TIJAABI NAFTAADA WAXAAD NOQONEYSAA RUXAANI ADIGOO AADAN OGEEN!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.พ. 2022
  • Join this channel to get access to perks:
    / @fasirkariyooyinka
    WEBSITE:
    fasirkariyada.wordpress.com/
    Nagala Soo Xiriir Baraha Bulshada ee aan leenahay sida:
    WhatsApp: +252682269300
    #Facebook// fasirka riyooyika
    %D8%AA%D9%81...
    instagram: @riyooyinka1
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 163

  • @yahyeahmed4100
    @yahyeahmed4100 ปีที่แล้ว +8

    Alx wlhi maantaan ogadey inaan rooxaani ahay jasakallah akhii
    Intaad sheegtayba badankood waan ahay ducadaydana alle uu aqbalaa
    Riyadaydana waan arkaa
    Naxariisna way ii dheertahay 😊

    • @maryamomar2309
      @maryamomar2309 ปีที่แล้ว +1

      ماشاء الله

    • @yahyeahmed4100
      @yahyeahmed4100 ปีที่แล้ว

      @@maryamomar2309 Mahadsanid

    • @Jinan202
      @Jinan202 หลายเดือนก่อน +1

      Iso duceey wll😢

    • @yahyeahmed4100
      @yahyeahmed4100 หลายเดือนก่อน +1

      @@Jinan202 Alle muraad kaagoon macsiyo lahayn haku siiyo walale
      Astaqfarta ku dadaal iyo saliga nabiga inshallh khayr

    • @Jinan202
      @Jinan202 29 วันที่ผ่านมา

      @@yahyeahmed4100 Amiiin yarabi wll shukran

  • @amiincumartubeec6463
    @amiincumartubeec6463 ปีที่แล้ว +14

    Wallaal waxaan isku arkay 13 calaamadood mana garanayo sidaan u qeexo insha'allaah waxaan fishaa in ay kheer tahay mahadsanid wallaal

  • @fardowsakiin.
    @fardowsakiin. 2 ปีที่แล้ว +9

    Jazakumullah khair akhuy intaa sheegtay 3kamida ayaan marwalba arkaa anoo soo jeedo laakin allahu yaclam 🙏

  • @luulimahmet8872
    @luulimahmet8872 2 ปีที่แล้ว +5

    M.a wllo waa mahdsnthy
    Wll adiga iyo asxbta kugu xiran isoo duceeya muraad baan leyhy in Alle isahalo Alle ha i aqblee mahdnidiin🙏🙏

  • @user-mw8oz1xj7y
    @user-mw8oz1xj7y 4 หลายเดือนก่อน

    scw scw scw ❤ lanbakaaga iso qor fadlan 🙏

  • @kingmohasuubane308
    @kingmohasuubane308 ปีที่แล้ว +1

    Qaybtihii hore ee todobada xabbo aheyd waan isku arkaa dhamaantood intaas

  • @sammohammed7878
    @sammohammed7878 ปีที่แล้ว +1

    Mid ka mida ku riyooday dhoor mar ano dhib ku jiro bahalo i cayrsanayan misana leygu dhahaayo ayado qur.anka ka mid ah aqri kadib an aqrinayo hurdadi kaso kaco🥺

  • @safiyaxalane7309
    @safiyaxalane7309 2 ปีที่แล้ว +1

    guuleyso shiikh axmed

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc mashallah Wanagana markasto nosheg
    Allaha kuxafido inshallah

  • @asmonajiib222
    @asmonajiib222 2 ปีที่แล้ว

    Wcz Jaskalaha khayr sheekha Alha ku xiftiyo 🥰❤

  • @Barako114
    @Barako114 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllaah Wll Alle cilmiga haku siyaadsho

  • @daudnuno5023
    @daudnuno5023 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakllh kheir

  • @anasmohomed6471
    @anasmohomed6471 2 ปีที่แล้ว +3

    iisooduceeya asxpta kuxiran canaalkaan oo liyada Alle kamid ah siniyad ah in uu Alle muraadkeega ii sahlo

  • @fahmadance8037
    @fahmadance8037 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc Maashaa Allaah jzk

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah cilmigaga Allah ku siyadiyo

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 ปีที่แล้ว

    Anaan dhaho wuuh dhimataah tariqda iyo habeynkawa wan sheygaah weyna dhacdaah subxanalah qumiyaah laidhihi jiray

