- 12
- 144 517
farhan nurahmed
เข้าร่วมเมื่อ 4 พ.ค. 2012
วีดีโอ
Aadan Carab,by Realtaleex.com
มุมมอง 60K11 ปีที่แล้ว
Allaha'unaxariistee Abwaan Aadan Yuusuf Axmed wuxuu ugu danbeeyay gabyaayadii caanka ahaa ee reer Khaatumo.
Realtaleex Videos
มุมมอง 71811 ปีที่แล้ว
Budhley tuuga kusoo gashay Caasimada Khaatumo ee Taleex oo xabsiga la dhigay
realtaleex Videos
มุมมอง 33011 ปีที่แล้ว
Budhlayda lagu qabtay caasimada Taleex oo xabiga loo taxaabayayaa ilaa iminka ku xidhan xabsiga dhexe eaa caasimada Khaatumo.
Raadgur,By Bidde Faarax Gaas,
มุมมอง 70K11 ปีที่แล้ว
Waa gabay aad u qiima badan kana hadlaya xaqiiqda dhabta ah,waxaa tiriyay kuna luuqaynaya Godka ilaahay ha'u nuuree Abwaan Bidde Faarax Gaas Waxaa isugukiin soo duba riday soona ururiyay shabakada wararka ee Realtaleex.com
Xaflada sanad guurada 1-aad ee Khaatumo State Ee Seattle,Realtaleex.com
มุมมอง 2.5K11 ปีที่แล้ว
Khaatumo State Of Somalia
Taleex trible dance,Realtaleex.com Presents
มุมมอง 1.7K12 ปีที่แล้ว
Taleex trible dance,Realtaleex.com Presents
Sidii buu guddoonka u jaraa geedlabna u yahaye Ahmed saleeban dafle bu ola jeeda abwaanka Aun
Libaax Libáax Dhalay Abwaan dirir Darwiish Darwiish dhalay geesi ah.
Alle hawnaxariisto abwaan Saleeban Xaaji Faarax
Axmedka uu abwaanku gabayga ku soo qaatay yaa igq daba geeya?
Axmed Suleymaan Dafle
Ilaahay ha u naxariisto ninkaan gabyaa erey culus ayuu ahaa. Waa nin dhulbahantaa lkn toloy yuu ka ahaa dhulbahante? 3:19
Wxu ka aha Dhulbahante Maxamuud Garaad , ugadhayahan , Baha Ciishooh , Naleeya Axmed , Baha Hawiye , Reer Cilmi Allaha Ha Unaxriistow
Bide Faarax Gaas Alaah AHN Aamiin Gabyaa Weyn Soomaaliyeey Kala Barta Gabayga iyo Maansada Waakala Labo Gabyaagu Majecla inuu Heesaha Ku Hoos NoQdo Maansooyin badan Matiriyo Maadaama Heesaha Lagacuriyo Maansooyinka,, Abwaan Gaas
Abti mcn alle haku naxariisto naxariis wasaca amiiin
Alle ha unaxariisto abwaanka gabaygiisu waa tabasdi
alle ha u naxariisto abwaanka
Kolse hadaanan caafiyad dab, iyo ciidan tabanaynin Casar iyo inaan duhur wax galo, caariyaan bidaye Waa caado tuug galab inaan, ceelka weeraro'e Ma cadceeda oo soo baxdeybaan, cudud idiin sheegtay Cadadkeeda guutada miyaa, samada caad fuulay Ciir iyo habaas qudha miyey dunidu cowlaatay. Mohamed abdiweli
Viva Buuhoodle of Ssc
Shacabka Ssc Jaana sharartiina
Shacabka Ssc Iidoor wadaashe Maxamed kaahin
Garwa loo islaam ceebse wa lagu gumomaye
Allaah hownaxariisto awoowe bide faarax gaas
Dhalinyarada Ssc Ku Daadala Kuwa Duloobey Waa Ku Xaabasada Cad Quudheed Waliba Laascaanood Raglamoodka Gaadhigu Dhaamaan
Dhalinyarada Reer Ssc Gobanimada Illaashada O'Day Caata qaate Dila Hadii Guri Ku Xidha
Allaah haunaxariisto Abwaan Bidde faarac gaas waan jeclahay inaan dhegaysto markasta
Alle ha unaxariisto aden carab
Alle ha unaxriisto
Balse inaan haweenka u gefaa gebi ahaantoodba Gob baan ahay afkayguna ma geyo oo Ka gaannaniye Saleebaan_bidde faarax gaas ( 1992) Dh. Alle hakuu Naxariisto Awoowe. By. C. Fidhin DH 2002 .
Allow kuu naxariiso awoowe xaqiiqdii taariikhda baal dahab ah ayaad kaga jirtaaye Awoowe !
