Kitaabka Naxwaha Ajruumiga casharka 25aad waxyaalaha mudaarica jazmiga u keeno q4

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Kitaabka Naxwaha Ajruumiga casharka 25 aad waxyaalaha mudaarica jazmiga u keeno q4
    Kitaabka naxwaha Ajruumiga oo halkan lagu soo jamciyay
    متن الآجرومية ; مؤلف الكتاب الشيخ محمد بن محمد بن داود الصنهاجي أبو عبد الله القاسم
    barashada afka carabiga naxwaha ayuu ku taagan yahay.

ความคิดเห็น • 29

  • @Xudun
    @Xudun 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Waxan ku riyoodey anigoo xijaabo qurux badan oo qali ah iibsanaya oo jooga meel xijaabada kaliya lagu iibiyo riyadaas ii fasir waxan ahay gabadh aan la qabin mhdsnid 😊

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      inshaa Allaah waxay ku fasirmaysaa guur aad u fiican aad ku qanci doonto

  • @BeautifulsoulQ
    @BeautifulsoulQ 3 หลายเดือนก่อน

    Sheeqow waxan kuriyodey hoyadey oo Rake mise Rah cuntey muxu noqon kara

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      waa dhibaato iyo arrimo aan fiicanayn halkan ka daawo faahfaahin: th-cam.com/video/zLWsQACjjLo/w-d-xo.html

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      waa rafaad iyo dhib halkan ka daawo faahfaahinta rakaha th-cam.com/video/zLWsQACjjLo/w-d-xo.html

  • @Jaweriyo-l3b
    @Jaweriyo-l3b 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh riyadan ii fasir sheikh waxn ku riyoodey anigo guri aan aqoon jooga aad u qurux badan qolkeyga jiifka aqal cusub ayaa yaala waxa guriga ila jogta habar yar tey dhimatey wxy ilee dahay waa ley casumey ayaa ku casumey ayn le yhy qof aan aqon ayey ii sheegty oo nin ah qolka ayan kaso baxney dharkey qabto ayn firin wxy qbta go aan ciyalka jodariga ugu gog lo wxn ku lee yhy habar yarty hbo dharkan iska siib caumad laguma aadi karo waxan ku sii naya dirac cusub oo cagar ah anago hadalka wadna ayn guriga daaradisa ayn fiirinaya mise waan yaabey wx yaala cuno waligey aan arag guriga daaradisa waa daarad aad weyn kala bar cunada taala cunada so dul istaagay waxan ka cunaya beer aad u qurux badn wxn weydinay wxn oo cuno ah mxy yihin wxy lee dahay qofki ayaa halkan casumada iigu sameyey guriga wx dhex maraya niman aan aqon wxn garanay in uu HBO nin casumay wxn mesha ku arkaya wiil dhaxe oo ila 20 jir cml ah oo bisad sita aad u qurux bdn oo dhar qabta qolkeyga galaya cuno ayn cun is dhihin mise wiilka qolka so galey wxn arkaya in uu cunadeyda fiirinayo wiilkana ma aqaano saan le yhy kaaley cun waa bariis casumada canjeelo ayey aheed miyad nacdey mrkn bariiska daboolka ka qaado mise waa bariis wax hilib ah laheen oo gududan lkin saxan dhalo ah ayu ku jira wiilki hdana beer ayaa loo keenaya aniga xaga kale ayn fiirin mise waa ba cuno aad u qurux bdn wxa ila joogey wilki hbo rabi ha u nxriste wn la kacaya hurdada

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      ws xalaakaga soo sheeg adiga

    • @Jaweriyo-l3b
      @Jaweriyo-l3b 3 หลายเดือนก่อน

      Ha sheikh waa ley qaba aniga

  • @nimcaodiyow1596
    @nimcaodiyow1596 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh
    Waxan riyo ku arkaa gaas cooker ka gurigeyga oo mar kaste dab ka kacaayo mar kuraasta oo gubaneyso
    Mar daaha qolka oo gubanaayo waxaan ahay xaas owlad heysanin mhdsnd sheikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      ws riyada waxay tilmaamaysaa dhib inuu jiro iyo dad iskudir wato waa digniin halkan ka daawo riyada dabka th-cam.com/video/mxKAoQqABD4/w-d-xo.html

    • @nimcaodiyow1596
      @nimcaodiyow1596 3 หลายเดือนก่อน

      Waxaad mahadsantahay sheikh

  • @nimcoahmed641
    @nimcoahmed641 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh facebook iga soo jawaab ado mahdsan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      riyada halkan kusoo qor

  • @Ikhlaseyyy
    @Ikhlaseyyy 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxa ku riyooday anigo xabsi lay dhigay oo aad u cararayo deedna leyso qabanayo family keygana ima so radinayan isoo fasir igulana so dhaqso adiga o mahadsan jazakalah

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      hooyo caruur leh maa tahay?

    • @Ikhlaseyyy
      @Ikhlaseyyy 3 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta Mya gabar yar le Ahay o weli la guursan xalayna waxa ku riyooday anigo uur leh o laygu dhahayo beri dambo dhale o hospital joogo iso fasir labadaba mahadsanid

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      inshaa Allaah guur ayay tilmaamayaan iyo mustaqbal fiican

    • @Ikhlaseyyy
      @Ikhlaseyyy 3 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta guur dhow mia mise tankle tan xabsigana maxa waye

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      xabsiga xitaa waa guur waayo naagta marka la guursado nin ayaa lagu xiraa kaligeeda ma aha waa lamaane

  • @AhmedFarah-cm1cu
    @AhmedFarah-cm1cu 3 หลายเดือนก่อน

    Wiil aan saaxiibo nahay oo dhintay muddo 3 bilood ka hore baan riiyo ku arkay xalay anoo la shekeysanaya oo dhahaya alle maku naxariistay oo qabriga ma dagan yahay, wuxuuna leeyahay wax dhibaato majirto marka maxay noqon karta saaxiibkaga hore oo dhintay haddana riiyada kula shakaysana si caadi kagana warama qiyamaha?

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      riyada waa khyar u duceey waxay u badan tahay inuu naxariista Alle helay

  • @nadamahamoutz9784
    @nadamahamoutz9784 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc waxaa doonayay inaa ii fasirto riyo dibi cas oo i eryanaya oo raba inuu idilo meel kasta galo waa iga so daba galaya anoo daalay ayuu qofka leh iga so gaaraya qof leh waa garanaya marka bal maxay riyadaa kula tahay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      ws waa nin adiga ku daba socdo guud ahaan riyada dibiga halkan ka daawo th-cam.com/video/KKtq3kfbyXY/w-d-xo.html

  • @BeautifulsoulQ
    @BeautifulsoulQ 3 หลายเดือนก่อน

    Sheqow riyada labadna waxan arky nag aniga idharaneyso iney Ila dagasho rabto oo dhahyso dadka dhan weyka baqan Lkn aniga meel sarayo tan wajiga kahaleyna ayey idhahdey sheqow iso jawab

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      riyada so fiican usoo cadeey ma fahmin