CHALLENGE QOSOL BADAN SHAADIYO SHARAF & ABDIFITAH YARE OO TARTANKA ADAG DHEX MARAY QOSOLKA ADUUNKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • Subscribe Halagu Sharfo My Fans Chanelka Jamuuni Show una Sheega Inaad aniga iga Socotaan Yaan Laygu Ceebaynin Cml Waa Kan Linkiga dhac sii • Video

ความคิดเห็น • 859

  • @barbaartamediashow
    @barbaartamediashow  4 ปีที่แล้ว +93

    Asxaabta Ku Xeran Barbaarta Chanelkaan Subscribe dhaha Wax Badan ayaad Ka Fa'idi Dontaan.
    Booqo Subscribe Halagu sharfo
    th-cam.com/video/uzftS9Af5Oo/w-d-xo.html

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 4 ปีที่แล้ว +139

    Xayawaanka aan la cunin lkn wuxuu dhalo la cuno waa "SHINIDA"
    malabkeeda waa la cunaa lkn iyada lama cuno

  • @maaido-qo6us
    @maaido-qo6us 4 ปีที่แล้ว +61

    Masha alha walh shadiyo sharf xijbka adbe oga qurxontahy ya ila arky 🙏🙏❤

  • @mohacademursal431
    @mohacademursal431 4 ปีที่แล้ว +44

    Hàa shadiyo ayaa kabadisay❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ramlamaxmed9617
    @ramlamaxmed9617 4 ปีที่แล้ว +132

    Kulankii Hore shadiyo badisay inta igu racsan like isara 😍

  • @ayanmabdulle2908
    @ayanmabdulle2908 4 ปีที่แล้ว +18

    Najib waa beene io lamaneheyga shadiyo io abdi yare inaa adeerkey qiyanada ha joojiyo shadiyaa Hoganka no wadee😅♥️♥️

  • @fardowsogacal1781
    @fardowsogacal1781 4 ปีที่แล้ว +10

    😂😂😂😂😂shandadiid wacleyslow kulahaa time bud one love💯❤

  • @saxarlasaxarla9314
    @saxarlasaxarla9314 4 ปีที่แล้ว +25

    Qoyskii farxada iyo najiib wabeene waan idin salaamey 🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️idin jecliyaa❤❤❤❤❤maxamed yarane mc mc iisiiya

  • @nasrakiineerkole7300
    @nasrakiineerkole7300 4 ปีที่แล้ว +27

    Shansha Diid Waceyslihii Leyga Beeroow Shaadiyo Xeey naga Rabtaa 😂😂😂😂

    • @maisamacaney4683
      @maisamacaney4683 4 ปีที่แล้ว

      Anaaba yaabay🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @nasiimali7828
      @nasiimali7828 4 ปีที่แล้ว

      Reer abtigeed maahano hee

    • @fatuush5923
      @fatuush5923 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah 8 waceyasa aman weya mudan yahina

  • @amoorinhoproduction1627
    @amoorinhoproduction1627 4 ปีที่แล้ว +48

    Magaranaayo qofka farintan Aqrinaayo
    Hooyada janada allaha haku deeqo
    #SUBSCRIBE ISAR

    • @maaido-qo6us
      @maaido-qo6us 4 ปีที่แล้ว

      Aniga marhore ku sary

  • @fariixakulmiye9820
    @fariixakulmiye9820 4 ปีที่แล้ว +10

    Shanshadiid waceysle shaadiyo xaa nag rbta😂😂😂🤔😂😂❤❤❤❤💋

  • @cabdirizkh4995
    @cabdirizkh4995 4 ปีที่แล้ว +13

    Keeping going wllsh shaadiyo sharaf💉💉❤📸📸📸📸📸📸

  • @fawziyamohamed160
    @fawziyamohamed160 4 ปีที่แล้ว +3

    Maa shaa allaah c/fitaax quraanka si fcn buu uyaqaanaa please heesaha iska daaya qalbi madobad baa laga helaaye 😭😭😭😭😭

  • @drnageeye9958
    @drnageeye9958 4 ปีที่แล้ว +29

    Waxaan ahay qofka ugu horeeya like isaara
    Shaadiyo iyo seygeda
    Iyo nin aan tagero Wariye Najiib

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah c/fataax su'aasha bisha quranka ku xusan waxaan soo xusuustay macalinkaygii dugsiga quraanka

