Ali Harare" Abaalka oo lagu faano iyo libinta oo la xaqiro"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Ali Harare" Abaalka oo lagu faano iyo libinta oo la xaqiro"

ความคิดเห็น • 209

  • @kulmiyek5163
    @kulmiyek5163 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah cali Xarare Shaqsi Waayo arag ah

  • @mahamedali6516
    @mahamedali6516 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah cali xarare walal shaqo wacan baad ummada somaliyeed u haysaa wan kaga mahad celinaynaa

  • @asmaosman8372
    @asmaosman8372 3 ปีที่แล้ว +2

    Ali harare wa gabadh hargaysa jogta wlahi wllo runta ayan kugu jecelahay ad ban kugu so salama keep going ban ku leyahay wllo ad ban barnamijyada uga hela wada run ban ka hadasha i wish inad no so badiso wllo thank u mar 2aad dadka bila aqliga ah na ha u jojin e comman ka nagative ka ah so qorayo ani like malin ma la dhafo subscribe ta na bari horan ku saray thank u ali haraare

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 3 ปีที่แล้ว +2

    WAA dhab iyo xaqiiq jirta abaalka oo lagu faano markasta laysu manasheegto iyo libinta oo laxaqiro ceebTa iyo dhaliisha Lasoo qaato
    Suldaan Caloow sxb waaya arag indheer garad ah ayaad tahay
    Umada somaliyed InTa samaha jecel qalbigooda waadku weyn tahay boos muhiima ayaadna ugu jirtaa
    Aad ayaan kusoo hambalyeynayaa Caloow
    GuuL.horumar iyo shaqo wacan ayaan kuu rajeynayaa❤️❤️❤️✌️✌️✌️

  • @cajiibcajiib4707
    @cajiibcajiib4707 3 ปีที่แล้ว +1

    aad baad ugu mahadsantahay Mr Cali barnaamijkan aad siineyso ummada Soomaaliyeed

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 3 ปีที่แล้ว

    Cali waa sxbkayo waana
    Xogaalka dalka iyo dadka
    Xaaladkasta
    Waana macalinka
    Bararujinta shacanka soomaliyed
    Meelkasta iyo goor kasta
    Halkay wax marayaaan👍❤️

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 3 ปีที่แล้ว

    Madaxwaynaha mustaqbalka jamhuriyada somaliland iyo cali harare wad salaamantiin

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 3 ปีที่แล้ว +1

    Manashalah Ali good joob dhaqamadan oo dhan wa waxa diib noriday oo horumaraka lagariilanahay🇸🇴❤

  • @abdallayusuf5063
    @abdallayusuf5063 3 ปีที่แล้ว

    Somalidu abaalka ninka galay ayaa sheegta caliyoow waa runtaa big salaan from Antarctica 🇦🇶

  • @mohamedsidou7755
    @mohamedsidou7755 3 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamij dhibac walba taabanya ha noqdo dhinac bulsho iyo dhinac dhaqan grazie

  • @mustafahersi5703
    @mustafahersi5703 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah,,,, waa duugsii blaash ah wixii af soomalii ko hadlaa inaay ka bartaan Ali harare

  • @abdiqeysahmedyasin1610
    @abdiqeysahmedyasin1610 3 ปีที่แล้ว

    Ali xarare run waye walaahi somali waa taqanaa horey usoco zxp

  • @ayanlesaid1167
    @ayanlesaid1167 3 ปีที่แล้ว

    Cali haraare waa Lengend somaliyeed abaalweyn Ayey ummada somaliyeed kuhaysaa salam from London

  • @adenidiris9656
    @adenidiris9656 3 ปีที่แล้ว +1

    I like this Channel Congratulations 👍🏼

  • @sulaimanabdallah8529
    @sulaimanabdallah8529 3 ปีที่แล้ว +1

    Cali xarare ninyohow maxaad Somalida ufiirsatay Masha Allah keep going on brother

