SOMALIA meel waliba Ay joogto waa mid Maangaabku ha iska maqnaado insha allah Allow mar un itus Magaca Somalia oo halmeel lagu wada xukuma waad na tusi kartaaye
RUN AHAANTII WA HES CAJIIB WAXAA DOONAYAA IN AAN ARKO SOMALI OO DANTEEDA GARATO SIDA AY DANTOODA U GARTEEN REER RWANDA DHIIGU BIYO MAAHA FAMOUS SOOMALIYA HANOOLAATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@@MohamedAmiinF2S insha Allah waan arki doona hadii Nahay dhalinta maanta Aad baan u nasiib darsanee kuwa aan dhali doono oo asn dhihi doono dhalinta barito Allah anagu sidaan ukala qu quwan nama gaarsiiyo nabad Allah nooga soo dabaalo
@@puntlandforce6383 anigu reer puntland ban ahay wllo waliba reer garoowe farmaajo xagee igu dhajin waa madaxwaynahayga dadka soomaaliyeed baan ula simanahay ee waa runtay waberi puntland waa fananin qaran oo qarankana u heesa maamulka ay ka so jeedana u heesa lkn mahuran waa dad xaafada dhaafi wayay
Dooxadani waa duleedka Garowe, waana goob dalxiiska ku wacan oo Aad u qurux Badan, waxayna Ka turjumaysaa nabadda Taal Dhulka Udugga, Ma daah dabadii baad rabtay in wax lagu soo duubo😀
Dhalashada Xorriyadda & Dhulka Udugga
Heestii Ugu Cuslayd Ee Ebid Lagu Maamuuso Maalinta Qaranka..
Mudan 1-Da Luulyo - Maalintaan Mid Noqonnay ..Hambalyo.
Asc wllkey illahey xaku karameeyo heestii Somalia iyo jiigjigaa iyo jabutii kuwas nagosodar ayaganaa waxan kaa codsanaa abdiaskari wllkey marna abtigey iyo abwanenteenaa iney so saran hees cadaladaa adunkaa meel laheyn malahaa ila Somalia taas kubararujiyaa dadkeenaa farmajoo Gul jir iyo cimri dher iyo cubado Suban dhamanteen illahey qatumadaa hana wafajiiyo 2 an idhinkaa codsanaa ninka wadanigaa wan kuduceynaa dadkinaa inad 1mid kadhigto illahey xaku garab galo
Waanu mahadsanahay hadaanu nahay bulsha waynta Dhulka uduga❤
Mideeyaha shanta soomaali mahadsanid Abdi-askari❤
Asxaapta waxaan soo wadaa hees cusub oo looyaqaana heesta qaranka somalia marka channel kayga waa kanaa kala socda
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
waan u mahad celinaya fanaaninta waberi puntland oo oo hees qaran soosaarta
Mashallah waa hees micno wayen ku fadhida guul soomaaliya from Djibouti 🇸🇴💙💙🇩🇯🇩🇯
Sidokle rer DJIBOUTI dad wllnimada wax kayaqaana❤
Mahame qeer
Hees dhaxal gala fananiinta waberi puntland keep going 🇸🇴🇸🇴
Super stars waabari puntland
Wiilasha
Shaafici Qandala
Ilyaas qarni
Jigar cabaase
Gabdhaha
Maama jamaad Nuur siyaad shiino
Raxma xuseen
Deeqa dawo
Well done abdi askari tube
Wow manzhalhh waabari puntland 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Baraha bulshada hala soo dhigo si ay u kala kacdo runtii waa hees qiimo leh
aad iyo tiktok
Very very deep words may Allah bring Somalis together. One culture, language and religion that is a special and blessed thing we have Somalis. 🙏
Maansha alaah puntland faniinteeda walaahi hees qurux badan soo saareen maansha alaah
SOMALIA meel waliba Ay joogto waa mid Maangaabku ha iska maqnaado insha allah Allow mar un itus Magaca Somalia oo halmeel lagu wada xukuma waad na tusi kartaaye