  • @UmusundusSiman
    @UmusundusSiman 8 หลายเดือนก่อน

    Salalahu caleyhi wasalim

  • @shankaroon1317
    @shankaroon1317 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc walaalow nagahaan aad kuxayaysiinayso chanalka kabadal please maquruxsana calaamadna uma aha of muslim ah natural ka geedaha iyo biyaha iyo wixii lamid ah kudeeysa kadaa nagaha waliba aan Asturnayn waa talo uun hadan khaldanahayna ka raali noqo

  • @suhaypmahmed3783
    @suhaypmahmed3783 8 หลายเดือนก่อน

    Masha alh jazakallaah khayr inbadan oo kamida wn arkay alx sheikh

  • @deeqahasan5478
    @deeqahasan5478 2 ปีที่แล้ว +1

    MASHA Allah baraka Allah

  • @munaxasan6350
    @munaxasan6350 2 ปีที่แล้ว

    sheekh Ahmed ilhy hakubarakeyo aniga iskuarkiy

  • @rahmadhaqane5658
    @rahmadhaqane5658 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abaawe khayralaha ku siiyo waxan ku riyooday dhowr bilood ka hor suratul albaqara aayad ka mid waxa waye mankaana caduwu li jibrila.... ayan aqrinaya wana ku aqrinaya laba gabdhood oo eedooyinkay dhaleen waxana markasna gacanta ku haysta wax faashada oo kele oo cad kor ayaan u laaladinaya gabdhaha dhaxdooda ayadana waan aqrinaya ee bal ii soo fasir wll inshalah

  • @rayanhassan3271
    @rayanhassan3271 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh axmed thanks

  • @yusrahajihassn5413
    @yusrahajihassn5413 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha jasakalkha kheyr

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 2 ปีที่แล้ว

    Shukran walalo

  • @user-xy3ou5xm7u
    @user-xy3ou5xm7u 2 หลายเดือนก่อน

    Wllkey jazakallaah waxaan isku arkey calaamadahan qaar kamida😊

  • @sharifahm.7963
    @sharifahm.7963 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaal background music ka day pls

  • @AxmedFaaraxmaxamuud
    @AxmedFaaraxmaxamuud ปีที่แล้ว

    Maasha Allah
    Maasha Allah wll

  • @deeqaabdilahi1985
    @deeqaabdilahi1985 2 ปีที่แล้ว +7

    وقل رب زدني علما

  • @abdirahmanahmedabdullahi7092
    @abdirahmanahmedabdullahi7092 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh axmed allaha ku barakeye iso fasir riyadan waxan ku riyoday aniga oo umul ah oo hilib jarayo oodkac ah dad Kalena ila joogan aa waxaa I timid mamo aan qarabo nahay waxey ikentay hilib geel iyo kurus ceyrin ah iyo qudar qudaarta waxaan kaxasusta bocor jaale ah aakujiray waxaana ahay hooyo laqabo caruur leh Lakin in muda madhalin uurna malihi hada marka bal iso fasir qeyrbadan allaha ku siye

  • @Somali-One
    @Somali-One 9 หลายเดือนก่อน

    Ruuxaniga qofka ah qaybka waxba kama ogaan karo. Isa sax halkaas yaanay kula talaxtagin

  • @sacdiyoahmed287
    @sacdiyoahmed287 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @fardusamohamed3544
    @fardusamohamed3544 2 ปีที่แล้ว +2

    Jisaakumu laah wll kayoo allaah hakuxifdiyo aad baan udhagaystaa riyoo rinkaaga waayo waa riyo barnaby
    Markaa waxan kahelaa baankaaga riyada kuriyooday marka wll allah hakuunaxiirsto narariista illahay haku siiyo waxan kaafasiidnan ilaahay hakaa abaalmariyo

  • @halimomohamed5599
    @halimomohamed5599 2 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah ❤

  • @aishamaow3531
    @aishamaow3531 2 ปีที่แล้ว +2

    mashallh they’re good people mashallh 😇🙏🤭

  • @qadrohassan5395
    @qadrohassan5395 ปีที่แล้ว

    Mashalllaaaah allahabarakeeyo

  • @cnaasirmaxamuud7790
    @cnaasirmaxamuud7790 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah

  • @YaxyeAxmed-xn7ej
    @YaxyeAxmed-xn7ej 6 หลายเดือนก่อน

    ALLAAHU MASALI CALA MUXAMED

  • @guleedyarecaydiid3928
    @guleedyarecaydiid3928 ปีที่แล้ว

    Salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm

  • @user-io9ww2ry2x
    @user-io9ww2ry2x 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @rahmadhaqane5658
    @rahmadhaqane5658 2 ปีที่แล้ว +3

