walayaal wan idin salaamaya marka xigta dar alle ayan idinla hadlayaa dadkaygoow meel xun wax ka fiirsashada aynu iska dhaafno waxa ugu badan ee dadka qaar ka hadlayaan waa eedayn aad eedaynaysan wariye nimadeeda haboon ugaas iyo suaalaha kooban ay na waydiinayso suaalahaa haboon ugaas aya ka qiimo iyo sumcad iyo sharaf wayn sababto ah taariikh suxufinimadeeda inti caqli leh way ogtahay walaalayaal waa haboon ugaas qofaad daawanaysan mida xigta barnaamijkan waraysi dhamaystiran oo fanaan lagu waraysto nolashisa iyi fankisa ma ahayn oo inti caqli lasaaxiib ah wu garan karaa suaalo yar yar bay na waydiisay barnaamijkana waxay ka rabtay sida muuqata ciida soonfur in boqolaal fanaan idin so wada gudbiso hal mar suurto gal ma noqon karto in qof walba magacisa halku ku dhashay tariikhfaneedkiisa halku ku dhashay lawada waydiiyo ha la isixtiraamo hadi ad fahmi waydo sida barnamijka yahay ina ku eedayo ma aha adigo ogayn qofka aqoon haduu u leeyahay hawsha uu hayo adigo hadana og inu shaqsi wanagsan yahay ... Ciid wanagsan dhamaantiin ii noolaada wa walaakiin Gulled mahamed gulled simba
sax guleed simba ...bini adem ba layahay qofku wu qaldami kara ma aha in aad qaladkii si daba dheereysid asxabey ka qaleya habon ugaas ...nd luv yah guled simba tageere weyn ku ahayn geesigaygiih
Gulled Simba lkn marka xaqiiqo laga hadlo haboon ma aha wariye aqoonteda hoosayso amaba waraysiyaday qaado lkn aad ayay u waxad mooda sida wariye ku cusub saxafada amaba cabsi ay ku jirto suaalaha ay idin waydiinayso inay ahayn ayaad is odhonaysaa qofti fanaanin badan so waraysan jirtay
Abdi Rahman Dire ma tana Wariyo lagu tilmaami Kara inshax xita mataqano 2rux isla fadhiday 1qof ledahy sodhowow ciid wngsn May marka hore labadoda sodhaweyso bacden mid ujesato
Dadku mxeey si xun ugu fikiraan Gobaad iyo Zimba labadaba waa jecelnahay wariyuhu wakhtigaas zimba ayay lahadleesay EE macnehada Gobaad lama soo dhaween We love Gobaad and zimba Noolada ❤️❤️❤️❤️from DDSI
Naag tan wariyaha sheeganaysa Waa dhar magaalo Maha dhal magaalo Waxan filaya in ay from qabri bayaxtahy Laba qof oo wada fadhiya bay ku ledahy Guled soo dhawoow Inantiina mayso qadin A Ala garasho xumada iyo badawnimada xuma
amran qaali wlhi wa jahil nimo inteeda leeg wlhi ma arag wariye somaliyeed aqoontiisa saxaafadeed intay doonto ha legaate o ku kacaaya badaw nimadan o kale. dadka isku si baa lo soo dhaweeya o xataa adaanad garanaynnin waxaa la yidhaa "zxpkaaaga ku agfadhiyana so dhowaaaw naan leenay" xataa haduu ila yaroo caruura yahay waa la salaamaaa o so dhwow ayaa la yidhaa hadaanay rabbin wrysiga ka hor inay ku tidhaahdo kaligaa baan ku rabaa inaaan waraysi kaa qaaado waxay ila tahay casharo iyo darsi inay ka qaaadan doonto dhacdadddan wariyuhu
anigu hadaan xalimo gobaad ahay wa iskaga kici laha mesha manay ku ceebowden yadu ee wariyaha iyo tv ga aya ku cebowi laha lkn sorry yada isi so dhawaysay kaliged hhhh
abwaanka sameeyay heesta "ku caawi" maaha XAADIRI ee waa XADAARI fanaaan abwaanki dhamaa e ku sameeyay heesta murtida le ee aad dadka la soo hor fadhiisanayso iska soo saxa magaca hadii kale waxay u muqanaysaa inaamu kuguba waynayn .