  • @aishamohamed2182
    @aishamohamed2182 4 ปีที่แล้ว +18

    (SHINIDA) waaye ayada Lama cuno malapkedanah walacunaa✌

  • @giiigianagiigianalozy2622
    @giiigianagiigianalozy2622 4 ปีที่แล้ว +14

    C.Fatax m.a 😊qur aanka Su u aqrinayo guulyso wll

  • @kiiinyuusuf1738
    @kiiinyuusuf1738 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi shaadiyo iyo cabdi fitax wan idin tageer sanahay wlhi aad ayaa iga qoslisaan ilahey ha idin xafido dad an jeclahy👌❤

  • @haawoluul9534
    @haawoluul9534 4 ปีที่แล้ว +2

    Magacayga waa hawo jgto America su’ashas jwbteda hadan isku deyo waa shinida lama cuno ee waxaa la cunaa waxay dhasho oo ah malabka 🍯 aadban idin salamayaa team barbaarta media iyo lamanaha qalbiga ❤️🙏🙏🙏💯

  • @fadumoosman6192
    @fadumoosman6192 4 ปีที่แล้ว +1

    Speechless abdifatah Quran siduu uaqriyey Masha Allah , Allah Ha kaa modobeyo fanaanimada subhna Allah,

  • @aaminaosman7189
    @aaminaosman7189 4 ปีที่แล้ว +10

    shinida malabkeed dhaha keep going my brothes 👏🙏

  • @fawziyamohamed160
    @fawziyamohamed160 4 ปีที่แล้ว +26

    Shan shandiid waceysle ayey tire shaadiyo my tolkey bey kacsatay wlhi😂😂

  • @burhanahmed4044
    @burhanahmed4044 4 ปีที่แล้ว +1

    Familka farxada iyo jacaylka wan idin slaamy iyo najiip waxan aad uga hely cabdi futaax siduu quraan ka u akhriyey waxan oran lahaa najiip kulan ka soo socda su aalaha diiniyan ubadi waxan idinleeyhy farxad ku waara❤❤

  • @abdikarinwiire7801
    @abdikarinwiire7801 4 ปีที่แล้ว +4

    🤣🤣🤣 su aaalo Qatar ah subscribed iisaara asxaabeey ♥️✋

  • @hanibaryare7640
    @hanibaryare7640 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa shinida malabkeeda wala cunaa lkn ayada lama cuno saxiix wabeene shaadiyo and abdifatax waan salamaa adigana wan ku salama ramadan Mubarak 😜😜😜👏😂

  • @ubahali6299
    @ubahali6299 4 ปีที่แล้ว +10

    Kulankii udanbeye shadiyo badisay wllhi lapadan waa farxadeydah nolada suasha ah xaywaanka aan la cunin wuxuu dhalana lacuno waa shinida shinada lama cuno blse malapkeeda waa la cunaah 😜😜😜❤❤

  • @queenkadra2386
    @queenkadra2386 4 ปีที่แล้ว +2

    Abdifataxaw abooye mcn codkaaga macaan shekh ayuukusoobaxayaa wll illahay fanaanimada hakuugubadalo shekh aaaamin allow naga aqbal yaarabi

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 4 ปีที่แล้ว +15

    14:20😂😂😂😂iga tag ani hay ca-cabirane kulahaa cftx

  • @suheybahmed6354
    @suheybahmed6354 4 ปีที่แล้ว +10

    Abdifitah bro keep going

  • @queen-zt2lx
    @queen-zt2lx 4 ปีที่แล้ว +8

    Meel ay shaadiyo iyo xaajigeeda kamuuqdaan maba kamaqnaan karo umac❤💋

    • @abdiaabdi1026
      @abdiaabdi1026 4 ปีที่แล้ว

      Igadx love them really salan isodiri kal iyo lab

  • @maashaallah3844
    @maashaallah3844 4 ปีที่แล้ว

    Shaadiyo iyo abdi fataax iyo najiib waan idiin salaamay aad iyo aad ayaan idiin taageeraa my asxaabtayda qaali ah 💟💟

  • @qaalihassanofficial2441
    @qaalihassanofficial2441 4 ปีที่แล้ว +1

    Tartankii hore shaadiyo sharaf aa badisay inti igu raac San like dhan kuzii👍

  • @sonamoja8444
    @sonamoja8444 4 ปีที่แล้ว +5

    Abdifitah marki sua'alaha muxu laqhariira🤣 iyo xanaaq🤣 kaftan lee morooya pls🙏 penda nyinyi sana❤️❤️👈👈

  • @hanibaryare7640
    @hanibaryare7640 4 ปีที่แล้ว +1

    Sax wuuw reer hiiraan iga dheh like dhag igu sii waxii ah rer baladweyne waw sisinta 90 sax 👏👏👏

