Barnaamijka Maxamed Live Coach Tababare Nololeed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 มี.ค. 2014
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/
  • เพลง

ความคิดเห็น • 195

  • @gouledmoussadaher8391
    @gouledmoussadaher8391 8 ปีที่แล้ว +12

    waataa dee aqoontii Borama Walee dadka intaasaanu dheernahay Nooloww Tababare Nololeed aqoonyahan Maxamed allaha ku xafido wax badan bn ka faaidaystay

  • @ciiltirehassan397
    @ciiltirehassan397 7 ปีที่แล้ว +9

    xaqiiqdi beentu wa xarane wiilkaan ilahay qayr ha siiiye aniga shaqsip ahan tayda wax badan ban ka faaiidaystay allow ajar kaa siii😍😍

  • @boqorkajaceylka5649
    @boqorkajaceylka5649 5 ปีที่แล้ว +10

    This is very change my life it’s Speech Motivational

  • @abdiboodhle1
    @abdiboodhle1 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed 0mar wlhi Wax badan Iga Baray Nolosha Thnkz wll mcn

  • @maaxamedmuutale3573
    @maaxamedmuutale3573 3 ปีที่แล้ว +3

    No one can change the problems that surround him when he is faithful to God who created him

  • @ahmedabdishirekeyse9438
    @ahmedabdishirekeyse9438 8 ปีที่แล้ว +17

    he is a great philosopher

    • @madar9587
      @madar9587 11 หลายเดือนก่อน

      WTF

  • @MrMukhtaarcabdi
    @MrMukhtaarcabdi 9 ปีที่แล้ว +8

    waxaad tahay nin adag oo geesi ah
    waxa aad i bartay darsi cajiib ah caawa
    allaah hakugu anfaco kheerna haku siiyo

  • @haykalfilms
    @haykalfilms 5 ปีที่แล้ว +3

    Mzha allH Alle haku xifdiyoH Mohamed omar
    Aqoonyahan reer Awdal usoo baxay halaga Faaideysto Dadka AqooonyhaniinTa ah Sida Mohamed omar oo kale

  • @abshirabdimohamed962
    @abshirabdimohamed962 8 ปีที่แล้ว +14

    waxan u haysta in ad aniga iga sheekenaysida
    magac ha jiro macalin

  • @naymarjohn8172
    @naymarjohn8172 9 ปีที่แล้ว +41

    wataaa aqoontiii reeer awdal ilaahaybaa siiyay maashaa alah ilaaahy hadaayo maalintii aan dhagaystay hawshaan bilaaabay waan kagaary inbadan alaha hakudaayo mashaa alah jamacada amuuud midheheeegii waaye

  • @mgaacshe9605
    @mgaacshe9605 5 ปีที่แล้ว +3

    Never give up 💪💪💪💪💪💪💪💪💪⚽️⚽️ insha allh riyadayda rumaynayaaa jazakallah khyr mo cumar

  • @CokeBoyDeLastKing
    @CokeBoyDeLastKing 10 ปีที่แล้ว +6

    seriously helping video . cant believe someone actually disliked this kinda good for the community thing .

  • @farhiya9221
    @farhiya9221 8 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah mahadsanid wall waxa badan ka faaidestay thanks again ilahay haku xafido

  • @Cabdiqani09
    @Cabdiqani09 3 หลายเดือนก่อน +2

    Who is watching 2024

  • @abdiwasacosmaan4065
    @abdiwasacosmaan4065 7 ปีที่แล้ว

    walaahi barnaamijkan isbadal buu igu sameeyay nolosha masha alah thanks wll

  • @nasraibrahim527
    @nasraibrahim527 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah tabarakallah Illahay cimridheer hakusiyo walal caqliga iyo cilmigana hakubarakeeyo amiin. Howsha aad haysaa waa dawadi bulshada somaliyeed. Adiga iyo walalaha kale kuhowlan ariimahasi hore usocda

  • @awalewarsame7872
    @awalewarsame7872 7 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah Waa points waanaagsan oo dhax gal ah waa mahad santahay

  • @xamdafaadumo6798
    @xamdafaadumo6798 6 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waax badaan ayaa ka faa iideey ani ahaan baar naamiijkaan waaba jclhy wlhi mashaa Allah

  • @maxameddeeq8592
    @maxameddeeq8592 9 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah waa tobabare nololed oo cajiipa jazakala khayr

  • @drmucaadmohamed2222
    @drmucaadmohamed2222 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah waan kahelay barnamijkaan inkastoo anan si wanaagsan u dhexgelin waana doonayaa in sha allah inan ku xirnaado

  • @bislesahardiid2205
    @bislesahardiid2205 7 ปีที่แล้ว +12

    maxamed waa nin qaaliya oo dad badan oo nolosha garan waayey waxyaabo badan ka badalay

