Ethiopia waxay Fagaare ku Qaawisay Muuse Biixi Iyo Maamulka Somaliland waxaana dhacay Jaahwareer..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on TH-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on TH-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

ความคิดเห็น • 163

  • @rahmoismail8144
    @rahmoismail8144 3 หลายเดือนก่อน +10

    Allah ha idin xafiyo wiilal Soomaali dhab ah

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 3 หลายเดือนก่อน +11

    Warkii ugu Qiimaha iyo Qaayaha badnaa ee aan JAAMAC GALLAD ka maqlo jir oo joog BADHAX LAAWE SOOMAALIYEED.

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 3 หลายเดือนก่อน +2

    Af- Qadhmuune . Dhegayso cida bahdilan Maanta. . JEBERTI YIBIR DAAROOD MAKHNUUD maawelo caruur ku jir. Indhahaga oo shan ah ayay Somaliland aqoonsi ka helaysa ETHIOPIA 🇪🇹. adigoo adoon ka ah hashiiska.

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 3 หลายเดือนก่อน +5

    SOMALILAND WAA MAAMUL GOBOLEED SOMAALIYEED, MAXEY UGA DUWAN YIHIIN MAAMULADA DALKA KA JIRA? FADLAN JOOJIYA BUUN BUUNINTA MAAMUL GAAR AH LOO SAMEYNAYO

  • @Sarta100
    @Sarta100 3 หลายเดือนก่อน +4

    Jamhuuriyad xagey joogtaa jaamac galad sxbada Ssc the waa ku sidee masidoodaa riyoonee meeysy Ssc meeyese awdal waa lagu kala tagay jamhuuruyaadii prank waa dhamaaday 2state ayaa ka baxay ma hargeysa iyo burco miyaa jamhuuriyad ah caqliga ha shaqeeyo saaxiibayasl muusaa burburiyay jamhuuriyadii la oron jiray the soomaalilayn .

  • @jeeswano7047
    @jeeswano7047 3 หลายเดือนก่อน +5

    SOMALI WAA IN EEYSAN CADAWGA U JILICSANAANIN EE EEY ISKA CELIYAAN

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 3 หลายเดือนก่อน +6

    Somaliland DHL Express in Addis. Kkkk

  • @BashirAhmed-qg8ht
    @BashirAhmed-qg8ht 3 หลายเดือนก่อน

    Asc mahadsanidiin

  • @itaqillaa
    @itaqillaa 3 หลายเดือนก่อน +7

    Masha'ALLaah

  • @NaleyeNaaleeye
    @NaleyeNaaleeye 3 หลายเดือนก่อน +4

    Adeer Muse ka hadal iyo inyar oo ku xeeran iska ilaaliya umadda badan ee rabta inay si nabad iskaga qaadaan Muse iyo xisbigiisa

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 3 หลายเดือนก่อน

      Magalada hargysa wa magalo qomaluud100/99 hadad kanis tahey madaxtoyada lagu casumia nin amxara futadao ka wasaya agonsi ka in futada digtan

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 3 หลายเดือนก่อน +2

    Somalia Somalia 🇸🇴✅❤

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 หลายเดือนก่อน +3

    AQOONSIGA ETHIOPIA BIXISO MACNO BADAN KUMA JIRO EE WAA WAQTI LUMIS.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 หลายเดือนก่อน

    WAR AMUSNAANTA SOMALILAND BAA NOO CADAYNAYSA IN AY JABEEN OO HAD1L U BANAANEYN😊

  • @ice-cold8827
    @ice-cold8827 3 หลายเดือนก่อน

    Anigu SL waan aaminsanahay.runtu waa qadhaadh,Jamac been mu shegin.somali o idil madaxdodu wa Bakhti

  • @rahmoismail8144
    @rahmoismail8144 3 หลายเดือนก่อน +7

    Walaalkiis ka rooroow waraagaa cunaayo

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD 3 หลายเดือนก่อน +9

    Hno muuse biixi iyo dhamaan hogaamiyaasha soomaalida waa jaajuus itopiya u shaqeeya

