Wasiir Juxa "Dowladnimadii Puntland & 4 wiil oo ilma adeer ah oo xaqjir ah ayaa is haya"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 44

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 ปีที่แล้ว +1

    Wow mrs juxo waa faysalu khidaab
    Mashallah cadowa hajabo waa garyaqaan juxo waa lafdhabarka dowlada puntland Somalia 🇸🇴 💖 😍 ❤ 💕 💓 🇸🇴 💖 😍 ❤ 💕 💓 🇸🇴 💖 😍 ❤ 💕 💓 🇸🇴 💖 😍 ❤ 💕 💓 🇸🇴 💖 😍 ❤ 🎉🎉

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 ปีที่แล้ว +3

    Geesi geesi dhalay❤❤❤guul Guul

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 ปีที่แล้ว +2

    Masha juxa guul Guul ❤❤❤❤

  • @MohadIbraham
    @MohadIbraham ปีที่แล้ว +2

    *Change is Hard, Change is Possible* Go Forward Puntland Government. Down The Devil people are Also known as ''Aar-Jaan'' And Hooley-Foroole *Af-waliinjo*

  • @mohamedismail6568
    @mohamedismail6568 ปีที่แล้ว

    Marshal Allah walal

  • @SaciidXasan-xh4zz
    @SaciidXasan-xh4zz ปีที่แล้ว +1

    Masha allah masha allah masha allah

  • @HusseinHAbdi
    @HusseinHAbdi ปีที่แล้ว +2

    Xisaabta kudar reer Puntland 450.000 ma ahan.

  • @Somfox1
    @Somfox1 ปีที่แล้ว +5

    Jimcaale Cambaashe iyo Faroole Hooley la ogaa waa Cadow Kalkaal!

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 ปีที่แล้ว

    Juxa runtaa waaye aaranjaan looma joojinayo horomarka puntland doorasho qof iyo cod waa soconeysaa dastuurka waa la furayaa qabiilo badan puntland ayaa soo gali doono baarlamaanka soosocto waa ku amaanayaa ciidanka bada karbaashkii ay karbaasheen aaranjaan

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 ปีที่แล้ว

    Geedi dhiig leh Geedi dhiig leh

  • @use_996
    @use_996 ปีที่แล้ว +1

    Afartaas wiil wa in harti wayne so xiraan ,
    Hadi la kari waayo halo diro ,
    Wiilki barakaysna e
    Cabdi madoobe ahaa

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 ปีที่แล้ว

    JUXAAYOOW AWOOWGAA BAA GAMBOOL AHAA RUNTIISII BAANU GEESI KAA RABNAA WAARUNTIIS TARAYSI BEEY RABAAN SHACABKA REER NUGAALI HAYSKA HOR LEEXIYEEN HORORKIYO WARAABAHA AQON XUMAYAASHA ARAN JAHANAMO IYO ABOHOOD FAROOLE 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 ปีที่แล้ว

    2016 kii ayaan maqlay in ciidanka puntlland uu beelo iyo qabiilo yahay waxaan kujawaabay oo sidaasba hadeey yihiin waxay sugayaan maalikii xurguf dhaxmarto in ay isburburiyaan hadaba haiskadaayaan madaxwaynihii fadaralka loodoortaba khilaafka ay khilaafayaan madaxwayne jiritankoda neceb oo khain ah ayaa imaandoono 10 milyan ayuu siinaya qabiil hub badan leh markay xabad iskubilaabaana indhaha ayaa laga eegayaa

  • @mohamed9266-w3o
    @mohamed9266-w3o ปีที่แล้ว

    Si fiican baad u soo bandhigtay gartaada

  • @SaciidXasan-xh4zz
    @SaciidXasan-xh4zz ปีที่แล้ว

    Mahadsanid waziir

  • @abdulasistohow7814
    @abdulasistohow7814 ปีที่แล้ว

    Juxoow warkaagu waa iska horimanayaa ee meel ku toos

  • @mcabdulqadir6264
    @mcabdulqadir6264 ปีที่แล้ว

    Faroole khudbadiisiibyaan dhagaystay waxaan kalsoo dhexbaxay laba aron muhiim ah.. oo kala ah in uu ahaa.puntland odaygii asaasay wuxuusan asagi ka arimin in uusan socin iyo in ciidanka uu sheegay xaw u leeyihiin in ay dastuurka daafacaan
    Waxaa meeshaa ka cad in uu san kamqnayn..ama uu araali ka ahaa darwalkiisii uumiyiga ka keenay jimcaale

  • @aadenabdule-fw1dl
    @aadenabdule-fw1dl ปีที่แล้ว

    Asc waxaa khaldan guruubka faroole dabada karioxayo ayago u adegayaxbaraf inagelle iyo muse biixi

  • @Ayan5541-jo3eo
    @Ayan5541-jo3eo ปีที่แล้ว

    Dorasho marabno lasacaanod hala difaaco 😭

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 ปีที่แล้ว +1

    Faroole iyo arjaan waxay hanti heestan hala wareegan harti

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 ปีที่แล้ว

    Pudĺand odhan 4 wiil keebaye riyadoodu yaa dhaboobayesa ?