labada fananwey shidanyihiin balse wariyada ayaa ka yar arkay in ay xalimo gobad attack gareysay marka hore may so dhaweyn mar labad suaalasha dambe ay weydiisay ma qurxoona
Wariyow xaal qaado Waxa haboon in su allaha aad la shartagayso aad iska soo bandhayso xay tahayhy sidan Simbaheygii waa adiga magicisi dhagax ka dhigey zimpa kuteh mida kle su aasha xalimo gopaad ay waydisay ma ubogin kulaha labiskagaga dhinac reer galbeed ka ma la mooda yahu qf wlba style ugaar ah buu leyahy caadi iska dhig Su ashaas markey waydisay simba waa sasay 😀😀wariyayasha hada jiro waxoga lomaba cimamadin su aalo qawan barina direct ma shukaansata ay waydinayan 😀
gulled simba wuxuu dhaxlay ninki axmed zaki ahaa marku somaliland ka dagay gulled siimba na xaliimo gobaad uu la dagay kitaabka war ya ila arkay like iku qabi 😂😂😃😃
jaahilnimo intaa leeg maan arag in laba qof oo wada fadhiya midna lasoo dhaweeyo midka kalana. loo dib dhigo kaliya waxay ahayd in ay labada fananva soo wada dhawayso. jaahilad
fadxi casanyo huuno mayla aragtay waa badaw nimo taaso kle lkn waxaan odhan kara wiilka way ku dakhranty xaliimo gobaad na la jooga ay la joogto simba ayey ka masayr danty wariyadu hhh
fadxi casanyo anigaba taas waa la yaabe waxey ka soo qaade guulled simba bes inu meesha fadhiyo lakiin gobaad aa ugu harin oo tiri ciid mubarak,lakin wey dhici kartaa iney hore uwada hadleen tan kale wax sual adag kagama jeedo meesha intaas ey fananwalba weydiisaa.
walayaal wan idin salaamaya marka xigta dar alle ayan idinla hadlayaa dadkaygoow meel xun wax ka fiirsashada aynu iska dhaafno waxa ugu badan ee dadka qaar ka hadlayaan waa eedayn aad eedaynaysan wariye nimadeeda haboon ugaas iyo suaalaha kooban ay na waydiinayso suaalahaa haboon ugaas aya ka qiimo iyo sumcad iyo sharaf wayn sababto ah taariikh suxufinimadeeda inti caqli leh way ogtahay walaalayaal
waa haboon ugaas qofaad daawanaysan mida xigta barnaamijkan waraysi dhamaystiran oo fanaan lagu waraysto nolashisa iyi fankisa ma ahayn oo inti caqli lasaaxiib ah wu garan karaa suaalo yar yar bay na waydiisay barnaamijkana waxay ka rabtay sida muuqata ciida soonfur in boqolaal fanaan idin so wada gudbiso hal mar suurto gal ma noqon karto in qof walba magacisa halku ku dhashay tariikhfaneedkiisa halku ku dhashay lawada waydiiyo ha la isixtiraamo hadi ad fahmi waydo sida barnamijka yahay ina ku eedayo ma aha adigo ogayn qofka aqoon haduu u leeyahay hawsha uu hayo adigo hadana og inu shaqsi wanagsan yahay ... Ciid wanagsan dhamaantiin ii noolaada wa walaakiin Gulled mahamed gulled simba
sax guleed simba ...bini adem ba layahay qofku wu qaldami kara ma aha in aad qaladkii si daba dheereysid asxabey ka qaleya habon ugaas ...nd luv yah guled simba tageere weyn ku ahayn geesigaygiih
guuled Wa runta fanka iska dhaaf hn marka cay ceebtu way kaa hadhi
Gulled Simba lkn marka xaqiiqo laga hadlo haboon ma aha wariye aqoonteda hoosayso amaba waraysiyaday qaado lkn aad ayay u waxad mooda sida wariye ku cusub saxafada amaba cabsi ay ku jirto suaalaha ay idin waydiinayso inay ahayn ayaad is odhonaysaa qofti fanaanin badan so waraysan jirtay
Gulled Simba hhhh
Xanan Jamac hhh
HALIMA Gobad we love you so much my QUUN
habooon ugaaas barnaamikaaga aaaad baaaaan uxiiiseya huuuuno
love ESTV
Darood king and queen looking flawless as usual 👑
Gulled Simba Iyo Xalimo Gobaad
2bada Fanan E Fanka Uso Baxay😍
wooow best live baa lagu jira funy gobaad iyo guuleed haboon ugaasa waan ku salaamay xxbti
😂😂😂😂😂kitaabka waa kaa qaylyay meel kasta waa ki zalaamay maa la taagan tahay 😂😂😂
waraysiga wu wacan yahyn lkn xirfad xumo aya ka muqatta.