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 3 หลายเดือนก่อน

      marka xasan iyo xamza laga leebo😂😂

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 หลายเดือนก่อน +1

      SOMALILAND WAA MAAMUL GOBOLEED SOMAALIYEED, MAXEY UGA DUWAN YIHIIN MAAMULADA DALKA KA JIRA? FADLAN JOOJIYA BUUN BUUNINTA MAAMUL GAAR AH LOO SAMEYNAYO

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 3 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkk hadaan waxay ugaduwantayba ogay jaamac weydii isagaa sidaacada kuugusheegiye waahadaad runta rabto lwaxay kagaduwantay waxa caalamka iyo soomaali qaaaq kagasiiyay ​@@Yusufxasann

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ethiopia cida toos qaawisay waa waa maamulka muqdisho waa failer state wlee calamaku manta layaaban yhy weeyi markii sharkii Turkish ayba ku yasty oo hor fadhisanwayda ba dee

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 หลายเดือนก่อน +2

    BADA IYO DHULKA WAXAA LOO BIXIYEY IN MUUSE CIIDAN ETHIOPIAN AH UU MUUSE HELO SI UU UGU WEERARO SSC-KHATUMO BALSE ETHIOPIA MA SOO WEERARI KARTAA DHULKAAS?

    • @hayatlove-zp4rw
      @hayatlove-zp4rw 3 หลายเดือนก่อน

      Nooooooooo wayo ethiopia iyada baa
      daqalo xumo
      Dagalo dexdoda
      Lacag laan
      Mamul daro
      Gajo

    • @abdisharif8315
      @abdisharif8315 3 หลายเดือนก่อน

      Waxaad taqaan ama ka hayso ayaa lagaa hadlaa iyo fikirkaaga

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 3 หลายเดือนก่อน +4

    UAE 🇦🇪 ayaa Abiy Ahmed lacag ku siisay soomaalida deegaanka la bara kiciyo.. ee warkaas soomaalida la wadaag

  • @NadraSheka
    @NadraSheka 2 หลายเดือนก่อน

    Midnimada somalida Ka shaqeya

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 หลายเดือนก่อน

    SOMALILAND DHL EXPRESS MIYAA SAFAARAD U NOQOT1Y ?😂😂😂😂😂

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ayaan daro weyin ayaa soomaaliya haysata , in maanta gurigeedii gorgotan galo. Soomaaliya waxa u haray rag taladii ka luntay.😭😭😭😭😭😭ilaahoow raga soomaaliyeed talada kutoosi 🤲🤲🤲🤲🤲rabiyoow midnimo midnimo ✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeeda hajebiyo somaliland way socotay ee ha suuxina

  • @RahmaNur-ng2un
    @RahmaNur-ng2un 3 หลายเดือนก่อน

    Muuse biixi waa calooshiis u shaqeeste jaajuus Ethiopian ah😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @AminaCali-t2d
    @AminaCali-t2d 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk foolxuneey beenweyne qosol beenle kkkkk waar xaasidiinysy xasidnimaad sharaxeeda tahay hadii cidi bahdilantahsy adiyo cagdheer kkkkk

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 3 หลายเดือนก่อน +2

    Eraygaa DHL hadaaad cadayso, walaahi bilaahi wariye wayn oo Soomaliyeed ban ku aqoonsanayaa Jaamacow
    Car cadayn keen xalkay Ethiopia sidaa tidhi ?

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 3 หลายเดือนก่อน

      Qac qoladi qomaluudka ku fani jirtey

    • @rushhassan1808
      @rushhassan1808 3 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkk aniga kuu fasiyaaya lax yahay. r Dalsey Hillblom Lynn. From khatumo hhhhhhhh

  • @AbdikadirMaxamuud-ts5ju
    @AbdikadirMaxamuud-ts5ju 2 หลายเดือนก่อน

    Jaamac tigrey wax badan ayaa ka khaldan goobta dhalashada ee Muuse Biixi,mar kasta oo uu arimaha somaliland ka sheekee is yidhaahdo wuu dhex fadhiistaa ilayn wax badan muu soo akhriyine.
    Muuse wuxuu ku dhashay dhaboolaq oo Hargeisa galbeed ka xigta,Xarshina waa deegaankiisii Sixitaan.

