SHAADIYO SHARAF & XAAJIGEEDA CABDI FITAAX YARE CHALLENGE QOSOL BADAN ADAA FUURI DOONO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025
  • SHAADIYO SHARAF & XAAJIGEEDA CABDI FITAAX YARE CHALLENGE QOSOL BADAN ADAA FUURI DOONO

ความคิดเห็น • 312

  • @barbaartamediashow
    @barbaartamediashow  4 ปีที่แล้ว +49

    PLS Subscriber Saara TH-cam Chanelkan th-cam.com/channels/Xmh8FRvhjkmR5elwS1U8KA.html

  • @ismahaanboqoradaafrica9684
    @ismahaanboqoradaafrica9684 4 ปีที่แล้ว +70

    Abdifitaax yare wlhi waa qosol miiran shaadiyo marki hore naga qoslin jirtay hada wexe no keentay abdifitaax family wada qosol ah waan idiin wadanaa 😂

  • @ayanali4398
    @ayanali4398 4 ปีที่แล้ว +79

    Ilahey Amarkii Shadiyo & Abdifitax Meshan Ku Arko Ano Ku Bodin Maba Jogi Karo Jag Ban Ku Ahay Salan Sare Yqy

  • @khatraismail5524
    @khatraismail5524 4 ปีที่แล้ว +1

    Lovely sheeko abdifatah and friends thanks we need more suaaalo ku celiyaa suaalaha fun waayee guulaystaaa

  • @anisayubafnan.squadultimat1716
    @anisayubafnan.squadultimat1716 4 ปีที่แล้ว +16

    hhhhhhh kkkkkk wlh qol an kaligey ku jiiray an ka qoslay marakasa ciidi dhan igu so baxday naa maxa la qaylinayas maras an ku dhahay yutub an firsanoya wlh qosol ka iga dhamaday😂😂😂😂😂😂😂❤️👑

  • @samanbathanabdi1781
    @samanbathanabdi1781 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashaalah wlhi wad iga qoslisin marwalbe
    Taagerihina wan ahay 💓
    Keep going lamaanaha an jeclahay💕
    Cadhowgina hajabo idhin leyahay
    Abdifatex caadhi maahan wlhi 😂 danka hindiga ayas kuder yahay.......inta ila aragti like isaaro🙏

  • @shiinesubeer7422
    @shiinesubeer7422 4 ปีที่แล้ว +49

    Hadda Waxa So DaawadaY shaadiyo io cabdi fitax challenge degmoyinka haddana kan iso dhacaY keep going

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 4 ปีที่แล้ว

      iskumida naahy aana kii dagmoyinka hada kaso baxay kana igu so baxay hadana

    • @bintuali632
      @bintuali632 4 ปีที่แล้ว

      Isku mid ayeynu nahay ✌️✌️✌️

    • @ayaanaragsan809
      @ayaanaragsan809 4 ปีที่แล้ว

      isku mid nhy wlhi

  • @raaqiyaaxmed436
    @raaqiyaaxmed436 4 ปีที่แล้ว +19

    Walhi shadiya hesta barteda dhigtay hodan Abdirahman inay qadayso modayay mise waa shadiya mchllh
    Shadiya sharfo nd husband abdifatah madax ii saran tihiin

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaha wallkey c/fitax wadnaga qoslisay shadiyo iyo asxabteda wa qosol lugo loyelay 😂😂😂c/Fitax wa atorihi somaliya😂😂

  • @drsfaatima6307
    @drsfaatima6307 4 ปีที่แล้ว +7

    Pls prank ku so sameey Abdi farax shaadiyooy 🤣🤣
    Lamaanaha aan jclhy wlhi lantiin TH-cam marax weyeh any way keep going sis shaadiyo 💖💖😍😍👏👏

  • @sakariyemohammed3102
    @sakariyemohammed3102 4 ปีที่แล้ว +42

    Shaadiýo prnk ha ku soo sameeyso nadiiro nayruus

    • @deeqaahmed184
      @deeqaahmed184 4 ปีที่แล้ว

      Prince Saki Wey is dilayaan kada hhh

  • @adinatoomar6583
    @adinatoomar6583 4 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah My Favourite Personality shadiyo