  • @baasheyare152
    @baasheyare152 6 ปีที่แล้ว +3

    Mashallh ustaaad wax badan baad noofaidysay noloshu barashay ubaahanthy

  • @ifrahmourasseifrah3926
    @ifrahmourasseifrah3926 11 หลายเดือนก่อน +1

    Axlmdulilaah waan la faaidey ❤guul walkey

  • @abdirashidabdilaahi745
    @abdirashidabdilaahi745 6 ปีที่แล้ว +1

    mshalah l have never seen like him allah keep you my teacher

  • @addoonalle2763
    @addoonalle2763 6 ปีที่แล้ว

    _Allah keep you bro you are my best teacher_

  • @AphataahMohammedGiryaad
    @AphataahMohammedGiryaad 9 ปีที่แล้ว +4

    mansha Allah Maxamed cumar cismaaan Sbx waaad mahadsantahay

  • @xamdafaadumo6798
    @xamdafaadumo6798 6 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa taageeraa baar naamiijkaas guuleeysta horaay u soocda walaalayaal ❤💯

  • @abdiwasacosmaan4065
    @abdiwasacosmaan4065 7 ปีที่แล้ว +2

    masha alah nin kan walaahi nolosha waxbu kabadalayaa waanin soo dhibatooday nolosha soo arkay xun iyo ta wanag sanba masha alah

  • @abdifatahmahamed442
    @abdifatahmahamed442 8 ปีที่แล้ว +2

    masha alaah ilhayi haku xafido waxbadn ban kafaidayi barnamishkan

  • @drsalmacabdarashiidsaleeba4076
    @drsalmacabdarashiidsaleeba4076 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha_allh THANKS bro

  • @YasiinDharaar
    @YasiinDharaar 3 หลายเดือนก่อน

    Masha alah. Mahadsanid wxbadan aya nobirisay

  • @sacadalimohamed9718
    @sacadalimohamed9718 6 ปีที่แล้ว +2

    good teacher

  • @khalidclahi8111
    @khalidclahi8111 8 ปีที่แล้ว +13

    Wlahi marka barmamijkan dawaday isbadal la yaab leh ayn semeya

  • @abdikadiralibade9074
    @abdikadiralibade9074 10 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah, Ilaahay hakuu siyaadiyo aqli wanaagsan.......

  • @mohamedmaayir
    @mohamedmaayir 8 ปีที่แล้ว +2

    good lecture

  • @hiabaqqabdid3453
    @hiabaqqabdid3453 8 ปีที่แล้ว +1

    man. sha alaah. aad baah. u mahad. san tahay. wll. maxamed. wax badan. baanu. kaa. faa iid nay. ilaahay. haku. xifdiyo. aaqiro. iyo. aduun kaba

  • @hafsashariif21
    @hafsashariif21 5 ปีที่แล้ว +1

    m.a wlh wax badan aaa kaaa faaidey alle hko deesto😘😘

  • @umuhudahudaqali9072
    @umuhudahudaqali9072 7 ปีที่แล้ว +3

    Jizakalahu khayr wllo

  • @saynabxoosh9267
    @saynabxoosh9267 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha alh thank you go right ahead

  • @zakariayousuf8421
    @zakariayousuf8421 5 ปีที่แล้ว +2

    thank ustaad

  • @abdallaabdirizaq8563
    @abdallaabdirizaq8563 8 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllo Allah hakuu ziyaadsho aqoonta wax badan ayan kaa fa'iday

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 8 ปีที่แล้ว +13

    waar niyow wax wayn aya umada ka qaldan wiilkan wlhi ani ilaahay dartii yaan u jeclahay lkn wxn layabay kuwa dislike gareeyay video gan

    • @ayandaganxalane7785
      @ayandaganxalane7785 8 ปีที่แล้ว

      wakuwa nolasha kaqursaday onba maqlikarin dadkale hormarkoda

    • @abdisamadosman2437
      @abdisamadosman2437 8 ปีที่แล้ว

      +Farxiyo Abdi Mohamed xaqiiq hadii 10 qof oo asaga iyo ina diini lamida soomali laga heli laha wxn aminsanahay inay waxbadan garan lahayen alle hasahlo bal somali halkayku socoto garan maaye

    • @ayandaganxalane7785
      @ayandaganxalane7785 8 ปีที่แล้ว

      +Abdisamad Osman amin walo wlhi wa nin lagu fani karo mnshallah

    • @abdifatahabdi1349
      @abdifatahabdi1349 4 ปีที่แล้ว

      SomaLi zomaha dee brother hada miya dhaqan kooda baranaysaa dad liita weye dhinac hormar iyo dhinac iLbaxnimo