RUN AHAANTII WA HES CAJIIB WAXAA DOONAYAA IN AAN ARKO SOMALI OO DANTEEDA GARATO SIDA AY DANTOODA U GARTEEN REER RWANDA
DHIIGU BIYO MAAHA FAMOUS SOOMALIYA HANOOLAATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@@MohamedAmiinF2S insha Allah waan arki doona hadii Nahay dhalinta maanta Aad baan u nasiib darsanee kuwa aan dhali doono oo asn dhihi doono dhalinta barito Allah anagu sidaan ukala qu quwan nama gaarsiiyo nabad Allah nooga soo dabaalo
Mansha Allah Guul iyo gobanimo Somaliya insha Allah ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🙏🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️👍🙏👍🇸🇴❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🙏🙏🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🇸🇴❤️
fanaaninta puntland alle hadayo somaliya markasta waa mid alle ha isku daaayo
wabari puntland waa fanaanin qaran way ka fiican yihiin kuwa ladhaho mahuran band oo qabiiilku biya dhigay oo waligiin ha ku dayanina kuwaasv
Viva Mahuurand Band adiga iyo adeerka Xarmaajo ba qabilisteyaal ah
@@puntlandforce6383 anigu reer puntland ban ahay wllo waliba reer garoowe farmaajo xagee igu dhajin waa madaxwaynahayga dadka soomaaliyeed baan ula simanahay ee waa runtay waberi puntland waa fananin qaran oo qarankana u heesa maamulka ay ka so jeedana u heesa lkn mahuran waa dad xaafada dhaafi wayay
Masha allah Somali wen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😗😍😍👏👏👏
Somali Waa Mid 🇸🇴 💪
Maashaalh waabari puntilln maamo raxmo jamaad sacdiyo shaficislnsare oll we love me
Aniga dad idaawado ma Haysto diini soo gudbiyaa walal isoo booqo ifka walal lagu yahaye
Hees iyo badh Iga dhex oo misaan xambaarsan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💯
Hambalyo hambalyo hambalyo 1luliyo ❤❤❤❤💙💙💙💙💙💙🤍🤍🤍🤍🤍🤍
Keep going ABDIASKARI 🥰🥰🥰
WADANKENA ALOW NABAD KADHIG💙💙🇸🇴🇸🇴
Maashaa allah🇸🇴❤
Hampalyo hampalyo ayaan idin leyahay umada somaliyeeed meel walpo ay kajogaan adunka dacaladiisa cabdi Askari iyo asxabtiisa si gaar ahan ayaan salaaan hawada u marinayaaa wiligiina Jira❤️❤️
Masha allaah 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
Hambalyo 1-Da luulyo 🇸🇴🇸🇴❤
woooow eeshcalaa hees yakhay wixii qubaaa
ilahow somali midey inshaa allaah
sadexda caruurta ah allh ha daayyo waa wadaniyiin
Woos 😘🇸🇴😘👍😱🥰m.a
Gobonimo🥰
DALKEENA GUUL SOMALI WAYN❤
@Falis A Amin amin wll
Hambalyo soomaali wayn🇸🇴
Somalia Ha israacdo💚💟💯👍
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guul somaliya
Heesihii hore iyo kuwii dambe iyo kuwa aroos oo BILAA MUSIC ah intaba kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahaddan 🙏🙏🙏
ك.دklk⅜
Waaaw wlhy waan jidhidhicoday runti markan arko heeso wadinya waan qiiroda ILLAHAW soomaliya qulubtoda isosodum ILLAHAW kalaqaybsnaanta manta nahaysata naga saara ILLAHAW calankayaga buluuga ah ee shanta qaybo laga dhigay ILLAHAW nagasar ILahaw ha MADAXAWAYNe iyo hal maamul ayaan kabarinay aaamin yarabi❤❤❤❤❤
brilliant Somalia!!!
