waa runtii dadka musuqmaasuqa iyo wax isdaba marinta ku nool baa dawlada ku orda si ay cashuurta dalka kasoobaxda u cunaan hadii dawladu xakamaysona dawlada wey dhaliilaan sida maanta somaliland ka jirta muuse biixi wuu na handaraabay bay yidhaahdeen saqajaamiin soo boobtegay dheh
Macalin faysal waan kusalaamay arday baan kuu ahaa n jiray
Sheekhani waa hogaamiye toosan iyo tababare qiima leh oo ku dhex jira ummad wax isdaba marinta iyo musuq maasuqu ku badan yahay.
Tolow sheekhan wax wanaag ah uu abid arkay sheeko ma hayaa?
waa runtii dadka musuqmaasuqa iyo wax isdaba marinta ku nool baa dawlada ku orda si ay cashuurta dalka kasoobaxda u cunaan
hadii dawladu xakamaysona dawlada wey dhaliilaan sida maanta somaliland ka jirta muuse biixi wuu na handaraabay bay yidhaahdeen
saqajaamiin soo boobtegay dheh
Ma