  • @mohamed9266-w3o
    @mohamed9266-w3o ปีที่แล้ว

    Faroole, Caruurtiis iyo Aaran Jaan baraamjkooda yaan Puntland loo joojin

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 ปีที่แล้ว

    Markaad ciidamo iskudhafan oo puntlland leedahay oo qabiil kamadax banaan aad samaysanwaydeen ilbaxnimadii iyo siyaasadii aad sheganeyseen waykashifantay dhawaan waxaa laydiku qasbidoonaa in aad sidii xayawaanka iskulaysaan

  • @MohMoh-te4ee
    @MohMoh-te4ee ปีที่แล้ว

    Dhibta inta wada ma afar wiil oo aan oday lahayn miyaa????

  • @abdulasistohow7814
    @abdulasistohow7814 ปีที่แล้ว

    Rutland ma 400,000 oo Ruuxbaa? Sida wasiirku u sheegay

    • @abdiqanifarah7750
      @abdiqanifarah7750 ปีที่แล้ว

      Aduunka oo dhan qeyb baa codeysa
      Laguma qasbo shacabka doorashada

  • @mohamedismail6568
    @mohamedismail6568 ปีที่แล้ว

    Gulyeso

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 ปีที่แล้ว

    Beenta ka daa shacabka deegaanada majeerteeniya la isku yiraahdo oo hadda ay gacantooda u gashay koox yar oo safiih ah oo fanaano ah , wallee raggaa ehlu diinka ah ayaa leh maanta xukunka deegaanada majeerteeniya calmaaniyow waa cadaysatay calmaaniyadaada war ka soo laabo calmaaniyada inta aad ku dhiman,

  • @Muzamil701
    @Muzamil701 ปีที่แล้ว

    Eden daro aabeheed faroole iyo ugxanta uu xaranta kubkorsaday jumcaale iyo walaakiiba ilin cambaashe waa saqraan hor gal ah
    Waana wacal horgaluhu

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 ปีที่แล้ว

    sadexda qoys ee midba mar madaxwaynaha noqonaysay mid waliba togadiisa dhaqaalaha wadanka beeshiisa ayuu hub iyo gaadiid ugu gadaayay indhaha ayaad kuhayseen hadaba shacab hub haysta xiligii uu isbabin lahaa bes ah ayaa idiindhiman ee iskubaabiya ama hubka qarameeya

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 ปีที่แล้ว

    Afar nin oo khainu wadan ah dill waxaan ahayn ma istaahilaan , sumcadij bay iska dileen, loo joojinmaayo doorashaa fhacaysa

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 ปีที่แล้ว

    Puntland waa Maxamuud Saleebaan iyo inta xoolaha u raacda 😅

    • @husseinnuur7567
      @husseinnuur7567 ปีที่แล้ว

      Ms is he your stepfather Haha 😂😂😂

  • @nadifabayahow5708
    @nadifabayahow5708 ปีที่แล้ว

    War naga aamus yaa Kurdish doon

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 ปีที่แล้ว

    Inta cadowga u shaqaysa ee faroole fircoon ka mid yahay aloow naga qabo

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 ปีที่แล้ว

    Faroole iyo wiilashiisa xabada siday dad kale caruurtooda u disho hala baro. Soo joog ninkii laga kari waayo soo soo jiifso ayaa laga helaaa. Faroole cashar in loo dhigo ayuu u baahan yhay.

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว

    iskah qabtah moryankah faroleh iyo ciyalkisah faroleh waa cansar xabad futadah kah geliyah faroleh iyo wuxuu watoh waa haragih Tplf

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 ปีที่แล้ว

    maamulka pland ma sidan baa nin waliba ciidan leeyahay ama qabiil kastaa ciidamo haysto ee aan lahayn ciidan kaliya police kaliya meel kala fadhiyo gaar ah dadka maamul ugu sheegtaan thanks

  • @hajii2033
    @hajii2033 ปีที่แล้ว

    beenta jooji beenla