    Wll khayr badan alaha ku siiyo adiga qof barakaysan ayad thy ee ii so ducee laftirkada karamaysan dadka aad sheegay ayad ku jirta iso ducee abawoie wlhy chanalkan wax badan ayaan ka faiday cilaaj ayaan isku wada waax taabo badan aad soo dhigtay ayan ku faaiday wana wada cilaajinta naftayda wll ducada wa dhinacaga inshalah alaha ku barakeeyo

  • @duniyoxidid5202
    @duniyoxidid5202 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @user-pg3lq2cm9l
    @user-pg3lq2cm9l 6 หลายเดือนก่อน

    ma shallah alx❤❤❤

  • @Mahadakhuna
    @Mahadakhuna 2 ปีที่แล้ว +3

    ما شاء الله

  • @abdiyuusuf4953
    @abdiyuusuf4953 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll anigu marar qarax wax yer aya I hor imanaya kadib sidi ayabay udhacaysa arintu ama riyan arkaya wayba dhacaysa wax wacan iyo wax naxdin lehba sida geri ama qof waxa ku dhacaya

  • @naimo133
    @naimo133 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan ahay daacadnimadaana keento inta badan wixi aad niyada kuqabato iyo xaqaagiyoo qofka kasoo baxaayo

  • @neimadaher1934
    @neimadaher1934 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah💖💖💖💖

  • @raqiyaxasan6384
    @raqiyaxasan6384 2 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @Sahrahqaali
    @Sahrahqaali 6 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @fatimaomar9427
    @fatimaomar9427 ปีที่แล้ว +4

    Salallahu caleyhi waslam ❤ ♥ 😍

  • @queenlayla3809
    @queenlayla3809 2 ปีที่แล้ว

    Wwwwww masha allha keep gion wll qali ❤❤❤❤

    • @xamdixafada332
      @xamdixafada332 2 ปีที่แล้ว

      Aslamucalakum walal anigasaas ayan ahay wan islayaba

  • @sheymaaaadam4077
    @sheymaaaadam4077 2 ปีที่แล้ว

    Wlh hooyadey dub qaloc maqaniino subxanallah

  • @dekomohamed9139
    @dekomohamed9139 2 ปีที่แล้ว +1

    walalo jazakallah

  • @user-dd3py9ee7k
    @user-dd3py9ee7k 5 หลายเดือนก่อน

    Wcs akhii fillaah

  • @ixsaancarroole6533
    @ixsaancarroole6533 2 ปีที่แล้ว

    wlle waxaan arkaa jawi mar hore lasoo maray oo markale isoo maraya ama hadal ha ahaado amaba jawi iyo munaasabad aan horay u soomaray oo mar lake igu soolabata

  • @abdirahmanqaase279
    @abdirahmanqaase279 2 ปีที่แล้ว

    Màsha Allah

  • @brettyazuu1122
    @brettyazuu1122 2 ปีที่แล้ว

    Ana aH qofka ugu horeeya wlhi🥺🥺

  • @foosiyadayib4484
    @foosiyadayib4484 2 ปีที่แล้ว +1

    Wall Hooray usooco

  • @user-jn7hy6ro1u
    @user-jn7hy6ro1u 6 หลายเดือนก่อน

    Scw❤❤

  • @user-dd3py9ee7k
    @user-dd3py9ee7k 5 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️

  • @daudnuno5023
    @daudnuno5023 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc, Ila 4 kamid ah ayan leyahay ee fadhlan maxa igula talin lahayd walal

  • @nicimajamaal1105
    @nicimajamaal1105 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh waxaad iso fasirtaa ado ralia xajigaygii oo geriyooday Allah naxaris wasaca ayaan Allah ugabaryaya oo laba nin iyo aniga aya lafadhinay oo labadi nin leyihiin imeherii aniga

  • @sabnaaapdirahmaan455
    @sabnaaapdirahmaan455 2 ปีที่แล้ว

    Walaal waxaan ku riyooady anigoo kacbada jooga lkn aadba umaleysid iney gurigeyga kutaalo kadibna anigoo intaan ku dhago habsiiyo kadibna shuminayo xooga kadib intaa riyada ku jiray ayaa waxaa dadku shegayeen in jiniyo aydadku dhex galayan kadib nin ayaa wuxuu isiinayaa wax faraanti u eg oo uu kasameyey geed uu kakeenay kacbada kadibna idhahaayo xero adiga iyo jiniguba isma arkeysaan wllhi waan ku wareeray riyadaas plz iisoo fisir