  • @AhmedAbdiH
    @AhmedAbdiH 3 ปีที่แล้ว

    Ali iyo Martin .. 👍👍👍👍👍 runta ayaan Ku Qoslay 🤣🤣🤣🤣🤣 Best horay u socda

  • @xirsicawaale5808
    @xirsicawaale5808 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah cali wll wacyi galinta aad wado waad ku mahadsantahay dadkeenuna aad bey uga fanaan shaqada xoog siga ah dadkuna waa isku mid waxaa muhiim ah In uu qofkasta noloshiisa maareeyo aniga magaaladda aan joogo waa baraawe dadka ugu badane waxey kaxoogsadaan badda alxd

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 3 ปีที่แล้ว +3

    Ali haraare ilaah ku dhowro nin dadka wax ku saaidiyo baad tahay haddey tahay caqli .
    Tafatire sare . Sinaan iyo gobonimo ilah kugu manetste
    Hirey u soco abaal baan kuu heynaa
    Ilaaah haku dhowro

  • @xoxo-yg6gb
    @xoxo-yg6gb 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah. Cali harare inaan maalin Kula kulmo ayaa jeclahay. Runtii dad Badan Oo dulman Ayaad caawintey. Inta badan runta ayaad ka hadashaa.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว +5

    Caliyoow, fariid baad tahay. Allah macaka.

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 3 ปีที่แล้ว +1

    Qosol iyo yaab somalida dhibta haysataa ayad sheegteyn Ali iyo Mustafe👍🏾

  • @ayanelmi3389
    @ayanelmi3389 3 ปีที่แล้ว +1

    Ali you are doing amazing job, keep going and god blessing you insha allah 🙏🙏❤️❤️❤️

  • @burhaangurhan130
    @burhaangurhan130 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk mashaa allah cali xaraare dadka somalidaa aadbaad u darastay waana xaqiiq dhamaan waxa aad ka hadashay aadbaad umahadsantahay.

  • @salaxudin7307
    @salaxudin7307 3 ปีที่แล้ว

    Mr ali hararee mahinee wa Mr ali xaraabo

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allah shakhsi siqi ah weeye dadnimo waa in waxa layskaga daydaa cali xaraare guul iyo gobanimo

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 3 ปีที่แล้ว +9

    Shaqa wanaagsan baad haysaan
    Tooshka (bitijoorkaa) talaata xijaarka Ah, la daba jooga wixii khaldan ee sixid u baahan u ifiya. 👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @abshiroxassan5224
      @abshiroxassan5224 3 ปีที่แล้ว +1

      kkkkkkkk cali xaraare runtii waanku taageeraa lkn no qabiil walaahi

  • @cajiibcajiib4707
    @cajiibcajiib4707 3 ปีที่แล้ว +1

    Marwalba waan ku taageersanahay Mr Ali abdi xiirsi

  • @somaraust5471
    @somaraust5471 3 ปีที่แล้ว +2

    Cali Xarare Runtad usheegtay Somalida, wanaga iyo hormarka isuma quudhaan. Allow soo hade.

  • @fardowsanur3508
    @fardowsanur3508 3 ปีที่แล้ว +3

    Maash Allah waan u bahanahay dad badan oo sidada oo kale Runta noo shego thank 🙏 Ali

  • @abdirisakmohammed4672
    @abdirisakmohammed4672 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa dad daciifa oo aan wanaagba aan lahyn ba la odhan karaa

  • @asahdkayhat3919
    @asahdkayhat3919 3 ปีที่แล้ว +1

    Ali xaraare Waa wanaagii o qof ah Wxu ka hadlayana si fican bu uyaqanaa Calow Dadki adigo kale aha waa horey dhinten 🙋🏻

    • @june6206
      @june6206 3 ปีที่แล้ว

      Dadkii ma afigaa ka hadhayee

  • @ugaasnur9571
    @ugaasnur9571 3 ปีที่แล้ว

    Ali Harare aad baan ugahelaa

  • @hayalruya4617
    @hayalruya4617 3 ปีที่แล้ว

    Asc adeer caliyoow allaha Ku xafido kaftanka siyaasada run ahantii waa barnaamij dhab ah xaqiiqda Ka hadlo sida siyaasada saxda ah weliba si qurux badan oo kaftan ah oo adeer Cali xaraare ileen waa fariinta umada lagu bad baadinayee ayaa ugu sheegaa illaah haku xafido xaqa haka ganban adeer Cali dhalinta inta waxgaradka ah waa garabkaaga aniga koow Ka ahay Ku nool dalka jarmalka degan moqdisho magaceygana abdi kariin axmed cusmaan Ku magac dheer abdi kariin adaawe

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 3 ปีที่แล้ว

    Meeshaan orgiga kuugu qalay! Cali Haraare waa cajiib. Sheekooyinkiisa aad baan uga helaa.