  • @anfacdiini1112
    @anfacdiini1112 4 ปีที่แล้ว +9

    Xayawankaas wàa shinida 🤗

  • @talisoniinicadey8556
    @talisoniinicadey8556 4 ปีที่แล้ว

    Hada nabeken muxamed scw scw jeceshahay dartiis supscarp dhacgusiiy igusiiy 100ka qof ayaraba illahey dartiis supscarp dhacgusiiy igusiiy

  • @ayanitamoha6528
    @ayanitamoha6528 4 ปีที่แล้ว

    Keep going wllshy mcn shaadiyo sharaf and dum and najiib wabene

  • @ayanqurx7025
    @ayanqurx7025 4 ปีที่แล้ว +1

    Najiiib labiskiisa kuhaystaa like isaar najiib hda i argto waayo wiil labis badan thy from puntland tagero kaga ahy

  • @munacabdullahi3710
    @munacabdullahi3710 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah shaadiyo qalbi iyo cabdfitaax yare iyo najiib waan idin salaamay walaalo aan aad iyo aad aan u jeclahay ayaa tihiin wallahi gaar ahaan familka qarniga shaadiyo qalbi iyo cabdfitaax yare wallahi waan idin jeclahay 🙋🙋❤❤❤🌷🌷🌷

  • @fardooscumarfardooscumar3172
    @fardooscumarfardooscumar3172 4 ปีที่แล้ว +8

    Walaahi waidnjeclahy lamaanah alehaidinphoowro najiib sidookle

  • @احلامسمن
    @احلامسمن 4 ปีที่แล้ว +3

    Shaadiya Waxma hubsato suaasha iyadoon ufiirsan soooogamysaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ifarahabdirahman2670
    @ifarahabdirahman2670 4 ปีที่แล้ว

    Mashaalaah mashaalaah keep it up Inoosoo badiya muuqaaladaan mashaalaah Xayiwaanka lacunin wuxuu dhalo la cuno Waa shinida ❤️

  • @ezharquruxofficiall5970
    @ezharquruxofficiall5970 4 ปีที่แล้ว +3

    Shinida waye iyada mala cuno lkn malabkeda waa lacunaa ❤✌

  • @xasansaxnuuni4772
    @xasansaxnuuni4772 4 ปีที่แล้ว

    Xayawaanka aan lacunin lkn waxoow dhalo lacuna waa Shinida shaadiya sharaf iyo cabdi fitaax yare soo hareer martay sidaa ayaan uga faa ideysti viva Jowhar 👈👈👈👈👈

  • @bishaarobilqer6496
    @bishaarobilqer6496 4 ปีที่แล้ว +2

    9:06 domashi tuug kkkkj😂😂😂

  • @Simran-wg8xt
    @Simran-wg8xt 4 ปีที่แล้ว +5

    qofkii 10 aan ahay😢🤣🤣

  • @burhanlaal9882
    @burhanlaal9882 4 ปีที่แล้ว

    Taageero waalan shaadiyo cabdi fitaax💑💑👪👪💖💖💪💪

  • @abdullahimusse4116
    @abdullahimusse4116 4 ปีที่แล้ว +1

    Xayawaanka aan lacunin waa shiniga lkn waxa oo dhalo oo la cuno waa malabka najiib saln sare saaxiip adiga iyo abdi fitaax iyo shaadiyo🙈🙇❤💋🤘

  • @zmzm.osman001
    @zmzm.osman001 4 ปีที่แล้ว

    Jawaabtu Waa Shinida ayada Lama Cuno Laakin Malabka ay Dhasho Waa La Cunaa 👏👏👏😊

  • @Cudoon1
    @Cudoon1 4 ปีที่แล้ว +1

    Xayawaankan la cunin waa shinida🐝 waxa la cunana waa malabka.🥞
    Balse shinida xayawaan maahe waa cayayaan

  • @leilaabdihakim9839
    @leilaabdihakim9839 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc wan ithen salami damanten hate an kajawabo suashas waa gurayatha wll hate an sificn ugajawabi ishek wll qali

  • @drbaatiofficials9484
    @drbaatiofficials9484 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay dartiis subscriber igo caawiya

  • @fatuushawad3684
    @fatuushawad3684 4 ปีที่แล้ว +1

    Abdifatah wax uma ogal shadyo weri shadyo kaa fariidsan mrwlba iyadaa guusha sida😘😘😘

  • @qaalihassanofficial2441
    @qaalihassanofficial2441 4 ปีที่แล้ว

    Xayawaanka an lacunin blze waxa uudhalo lacuno waa shinida dhipicdayda Waxan ugu daray shaadiyo sharaf😄🤩