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaa been laysku maaweelinayaa kkkkkkk riwaayad been iyo qosol gariir jaamac neefoow saadanbana maxaad ku sheekayn

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 3 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia haday wixii ay Somaliland kula heshiisay ay ka baxday
    Soomaliland way ka maaranta heshiiska

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 3 หลายเดือนก่อน

    Jamac saxiib war Runta udhow sheeg oo benta qurxi

  • @ahmediman4866
    @ahmediman4866 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Adeer umada Somaliland 75% sadly khatyaan bey ka taaganyuhiin Yeydan ku habsatey even waligoodna talin iyo cawaanta caadaqaatayaasha ah ee kabaqaadka u ah ee Ethiopia da caantaynka ah u haysta walaalahood. Runtime darks waa in la sbaabulaa laguna caawiyaa sidey Muuse habaar iyo kaboqaadkiisa isaga dulqaadi lahasyeen . 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 3 หลายเดือนก่อน +3

    DHL Express office in Adis.

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 3 หลายเดือนก่อน +1

      Jamac buffi kuwa xabashida.futada u digta wano ku tagersanhey from burco ma ogolin xabashi CUDUR HIV WADA GABO

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 3 หลายเดือนก่อน

    Ina dhilo manta ma dhegaysatay Abey Axmed dilaac dameer ciyayoow

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 หลายเดือนก่อน

    NACABKU WELIGII HA DAALO
    DDBNAHA HA QANIINO XAASID
    HA DOORSOMO CIIL DARTII
    SOMALILAND EEY FARXA DAREEN
    SOMALILAND WAXBA KA QAADIMAYSAAN XUMAAN IYO NACAYBKIINA INAAN MAQALNA
    WAA DAAWADAYADA

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 3 หลายเดือนก่อน

    Mar waxa aad leedihiin Muuse ayaa Umad Soomaaliyeed qaawiye marka uu xishiis lage Ethiophia mar waxa aad leedihiin Ethiophia ayaa Muuse qaawiye War nimayo idinka ayaa u baaxan in maskaxdiina labaaro oo la'idin doweeyo.

  • @maxamedshariifiidlemaxamedshar
    @maxamedshariifiidlemaxamedshar 2 หลายเดือนก่อน

    soomaalilan shaqsi dqneyste ah ayaa baabi iyay mouse biixiintakale waa wadani kareeba muuse

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 3 หลายเดือนก่อน

    Kubadii kolba dhinac loo lagayey ayey noqotay soomalilan itoobiyana waxba uma argto soomalilan dad xataa ma moodayso

  • @barkhad100
    @barkhad100 3 หลายเดือนก่อน

    Hobyo ayaan idin sinaynaa e iska daaya.....taas ma wax ka xunba jira ,itoobiya ufbay tidhi ,dadkana wada hadal aya loogu dhigay.😂😂😂

  • @ademmahamed2233
    @ademmahamed2233 3 หลายเดือนก่อน

    Suxufi nin sheeganaaya oo wuxushega been yihiin waa adiga waxan kushegaya magaca suxufiga hadilin ee kabax oo hashegan

  • @UbahHussein-e9w
    @UbahHussein-e9w 3 หลายเดือนก่อน

    Ogadeno waxba la qarineya baad kuwalten xasan waa diblmasi waan shegey inusan abiye bad iyo dhul qaatey

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 3 หลายเดือนก่อน

    Jaamacow waa la dhinanayaaye runta ku daddaal oo ummada beentantaagtaagen ka daabaan ku idhi oo sheeg in ethiopia qaswisey xassan sheikh iyo fiqigan jaahilka ah sidaadoo kale.