Xalimo and guled waan idin salaamay ciid mubaark kulu caama waxa fannaanin igu qaaliya waxa idin dhahayaa keep going 👌🎤🎤♥️🎤
Xirfad xumaa qoftu!!
Maseer jiro show😁
wlhy haboon ugaas wariye jire waaye su'aalo muhiima ayay waydiisay labada fanaanba
viva #Haboon_Ugaas Eid mubarak😎🖒
Abdi Rahman Dire ma tana Wariyo lagu tilmaami Kara inshax xita mataqano 2rux isla fadhiday 1qof ledahy sodhowow ciid wngsn May marka hore labadoda sodhaweyso bacden mid ujesato
Waaaw MashaAllah may Allah guide them and protect them aamiin
2019 . Wali waa xasuus Gabadha Wariyaha jigajiga Masha allah nadaam wacan fanaaninta midba waqtigiisa siisay si fiican oo wanaagsana usoo dheeweeysay jigajiga wariye wax garad Masha xalimo gobaad & guleed Simba
Guuled simba my boi leggend 👍👍👍👍
Guuuleedkayga Caashaqa Ku jecli wlahi Huno Somalilanderkayga
Hhhhh maheee ka maseer
Somalia weeye ninkaa waliba Mareexan
@Real to Real maahe maad.kadhigi wa isaaq
Dadku mxeey si xun ugu fikiraan Gobaad iyo Zimba labadaba waa jecelnahay wariyuhu wakhtigaas zimba ayay lahadleesay EE macnehada Gobaad lama soo dhaween
We love Gobaad and zimba Noolada ❤️❤️❤️❤️from DDSI
Xafsa Idil cdy lama diidana lkn soma habonen in marka hore laso dhaweyo 2dooda kadib mid mid lowareysto
Haa reham waa runtaa waxa lagayaaba seegtay midaas wariyaha markaa in loofikiro sida xun ma aha Ani xataa waa dareensanahay midaas cadey
Naag tan wariyaha sheeganaysa
Waa dhar magaalo
Maha dhal magaalo
Waxan filaya in ay from qabri bayaxtahy
Laba qof oo wada fadhiya bay ku ledahy
Guled soo dhawoow
Inantiina mayso qadin
A
Ala garasho xumada iyo badawnimada xuma
Ilbaxnimada adu qado doqon maskiinad nolosha ka dhacsan magaalada sharftaa leh afkaada urayaa haku sheegin
haboon walhi wa xariif inuu xabad ku haysto indirect oweydiisay ku lahaa magacada maalkada o hiban laheed
Yaa dawanay show 2021
Islama fadhiyaan miyaa maxa waye wofka kaliye ee laso dhaweynaa 😳😳
ddsi horemere iyo guuuli ayenee nirejeneyaaa my dedkeyge anee jecelheye viva ddsi ❤❤❤❤❤❤
maxaaa xaliimo ay dhulka ugu jiidee guuled soo dhawoow kulahaa..... yaa raxiim
amran qaali wlhi wa jahil nimo inteeda leeg wlhi ma arag wariye somaliyeed aqoontiisa saxaafadeed intay doonto ha legaate o ku kacaaya badaw nimadan o kale.