  • @seynabali9071
    @seynabali9071 3 ปีที่แล้ว

    Mash Allah Ali and Mustafe Jazak Allah

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 3 ปีที่แล้ว

    First of all, we owe you a great debt of gratitude I wish you a long and healthy life and many blessed children and generous provisions. That's how much I love myself as a teacher❤️

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 3 ปีที่แล้ว +4

    Hi Sir Ali
    Right you are Mr Ali . Even though I don't know you personally , I can surmise your qualities by just following your programs regularly for little over a year and sharing my comments. Here is my humble opinion :
    1) humility
    2) preparedness for the hard job you do
    3) Excellent communication skills
    4) the use sarcasm that bypass the less mortals
    5) variety of topics in each clip.
    6) you are big on the short somali stories
    I can go on and on .....like that old commercial about the ENERGIZER battery , but hey wait won't that make me GUULWADE . I gotta keep some room for my critiques for the dry season when Iam grumpy and willing to attack anyone and anything around my perimeter . And don't you dare tell that to my grand kids .
    Keep up the good job , so Mustaph too .

    • @june6206
      @june6206 3 ปีที่แล้ว

      He is funny too

  • @hindahassan8468
    @hindahassan8468 3 ปีที่แล้ว +1

    Aliyow shaarkaagu waa wada kisses

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 3 ปีที่แล้ว +2

    Mustafe martin waa fani maansha allaah

  • @akrammohamed64
    @akrammohamed64 3 ปีที่แล้ว +2

    Mowduuc aad u fcn aya ka hadashay wlll mhdsnid

  • @saidyasin9346
    @saidyasin9346 3 ปีที่แล้ว +2

    Mustafe martin:-Madaxweynaha mustaqbalka Umadda soomaaliyeed
    Dar ilaahy baan kuu taageeraa

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 3 ปีที่แล้ว

    Cali thank you wll

  • @superlula2674
    @superlula2674 3 ปีที่แล้ว

    Allaa maxaan qoslay thnks rag culus haka ka wada

  • @mohamedfagadhe8065
    @mohamedfagadhe8065 3 ปีที่แล้ว

    ASC WERIYE CALI XARAARE WAA WERIYE MADAX BANAAN OO WADANKA MARSYKANKA CASHUURTIISA MUSHAHAR LAGA SIIYO WAA SHAQAALE MUSHAHAR QAATA MAXAY TAHAY ABAALKA UU SHEEGAYAA THANKS INSHALLAH

  • @mariamohamed6963
    @mariamohamed6963 3 ปีที่แล้ว

    ASC CALI XARAARE seetihiin

  • @MoMo-to1hp
    @MoMo-to1hp 3 ปีที่แล้ว

    Maanshaalaah THANKS BR

  • @anebmuhummed1518
    @anebmuhummed1518 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you

  • @abdiabdisalam7274
    @abdiabdisalam7274 3 ปีที่แล้ว +2

    Scww. Ali xaraare wanaag iyo Akhlaaqtoosin Ayaad wadaa, culimadii Hawshoodii At baneeyeen AMA ay casuusan waayeen ayaad wadaa, Halkaas ka wad allaahna wanaaga hakugu garabgalo

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 3 ปีที่แล้ว

    My favorite somali talk show 👍

  • @huckaherci
    @huckaherci 3 ปีที่แล้ว

    Cali Harare wlh waa nin waayo arag wax badan laga faa'ido. Ilaah ha ku xfdo sxb

  • @adiljakatooreahmed3396
    @adiljakatooreahmed3396 3 ปีที่แล้ว +2

    Cali iyo soomaali maryooley weey isku wareereen 🤣🤣🤣 funny guy

  • @moanour3350
    @moanour3350 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa run

