Allah ku xafido Ani Alxmd lillah Ani sheikhow Haddaan wareero Videos kaagaaga haddaan Dhageysto waan fcnaaanaa Alxmd lillah Allah ku xafido💖💕💕💗💕💗💕💕💗💕💕💗💗💕💗💙💗💜💛💜💛💯💯💯🤎💯🤎🤎💯🤎💯🤎💯🤎💯
Asc shekh...shekh waxa igu badan ama mudo dher igu sonoqnoqda riyada jiirarka iyo masaska barabarada suliga ama najaasadka riyada yuhuuda mudo dher ayn riyoyinka xunxun kacabanaya sikastana quran wan u aqristay bas ma fii faida .....
Asalaam aleykum sheikh. I have a son who is schooling and become attached to drugs. When he wants to get out of that he can't. How can you help me. I am in Africs
jazakaAllah kheyr Sheikh
Ilahow i cafih amin idhaha walalayal in ilahay i cafiyo😢😢😢😢
Amiin yarabi ila imisad xanunsaneysa abayo 😢😢
Amiin ani xitaa said u xanunsanhy
Jazakalah sheikh abu hamze wll Allah ku xifdiyo aadiga iyo ehelkaaga miisaanka xasanaadka Allah KU saaro barnaamijyadii qiimaha badna Soo badi wll
Amiin dhamaanteena
Umada muslim ka ah wll waa laa gu soo duulay shayaadiin iyo saaxirinta bn wereer KU so qaaday wll
Mansha Allah jezakallah kharan sheekha alle ha ku barakeyo Amiin Amiin yaa Rabi
SHEEKH khayr badan allah haka siiyo weli man arkin sheekh uga hadla waxaa hayaa
Sheekh mxn sameeya hayee😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Mansh allh shiikh ilhy haku xafido
Hana kaa abaal mariyo
Miiskanka xasandka allh haku daro
Diinta iigu daranba walahi😢😢😢😢
Sheekh ilahban kugu dharyee mxn sameyaa iso duceee😢😢😢😢😢
Allah kubarakeeyo sheekh
Masha allah jazaakallah sheikh
صل الله عليه وسلم😢😢😢😢😢😢😢
shiiq afkaarta Qaldan oo diinta ah ayaan markaste igu soo dhaca shiiq jazakalaah
kheyr ilna wey iheydaa
Asc Maka cafimaday wll
@@Ahmed-gb1xm wll adi ma ku haya
@@ibramohaa9420 saxp aniga daremo itee kala so xariira nio aan ku warestee
@@abdishakuur1498 lanbar kaga iso qor asoo ah qoral ahan
Allah ku xafido Ani Alxmd lillah Ani sheikhow Haddaan wareero Videos kaagaaga haddaan Dhageysto waan fcnaaanaa Alxmd lillah Allah ku xafido💖💕💕💗💕💗💕💕💗💕💕💗💗💕💗💙💗💜💛💜💛💯💯💯🤎💯🤎🤎💯🤎💯🤎💯🤎💯
Masha Allah
Walahi wn arka waxaa😢😢😢😢😢😢
Alhmadulilah lkn sheikh wadnaha i xanunyo ila ana daaalay 4sano kahore ila hada ma ficni wadnah ixanuna
Ilaahey haku caafiyo
Walahi wn arkay😢😢😢😢
Asc sheikh nafta waswas keda ma la diidi kara ayadana micnaha waxay ii sheegto been miya igaso jawaab kher Alah ha ku siye
Haa diid waswaaska
Iso ducee
Wallaahi waan soo maray waxaas oo dhan ka hadleyso heer waxaa gaaray oo fadhiisiiyo salaada ka tago meel fadhaysiiyo waxba qabsan waayo
Wallaal numbarka GA MA heli karaa Wan kuu baahane
Wll muxu Alle kaga daweeyay
@@guleitbashaash3102 ana ku sinayo wan kacafimaday alx
@@xalimosacdiyo abyo sidee isaga dawesay
@@xalimosacdiyo ASC wll maxa iskaga dawaysay
Asalamu caleykum sheikh kheyr alaah kusiiyo. Sheikh waxaan Rabaa inaan kuwaydiiyo. Waxaan. Aqriyaa. Surah. Albaqrah. Marka. Qaybna. Galabtii. Qaybna. Salaad. Subax kadib. Gacantaydaa kutufaaa. Oo. Ismariyaa. Waxaan. Riyo. Ku. Arkay. Islaan. Duqowday. Oo. Meel. Walba. Iga. Daba socata. Oon. Iga. Harayn. Ana aan kacabsanaayo. Markii. Danbe. Indhaheeda. Ayaan. Arkay. Markaasan. Caro. Ku. Sayray. Markaas. Way. I arki waysay hurdadiina waa. Kakacay. Sheikh. Waxaas. Maxay. Noqon kartaa jzka laah kheyr
WhatsApp igala soo xariir 0017802456544
Asc shekh...shekh waxa igu badan ama mudo dher igu sonoqnoqda riyada jiirarka iyo masaska barabarada suliga ama najaasadka riyada yuhuuda mudo dher ayn riyoyinka xunxun kacabanaya sikastana quran wan u aqristay bas ma fii faida .....