  • @mulkiali8797
    @mulkiali8797 4 ปีที่แล้ว +1

    Cabdifitah ayaa ku heysto meesha keep going brother

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka3772 4 ปีที่แล้ว +3

    Ala Hoyooy Qosol iguma HariiN 😅😅😅😅 Hor mar wacan🙏🙏👑👑❤❤

  • @aliyomaxamud6047
    @aliyomaxamud6047 4 ปีที่แล้ว

    jacacel ba igu daran isti falax falax lax fuulux😀😀😀😀

  • @qalanjadainaabuukar6766
    @qalanjadainaabuukar6766 4 ปีที่แล้ว +5

    Shaadiyo Adiga iyo seygaada Mesha wadku haysatiin ❤❤❤❤

  • @amranali6737
    @amranali6737 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh 👌👌💋💋hormar fican ayaa niirajeeynaa asxaabta 💋💋💋💘💘💘💘❤❤❤💗💙

  • @empiregirl5033
    @empiregirl5033 4 ปีที่แล้ว +35

    😂😂😂😂 *stayhome* inaa youtube dib udaawado buu igu soo celiyay😂😥😥

  • @samiramohamed6357
    @samiramohamed6357 4 ปีที่แล้ว +3

    Haahahah kal iyo laab wad iga qoslisayn wlhi jag ayaan idiinku ahay ee nagu wada bandow ayanku jirnaaye 😃👌❤️😘

  • @simansiman4012
    @simansiman4012 4 ปีที่แล้ว

    Walahi saan u jeclahay lee abdifatax iyo shadiya qosol miiran weeye

  • @hudaapdirahmanhindi4110
    @hudaapdirahmanhindi4110 4 ปีที่แล้ว +7

    Shaadiyooy dhacoooow ujeeda😂😂😂naaaag aaa xaajiga.....

  • @istahilcaydid6649
    @istahilcaydid6649 4 ปีที่แล้ว +3

    Walle idinkama hadhu meshaad adanba wan jugaa shadiyo iyo cabdifataax ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @marwanaciima7468
    @marwanaciima7468 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah shaadiyo sharaf keep going abyo💋❤❤ Taagero aku ahay wlhi❤❤

  • @amaalxassan1002
    @amaalxassan1002 3 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣shadiyo qarixi sobe dhegaha dhub ila dhehen wax ma maqloyo🤣🤣

  • @hanippe8014
    @hanippe8014 4 ปีที่แล้ว +5

    Aaar cabdifitahaa wlhi duma waa kuwata lee from mudug😂😂😂

  • @salmaahmad7824
    @salmaahmad7824 4 ปีที่แล้ว +1

    Shadiyo marku gacanta qabtay gabdh walagu kacay fatax isilali🙏🙏👌🥰😅😅😅

  • @intawangsanwalashod5469
    @intawangsanwalashod5469 4 ปีที่แล้ว

    Waaw masha allh lamanaha somaliyed ilxun idinmo argto

  • @marwofoosabdi657
    @marwofoosabdi657 4 ปีที่แล้ว +9

    Shaadiyo jcliyaaa sxbey waan idin salamey dhaman tina 👋👌

  • @sabirinmohamed3222
    @sabirinmohamed3222 4 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi fitax wa qof qalbi ficn MashaAlah

  • @iamondluulinahmed6847
    @iamondluulinahmed6847 4 ปีที่แล้ว

    Ga ga layaasha gaa ģaaban manala garaadbaa weeye gabadha way ka qal dan thy inti ila arakte 👍👍

  • @sabaringeesey430
    @sabaringeesey430 3 ปีที่แล้ว

    Shadiyo hiysta waad kudherate mis dhahde saxiwee m.a shadiyo iyo cabdi futaax m.a wllhi waan idin jacalahay wllhi waligina jira oojooga walalahega shadiyo iyo cabdi futaax nolada intay nolosha jirto wllhi waan idiku faanaa run ahantii Deee huno

  • @tamaanmaxamud9345
    @tamaanmaxamud9345 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh dad an iska jeclahy shadiyo iyo husband keda😍😍😍😍

