  • @barlin1622
    @barlin1622 2 หลายเดือนก่อน +2

    Guuuleeyso Faadumo✌️❤️💙🎈🌺

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 2 หลายเดือนก่อน

    Wow Fadumow tolka ruunti bad u sheegtey
    Lafaxina side tolka u dhigi doonan
    Asliga xumada Snmland ee DHALINYARADA ISSAK EE RAJA BEELSIYEY
    XAMAR WAAXBA NO OGOLO
    LAKIN SSC KHATUMO & AWDALSTATE NA WAAN DULMI & XASUG AYAAN KU WADEYNA
    NABSI & DULMI MA RAGO

  • @abdirahmanabdi4518
    @abdirahmanabdi4518 2 หลายเดือนก่อน

    Faadumo madaxwaye isu Sharax nin xiniinyahaga leh geyiga laga waa.

  • @ubahali783
    @ubahali783 2 หลายเดือนก่อน

    Way faadumooy liintii baa ku sugaysa ee meesha ka carar.

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 หลายเดือนก่อน

    Haday saaxiga kaantay Fadumo markay gurigii laga saaray 😂😂😂😂😂 ayay nolosh fahantay 😂😂😂

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maamada tolkeed beesha SNM Runtey u Sheegey lakiin Ma Maqashey Waano Abuur baa ka horeeyey Asxaabul marqaan Wax Ma galaan

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 2 หลายเดือนก่อน

    Isaag dowlad gaarah maah nooqonayo burco iyo hargeysah waxbah kuuweedeh uumadiinah dhiinackaagalah oh iidinkuh Somali oh dhaan uutaliiya taasbah daantah iyo cafiimadkuh kuuhjiirah

  • @abukids2176
    @abukids2176 2 หลายเดือนก่อน +1

    Reer walaweyn waa cabsi cabsi..lol

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkk iidoor waa waashay

  • @mrssahra3435
    @mrssahra3435 2 หลายเดือนก่อน

    Ahlan waahlan walshen awalba wanidin jeclayne caqliga hashaqeyo ....noolow wll

  • @redwandharcaseye
    @redwandharcaseye หลายเดือนก่อน

    Geesiiyada ruuntaad sheegtayii

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 หลายเดือนก่อน

    Ma waxaad rabtey in soomaali itoobiya qaadato

  • @AhmedCoomey
    @AhmedCoomey 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa Dawlad ma la awaale waxan fahan

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 2 หลายเดือนก่อน

    Dowlo dadumo runta cida u sheeg😂😂😂😂😂

  • @Pro-justice
    @Pro-justice 2 หลายเดือนก่อน

    Naagsanaa

  • @GOOLEMEDIA
    @GOOLEMEDIA 2 หลายเดือนก่อน

    Shalayna way ooyeysay oo dhul bay mayerka waydiisanaysay, waxyaabaha marka lagugu arko ayeye shacabka reer somaliland ku nacayaan