Wasiir Sacad Cali Shire muxuu ka yidhi Siyaasiyiinta Deegaankiisa ee ku Biiray Waddani

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

ความคิดเห็น • 25

  • @FariintaIslam-ka
    @FariintaIslam-ka หลายเดือนก่อน +1

    siyaasi af-gaaban

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 หลายเดือนก่อน

    OGI OGI XAALADDA DHAQAALE EE WADANKA WAA LOO WADA JEEDAA WASIIRKUNA RUN KAMA SHEEGIN

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 หลายเดือนก่อน

    Waa wasiir wax kala garanaay, aad baad wasiir u mahadsantahay sida aad iskaga aamusisey kan yar ee qabyaaladu madax martay, kan yar wax haysata aqoon la’aan saxaafadeed, waxa habeenkii gurigooda lagaga sheekaysto buu masuuliyiinta qaranka la hor yimaadaa, waa bilaa edeb.

  • @yuusufcabdicasiis8522
    @yuusufcabdicasiis8522 หลายเดือนก่อน

    Waa qun yar abees anay ka muqan xagjirnimadisa siyasadeed iyo dhaqale urursigiisu waxa lagu tiriyaa raga samiga qarson ku leh DPWorld

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 หลายเดือนก่อน +1

    laascaanood ma hooyadiin baa leh dadkii lahaa baa xoreystey hanaqana ku jarey

    • @hanalander
      @hanalander หลายเดือนก่อน

      FAQASH FIRCOON LASCANOD SOMALILAND. AMA DILAAC AMA OY!

  • @kaledomar7041
    @kaledomar7041 หลายเดือนก่อน

    WASIIR SACAD CALI SHIRI MAAHA QOF HADALADA XANAFTA KEENAYA EE BALAAYO HURINTA AG LA HOOS DHIGI KARO, KALIYA UGU KAALU IN UU SI FIICAN OO CILMIYAYSAN KAAGA JAWAABO SHAQADA UU QARANKA U HAYO INTAA WIXII KA BAXSAN WAAA BALAAYO DOONDOON IYO BALAAYO KICIN.
    SOMALILAND DHIB IYO DHIBAATO AAN AHAYN DAD WARIYAAAL ISKU SHEEGAAYA ISKUNA HAYSTA BALSE AAAN AHAYN AQOONTEEDIINA LAHAYN SHARAFTEEDIINA LAHAYN AYAAA 🎤 LA DGEX WAREEGAAYA WAXAAAN JECLAAN LAHAA IN WASAARADA WARFAAFINTU AY XILKEEDA GUDATO RUNTII AY WARIYAHA AQOONTA LEH AY LIISAN SAXAFADEED U SIIYAAN, MAAHA XIRUYATUL QAWL IN BALAAYO IYO FITNO 🎤 LAGU RAADIYO.
    WAXAAD MOODAA WARIYAASHA MAANTA KA DHEX SHAQEEYA SOMALILAND IN AYNA LEXEJECLO KA LAHAYN SOMALILAND OOD MOODAA SIDAAY U DHAQMAYAAN IN AY QANDARAASYO UGU SOO QAATEEN IN AY SOMALILAND NABADGALYADEEDA IYO HORUMARKEEDA KU WAXYEELEEYAAN IYAGOO KU GABANAAYA 🎤 IYO IN AY U SHAQAYNAYAAN SIDII DAD CALOOSHOOD U SHAQAYSTAYAAL AH.
    INSHO ALLAH WAXAAN RAJAYNAYAAA WASAARADA WARFAAFINTU IN AY SHAQADEEDA QABSANDOONTO.
    VIVA SOMALILAND ❤❤❤

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 หลายเดือนก่อน

    Maxaa nacas weryie ah markaad aragto wuxuu waydiinayaa reerkina ka waran kuwan yaa wax bara weliba kan sacad waraysanayaa waa ka ugu jaahilsan

  • @user-fd3io4qr5j
    @user-fd3io4qr5j หลายเดือนก่อน

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Saxafiyiinta reer Somaliland waliba innankan yari markii leeyahay ama ay isticmaalaan degaankaaga Anigu maan fahmin….Saaxil waa lawada deganyahay,Togdheer siddoo kale,Sanaag siddoo kale.Sool Sidoo kale Awdal Sidoo kale…..Reer meel kaligoo degani ma jiro….Markaa waxaan ku talin lahaa in weedhan Fadarah ah (Degaankaaga) Gobaliisam…….Haddii aynu imika iska Qaban weyno Bari ayeydun Maqlidoontaa Saxafiyiin reer Somaliland oo leh Reerahaasi kama tirsana Somaliland oo waa kilka shanaad?????Arintaa ka fiirsada…
    Waa Khayran katiiran

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 หลายเดือนก่อน +1

    kaaley imow laascaanood hadaad leedahey

  • @MohammedAli-pf6yv
    @MohammedAli-pf6yv หลายเดือนก่อน

    Berbera ayuu ledey.
    Ha ka hadlin dhulanad Laheyn

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h หลายเดือนก่อน

    Waa aayar cune ee sacad cali.