dadka isku si baa lo soo dhaweeya o xataa adaanad garanaynnin waxaa la yidhaa "zxpkaaaga ku agfadhiyana so dhowaaaw naan leenay" xataa haduu ila yaroo caruura yahay waa la salaamaaa o so dhwow ayaa la yidhaa
hadaanay rabbin wrysiga ka hor inay ku tidhaahdo kaligaa baan ku rabaa inaaan waraysi kaa qaaado
waxay ila tahay casharo iyo darsi inay ka qaaadan doonto dhacdadddan wariyuhu
amran qaali wlhi waxgarad ayaa tahay intaas ayan dawanayay hadana xaga kaman fakarin waa bilaa nidaam wuxu
amran qaali Ma ila aragtay asiga nin waaye mindhaa rajo jirto hhhhhh
Mad aragtay wale Ana kayabay badownimadeda de aqoon malaha jahilada
Kkkk
kkkķkkk yaaa u hibayn lahayd mankada iyo baq baq kulaha anika aya isku hibayn laha u dhahay wu ka rayay😂😂😂😂😂😂😂
Simpa IyO Gopaad Hotel Crown iyo Hargeisa idiinka BaaQaYn
Zanches Zanches Hno horto halkey kasoo jedaan labadan fanaan hadii lays weydiyo no ceeb
Hodan Dhuxo Hno Fanaanku Qabiil Maleh
Hargeisana Waxpa haka xumaan sis Waayo Waa Hoyga Fanka SoamliYeeD Thnkz
lama kala XanaaQaN ciDkasta ood Tahay Wlzhy Qli
Zanches Zanches
Hhhhh nasteexo iyo kuwan waa izku mid sagaaro labo tun o la kala qalo maleh reer cuqdad
vivaa guled simba
Halimo gobaad
Kulahaa "gulled simba so dhawow adiga iyo familkaga " hhhhh wax ayaa jiro cml
Kkkkkklllll
DDSI wlhi horumar gaadhay
anigu hadaan xalimo gobaad ahay wa iskaga kici laha mesha manay ku ceebowden yadu ee wariyaha iyo tv ga aya ku cebowi laha lkn sorry yada isi so dhawaysay kaliged hhhh
Ww fanan IGA badiyay gulled simaba lee ka arkay king nlol fcn kurajenaa
guuleedto nolow yaa indr
Wow guuled simpa and xalimo gobad caadimaahan wa shdian yihiin
My boy L..youuuuuuuu Guleed Cishqi
Al fanan guleeed nin zare
waa labo fanan oo aan la liidan viiv guled simpo and xalimo gobad
Xaalimo goobad love i
The funny part is how she says simba 🤣🤣🤣😂😂😂
Zimba is the name🤣🤣🤣
Hhh naag wariyaha ah xaliimo maba u jeedo gulled ee ku bilawday so dhawaada xata ma dhihin gulled le abaartay ar naagaa😂
wallahi wa yaab....... why wiilka kali uso dhaweneysa!!!! EXCUSE ME : is xaliimo Gobaad invisible......islaan wareersan
Guled simba Fanaanka Sanadka👌
mansh allah
gabadha wariyada dhaandhaan ey uektabay maxawaye xaliimo gobad maxe usalami weday
Waa laga magac weyn yhy
She is jealous of xaliima
labada fananiin ee ugo codka macaan ala ha iniin xifdiyo masha alaah 💐🥀🌹🌷⚘💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
suaasha xigta kulahaa baayo saxafada laguma so barin
allaha idin soo hanuuniyo aqiru saman waaye xaladiinu ma fiicna hadii aad dad kiina hesa sheydaaan ayaa idiin gacan taagay
Fartun Warsame adiga maxaa youtube ku keenay ee heesa ka daawan😂 meelahaas wacdiga ka daawo
Liban Moha run taa
kkkk adiga dawanaya ka daran wlhi 😂😂
Fartun Warsame
oo adigu maad usoo wasmo doonatay meesha
ilahay ja cabsada kulahaa intay is dhex keentay iyadu,
disgusting people everywhere