Jazzakallahkheir
Jazakalah
mansha alah sheeqow sideen kula doo xiriiraa aad ban kuugu baahanahay
As
Asc sheikh habeenadaan dambe waxaa saaid uku riyoota macalinkeyga oo marwalbo ila joogo i ag fadhiyo ila socdo hadana ila hadleen xitaa hadaan la hadlo dhoor habeen oo isku xigxigan saasaan ahay
ibrahim axmed macalinkee weydinaa
Waa waswas dhanka shaydaanka abaayo waxba waxaas ha u sheegin macalinka adkaarta badi inshallah
@@haniya_5600 insha allah qaali thanks
Waswaas amaa waalataa ama amaa dhimataa kukooban mxaa waayena shiiqow ii so jawaap bal iyo in alle wax laga sheego
Imika sekatahay wllo
sheeqaw ana saaas ah who iiioducey maxaaa sameeeya maskaxdaeyda way daaashay waxa iga dhexguuraxyo waxa sheegayso oodhan
Nasteexo Funny Abayo quranka badso
Ila soo xariir aan isla dhiil gareyno wll
@@cabdiweli9486 walal nooso bandhig
@@cabdiweli9486 ASC
Sidee laysaga daaweeyaa
Masha Allah
Sheikh iso jawaab
Subxanalah
Sheikh waxaan ahay qof xanuun san what is app ka isoo qor
Sheik wadan kee kusugan tahay
@@adanmohamed9546 0017802456544
yaa sheikh maskaxdeyda wax Yale kale oon xamile Karin ayaa ku sodhacaa plz hadaa commentikeyga arakto iisoducee
Ilaahey haku caafiyo ....Amiin
@@abuhamzaherbalcentre156 waswaska soon nadar ah OO diinta igaqasay control ka igadhumay runti si aan usoomo mataqana markan xasuusto waswaska aya Dib iguso laabto walwal ayuu igu haaya Soonka wuxuu iskugu jira 3 Malin iyo 100k meluhu igagalay
Waxbarashada salaada waysada qubayska ambiyada cuntada aan cunayo tusaale manta qadada hadi bariis lakarin wayo 100k ayan soomi
Dharka aan xiranaya biyaha aan cabayo dadka aan salamayo
Sheikh wan walantahay runtii ayan isdhaha maxa xal ah
Waa inaad cilaaj biloowdaa insha Allah
SUBXANALLAH waa waxaa ihaysta mudo waxaay iga bilabaty cabsi kadibna waswas man modeyn in cid ilaa midi jirto 😢😢😢
Hada se thy wll
Masha'llah sheekh allaha Ku dhowro waad inoo fa'ideysay shukran
But iadvice you to correct your statement in Somali language insha'Allah
What statement should I correct?
Sheikh markale isoqor nambarka
Masha allaah
Sheikh namarka what is app ka isodir
sheegaw iiso jwb maxaa sameeeya
mela kala sooxariiro iiso sheeg
Asc sheekh online quraansaar ma sameysa? Jazakallah Ilaah haku xafido
Maya
Xagee lagaaala soo xidhiidhaa
WhatsApp igala soo xariir insha Allah 254798883054
Msshaallha
Mahadsi
شيخ taasi waa وسواس القهري
Haa waa sax
masha Allaha🕌🕌🕌🤲🤲🤲
Asalaam aleykum sheikh. I have a son who is schooling and become attached to drugs. When he wants to get out of that he can't. How can you help me. I am in Africs
I need to know more, I mean what are other symptoms that he has?
He is very short tempered, very dirty, doesnt want to take showers most of his time sleeping, no ibadaa@@abuhamzaherbalcentre156
Shikhow aniga waswaaska diinta ayaa iigu daran shaki liga galiyay wlhi waxan ahan jiray qof diinta jecel quranka jecel rabi jecel lkn shaki pls jwab sheikh 😢😢
WhatsApp igala soo xariir insha Allah +447301628720
Maanshallha
plz iisjowb Waxman sameeyo
Asc Abu Hamza wanku Salamay number kaga ma badashay whatsapp kaga wllo halken kaalaso xidhiidha
00447301628720 WhatsApp
صل الله عليه وسلم😢😢😢😢😢😢