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 3 หลายเดือนก่อน

    Xaga xun ba ka eegaysane jaamac illahay u noqo qabri yar ba lays dhigaya cid adiga iyo ilahay idiin dhaxaynayda ,xasan sh ba ku ooyay turkiga tiri safarkisi turkiga 9 goorbu ku noqday isaga codsaday in ethiopia lawada hadal siiyo ,sababta ayay keenay in laysugu yeedho labadoda muusena wax ka quseya Ma jirin iska hubi waxa aad sheegayso

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 หลายเดือนก่อน

    jaamac Hacoo Ethopia iyo Somalilnd waaa hashiis maxaa laga dhexdhexaadin shufta xukunka 2 km Xamar baa suaal ka keeny Badda Somailand kiraysey. adoo sidaa u sootaagan baad arki hashiiskii Jan-1- 2024 oo la saxeexayo

  • @hah7064
    @hah7064 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan jeclaan lahaa idinkoo sidaa uga dhex hadlaya ethiopia dhexdeeda. 🇪🇹

  • @da8660
    @da8660 3 หลายเดือนก่อน

    Galadoow spot on ::;; siday tahay ayaad usheegtay isaaq hadaanu nahay niman siyasidiin isku sheegaya ayaan nacebeeyay.lakiin waxaa u cadaynayaa nimankaasi inayna matalin Isaaq .Simaliya yaan ka miidnahay somalina waanhay.Somali Hamidoow si ay bahdilka uga baxdo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 หลายเดือนก่อน

    Ethopia Danteeda u daba fadhiisan mayso shufta aan xataa xukumin 2 km Xamar ku yaala.

  • @SomaliLand-p7t
    @SomaliLand-p7t 3 หลายเดือนก่อน

    Laakin idin kiniibaa gumaysi kujira o wali la idin cusbeya ila gorme cusbadan la idinku wad wadaya cagdheereey itobiya ila gormey gumaysanaysaa anaga somaliland ahan maanshaalaah wanaga kujirna cidina nama gumaysato itobiya hadaanu doono waano wanu udiidi bada hadaanu doonona waabanu siini sidaanu doono ayaanu yeeli xor ayaanu nahay laakiin idinka aqliginu cagdheereey itoobiyaad hoos fadhidaan wabad qoslaysan itobiya markay kutirahdo ina cagjarow keen 5000 kun oo ciidana haye ayuu odhanayaa itobiyana ma maqli karto maya makeenayoo ciidankad dalbaten hadu yidhahdo ina cagjar makenayo 5000 kun oo ciidana wala basbasayna marka fulaynimo awgeed aya ciidankaa lakenayaa marka idinko gumaysi kujira ayad had hadlaysan od qosqos laysaan indho adaygiina waban idin khajilaa marka halkaa fadhidaan od wararka ad gudbinaysan wajigad iska fiiqdeen bilaa waji ayaa tihiin marka hore gumaysigan iska dulqaada oo is xoreeya rag hadaad tihiin od xininyo Lee dihiin itoobiyadan ad u naagaynaysan ka hoos baxa anaga itobiya nama gumaysato umana naagayno xor ayanu nahay markasad halka tifiga ad so fadhiisatan ayad rag xor ah oo xininyo leh oo boqolayaala hadal haysan sidayada oo kale noqda oo xornimo kunoolada o ku faakidaysta xonimada ilaahay ayaanu ugu mahad naqaynaa alxam dulilaahi rabil caalamiin laakiin cagdherey anagaa idin xorayn doona nasuga dhawaan intaa iska samra nin la suguyow adna yaad sugi 😂😂😂 cagdheereey anaga nasuga naag nimodan ad itobiya ugu naagaysan eed hoos jiiftaan anagaa idinka hoos kicin doona oo raganimoda waxay tahay idin tusi doona inyar nasuga xor ayaad noqon doontaan cagdheereey midaa ku biyo caba from reer sheekh isxaaq 😂😂😂

  • @mohamed-t3q3y
    @mohamed-t3q3y 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mouse waa nin waalan oo meel ula kaco garan la

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 3 หลายเดือนก่อน

    Kkknoocaa waarniyaw bada dhulka somaliland madamacmaa idinkaga jira sixunwax usheeg sixir kadaran naftiisa ilaashada beentuna waa xaaran aniga waxiga xumaanayaa majiro idinku naftina beenta miyaad kunaaxisaan

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 3 หลายเดือนก่อน

    Abii asaga u tagey rutu, Kampala, urdugan, ee madaxweyne xasan, Umatagin urdugan, abii ayaa yiri soomaaliya hanala dhexgalo hanabin xasan sheekh

  • @ZonageVers
    @ZonageVers 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliland waa in ay dhulkooda u difaacdaan siyaasad ahaan iyo dhaqaale ahaanba sida heshiiska madax-banaanida danta Itobiya.