mario bertinho bro ruun aye kaa hdlesid adne caay wada
wariye dagan waye gawartn wa jclhy masha allah 😍
Gulled simba is so handsome
Guuled simba Legend👌
DDSi gul iyo hormar wacan idin rajeynaya My dadkeygi iyo dalkeygi aaaaax mis U in badan😘😘😘❤👏
I LOVE THIS SONG. ❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣
Haboon indha adka gabadha wayba kujerisay gulled adi familkaga kulaha maxay family kasalami gabadha may salanto hhhhh
King & Queen 2017 idinka uhshidan 👏👏👏
Yaa waxaydee
wlhi haboon ugaas waa wariye jira waata kaga yaabisay su aalo kkkk xaliimo gabaad waa lahelay
DDSI hormar shidan
Horay baa loconayaa ❤️❤️❤️
Goood
dadpa anaa udampeeya 😂😂
Guleed simpa
Xaliimo gopaad
Hapooo. ugaas
Eid Mubarak dhalinyaro suaaalo cashiiipa paa laweydiiyay 😂😂😂😂 like ha hilmaamina 😋😋
Hees Simba iyo gobad Ayan rabaaa
ar xaliimo cilanka caadi aaad ugu faantay halayga maseyroo miiiiiii😃🤣🤣😂😂🤣😃😃😃😃🤣😂😂🤣😃😃😃🤣🤣😂🤣😃😃🤣😂😂😃🤣🤣😂😂
fanaadan wa qof aqlibadan sifcn ayay su aalha uga jawbty
hapo Xaliimo Luv uH so Much mizz uH More
waaaaaaaaaaw Fnaaaniin qaaaliya kamuuqda meesha
viva guuled simba and xaliimo goobsdeydaa cashaqa
Cabdi askari hhhh
waaw
abwaanka sameeyay heesta "ku caawi" maaha XAADIRI ee waa XADAARI
fanaaan abwaanki dhamaa e ku sameeyay heesta murtida le ee aad dadka la soo hor fadhiisanayso iska soo saxa magaca hadii kale waxay u muqanaysaa inaamu kuguba waynayn .
Kkkk mash qul Somali wlh
Wey IGA gadmen labadan fanaan
heestan saan u jecel yahay guuuuuuuuuuled allow idaa fanaan aan cadi mahaan codka
Wlhi blhi waxan ka helay su'aashay ay waaydisay Oo ah??
Hab dhaqankaaga inu sida reer galbeedka yahay soo lama moodo😂😂
Wariye PHD haysata 💖habon👈
Leyla Ismail wa ahmed muse
Ahmed Muuse
Ahmed muse maku fahmin?
Ma qabeeli keeda😁
labada fananwey shidanyihiin balse wariyada ayaa ka yar arkay in ay xalimo gobad attack gareysay marka hore may so dhaweyn mar labad suaalasha dambe ay weydiisay ma qurxoona
Ax walahay kolayba qof diinta alle ka fog cidkaztah Wu ka fog yahay wayo ilaahay ba ba ay ka fogaateh
jigajiga waytagtay live to filand iyo gabdha kulul sida basbaas camal su aalo kulul haboon ugaas waad haysaa ee xooji
wwww Simba and gobad 👌👌👌👌👂❤❤👂
Sima malaxalakawada libax wa luqada kiswahili
Simaba eraygaas waa eray Swahili micnihisa yahay libaax
Love
Wariyaah haboon ugaas xagee Ku dambaysay soomaaliyey taageero baan u ahaa since 2013. 2018 wixii ka dambeeyay ma arag
Halimo so dhawaaw malahn miyaa😂😂
I really lyk his songs
Tan wariye meel kama aha dhulka inay xaaqdo bay ahayd gulled simba kaliya bayba ku maqantahay xalima uma jeedo
wow kabax dhe
Waaw labada fanaanba makaldhacan
Naakaalay gulled masi gaaraad uwaray sanaysaa fanaanada kale miyaanad arkayn
ìSLaataydii #XaLiimo_GoPaad ❤ Sawnigii Ku idhi CiYaaL Danpe Yaanan kugu Ag Arkin 👬 Waxay Simba iyo Waxani Ha Izku DaYin inad Mar danpe iga XanaJiso .