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam หลายเดือนก่อน

    Fataalid namiim intaad qorayso Barnaamijka socda maad qortid

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 หลายเดือนก่อน

    Ninkani waa yaqaan siduu uu lacag u urursanalahaa

    • @nuradinaahmed5292
      @nuradinaahmed5292 หลายเดือนก่อน

      Malaa xirsigii 40ka milyan cunay baa kaga dhow

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 หลายเดือนก่อน

    kaaley lafihi8na qaata

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h หลายเดือนก่อน

    Wasiirku waxuhilmamay indalku xadkiisuyahay oog.
    Xukuumadu sool daayee awdal baahadaan lagagaadhin go,idoonta.
    Xukumadii dalkii iyaad dumnaysa ee isaaqaw daawada fuudkeeda.

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 หลายเดือนก่อน

    markii laascaanood reer kiinu duqeyna yey waa ka xumahey maxaad u dhihi weydey

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 หลายเดือนก่อน

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa kani waa ninka somaliland 100% burburiyey. 2.0. Wuxuu awoodi kari waayey inuu berbera u sameeyo korontada waana tuugga ugu xun dalka iyo dadkaba waana ninka muuse biixi cabdi oo askari jaahil ah qaawiyey.
    3.0. Wixii loogu sameyn lahaa waxa qaatta isaga oo kelliyaatta. 4.0. Wuxuu kari waayey inuu burco u sameeyo korontada.
    5.0. Waxan dhahayaa wuxuu ku jirey raggii dekedda wareejinayey isaga iyo aamina weris oo sheeganayey inay ciise muuse yihiin oo dekedda leeyihiin.
    6.0. Mawnta tacriifadda dejedda berbera waxa qaadata 100% dawladda tuugada ah ee UAE/DP World.
    7.0. Arrintani waxay keentey busaarad baahsan oon hore loogu arag somaliland.
    8.0. Sababtuna waxay tahay dekeddii berbera waxay noqotey jabbal cali 02.
    9.0. Sacad cali shire wuxuu yahay kaba qaadka ugu xun somaliland oo dhan.
    10.0. Wuxuu sheegay waxa DP world lagula heshiiyey 3 sanno inay tacriifadda hal mar kor u qaaddo.
    11.0. Haddaba caqligiisu wuxuu siiyey in taxriifadda dekedda berbera shacabka kor loogu qaaddo muddo 3 sanno ah hal mar.
    12.0. Waana xoolaha daaqaya ninka xun oo ka liita.

  • @hanalander
    @hanalander หลายเดือนก่อน

    CUQDAD TV! WAA DAD WADA XANUUSANAYA OO BEENTA IYO BUUNBUUNITA WADANI LOO KIRAYSTAY. MUNAAFAQ. HALKEE CIISE MUUSE URURKA MARYA CAWSHA KAGA BIREEN. MA LABA LIITA EE CALOOL U SHAQAYSTAYAASHI MA MATALAAN HA!

  • @siciiddauud
    @siciiddauud หลายเดือนก่อน

    sacad tuug tuug malin dhow wad cararaysan adiga adeerka

  • @farahyusuf9335
    @farahyusuf9335 หลายเดือนก่อน

    Laascaanood dhulbante waa libaaxyo markaa xiniinyo waaweyn bay u baahantahay hadaad imaan kartaan laascaanood isaaquna xiniinyo noocaasa jinsi uma laha boorama iska baacbaacsada 😂😂😂

    • @NimcoFf
      @NimcoFf หลายเดือนก่อน

      Boorame ama samaroon ma beel faqash ka mida ayaad mooday adoney😂

    • @hanalander
      @hanalander หลายเดือนก่อน

      ILMA FAQASH FIRCOON AFWEYNE IYO XAAROOD YAA SOMALILAND KA XOREEYAY? LASCANOD SOMALILAND DHAWAAN AYAA ARGAGAXISADA LAGA SAARAYAA. FAQASH FULAY

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 หลายเดือนก่อน

    been ku nool