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 3 หลายเดือนก่อน

    Qolada somalia ee sheeganaya Somaliland waxa aan cadaawad ahayn naga heli maayan wayna baran donan kani adaygaya sababta oo ah UK baanu afar nin u dirna oo dalka nooga baxa nidhi
    Oo tagay markaasa
    Koonfur oo dhan kasta oo nolasha ka ah 0000
    Oo cali baystaynka yugandhi ilaaliyaan
    Rabta inay dhahdo midowgii kama bixi kartan
    Afka ayayn bay iska xumaynayaan lkn wax ay badali karaan ma jirto

  • @haboon180
    @haboon180 3 หลายเดือนก่อน

    Faqash daad ayaa u soogalay. Juboyinka Dhawan dadkii lahaa ayaa ku soo noqon.

  • @Hasuni675
    @Hasuni675 3 หลายเดือนก่อน

    Marqaanland barbariyo hargayso meel gee nin walanow

  • @camosalax5599
    @camosalax5599 2 หลายเดือนก่อน

    Tolaayee nimankii laandheeraha ee ogaadeen ninkan bay dhagaystaan waa beenaale nin weyn lama yidhaa beenaale, laakiin waxan uu ka sheekeeyaa waa niyadiisa , kkkkkkkkkk

  • @mohammadhassan3693
    @mohammadhassan3693 3 หลายเดือนก่อน

    Jaamac runtu ushegay jamhuriyada amxaro 😂

  • @Malayka-q9z
    @Malayka-q9z 3 หลายเดือนก่อน

    Jaamac guuled wa wadaniyal 😂😂😂rag nool dhiig le

  • @NaasirOsmaan
    @NaasirOsmaan 3 หลายเดือนก่อน

    Waar Muuse oo aan dadnimo iyo muwaadinimo midna aqoon baa umadda waalay

  • @roobjama6865
    @roobjama6865 3 หลายเดือนก่อน

    Waar awowgiin alla gubye beenta iskadaaya!

  • @abdirahmanibrahim4443
    @abdirahmanibrahim4443 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan taleefonka ku mashquulsan muxuu ahaay taleefonka maa kucsub it’s unprofessional war qof baa kula fadhiyo aa waxkula falan qeeynaayo adigana taleefonkaagi ayaad kadhamaan ladahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mahametclaahi216
    @mahametclaahi216 3 หลายเดือนก่อน

    Beenta ma buug buu ka eegay uraaye bookah beedee xaarweyne

  • @naasirali1173
    @naasirali1173 3 หลายเดือนก่อน

    digoo ogaadeen ah baan ogaadeniya dhex tagi karin ina dhilo

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 3 หลายเดือนก่อน

    Bukaan qabahaw ilaah bari,bogsiin isagaa baxshee

  • @cabdisalanmursal4664
    @cabdisalanmursal4664 3 หลายเดือนก่อน

    Nacnac weligood ha ciyaane awrka caynka u giija

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤ Guul Somali

  • @lilboss5452
    @lilboss5452 2 หลายเดือนก่อน

    Ethopianku waji malaha nacala kuyaal 😂😂

  • @jamalportal73
    @jamalportal73 3 หลายเดือนก่อน

    Labo magaalo miyaa dowlad noqon doonta?
    Kkkk

  • @XamseBadawi
    @XamseBadawi 3 หลายเดือนก่อน

    Su all idanka ma nacabtiin dadka somaliland jamaca

  • @MudaneSayidCaliHaadi
    @MudaneSayidCaliHaadi 3 หลายเดือนก่อน

    Somalia waa lagaaday TURKEY layskuma hallayn Karo dano wayn bay kaleedahay Ethiopia.
    Xabashi XABBAD mooyee xal kale Málahan.
    Siday uqaateen S.Galbeed & siday AL FASHAQA iqaadatay Weeye.
    Xabashi ciyaar ma qorto sxb Dhanka khatarta ka eeg

  • @guleit89
    @guleit89 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wa ku talaxtagtay ninka odayga ah

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkmm kkkkkkkkkkkkkkmkkkkmm

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 2 หลายเดือนก่อน

    Ethopia wey wajiyo badan thy

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 3 หลายเดือนก่อน

    Oromo aa sixirtay ee aan qur,aan si allaah u caafiyo

  • @faysalmaxamuud1394
    @faysalmaxamuud1394 3 หลายเดือนก่อน

    Jaamac dameer yaa ku daawada doqon yahaw

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 3 หลายเดือนก่อน

    War been badana ingaar kugu dhacday

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 3 หลายเดือนก่อน

    AF QADHMUUNAYAAL IHI IHI QOSOLKOODA MAXAAD MOODAA WAA LAYSKA DAYDEYAYAA QOSOLKA

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 3 หลายเดือนก่อน

      Nimanka jaad ma cunaan, dadka qaadka cuna ayaa afqadhmuun leh😂

  • @abdinaaficabdala7559
    @abdinaaficabdala7559 3 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqada waxa weeyi xasan iyo muuse way is ogyihiin waxa larabo inay niyadjaban isna dhiibaan baalarabaa labaduba wa dilaaliin

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 หลายเดือนก่อน

    INAALILAAH😂😂😂
    SOMALILAND WARKAAN BAHDIL UGU FILAN

  • @xasanaxmed82
    @xasanaxmed82 3 หลายเดือนก่อน

    Qaar waraabe dadka beenta ka daa

  • @MohamedMohamed-vr1gj
    @MohamedMohamed-vr1gj 3 หลายเดือนก่อน +1

    June 26 miyaa waayo July 27th isn't yet there!

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂kkkkkkk. Riyoland

  • @RodaAli-fo7sk
    @RodaAli-fo7sk 3 หลายเดือนก่อน

    War baroorta jojiya

  • @salmaandsuhayb2845
    @salmaandsuhayb2845 3 หลายเดือนก่อน

    Muse waa laqaawiyay

  • @hewho7993
    @hewho7993 3 หลายเดือนก่อน

    DHL 😂😂😂😂

  • @ahmedjama9645
    @ahmedjama9645 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 kada kada

  • @Qaali12
    @Qaali12 3 หลายเดือนก่อน

    Beeni raad maleh

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 หลายเดือนก่อน

    Darooor Ethopia ku taalaa hadaan dawlada Ethopia raali ka aheyn sow ethopia ma layseen iygoo u arkaa somali ka soo gashey wadankii Somaliya

  • @fardowsadahir6675
    @fardowsadahir6675 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkk🎉😂😅😅😅

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 หลายเดือนก่อน

    SOMALILAND MUUSA DUMIYEY. WAXAA KA SOO HARAY QABIIL ISAAQ LA YIRAAHDO😂. QABIIL NA DAWLAD MAAHA. MARKA ITOBIA WAA AY OGTAHAY

  • @faysalmaxamuud1394
    @faysalmaxamuud1394 3 หลายเดือนก่อน

    Dislike siiya

  • @hayatlove-zp4rw
    @hayatlove-zp4rw 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk wa iga qoslisy jamacow
    Somaliland musa sharaftii ka qaday walahi

  • @abdinasireissa2502
    @abdinasireissa2502 3 หลายเดือนก่อน

    Beenaale

  • @IdirisHussein-xo8vc
    @IdirisHussein-xo8vc 3 หลายเดือนก่อน

    Ay ciyay

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 3 หลายเดือนก่อน

    Beenale

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 3 หลายเดือนก่อน

    Jamacow dadka ha odhan ee dawlad somaliland dheh

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 หลายเดือนก่อน

    Guul

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 3 หลายเดือนก่อน

    Ogadeen laba futoole maalina hargaysa cay kolna xamar caya ileen waxaad tihiin dad bilaa dhula

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy 3 หลายเดือนก่อน

    Nuur iyo galan goba nimo dhamaystiran

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah Guul Somalia Insha Allah Khar Somalia 🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @akm4480
    @akm4480 2 หลายเดือนก่อน

    Jaamac Galad.. Anagaa ka mida , Dareenkanaga in la ilaaliyo weeye kulahaa.. 😂😂😂