inta donayza inaan CaFiyo GoPad Liketa iigu QaPta 😂😂
Zakaria Ahmed
kkkkk kumaba taqaan inad aduunka joogte maxad cafin 😂😂
Zakaria Ahmed
Hhhhhh cafi halimo
gulled waa qof weyn oo waa reer hargaysa
gulled simba waan garaney isku reer hargeysa xafadodu waa xidigata
Life
maya zad Moday maaha ileen ahmad zaki meher ugumacidhnee lkn imika isagay kashidanthy viva somaliland
M.a gobaad iyo simba
Wariyow xaal qaado
Waxa haboon in su allaha aad la shartagayso aad iska soo bandhayso xay tahayhy sidan
Simbaheygii waa adiga magicisi dhagax ka dhigey zimpa kuteh mida kle su aasha xalimo gopaad ay waydisay ma ubogin kulaha labiskagaga dhinac reer galbeed ka ma la mooda yahu qf wlba style ugaar ah buu leyahy caadi iska dhig
Su ashaas markey waydisay simba waa sasay 😀😀wariyayasha hada jiro waxoga lomaba cimamadin su aalo qawan barina direct ma shukaansata ay waydinayan 😀
Hhhhhhhhhh haliimo waykaxuntahy huruufka bal eega
Xge laga helaya hunno cadi matuhide
Kkkkkk
haboon ugas weriya shidan iga dheh
👌👌👌👌
Asc
HarGeIsa NooGu Kaalaya Ini Soo DhawaynaynaaaYe
gulled simba wuxuu dhaxlay ninki axmed zaki ahaa marku somaliland ka dagay gulled siimba na xaliimo gobaad uu la dagay kitaabka war ya ila arkay like iku qabi 😂😂😃😃
Mataanka Xaji Yare gulled zimba wil yar oo hada so bxay hhhh ahmd zki mgro bro
+sultan hanga bro lambarka wacday waa kaaa khaldan yahay ku celi mar labaad 😂😂😂
Mataanka Xaji Yare Nice Jawb ciyaled
+sultan hanga bro gulled siimba iyo axmed midna ma tagero onlyy xaliimo gobaad taagera wlhi marka kii wayn iyi kii yar iyagay uu taala bradar 😂👈
Mataanka Xaji Yare 😂😂😂😂😂😂waaa runtaa wlhi
Horta AzxpeY inanta wariYaha ahi inaY Guuleed Kaligii Salaanto aadbaa looga Qurux badnaa lkn CaY Mesha in la keeno Malaha Ma habooNa....
Zimba ay ku ledahay. Naa Simba dheh
mashalah ish cala heeso macan
Gulled zimba lanbsrkiisa isoo xada
dadkaan way is jecel yihiin malaha
Wlh dis guy i love him
halima gobaad cijiyaha waa sheeydaan buloow iska qaad plz cijiyaha lagu kabo macbuudka
jaahilnimo intaa leeg maan arag in laba qof oo wada fadhiya midna lasoo dhaweeyo midka kalana. loo dib dhigo kaliya waxay ahayd in ay labada fananva soo wada dhawayso. jaahilad
fadxi casanyo runtaaa waaye
Samiira haaji somaaha wll
fadxi casanyo huuno mayla aragtay waa badaw nimo taaso kle lkn waxaan odhan kara wiilka way ku dakhranty xaliimo gobaad na la jooga ay la joogto simba ayey ka masayr danty wariyadu hhh
fadxi casanyo anigaba taas waa la yaabe waxey ka soo qaade guulled simba bes inu meesha fadhiyo lakiin gobaad aa ugu harin oo tiri ciid mubarak,lakin wey dhici kartaa iney hore uwada hadleen tan kale wax sual adag kagama jeedo meesha intaas ey fananwalba weydiisaa.
Hhhhhhhhh war indr ma aragtay kkkk waan Yaabay wallahi... inantu sawta wariyadda wayn ah kulahaa Ciid mubarak Guled adiga iyo family gaaguba.... Fannaanadda dhan ee Meesha fadhida malaha hide baa laga saaray kkkkk
Doqonyohow magacaada isojiitay waxlaga wado mataqanid simba micnihiisa waa libaax
Aad Baan uTageraa guleed simba
Kaaaw weyba isku nuuraayan labadooda😁😁