Hees wadani ah oo shidan puntand hooyada Somalia
goormay hooyo noqotay waxay nuugu sheekeyaan
apdi askari Tube
xarunta mideynta 5 somaliyed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
qof kula mida majiro wll
from Mogadishu 🇸🇴💫✅✨
Guul guul in shaa allaah
🔥🔥🔥🔥🔥
Gumaysiga na haysto waa (Qabiil). Yaa ila qabo aragtidaas?
Haa wlh ..Allaha nafahansiyo wll
Anigaa kulaqaba ee nooducee inuu Alle nagadulqaado
Hmblyo dhamn somalida
Ciil maqabo dhulka uduga allaw ibaray
M.a.waa hees iyo badh
Somalia hanolato😍😍😍😍
war soomaaliyey abdi askari aaan gaarsiino 9k waa nin wadani ah
Alh yacisak fanaaninteydii
Alla caruurta dhabta igu qabta ubax udgoon allow caruurta noo kori
aaamiin
Wa hees zax
Wow! Wanjeclahay
Walal midoga majirtee
Waa malinkamida malmaha aan xorownay
wajiyo xun sanadkan hees shidan bay soo qaadeen
Wlhi xaada aya idhaqaqday
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🔥🔥🔥🔥🥺❤
Balayaaa ka dhacdy
waaaaaaaaaw.wasax.fifa.somaliya.guleysta.tiim.cabdi.askari
Mashaa Allah
Hmblyo hmblyo coming soon 1 luuliyo
Hambalyo hambalyo somaliwen
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💞💞💞💞
walalayaal waxan ahay walalkin pleasa isoo boqada dhamantiiin
Ibaar official abayo wan ku saraye ii saar
@@saanichannel8732 ANIGANA WAAN KUU SAARAY ABOOWE
@@saanichannel8732 LAAKIIN ADIGA MAKAA HAAYO
Ibaar official abayo wan ku sare mar hore
Walee jilib diir ayaa isku heshay meshaan
Asxbta wllkeyga ku xiran waa idin salaamnthn plz isoo booqda❤❤👆👆👆🙏🙏
Wxan sameya shekoyinka cartoon iso booqo Nd Support wllo Mhdsanid ❤️
wee wee somali hakala yaacdo intuu socdo 4.5
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘
Magoowdoo candhadii golaha marisee aan maaalno hasheena maan deeqeey
Horta maxay dooxada foosha xun u aadan may hutelad kuduubtaan vedioyada qayb srry
Dooxadani waa duleedka Garowe, waana goob dalxiiska ku wacan oo Aad u qurux Badan, waxayna Ka turjumaysaa nabadda Taal Dhulka Udugga, Ma daah dabadii baad rabtay in wax lagu soo duubo😀
@@ABDIASKARITUBE
Ku mahadsantahay sobandhigista dhulkeena uduga badan 😘😘
ABDI ASKARI jawaab midii ugu haboonayd ayaad bixisay walaahi
@@shaaficiqandala3173 wan waan ku salaamay shaafici qandala wadaniga dhabtaa wllkay
@@ABDIASKARITUBE Waxaan ugu yaraan naga kalari oo cagaari🤣 saxaraaba meesha u ekaysiisaye waabarina Daraylay ku wareegaan🥺
Sas waye mudan kowda lulya
Hanpalyo
مشاع
Umuruweyda war heesheid mj naagtoida cunugey dhasho waa mj why? Deni aabihiis waa jareerweyne maantana waxey leeyihiin wiilkii mj i am 😞 😡😡😡😡😡
war hedhe maxad madaxdayada u ja ifeeyn mad xishotid subxanallah qabil dhan bad ugaftay gabdhohoda mise inaysan ku dhalin badka xunthy
Sakiiiin laq deee
Fuck subcerb wan lanoqday dabaqoodhi