  • @ifkacdeey7100
    @ifkacdeey7100 4 ปีที่แล้ว +5

    Lamanha an jeclahy shekadoda alle ha idin xfido💝

  • @hafzahassan9914
    @hafzahassan9914 4 ปีที่แล้ว +2

    Abdifitaax naagta dadadow xaa ugu dhag dhagee kah😂

  • @ifrahfan3103
    @ifrahfan3103 4 ปีที่แล้ว

    Dhuuulkoo kabaxaaaa geedka aduunka ugu weeen 😂😂😂😂😂

  • @faadumomaxamad3396
    @faadumomaxamad3396 4 ปีที่แล้ว +41

    walee kuwan xamarey xureesteen 😂😂😂

  • @iqrashariif1144
    @iqrashariif1144 4 ปีที่แล้ว +1

    ZhaadiYo sharaf wlh Taageeero weYn baaN ku haY Keep Goin adi IYo capdifitah❤❤

  • @qaaliqumanofficial6972
    @qaaliqumanofficial6972 4 ปีที่แล้ว +4

    Family muqdisho xiresty😍😍

  • @suleeqaosmaaan6919
    @suleeqaosmaaan6919 4 ปีที่แล้ว +4

    Hhh ar shaadiyaa amadi joog kulahaa 😂😂😂😂 my queenteyda allah kudhowro adi iyo cunugaaga iyo xaajigaaaaga❤❤❤💓💘💋

  • @mhdchannel5324
    @mhdchannel5324 4 ปีที่แล้ว +4

    Shaadiyo &sayga fitax waad xoreeysaten xamar so keepgoing hee adin jeclhy ani

  • @naimaqali355
    @naimaqali355 4 ปีที่แล้ว +4

    Lamanaha iinoloda Cabduqadir Abgaalow Sharaf igu Nolow bro ❤🙏

  • @xamdiamin794
    @xamdiamin794 4 ปีที่แล้ว

    Lamaanaha qarniga shaadiya sharaf iyo sayigeeda c/fitaax yare cizi iyo sharaf iigu noolaada wlhi waxaan u ahay taageero guuleesta

  • @maryanabdu204
    @maryanabdu204 4 ปีที่แล้ว +1

    c fitax waa fany wllhi horey U socda adi io xaskaaga shadiyo Qosol wanag💋💋❤❤❤❤❤❤❤👍

  • @maisamacaney4683
    @maisamacaney4683 4 ปีที่แล้ว +8

    Anaa ugu horeyo maanta waxan idin kenhy keep going shadiya iyo xaajigeyda iyo 2 kle inkasto aan aqoon barbaarta hor mar wacan

  • @HamdiHamdi-qm6dm
    @HamdiHamdi-qm6dm 4 ปีที่แล้ว

    Shaadiyo sharaf and dumashi waa idin taageeraa aad iyo aad shaadiyo sharaf qosol iguma harin adiga iyo dumashi noosoo badiya

  • @nimcogeele8700
    @nimcogeele8700 4 ปีที่แล้ว +6

    Queen shadiya love u qali dumar

  • @sihaamcabdulaahi9200
    @sihaamcabdulaahi9200 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going hormar ni rajeyna dadka iga dambeyan walige 10 love makarin iga farxiyey

  • @wardojoofle2156
    @wardojoofle2156 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk diris kada kuma cadeeyan aan magla jiray shaadiyo nikeeda quslaay caadi ah ayeey ka dhigtay😂😂😂😂😂😂

  • @nimcomahamed9084
    @nimcomahamed9084 4 ปีที่แล้ว +3

    Shaadiyo sharaf wan kujecelahy keep going

  • @officialhalista895
    @officialhalista895 4 ปีที่แล้ว +7

    *Geedka aduunka ugu weyn intuu kabaxa kulaha shadiyo sharaf*🤣🤣
    👉👉Dhulka uu kabaxa 👊👊

  • @farxiyoibrahimxayaat64
    @farxiyoibrahimxayaat64 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah team barbaarta oo shaadiya abdifataah laga waayey waa meel aan leer ushidneeyn

  • @alishalastqueen2400
    @alishalastqueen2400 4 ปีที่แล้ว +1

    Wwww cabdifidax shadiyo kofanaha fujirabtay bee secml

  • @nashaadaxmed904
    @nashaadaxmed904 4 ปีที่แล้ว +1

    Weyna kaa qadnay my wll iyo sharafteyda sln boqortoyo 👑

  • @aishaaxmad4402
    @aishaaxmad4402 4 ปีที่แล้ว

    عبد فتاح احبك جدا جدا wan ka helay

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 4 ปีที่แล้ว +2

    My beautiful family 💝😍😍shadiya abdifatah

  • @mohanadyaremumin4857
    @mohanadyaremumin4857 4 ปีที่แล้ว

    Waligey ma maqlin geedka aduunka ugu weyn kulahaa😂😂 shaadiyo serabtaa hee walashy mcn👏👏👏😂😂😂😂

    • @fatushosman9796
      @fatushosman9796 4 ปีที่แล้ว

      geedka adunka ugu weyn dhulka ayu kuyala cirka miyuu kuyali lahay waa sual markasto laisweydiyo😁😁😁😁😁😁