  • @najmomaxamedadan5292
    @najmomaxamedadan5292 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂 m.a shadiyo & abdifitah qoys qrx bdn allle ha idin daayo ❤

  • @maryanhassan3635
    @maryanhassan3635 4 ปีที่แล้ว

    hhhhhh 😃😃😃😃😃 shadiyo sharaf fany waye walahi noloow abayo

  • @ahmedabdi6723
    @ahmedabdi6723 3 ปีที่แล้ว

    Najib.fatahyare.shadiyo.sharaf.m.a.wankuhaysana.walahi.sualaha.nosobathia❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰

  • @queen-zt2lx
    @queen-zt2lx 4 ปีที่แล้ว

    Shinida waaye waxa aan lacunin lakin waxey dhasho lacuno waana malabka ay sameeyso yaan leyga qishin😂😂

  • @maymuunibrahim3010
    @maymuunibrahim3010 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah dadkii farxada ayaad tihiin shadiya sharaf iyo najiib iyo abdifitax yar hadan jawabta isku daayo Waaa shinida ayaan jaclahey

    • @saidoabdihirsi2274
      @saidoabdihirsi2274 4 ปีที่แล้ว

      waxaa way shinida walaalkey🌹🌹✅🥰🥰🌺✅✅✅🥰🍀☘️☘️🌸🌸🌸🌸🌸🌸😍😍😍😍💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @ayubkhalaf6721
    @ayubkhalaf6721 4 ปีที่แล้ว +8

    keep going sisters

  • @shukrixasan8106
    @shukrixasan8106 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ar shaadiyo iyo Cabdifataax caadi ma ahhan teeda kele Najib beer ley mu ah Haan jirey

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 4 ปีที่แล้ว

    Tii ugu danbeysey shanshadiid waceysle dheh kkkkkkk shaadiyo waa taageersanahay wlh waa ciyaal xamar sax ah ❤

  • @amiirshekh7292
    @amiirshekh7292 4 ปีที่แล้ว

    Afar bil ayeey ku bislataa reer bulaburte like jog

  • @madaxeyxaaji721
    @madaxeyxaaji721 4 ปีที่แล้ว

    Sxbke fitaax yare aa guuleesanayo maanta

  • @naadiyonalka8858
    @naadiyonalka8858 4 ปีที่แล้ว

    canyurta waxay wada sadax beeliid ana i jogta oo ka dhaliyo umaliso cml 😎😎

  • @shamsomyacllaahi4453
    @shamsomyacllaahi4453 4 ปีที่แล้ว

    Shaadiyo sharaf iyo wllke c/fitax keep going wlh xly ilaa hada idinka lee idin daawanoyaa

  • @abdalladaahaofficial1381
    @abdalladaahaofficial1381 4 ปีที่แล้ว

    Su'aashaas jawaabteeda waa shinida iyada lama cuno ee waxaa la cunaa malabkeeda akhyaarta waa idiin salaamay inshallah.

  • @shukrishableeyoffcial6199
    @shukrishableeyoffcial6199 4 ปีที่แล้ว

    Saan u quslaaye wan ooyay wlhi shaadiyo horay isii soco abayo adiga iyo cabdifatax yare Idin taageeraa maanta ka hor qoraal masoo Qorin

  • @amalmahrez5105
    @amalmahrez5105 4 ปีที่แล้ว

    Challengigii hore waxa badisay shaadiyo ee xooga dhaaf Abdifatah suasha hdsn isku dayo waa shinida sbabto ah lama cuno iyada lkn malabka ayaa la isticmaala ✌

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkk ar shaadiya dhuusamareb ila moggadishu ma ogid miya inay aad u kala fog yihin wa gobolada dhexe kuwii ugu shisheeye 520 melahas waye😂😂😂😂😂

  • @drslailaahmed2377
    @drslailaahmed2377 4 ปีที่แล้ว

    Maya Waa labuusay wiilka habar yar teeey malaga badin😎😎😎

  • @hodanhoney4550
    @hodanhoney4550 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa shinida keep going wall

  • @xamdaafrax5039
    @xamdaafrax5039 4 ปีที่แล้ว

    Xayawanka aan la cunin ee waxuu dhalo lacuno waa Shinida waye malabka waa la cunaa shadiyo 😂😂😂😂

  • @nuurcabdulle8423
    @nuurcabdulle8423 4 ปีที่แล้ว

    Asc najiib wa ku salemay waa nuur cabdule sxb jawaabta waa shinida

  • @omaradan2607
    @omaradan2607 4 ปีที่แล้ว

    Hadan imaado muqdisho iinshalahu waan idiin imaanaya cabdifitaax iyo shaadiyo sharaf