  • @sacdiyadhaqane3745
    @sacdiyadhaqane3745 2 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته sheikh xayaa kalaah fidiin waxan ahy xaas laba habeèn oo isku dhow ayan riyoday habeenka kobaad waxa ku riyodan ano xeydh igu dhacay oo ad ubadan Aya marka sariirta ka istagay wareeray ayaa waxan uyeertay anigoo qeylinayo riyada dhexdedana illana jogay hoyo iyo naag uu qabo sodogeey garabka aa la iqabtay qol aa ĺa igaliyey nin dhaqtar eh igu yera aan lahaa qolkaaa aan kalayana gurigeyga ma aheeyn wan ka gacay hurdadii aad ayn u walwalsanaa . Mida labad waxan ku riyoday salaada subax markaan tukaday ka Dib guri iftamaya oo walalkey iyo dadkalon aqoonin jogaan ayaan ka sobaxay waxan imid meel Bali ah waxa qabsadey geyd an rabay in aan uga gudbo biyaha wax Yarra dibna biyahii ayan ku maashoday on ku dhacay. Sheikh ifasir alla ku barakeyo magacyada dad riyada illa jogay hoyo sahro edo nimco iyo walalkey c/xamiid

  • @mimoqulux9198
    @mimoqulux9198 ปีที่แล้ว

    Sheikhow Zac aniga mar mar ayan arki moray wax aan horay usoo arkay io hadana cabdi ulakulmo wan yaaab mararka Qatar waxaan dhahaa majini baa kuu sawiro lkn hada ayan ogaaday alx thanks sheikh

  • @sampuu3509
    @sampuu3509 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll waxa kuriyo anigo jin laika sarayo plz iso jawab wll 🙏

  • @user-jn7hy6ro1u
    @user-jn7hy6ro1u 6 หลายเดือนก่อน

    Scw❤❤❤

  • @AbdirahmanAbdullahi-bd4cx
    @AbdirahmanAbdullahi-bd4cx ปีที่แล้ว

    Sh markad. Wax sojeedini haku dheeranin Hordhaca
    War yar oo muhiim ah ka hadal sorry

  • @khadiijahussein9795
    @khadiijahussein9795 ปีที่แล้ว

    Wayahee wllkey manoosheegi kartaa sideen ula xariri karaa oo maxyna isheegi rabtaah wllkey codsi wye🙏👍

  • @aminiabdulahi9511
    @aminiabdulahi9511 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh aniga marar badaan isku arka mida= 2 marar badan ayan arky iyo mida =6 ayadana waan isku arky iyo mida=17 waan isku arky

  • @xafsaibraahim2017
    @xafsaibraahim2017 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh waxan ku Riyooday Aniga oo uurle oo maalmo ah

  • @naimo133
    @naimo133 2 ปีที่แล้ว

    Riyaneh waan arkay kabacdi iyadoo sideedi aan arkay

  • @dheemanluula273
    @dheemanluula273 2 ปีที่แล้ว

    Kacbada riyo halmar ku arky riyoyinkan kala badh wan arky runti allhu akbr

  • @anisanorali8254
    @anisanorali8254 2 ปีที่แล้ว

    Walaal waxaan kuriyoodey riyooyin badan mida kowaad kitaab sodagaayo kadib dugsi korkiis ana cersanaayo kadib dugsigii korkiis ayaan karadinaye kadib waxan ku arkey kitaabo badan oo qar jeejaxanyihiin 2baad waxan arkaa qof aan lugo lahayn oo albaabka kasoogalayo oo hadan albaabka wuuxiranyahay marmar albaabka xoog ayaa logaracaa xitaa qof agteyda jifo ayaa ilamaqley kadibna wax yar ayaan jiftey waxan arkey albaabkii oo kasogalayo qof dulayo oo lugu laheyn oo wadto dhar cajiib ah waan cabsadey intaan sotosey xita wujoogey qofkaas wan qayliye lkn ima aminin dadka ilajifeen 😢😢😢😢😢

  • @qadrohassan5395
    @qadrohassan5395 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤mashalllah

  • @cabdimaxamadabikar
    @cabdimaxamadabikar ปีที่แล้ว

    Cabdi maxamad abikar
    Shuutale
    Maxamad abikar

  • @niamomohamud7041
    @niamomohamud7041 ปีที่แล้ว

    dhowr qof baan wajigooda ka akhrisadey oo aan is iri qofkaan waa dhiban rabaa waaana dhinteen runtii wliba gabar baa ayaan loo qaadyey adisabab markaas baan is iri Alle maskiin naf laguma garsin doono ethopia waxana isku kay sawirtay gabdhii oo diyaarada ku dhex dhimatay runtii sidi bayna noqotay marki la damcay ina diyaarada laga dajiyo gabadhi waaba mayd ilaahey ha unaxaristo hargaysa baa lagu aasay ,dadka dhintay wan arkaa wiil yarana habeen baa ciyaal dileen wiilkii oo koomo kujira baan iri wallre kan noolaan mayo sidi bay noqotay wuuuba dhintay cunugii xita todobaad magaarin