  • @xuseenxidig3379
    @xuseenxidig3379 4 ปีที่แล้ว +10

    Shaadiyo sharaf. Nadiiro nayruus prank kusoosameey codsi waaye call prank

  • @nimcocarb3932
    @nimcocarb3932 4 ปีที่แล้ว

    Shaadiya dheeman clfatax yare noqda ul iyo diirkeed

  • @rayanruuxi9455
    @rayanruuxi9455 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi xapad hindi kasoo dhumay a idinku jiraa caadimaha ❤❤

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 4 ปีที่แล้ว +2

    Reerka xamar xoreesty shaadiyo iyo cabdifitaax waa qsl miiran 😂😂

  • @xamdacabdi3288
    @xamdacabdi3288 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allh ale haysku kiin daayo shaadiyo cabdifataax dad aan kudaydo

  • @quruxcabdi2925
    @quruxcabdi2925 4 ปีที่แล้ว

    Wah kan shadiyo malaha

  • @dahirmohamed2098
    @dahirmohamed2098 4 ปีที่แล้ว +1

    Cabdifitaax iyo shaadiyo wlhi dartood ayaan uwaawaday

  • @umeymaomar9569
    @umeymaomar9569 4 ปีที่แล้ว

    Sacadiiyo sharf iyo cabdi fiitax waaanidiin jeeclhy jeeclkiinaleehy haisoiyadiyo loveyou wlllhy ❤❤💔💔❤❤❤❤❤💔💔❤❤❤💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔❤❤

  • @munaali6781
    @munaali6781 4 ปีที่แล้ว

    masha alaah shadiyo waxaa tahay qof qosol badan ❤💋💝💞🙏🙏🙏🙏🙏

  • @soviaahmed9894
    @soviaahmed9894 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla shaadiyo qosol dartiis waa fuuray Abdifatah hana kala fiijin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 4 ปีที่แล้ว

    Shaadiya xariifad kkkkkkkkkkkkkkkkk cabdifataax gacantiisa sidad usoo celisey🤣🤣👍👍👍👍

  • @sainabsiman1576
    @sainabsiman1576 4 ปีที่แล้ว +4

    Walikey commits so bixin caawa abdi fatah dartiis u so baxshay ani tarafig ma noqotay kulaah isku waraa gbr aan iska jeclahay shaadiyo sharaf iyo inaa adeerkeyga abdi fatah

  • @fatushabdalla9588
    @fatushabdalla9588 4 ปีที่แล้ว +3

    Ww guleezta Ebid wllo qaaliya ❤❤❤❤

  • @ifrahabdirahman4906
    @ifrahabdirahman4906 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂 Mashaallah keep going dad aan taageero

  • @ubaxqurux3660
    @ubaxqurux3660 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a Lamane aan jeclahy horey usocoda

  • @adenhajji7623
    @adenhajji7623 4 ปีที่แล้ว

    Bring for us short film of Abwaan geesi, Abdifatah, shaadiya sharaf and Falastin

  • @hoodobadan4071
    @hoodobadan4071 4 ปีที่แล้ว

    Jah la iiheesayeey 😊

  • @xafsoabdirahman9164
    @xafsoabdirahman9164 4 ปีที่แล้ว +1

    Falastiin Gabdhan Habo U ahay Habo wan kusalamay Adi iyo Asxabtada😘💋❤

  • @aaminoabdiaziz7828
    @aaminoabdiaziz7828 3 ปีที่แล้ว

    Sidey iskugu xoqdo ninka falastiintu asigna ugusooo durko😂🥺🥺😜

  • @maryamashclmi7726
    @maryamashclmi7726 4 ปีที่แล้ว +3

    Shadiyo c/fitaax prank kusameey codsi weeye isku wara lamanaha qarniga❤❤❤❤❤💔💔👌👌🙏🙏

  • @quruxcabdi2925
    @quruxcabdi2925 4 ปีที่แล้ว

    Waxa fiicned inaad labada wiil is xijiso labadina gabdhoodna is xigsitiin wayo sheekada si fcn idinku bixi lehed xooga cabsi cabsi saan gabarta labo wil u dhaxeysa😗☺

  • @wlalahaqalbigachannel3311
    @wlalahaqalbigachannel3311 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi wani jeclahey shadiyo iyo xajigeda cadawgina unolada kah suxaye shadiyo markan arko ju jecliyaa my love❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍

  • @ilkraanhassan2669
    @ilkraanhassan2669 4 ปีที่แล้ว +6

    C/fitaax funy weye wlhi😂😂😂

  • @shoohh6087
    @shoohh6087 4 ปีที่แล้ว +2

    iga qosliseen wlh 😂😂 keep going ❤

  • @sabarinali2204
    @sabarinali2204 4 ปีที่แล้ว

    Wwwwwwwwwww wlhi adinka malmhn wan idinka qeliyay hormar wcn hore usocod wcn nolosha idinma ciisho

  • @aaminamucalimsiidaadam4527
    @aaminamucalimsiidaadam4527 4 ปีที่แล้ว +6

    Cabdi fatax hindi ayaad badsaty👀😂😂😂😂👀😂😂😂😂

  • @qolonbi4888
    @qolonbi4888 4 ปีที่แล้ว +9

    Shadiyo nadiiro nayruus prank kusoo samee zxpy

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 4 ปีที่แล้ว +1

    Amadi joog hhhhhh walee lamaanahan saan u arkey farxad joogtan heley qosol aan weligey helin lacagaa siin lahaaye intee ugu diraa

  • @maariizhqurux6589
    @maariizhqurux6589 4 ปีที่แล้ว +2

    Mi dadkygii madax iisarantiHiin 😘

  • @umeymacabdi2393
    @umeymacabdi2393 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @salmoaxmedmohammed2649
    @salmoaxmedmohammed2649 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂waan fuuray walhi

  • @ayaanitainaabdi7794
    @ayaanitainaabdi7794 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah alle ha idin dhowro my qali iyo my duma wlhi kal iyo laab u qoslay 😂

  • @DeeqoLuulofficial
    @DeeqoLuulofficial 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂 masha Allah. horey usoco

  • @adanahabdi5760
    @adanahabdi5760 4 ปีที่แล้ว +2

    Shaadiyo wllhi waa funny hada ahan laha madax weynaha TH-cam dada ogaha ka fariisi lahaa

    • @dheemansheikh4219
      @dheemansheikh4219 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂yaa ka Koow iga dabo geeybo😂😂😂🤚🤚🙈🙈

    • @adanahabdi5760
      @adanahabdi5760 4 ปีที่แล้ว +1

      @@dheemansheikh4219 ismaciil haaji iyo dayax weershe iwm

    • @dheemansheikh4219
      @dheemansheikh4219 4 ปีที่แล้ว

      @@adanahabdi5760 😂😂😂😂😂😂😅😅😅✌️😊😊

    • @adanahabdi5760
      @adanahabdi5760 4 ปีที่แล้ว

      @@dheemansheikh4219 lkn xanta naga dhaaf madaxweynaha TH-cam yusan namqline hhh

    • @adanahabdi5760
      @adanahabdi5760 4 ปีที่แล้ว

      @@dheemansheikh4219 wllkey aa scml hee wllshey dheh

  • @sucaadsucaad7754
    @sucaadsucaad7754 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @arwacadey6986
    @arwacadey6986 4 ปีที่แล้ว

    Shaadiyo abayo wan ku tageraa adiga iyo dumashige plz hadii ay Isla dhashen ma ogi lkin gabadhan ka dhex bixi raga ee la badin is xig sada wyo gabadhan raga ajanabi

  • @DiyaanaAmal
    @DiyaanaAmal 4 ปีที่แล้ว +2

    Shadiyo iyo ninkeda waa salamay ✋

  • @ikranbashiirabdi5423
    @ikranbashiirabdi5423 4 ปีที่แล้ว

    Waw cdi mha mbsh alh hory usocda

  • @nimcomohamud7953
    @nimcomohamud7953 4 ปีที่แล้ว

    Keep going lamaanaha

  • @ayaannuur111
    @ayaannuur111 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh qosol lee shaadiyo nin kaaga caadi maahan

  • @fayfeyora6083
    @fayfeyora6083 4 ปีที่แล้ว

    Xagee idinkala soo xareeraa please Barbarta media. Thanks

  • @sahromuhdiin7017
    @sahromuhdiin7017 4 ปีที่แล้ว

    Abgalow waan ku salamay wllkey adi iyo asxabtada

  • @ramlacabdi4852
    @ramlacabdi4852 4 ปีที่แล้ว

    Cabdifitah wlh waa funny😂😂😂😂😂😂

  • @Malyuunxaashi
    @Malyuunxaashi 4 ปีที่แล้ว +1

    Shaadiyo waku wataa ❣💪😂