  • @queennihaalnihaal1846
    @queennihaalnihaal1846 4 ปีที่แล้ว +1

    queen shadiya cadey ku jacliya💋💋

  • @hodanmaxamed4789
    @hodanmaxamed4789 4 ปีที่แล้ว +2

    Shishadiid wacyslow kulahaaa shadiya 🤣🤣🤣🤣

  • @ASHWAAQ-k2x
    @ASHWAAQ-k2x 4 ปีที่แล้ว +1

    Shini waaye walaashed shaadiya sharaf

  • @amiishacadey1503
    @amiishacadey1503 4 ปีที่แล้ว

    Shanshadiid wecesle boqortooyadeydii by wacday my queen shaadiyo sharaf 💓💓

  • @bilandahir9854
    @bilandahir9854 4 ปีที่แล้ว

    Wlh daacad u qosly c fitaax iyo shadiyo funny 🤣🤣❤

  • @mariambintujaaruqo6990
    @mariambintujaaruqo6990 4 ปีที่แล้ว

    😄😄😄😄😄😄😄😄😄 shadiyo wan iska jeclahy

  • @imanxasan1787
    @imanxasan1787 4 ปีที่แล้ว

    Alla beerka lamanahan qosolbey igu dulan Allow idin dhowr

  • @ابوبكرالراجحي-ج1ب
    @ابوبكرالراجحي-ج1ب 4 ปีที่แล้ว +1

    🐝🐝shani

  • @cabdulaahicalibeere3058
    @cabdulaahicalibeere3058 4 ปีที่แล้ว

    Shinida ahaa najiib wlhi waa qishtay lkn waa fahmi waayeen lamaanaha dad waa jecelyihiin badanaana lama helo malabka ahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @goldaofficial338
    @goldaofficial338 4 ปีที่แล้ว +2

    cabdifatax sxb wlhi qosol miiran aatahay kulaha naga yaanyo maa gadnaa 🤣🤣🤣

  • @mulkiahmed4215
    @mulkiahmed4215 4 ปีที่แล้ว

    M.a her usocod wcn

  • @cashacali517
    @cashacali517 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah waan idin tagera

  • @mxxsn
    @mxxsn 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallah walaahi cabdifitax caadi maaha quranka siwanaagsan uyaqaanaa cabdifitaax wiilkaada masaajidka lagal inshaallah

  • @hodanapdi8622
    @hodanapdi8622 4 ปีที่แล้ว +1

    Najib aden Najib hore u soco

  • @mohamedabdi8895
    @mohamedabdi8895 4 ปีที่แล้ว

    Shinida nagiib igu soo xur barmaamuka kale waa anigoo ah abdiwahaab persal fram farankiiska

  • @geenyo1595
    @geenyo1595 4 ปีที่แล้ว

    Waxaa qosol igu dilooyo yaanyuurta anoo dhahay ee hadana shadiyana yaanyuur dhahday wlhi inaa goorafyaal nahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @umulkheirabshirmohamed4544
    @umulkheirabshirmohamed4544 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa shinida♥️goriyada lugaha dhaadheer ukunteeda 😜

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152
    @puntlandwaahooyadiifederal5152 4 ปีที่แล้ว

    Abdifitah khiyaanada jooji shaadiya labo maalin isku xigtay badisay🙏

  • @fatimacadey4563
    @fatimacadey4563 4 ปีที่แล้ว

    Shinida waaye. Shadiyo iyo C/fitaax madax malaay badsada yaaqey 😂😂😂😂

  • @fadumoxaji8588
    @fadumoxaji8588 4 ปีที่แล้ว +1

    Bisada ama dumada ama yaan yuurta waa sadax bilood ama 90 Bari waaye najiib adeer taas waalagu haystaa waa 3bilood qofka rabtana waydiii

  • @mohameddahir7522
    @mohameddahir7522 3 ปีที่แล้ว +1

    Shadiyo waan ka helay qaab jiltaankaga

  • @abdimajidali3778
    @abdimajidali3778 4 ปีที่แล้ว

    Sha shadiid waceesle wlhi halsaac qoslayay 😆

  • @drsxamdaosman6505
    @drsxamdaosman6505 4 ปีที่แล้ว +1

    Familygii farxada Allah haydinku wado

  • @xamdadheman122
    @xamdadheman122 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah

  • @bakiincade1378
    @bakiincade1378 4 ปีที่แล้ว

    Wax kafudut Malahan waa malabka shinida 😂😂😂