  • @qdgamer7183
    @qdgamer7183 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂I love this. Please comedy special bro asap. N that shirt 😂 Ali you a cool dude

  • @abdikadirfarahgaal1262
    @abdikadirfarahgaal1262 3 ปีที่แล้ว

    Asc Walaal Ali Harare wan kusalaamay waxan jogaa muqdisho Gaar ahaan Dagmada Hodan Magayga waa Abdikadir Farah Gacal wxan ka shaqeyaa jaamcada Plasma waxayna kutalaa Km6, Seypiano, Afgoe road, Banadir Hospital Area, Hodan District Mogadishu-Somalia....... Waxaan kaa codsanayaa in aad isoo dhibtid oo kiyaalka aad xiran tahay adiga oo mahadsan

  • @thesouthsidegirl9463
    @thesouthsidegirl9463 3 ปีที่แล้ว +1

    Cali xaraare run badanida aad baan u jecelnahy barnaamijyadada aniga ninkayga waan kugu taxanahy ado kale Allaha no badiyo siiba tan dumarka sidaad u garab istaagto iyo dadka dulman ayaan kugu jeclahy waliga runta kugu ogahy waxi khalad ah ummada ka sax kolay jiil ba ka dhaxli doona wanaagan.

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 3 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaa Allah Aqliga Allaha ku Barakeeyo. Soomaali aad baad u Sheegtey Runtooda iyo Dabeecadahooda, 😃😃😃

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 3 ปีที่แล้ว

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sahalbile1045
    @sahalbile1045 3 ปีที่แล้ว

    Ali Harare iyo somali american waan idhinsalme wan ithin salame sxb. Ali saxeb wa sahal Hassan o Garissa jogo sxeb no. qaaske Ayan kubahane sifa an kulaso xariro markasto kula share gareyo wax kajiro gobalke Garissa.
    Thanks.

  • @abdiegeh966
    @abdiegeh966 3 ปีที่แล้ว

    Saaxiib Calow waan idin salaamay barnaamijkan xiisaha leh ma dhammaysan inaan wada daawado duufka Martin ka da'aya ayaan ka adkaysan waayay

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 3 ปีที่แล้ว

    Somali waa xaasid

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 3 ปีที่แล้ว

    Early morning ayuu iso dhacay ciwaanka barnaamijka markaan indhaha ku dhuftay aad ayuu isoo jiitay markasaan dhehay hayaay kan waa inaad Tarmuus shaaha usoo qaadataa
    Jakarta_Indonesia ayaan kusuganahay saLaan qiimo badan ayaan Hawada idinsoo marinayaa bahda Somali_American🤝

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah baraka Allah

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg 3 ปีที่แล้ว

    Top 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @hawaabdurahman3652
    @hawaabdurahman3652 3 ปีที่แล้ว

    Aljazaa ul ixsaan ilal ixsaan.ilaahay jasadaada jano hakuugu bedelo Caloow.

  • @abdirisakmohammed4672
    @abdirisakmohammed4672 3 ปีที่แล้ว

    Waaa 50sano ee udambeeyey

  • @fardowsaomar8277
    @fardowsaomar8277 3 ปีที่แล้ว +1

    🥰👍

  • @abdirisakmohammed4672
    @abdirisakmohammed4672 3 ปีที่แล้ว

    Wll CALIXARAARE

  • @yasinyousufgahnoug7743
    @yasinyousufgahnoug7743 3 ปีที่แล้ว +2

    waxqabad fiican ayaad bulshada u haysaan , waan idinku bogaadinaya .
    ma qoro badan ka comment waxaan ka door bidaa in aan dhamaysto oo aan fahmo waxa laga hadlaayo .
    Mustafe Martin hadalkisa waxa ka muuqata wadaad ama culimo nacayb marar horena waan ku arkey.
    fadlan Mustafe ha jaan goyn adiga oo ku dhaaranaaya in ay yihiin dadka caaya ee wanaaga ka horjoogsada haweenka culimo in ay yihiin .
    wey dhici kartaa lkn caddeymo ayay u baahantahay iyo baadhid iyo kuur galid .
    mahadsanid

  • @nurosman7722
    @nurosman7722 3 ปีที่แล้ว

    Martin, waalagu soo jirga.

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 3 ปีที่แล้ว

    Cali waa funny 😆 saying hi from Jigjiga

  • @abdirisakmohammed4672
    @abdirisakmohammed4672 3 ปีที่แล้ว

    Waanaga qoslisay cali

  • @BRG4776
    @BRG4776 3 ปีที่แล้ว

    Asc callaw hawl ayaan kaga bahanahay ee halkeen kala soxidhiidhaa

  • @GOOLEMEDIA
    @GOOLEMEDIA 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa Xaqiiq arinkaasi lakin Somali oo dhan baa ka Siman Waana wax jira

  • @mohamedbashir6058
    @mohamedbashir6058 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah marka hore WAN idin salamaya Martin iyo cali inta badan commentiga ma qoro lkn manta waa qoyaraa wax badan ayad iftimisay cali hadana in badan fahan ama aqon lan hadana xasusinta wax badan wexey ka cawineysa wax badan Oo gar ahan aniga an saha shanayey in an jecleystay in ad DIB danbe uga WAN toobo wana ku mahadsantahay barnamijka waa ka helay lkn waxan ka sii jeclaan laha marka sida fananinta ama siyadiyinta ey is heystan in ad ku casuntan sidan Oo kale wana ku mahadsantihin.,

  • @abdirisakmohammed4672
    @abdirisakmohammed4672 3 ปีที่แล้ว

    ILAAHY WAA INOOGA DIGAY MANNA SHEEGASHADA

  • @sharafali9598
    @sharafali9598 3 ปีที่แล้ว +2

    Walee cali soomaali wuu soo daraaseeyay

    • @MS-lv8bf
      @MS-lv8bf 3 ปีที่แล้ว

      Waa aragti Dheere Maanshaa Allah

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 3 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa

  • @faizaqawdhan6021
    @faizaqawdhan6021 3 ปีที่แล้ว

    Caawa way cawnyaan2 habwdgy mustfe iyo saxibkii Calif xaraare

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 3 ปีที่แล้ว

    WAA XAASIDNIMADA

  • @weyrah2010
    @weyrah2010 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk wlhi waa banaamishkii iigu fiicnaa oon daawado dhinac kasta, waan ka faaiidaystay waan ku qoslay waana xaqiiqda dhabta ee jirta

  • @khadijaabdi5970
    @khadijaabdi5970 3 ปีที่แล้ว

    My be soomaalida iyo taraam waa isku qabiil

  • @m.ibrahim1545
    @m.ibrahim1545 3 ปีที่แล้ว

    Ra' yigaaga ma'xuma. Halkaas ka sii wad.

  • @MoMo-to1hp
    @MoMo-to1hp 3 ปีที่แล้ว +1

    Shaqo wanaagsan baad heeysaa br

  • @sharafali9598
    @sharafali9598 3 ปีที่แล้ว +3

    Kkkk caawa qosol iguma harin cali xaraara runtaada iga qoslisay maashalaah runbadnidaa caliyaw soomaali adaa soo koobay

  • @shukriwdghaadan3993
    @shukriwdghaadan3993 3 ปีที่แล้ว

    Ali harare wan kuslmy wll igu qaaliya

  • @abdirisakmohammed4672
    @abdirisakmohammed4672 3 ปีที่แล้ว

    Dadka baabiyey ummadda

  • @khadijaabdi5970
    @khadijaabdi5970 3 ปีที่แล้ว

    Calixarare Wallahi haday soomaalidu wax quudhi lahaayeen adgey madaxweynaha kuu soo dooran lahaayeen waayo dalka iyo shacabkuba waxay u baahan nin sidaada wax u fahmaya oo caqli u saaxiibah is ku inaad isasoo sharaxdid

  • @amuunaxmedaxmed952
    @amuunaxmedaxmed952 3 ปีที่แล้ว +1

    wle cali xalka somalida uu oghyahy

  • @thesouthsidegirl9463
    @thesouthsidegirl9463 3 ปีที่แล้ว

    Calow marlabaad iyo mar sadexaad soo celi plz barnaamijkan aadbu u xiiso leeyahy runti waxan ku jeclahy sheekooyinkaga aad hadba dhextaalka uga dhigto ee qosalka miiran ah. Aadbaan u mahsantahy abaalna waanka hayna waqtiga aad galisey barnaamijkan ilahy dhibaato haka haayo adiga qoyskada.

  • @aminaadan4815
    @aminaadan4815 3 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah waa runta waxay modan inan raxo kujirno lakin walahi waxyar cagaha kuma tagnankrno way naxanunayan lacag sodir oo kaliya ayay yaqanan Allaha no sahlo dhibka Allaha naga saro Aamin Aamin Aamin yaa Rabi

  • @abdimohamudfarhan4309
    @abdimohamudfarhan4309 3 ปีที่แล้ว

    Aliyow ogiyalihi ma i so dhibtay😁
    From Germany

    • @afmadhiinhaji7404
      @afmadhiinhaji7404 3 ปีที่แล้ว

      Address ka usheeg. Sagoo leh. Ban maqlay wiil ba iwaydiistay marka haysoo sheego buu. Dhahay

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 3 ปีที่แล้ว

      Wllo Address kaaga hadii aad udirtay isaga ka warsug deg dega iska dhaaf codsigaaga wuu kaa aqbalay wayna kusoo gaadhaysaa goor ay noqotaba insha allaah

  • @MrsRAli
    @MrsRAli 3 ปีที่แล้ว

    Sallaam dhaman dadiyaha Barnamij kan
    Dhagaysi gayga kadib wa mid bulshada dhexdeda qiima badan ku leh
    Lakiin Arinta laga hadlayey oo ahayd inaad Abaal Sheegato ayaa Mr Martin Barnamijka dhexdiisa ku Abaal Sheegtay
    Mar Mr Xaraare u ka Hadlay in u Wareysi kula yeeshay Xafiiska Mr Martin ayaa la so Booday Anaa ku so diray Hooyadaas.
    SEE CAMAL

  • @safiyahassan9308
    @safiyahassan9308 3 ปีที่แล้ว +3

    Mustafe martin isagii baa bilaabay hhhh anaa kuu soo diray islaanta cali xaraare dee dadkaynu toosinaynaaye hhhh somali purehhhh

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk odayga into somalida wx u shegaye sxbkiisa ayaba ku dhagan 😂

    • @gobeeymaxamed2204
      @gobeeymaxamed2204 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk waa ku qabatay.

    • @barkhadhassan4378
      @barkhadhassan4378 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk

  • @MoMo-to1hp
    @MoMo-to1hp 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkk Orgigii baa iga qosliyay

  • @abdimohamudfarhan4309
    @abdimohamudfarhan4309 3 ปีที่แล้ว

    Excellent si fican samesay haddii aad la xirity kadibna eadadis hadey noqoty kkk

  • @myabeyle4648
    @myabeyle4648 3 ปีที่แล้ว

    Xaraarow Anigana Hadadan Ku Amaniya Sababto Ah Qof Isku Xafanahey Xafada wa Hodan Ma Ahan Qabiilkisa Wareysaneysa Wa Mustafe

  • @gobeeymaxamed2204
    @gobeeymaxamed2204 3 ปีที่แล้ว +1

    Erayga midab takoor waa ceeynkaas waa tima adagyahay ama wuu badalnyahay midab takoorka waxeey moodaan wax kale waa un kaas walaalayaal waxaan filaa barnaamijkaan inuu wax naga badalo.

  • @abdirisakmohammed4672
    @abdirisakmohammed4672 3 ปีที่แล้ว

    Lkn meesha ka dhimanay waa dadkii hurmuudka ummadda unoqon lahaa

  • @fankalove3543
    @fankalove3543 3 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkk walahi qosolbaan kursiga kala dhacay Caku Cali xaraare war runbadanaa waa ina adeerkaay ayaad wareysatay 😂😂😂😂😂