    • @alihussein1432
      @alihussein1432 3 ปีที่แล้ว

      Thanks for you mythar

  • @asmaali5327
    @asmaali5327 6 ปีที่แล้ว

    Thanks wll

  • @yusufabdullahihassan3578
    @yusufabdullahihassan3578 6 ปีที่แล้ว +1

    Fikirkaada saliimka ah hadaad luqadeena hooyo oo nadiif ah noogu so gudbin lahayd inta aan hadda kafaaiday kasii badan ayaan ka faaidi lahaa, si kastaba ha ahaatee waxbadan oo iga maqnaa ayaan ka faaiday ku mahadsanid walal, muuqaaladaada danbe waxaan rajayn inaad luqadda Ajnabiga ka dhaxsaari doontid si dad bdn uga faaidaystaan.

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah maxamed Allah hakuxiftiyo

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxbadso waxbeel bay dhashaa taasaan kula arkay inay tahay maah maah niyad jab ah mahadsanid mo.omer

  • @anabdah8549
    @anabdah8549 6 ปีที่แล้ว

    masha allah jazakalallh wll

  • @Fikradsame
    @Fikradsame 3 หลายเดือนก่อน

    2024 still watching

  • @anwar9376
    @anwar9376 7 ปีที่แล้ว

    Well done mohamed Jazkllh dadka ku bahan xaga kasi wad ❤️✌🏻🙏👏🌎

  • @saaxibulqaraam5848
    @saaxibulqaraam5848 7 ปีที่แล้ว +1

    mancha Allah caqliga ha waayin teacher

  • @siciidcolaad4501
    @siciidcolaad4501 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah teacher go forward

  • @ikramsadik1599
    @ikramsadik1599 8 ปีที่แล้ว +2

    Mash allh illhay ajar iyo xasanad ha kaa siyo

  • @abdallagullwarsame3818
    @abdallagullwarsame3818 4 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH, KHEYR ALLAHA KU SIIYO.

  • @xamdafaadumo6798
    @xamdafaadumo6798 6 ปีที่แล้ว +2

    ❤💯 Eeboow idiin xafiid fiduunyaa waal Aaqira❤💯

  • @abdikarimabdilahi1317
    @abdikarimabdilahi1317 6 ปีที่แล้ว

    Go forward bro
    Mohamed Omer

  • @HafaaMohamed
    @HafaaMohamed 6 ปีที่แล้ว

    Mashaalah alaha kuxifdiyo waxbadan bay iska badashaaa nolosheeda marwalbo ooaandaawado

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 ปีที่แล้ว

    Great 👍 Young man

  • @abdiqadir3015
    @abdiqadir3015 9 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walaakey khey ilaahey hakusiiyo

  • @zeekochannel3184
    @zeekochannel3184 4 ปีที่แล้ว +2

    Ma.allah pro

  • @idirisnuuxucid7340
    @idirisnuuxucid7340 4 ปีที่แล้ว

    Maxamed malin wacan thanks of lot

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 ปีที่แล้ว

    Waxan wa hibo ayaan oran kara Masha ALLAH

  • @maxamadasad558
    @maxamadasad558 7 ปีที่แล้ว +2

    Sax sax msha allh

  • @umuunurein2658
    @umuunurein2658 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a most love

  • @hamseruuter376
    @hamseruuter376 8 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid wll

  • @EngAbdirahmanHaji
    @EngAbdirahmanHaji 10 ปีที่แล้ว

    Maashaallaah waa barnaamij sare, waa mahadsantahay wll allaah haku barakeeyo.

  • @deeqmaxamed8378
    @deeqmaxamed8378 7 ปีที่แล้ว

    ma sha Allah walal ciomiga alle kugu maneestay oo aad adna nooga faa,idesay wad Ku mahadsantahay allaha ka abaalmariyo in sha Allah

  • @drmuktarbaryare4399
    @drmuktarbaryare4399 7 ปีที่แล้ว

    thanks

  • @Rashiiddaljir
    @Rashiiddaljir 5 ปีที่แล้ว

    Mohamed omer he is hero go forward

  • @ayubcoutinho6329
    @ayubcoutinho6329 7 ปีที่แล้ว +2

    it is possible to be change every one

  • @hiboadan8165
    @hiboadan8165 7 ปีที่แล้ว +2

    maaNcha alleH
    macalin ilaHaY hakubaraKeeYo

  • @respectboy7915
    @respectboy7915 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Mohamed cumar

  • @hibaaqqaybdid7970
    @hibaaqqaybdid7970 8 ปีที่แล้ว +1

    man sha alaah

  • @hassanallaalechannel155
    @hassanallaalechannel155 7 ปีที่แล้ว

    MA sha Allah ina aderkey wax badan ayaad noo iftiimisay aad baad u mahad santahy alle ha kaa Abaal mariyo ina aderkey