  • @naturalchanel8331
    @naturalchanel8331 11 หลายเดือนก่อน

    sheikh habeen ayaa la iigu yiri habal camal weeyn ayuu sameeyaa

  • @samiyaxasan7057
    @samiyaxasan7057 ปีที่แล้ว

    NIGa Haa ma ogen hadan ogaday qofkan dhaho wudhiman rabaa wudhimanaa waxyabo ee daka arkin xataa waan arkaya alxm du lilah

  • @hibaqomar5710
    @hibaqomar5710 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh calamadaha kuli iin aad aragto must miyaa mise??

  • @Mahadakhuna
    @Mahadakhuna 2 ปีที่แล้ว +2

    Hambaliyo

  • @istarxaashi4173
    @istarxaashi4173 10 หลายเดือนก่อน

    1,,,2,,,,3,,,,10,,,

  • @khadraibrahim5988
    @khadraibrahim5988 2 ปีที่แล้ว

    Wax kamida wan aragnay adi qudhadaa awliyo ah ustad manshlh

  • @HodanIbrahim-fo3pd
    @HodanIbrahim-fo3pd ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 2 ปีที่แล้ว +1

    Salalaahu caleeyhi wasalam 🍒🍒📿📿📿🕌🕌🕌🕌💚💚💚💚🕌🕌🕌🍐🍐🍐🍐

  • @IsraIsra-id6hs
    @IsraIsra-id6hs 11 หลายเดือนก่อน

    M.a walhi waxan isku arkay 7 kamid calmadahn marshalh tabrkalh😍

  • @halimaaden3332
    @halimaaden3332 2 ปีที่แล้ว

    As wr wb walaal su "aal ?

  • @aishahassan2327
    @aishahassan2327 2 ปีที่แล้ว

    Calaamadaha badanaa waan arkay mida iila yaabka badan waa ineey maalin dhan iga noqoto inaan Dib u soo arakay OO dhacdada maalintaas OO dhan aan soo maray

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan aad sheegeysaayi wax ka jiraaba iska yar
    Waxyaabaha aad sheegtay Badankood waa wax la wada arko gaal iyo Muslimba sida waxa loo yaqaan Dejavou ama waxa aad arkeyso kadibna aad is dhaheyso xaaladan inay kugu cusbeyn oo ay tahay wax ku soo maray qof aan arkina majiro inta badan.
    Walaal iska hubi fadlan waxaad soo gudbineyso.

    • @benrahmahassan347
      @benrahmahassan347 ปีที่แล้ว

      Kkk wa qosly Gbdhaha buu ku caby ama isgba Wx kma ogaa adile ka arkya qof Wx fhnsn

  • @ruqiyocabdullahiaxmed1058
    @ruqiyocabdullahiaxmed1058 2 ปีที่แล้ว

    Asc aniga waxayabo badan ayan ka arkay waxas aad shegeysid dadka xu xun markan arko waxa lii shegay cml ayan u darema

  • @dekomohamed9139
    @dekomohamed9139 2 ปีที่แล้ว +1

    wlhi uurta waan arkey

  • @anisanorali8254
    @anisanorali8254 2 ปีที่แล้ว

    Wax aan dhicin markey dhacaan ayaan modaa in ay igu dhaceyn qof in uu i agmarayo ama idabasocdo shiriraco ayaaba iga kaceyso anoo aqoonin sabaabteeda

  • @amranbilecabdi2489
    @amranbilecabdi2489 ปีที่แล้ว

    Well wan isku arkay 17 calamadod m.a Allen hakubarakeyo

    • @salmanosman3966
      @salmanosman3966 21 วันที่ผ่านมา

      Mashallah walaal ii ducee.

  • @babalalayaya3775
    @babalalayaya3775 2 ปีที่แล้ว

    Haye

  • @naciimacige6352
    @naciimacige6352 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah mahad sanid

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +3

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @shiqamaaxi224
    @shiqamaaxi224 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah Isaac 7 waan is ku Arkansas alxd

    • @salmanosman3966
      @salmanosman3966 21 วันที่ผ่านมา

      Mashallah walaal ii ducee

  • @fahadcrisaaq5236
    @fahadcrisaaq5236 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @shariqaahmed593
    @shariqaahmed593 10 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw