sidaan ayaa loo diley imam xuseen oo ah nabiga wiilkiisa, madixiisana waala gooyey, side ku dhacdey?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ค. 2021
  • FUAD AMIN: Home of islamic studies
    cnannelkaan waxaad ka heli doontaa barnaamijyo diini ah sida: qisooyinka nabiyada, qisooyinka asxaabta, qisooyinka quraanka, iyo muuqaalo kordhin doona garashadaada iyo aqoontaada
    ______________________________________________________________________________________________________
    sidaan ayaa loo diley imam xuseen oo ah nabiga wiilkiisa, madixiisana waala gooyey, side ku dhacdey?
    waakuwaan musalliinta uu alle SW u ballan qaadey waadi naareecd, baro si aadan ugamid noqonin
    fuad amin daud ka dhigo wehelkaaga si aad u kobciso aqoontaada
    #plz_subscribe #qisooyinka_nabiyada
    booqo channelkeyga labaad:
    #horusocod_media : / @horusocod143
    __________________________________________________________________________________________
    daawo muuqaaladeena kale:
    playlist: • qisooyinka nabiyada/ q...
    1) qisadii qowmu samuud iyo hashii nabi saalax: • qisooyinka nabiyada/ q...
    2) qisada saxaabigii jaliilka ahaa suheyb al ruumiyi: • qisooyinka nabiyada/ q...
    3) 5 shey oo burinaya soonka dadka qaarna aysan ku baraarugsaneen: • 5 shey oo burinaya soo...
    4) muxuu sheydaanku ku sameeyaa qofka sooman: • muxuu sheydaanku ku sa...
    5) maxaa dhacaya habeenka ugu horreeya bisha ramadaanka: • maxaa dhacaya habeenka...
    6) 4 qofood oo soonkooda aanan la aqbalin: • qisooyinka nabiyada/ 4...
    7) masaakiina ayey sadaqada u diideen kadib alle ayaa ciqaabay qiso layaab leh: • qisooyinka nabiyada/ m...
    8) qisada doontii nabi nuux cs iyo mucjisooyinkeeda: • qisooyinka nabiyada/ q...
    10) daawo siduu alle uga aargoostay kadib markii ay dileen nabigiisa: qisadii nabi zakariye: • qisooyinka nabiyada/ n...
    11) saddex nabi oo loo diray hal tuulo: • qisooyinka nabiyada/ 3...
    12) saddex nin oo alle SW imtixaamay iyo labo oo ku dhacday imtixaanka iyo mid ku guuleystay: • qisooyinka nabiyada/ q...
    13) qisadii nabigii biqirka ahaa, nabi sulaiman CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
    14) ninkii diiday in uu alle SW ugu shukriyo nicmaduu siiyay iyo ciqaabtuu alle SW ku riday: • qisooyinka nabiyada/ q...
    15) qisadii faraantigii nabi suleymaan CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
    16) qisadii dhax martay nabi suleymaan iyo balqiisa(boqoradii saba') • qisooyinka nabiyada/ q...
    17) meelihi kala fogaa ee lugu soo kala dejiyay xaawo iyo aadam, iyo sheydaanka: • qisooyinka nabiyada/ m...
    18) qisadii layaabka laheed ee daaluut iyo jaaluut, iyo nabi daauud CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
    19) qisadii nabi muuse, iyo sheekadii dhax martay isaga iyo rabigiisa SW: • qisooyinka nabiyada/ q...
    20) nabi nuux iyo nabi luud, iyo xaasaskoodii khiyaanada badnaa: • qisooyinka nabiyada/ q...
    21) qisadii saamiriga, iyo dibiga iyo qoomkii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
    22) qisadii nabi muuse iyo kala dhambalmidii bada: • qisooyinka nabiyada/ q...
    23) qisadii nabi muuse iyo mucjisooyinkii ay leheed ushiisa: • qisooyinka nabiyada/ q...
    24) qisadii haabiil iyo qaabiil iyo wax badanoo aadan ka ogeen: • qisooyinka nabiyada/ w...
    25) qisadii haaruut iyo maaruut, ma malaaikbay ahaayeen mise banii aadam: • qisooyinka nabiyada/ h...
    26) siyaasadii uu nabi muxamad SC uga baxsaday gaaladii qureysh, qisada hijradii nabiga SC: • qisooyinka nabiyada/ q...
    27) qisada ushii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ m...
    ________________________________________________________________________________________________

ความคิดเห็น • 56

  • @aishaibrahimmuuse8284
    @aishaibrahimmuuse8284 3 ปีที่แล้ว +11

    Wcs wll jazakallah kheyr please chenelka shere & like dhaha 🙏🙏

    • @fuadamindaud
      @fuadamindaud  3 ปีที่แล้ว

      Baarakallaahu fiik

    • @kawsarfarxaan3212
      @kawsarfarxaan3212 2 ปีที่แล้ว

      Mansha alaah jasakalaah kheyr

    • @ardoomar3844
      @ardoomar3844 2 ปีที่แล้ว

      @@fuadamindaud 2964

    • @sacadiyasacadiya1770
      @sacadiyasacadiya1770 ปีที่แล้ว

      F0fp5l9syfy04ulh0f0fpff9f0f0fpf0su0f0h0hlhphplhh0lhlhlhph0hhl00hph0hph0hphl0hlhpgphlhph0hphhplh96lh9hphlh0h

    • @Ralia.Channal
      @Ralia.Channal 10 หลายเดือนก่อน

      😢😅😅😊​@@fuadamindaud

  • @user-iv4zk4so2d
    @user-iv4zk4so2d 11 หลายเดือนก่อน +1

    Scw rashulkeena scw scw asxaabta rashulkeena scw

  • @GANEY12
    @GANEY12 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha kusharfo walaalkena fuad❤

  • @abdirahmansuleman7700
    @abdirahmansuleman7700 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallaah yaaa allaah wAan kaa magan galey waxyaaha noocaas ah allaahu akbar 😮😮😮

  • @HachimDjama-qi5gv
    @HachimDjama-qi5gv 11 หลายเดือนก่อน +1

    Salalahu calayhu wasalam

  • @ibrahimabdikadir1706
    @ibrahimabdikadir1706 7 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakumulahu kheyra

  • @naciimodagan8480
    @naciimodagan8480 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا استاذ ❤❤😢😢

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha alah jisakalah qeer sida wanaagsan eed noogu soo gudbineysid qisoyinka qiimaha leh ee diiniga qeer alaha ku siiyo aamiin 🤲👍⚘

    • @fuadamindaud
      @fuadamindaud  3 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa allaah
      Baarakallaahu fiik

  • @hanihaldhaa3700
    @hanihaldhaa3700 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shukran wll alle janadisa ha kugu casuumo

    • @fuadamindaud
      @fuadamindaud  ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa allaah dhammaanteenaba

  • @sagalsimanofficial8558
    @sagalsimanofficial8558 2 ปีที่แล้ว +1

    scw scw scw Allaha unaxaristo dhaman muslimnta 🥺🥺🥺😭😭

  • @user-lu4di9ni8i
    @user-lu4di9ni8i ปีที่แล้ว +1

    Sallahu caleko wasalaama caraba ehela magashida qaraarina

  • @hoodoayandiamondofficial5971
    @hoodoayandiamondofficial5971 3 ปีที่แล้ว +7

    Mnshallah Mnshallah wll illahay danbi dhaaf ii waydiya sido kale ubad ban rabaa inuu ilahay isiiyo amiin idhaha dhaman muslimiinta illahay danbigooda ha dhaafo si khaasa wll fuad illahay jannada hakugu bishaareeyo amiin wll❤️🥺

    • @fuadamindaud
      @fuadamindaud  3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin yaa allaah walasheen alle hakuu dambi dhaafo
      Caruur baariyaal ah oo aad ku ilqabowsato alle haku siiyo

    • @cawlkhadarxusseen8545
      @cawlkhadarxusseen8545 3 ปีที่แล้ว +1

      Alle haku siiyo ubad khayr qaba

    • @ibrahimbishar5768
      @ibrahimbishar5768 ปีที่แล้ว

      ilheeyhaa ku siyo ubad bariyaal ah o wanagsan abtiwalshey

    • @naciimodagan8480
      @naciimodagan8480 ปีที่แล้ว

      Aamin yarbi ❤❤❤😢😢

  • @user-yr4rf8os7d
    @user-yr4rf8os7d ปีที่แล้ว +1

    رضي الله عنه

  • @quruxdumarchannel
    @quruxdumarchannel 3 ปีที่แล้ว +4

    Wcs shukran wall jazakalah kheyr

    • @fuadamindaud
      @fuadamindaud  3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin ukhtii baarakallaahu fiik

  • @mohamed_ciiltire
    @mohamed_ciiltire ปีที่แล้ว +1

    Sallahu Caleyhi Wasalam

  • @hibocadar5342
    @hibocadar5342 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks wll waa markii ugu horaysay ee aan ogaado geerida Xasan waana ooyay runtii si xun bay ugaleen balse waxaan leenahay Allaah ma mooga no waxay daalimiintu falayaan

  • @djameguelle2642
    @djameguelle2642 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah rafiiq ha ka dhigo rasulka scws
    Iyo ahluu baytkaa amin.
    Khair inshaa Allahu tacala
    Waad haysaa e Allah ha ku barakeyo

    • @fuadamindaud
      @fuadamindaud  3 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa allaa dhammaanteenaba
      Baarakallaahu fiik

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah shukran aqii horey usoco 🥰🥰💚💚🥰🥰💚👍👍👍

  • @ahmedfarahabdi4061
    @ahmedfarahabdi4061 ปีที่แล้ว

    Allah Akbar

  • @arfadum-in8ij
    @arfadum-in8ij 6 วันที่ผ่านมา +1

    ❤😊

  • @jokaroflove1178
    @jokaroflove1178 3 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi anoo islahaa seexo waa waqti dambee ayaa ii soo dhacy fidigoggaan

    • @fuadamindaud
      @fuadamindaud  3 ปีที่แล้ว

      M.a mahadsanid wll qaaliya

  • @umuannas8127
    @umuannas8127 ปีที่แล้ว +1

    Waan jeclaay in aan kusoogaaro nabigeena mohamad slalahu caleeyhi wasalam 😍😙😍

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran fuad, hussein iyo dadkii la socdeyba wey qaldanaayeen , wuuna madax adkaa , wuuna xukun jeclaa , hogaaminta islaamkuna mey aheyn dhaxaltooyo, (fidnuu abuurey runtii ) isaga iyo kuwii dileyba isma dhaamin , Nebiyada ALLe-na xukun lagama dhaxlo ee diinbaa laga dhaxlaa.

    • @fuadamindaud
      @fuadamindaud  4 หลายเดือนก่อน

      Akhii isagu fidno abuur ma uusan ahayn
      Waa سيد شباب اهل الجنة
      Kama suurtowdo inuu fidno dhaliyo
      Balse wuxuu u socday in uu wax xagaajiyo
      Wuxuu u socday umadda awowgiisa in uu xagaajiyo,
      Wax walba waa wax qoran
      Alle ayyaa qadaray
      Qof xumaan in uu u bareero ay ka suurtoobeyso ma uusan aheyn
      Wuxuu ahaa mid uu nabigu SCW aad u jeclaa
      Musiibo aad u weyn oo ummada islaamka qabsatay ayey aheyd

    • @engabdihussein7596
      @engabdihussein7596 4 หลายเดือนก่อน

      @@fuadamindaud ummada ma awowgii ayaa lahaa, miyaan ALLe swt qadarkiisa ku socon fuad akhii, wuxuu qalad galey bashar ayuu u ahaa, ergodic ayuu diidey m,talooyinkii loogu nasteexeynayey ayuu diidey, xataa inuu maatada ka tago, ma xuseen ayaad ka baqeysaa mise ALLe swt, cidii disheyna wey ku cadaab muteen, ALLe ayaana swt qadarey.

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 ปีที่แล้ว +2

    Subhannallah

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 3 ปีที่แล้ว +3

    like 48 MashAllah shugran 🙏

  • @khadracismaan8556
    @khadracismaan8556 3 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw Masha Allah wll Allah kaa abaaliyo amiin

    • @fuadamindaud
      @fuadamindaud  3 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa allaah baarakallaahu fiik

  • @nicimamuse5470
    @nicimamuse5470 2 ปีที่แล้ว +1

    Maha allah jasakalah qer qisoyinka qimale ed sokalis allah yacisakim

  • @unknownperson3532
    @unknownperson3532 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 3 ปีที่แล้ว +2

    Wcs jazakallah khair

  • @falastiincabdirashiid8922
    @falastiincabdirashiid8922 3 ปีที่แล้ว +3

    Waamaalinkii sadaam xuseen ladilay ilaahraari hanoqdee

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 3 ปีที่แล้ว +2

    Salalahu calayhi wasallam

  • @nimcoabiibmahamuud1630
    @nimcoabiibmahamuud1630 3 ปีที่แล้ว +2

    Thnkas wllky ale haa Ku sharfo wlhi waa qiso qalbiga tabanaysa

    • @fuadamindaud
      @fuadamindaud  3 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa allaah
      Baarakallaahu fiik

    • @nicimamuse5470
      @nicimamuse5470 2 ปีที่แล้ว

      Nimco marer darnawaja tahay

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 ปีที่แล้ว +4

    SHUKRAN SHUKRAN Fu"ad. Kuwaa muslimka sheeganayey iyo dhamaan khilaafadii umawiyiinta , iyo inaga yaa jannada u dhow talow, CAJAB!!?

  • @hannxknbzb5664
    @hannxknbzb5664 3 ปีที่แล้ว

    Jizaaka Allah

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 3 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scwscwscw

  • @maxmedaxmed7384
    @maxmedaxmed7384 2 ปีที่แล้ว +1

    Macaawiya maxadan u racineyn magacisu radiyaalahu canhu ood uu gacan bidixeyn sheikhow miyuna saxabi jaliil ah aheyn

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 ปีที่แล้ว +1

    M.sanid