  • @khalidzir8431
    @khalidzir8431 6 ปีที่แล้ว

    Mzha alH Go win mohmad omer

  • @ahmednaasir847
    @ahmednaasir847 7 ปีที่แล้ว

    maaashaa allaah allow kudaaa

  • @safiyamahmed6251
    @safiyamahmed6251 7 ปีที่แล้ว +2

    mashallah

  • @sagalsuniira8049
    @sagalsuniira8049 6 ปีที่แล้ว +3

    Wllo meyga cawin kartaan macalinkan Sidaan ku Heli karo Waxan donaya Inaan macgajkisa Ka mid noqdo Qof Iga cawinaya heyso shego

  • @cadnaancumar0152
    @cadnaancumar0152 7 ปีที่แล้ว +2

    max'ed omar halkaa kawad dhiirigalinta allah hakaa abaalmariyo

  • @OmarOmar-du8ir
    @OmarOmar-du8ir 8 ปีที่แล้ว

    runtii maxamedaw shaqo fiican ayaad wadaa allahana kugu garab galo tAlo fiicana waad bixisay halkaa ka wad waan u bogay barnaamijaaga

  • @muhiyadiinabdi3524
    @muhiyadiinabdi3524 7 ปีที่แล้ว

    Allah haku daayo wll qli

  • @khalidhassan9216
    @khalidhassan9216 5 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @xafsamustaf7519
    @xafsamustaf7519 4 ปีที่แล้ว

    Allah waxn karajeynyaa cimri dheeri is,waxbadn aan,uqabsado taarikhna,Aan ugalo nisha.allah.

  • @abdilahisadiq4270
    @abdilahisadiq4270 3 ปีที่แล้ว

    Mohamed omer isman waad kumahadsantahay sidaad noo dhiri haliso marwalba 17.7.2021

  • @hodankaysexuseencumarkujoo3515
    @hodankaysexuseencumarkujoo3515 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh allh wallky

  • @axmedyare5916
    @axmedyare5916 6 ปีที่แล้ว

    maa shaa alh

  • @deeqa2700
    @deeqa2700 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlahi mohamed omar wa aqoon yahay badab ka cilmi badan aniga saamayn buu igu yeeshay inan is badalo isaga sabbab u haa

  • @maryancabdiqadir1450
    @maryancabdiqadir1450 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid kumananaan jeer

  • @mssro9945
    @mssro9945 7 ปีที่แล้ว +7

    Legend young philosopher allah keep u walalo:-*

    • @wardawacan979
      @wardawacan979 7 ปีที่แล้ว +2

      thank.youwll👍👍👍👍👍👍👍👍💝💝💝💝💝💝💝💝💖💖💖💖💟💟💟💟💟💟

    • @wardawacan979
      @wardawacan979 7 ปีที่แล้ว +2

      woooow

  • @hamzekaise526
    @hamzekaise526 7 ปีที่แล้ว

    maaansha Allah Alle hakuu siyaadiyo caqliga iyo cilmigaba .
    aaaaamiiiin aaamiiin...aaaaamiiiin

  • @roblenuurgafane8179
    @roblenuurgafane8179 ปีที่แล้ว

    Yes yes yes

  • @xafsaahmed3764
    @xafsaahmed3764 8 ปีที่แล้ว

    mansha allah nolow

  • @moogemaxamud5988
    @moogemaxamud5988 7 ปีที่แล้ว

    mahadsanid

  • @gadiidfaisalofficial5208
    @gadiidfaisalofficial5208 4 ปีที่แล้ว

    Hero Hore usoco sxp waxa Tahay Geesi Tobabare Nololeed

  • @najiibalkho487
    @najiibalkho487 7 ปีที่แล้ว

    winner

  • @hamzeburcaawi7917
    @hamzeburcaawi7917 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @isamui4898
    @isamui4898 5 ปีที่แล้ว

    Bansha alaah maxamed

  • @hiyaabamiir1075
    @hiyaabamiir1075 6 ปีที่แล้ว

    Waad uqalantaa mesha aad joogto Iyo kabadan bulshada somaliyeed waxaad kusoo kordhisay waxbadan jizakallaah walalkey

  • @cabdimahad9972
    @cabdimahad9972 9 ปีที่แล้ว

    masha Allaah

  • @baarmacalin5991
    @baarmacalin5991 7 ปีที่แล้ว

    wlle aadbaad umahad santahay talooyinkaada aadka ufiican waxbadal aan qiyaasi karin ayaan iskadareemay Allah kuxifdiyo

  • @shucaybtahliilkulan5544
    @shucaybtahliilkulan5544 6 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi aniguu iga hadlaa show