Raxima Allahu Tacala Raxmatan Waasican Awoowe bide farax gaas
Allaah haw naxariisto abwaan saleebaan faarax gaas wuxuu ahaa sodon jir sedexlay ka gabyey
Balse inaan haweenka u gefaa gebi ahaantoodba gob baan ahay afkayguna ma geyo oo ka gaananiye
Waxba nolasha lama caabudee ceeb ma ilaashay
Alaah hawnaxariisto denbigiisana alaah ha dhaafo
GOOL JIRKOODI MAXAAD GUDURIGA USIISAY WAAD GOODIYAYSAA ADIGO GAWLI KUGU TAALE IMINKAA GABAYDHUHU CIDLADA KUGU GARAACAANE FARAHA KU GODAN GOGODINE WAXAN GUUNYO KUGU DHAAMO WAN KU GURMANAYAYE ISKA SOO GAAL MAANTANA ANA KUGU DHOW GACALE
MARNA TIRI DAD GACAL AH BAYNU NAHAY OO AAD GARANAYSID OO AAD TIRI CID BAY WADA GALAN ODAYADI GUULKU KU GALGALATAY HASAWIHI GARAN GARTISIYE GAR WAA LOO ISLAAN CEEBSE WAA LAGU GUMOOBAYE HADAN LABADU MEEL WADA GEELAYN GEES ISKUGU LEEXO HANSE INAN HAWENKA U GEFAA GEEBI AHANATOD BAA RAGBAA GAAR U LOLAMA MIDSE GODOBI RAACDAYE GUNTI HADALKA GAWDISI BAAN KU GUDBINAYAYE ANOON ANIGU EED KA GELIN GUUDKA KUGU SARIN INATAD TIRISE WADA GEESATAYO GUURA BAHALAYSAY OO AAD ANIGA IGA GOOSATAYO I GEED BIXI WAYDAY GUDAHA IYO DEBADABA INTAD GEENAFKA I TAGTAY OO AAD GARBO QABIIL IS TIRI GAAR WAX UGU DOONO GODKA HADIMO WADAD QODAYE OOD KU GUBATEENE DULAN GADOODIYO INATAD GULUF KA HENSAYSAY OO AAD GANTALAHA KHATALAN MARISAY GAAROODI MEEL KALEBA IDINKOON GEELIN OO WAXBA U GAYSAN SIDAAD NEEF LA GAWRACAY TIHIN GEEDO KAMA WAABTO GURYIHI IYO CARUURTEENI BAAD GAAS KU QABATEENE GURYIHI HARGAYSIYO BURCO BA WAA GAWAN MADHANE HALKII MAALKA LAGU GADI JIRAY BAY GOOROYO DAAQDAYE GOGO XARIIR IYO MAYAAL GOGO IYO LAALAYSE KAMANA BOXO GOL CEEBEED SABAAX GURADI BUUXAYE IDINKA GAWAANKA KA DHIGAY GUMARADINIYE INTA AAD GUGO HOORAY IYO GEEDO KA HAYANTAY GOOL QANIN LEH WAA ADIGAN DEGAY OO U GUULAY OO MAANE EE GADH CAADAGAN IYO UBADKAN GAXADHKA JEEX SIISAY NAAGAHA GAMBADA TUURAY IYO GAARIDA ASQOWDAY ADIGAA GAMADA DHIGAY OO GEERIDA U KADAYE
WAXANA JIRAA ARIMO KA GU WAYN ADAN GARANAYNE GOBAYSANE RAAGI NOO DHASHIYO GEEBI AAHAANTODBA GUDOONKODA ODAYGI LAHAA IYO GARAADKODA GEEDKIYI SHAXDU DEEGI JIRAY GUNYO KU LAHAYE GURBOODKA DUGSIGA LAGU BARAA GUMUCYADISIYE KUMA GAADHIN CAALU AADANO OO KUMA SOO GELINE WAR WAA GOORMA GOORTU TOLKA GOROF U WABAYAY GABAN YOHOY HADAD CAALIMKI BEEN KU HOGANAYSO GODKA IYO XABAASHI ANAA GEEYAY UBAX WAYNE GOOL JIRKOODI MAXAD GUDURIGA USIISAY WAAD GOODIYAYSAA ADOO GAWLI KUGU TAALE IMINKA GABYDHUHU CIDLADA KUGU GARAACAANE GAAGA HADHAY ADAN TAATIGO IYO WAXBA YUU GUMAYSIGU
KAARAHA GURGURTO NUGAAL MIDABKA GIIR GIIRAN NINA GEELA KUMA RAACO IYO GUUNYADU DHAQO EE WAXSE LA YIRI GUMAYSTIYO DILAL GOOHAYA JIRAA EE WAX LA YIRI WARAABIHI GALBEED WUU GURXAMAYAYE LAMA RAABO ABEERA GOOD INUU CUUNE GOBANIMADAN IYO CALANKAN U NOO GALADAY EEBBE GARDAARALIHI RAABA INUU GOOYO XADHIGISAA GAADH WEEYE QARANKANI INAY DILAAN OO GUMAADANE MA KA GIIGTAY WAA TADAD IA TIRI SOO GOLQABATEEYE ISKANA GAYSO LAMA DOONAYIYO TIRIYAY GEERAARE LAMA GUULO MAANSADA NINKI KAGA GOOLE DHEERE GOOLENA LALA MAA TAGO HADALKA KAAN KU GAR NOQONAYNEE
GARAAD SARIYO WELIGAA HADAD GABAY KA EEXAYSO AMA AAD GUNUSTO XUMAN GAWSKA UGU HAYSO WAX MA GAADHIN CIILKUNA ADUU KUGU GADHODHAYE WAXAN UGA GOLEYAHY NAXWUHU YUU KU GEES MARINE AXMED WAXADAN SHEEKADAN GURACAN UGULA GAAF MEERIN INU YAHAY GARSOORE CILMI LEH NIQIN GAR EEXAADKA SIDII BU GUDOONKA U JARAA GEED LABNA U YAHAYE SIDII BA MA GAAGIXINE RAYIGA LOGA GURAYAYE GOOBTU FADHIYO WAA MIDAN CIDANA GAADHAYNE HADAD TOBAN GUYAAL IYO HORE USO GUURTID MARNA INADAN SOO GARAB DEGAYN GEELI CALOOSHADA
INTAAD SEE GOOD LABA AFLIYO GUUD CADAHA RACDAY GACMAHAAGA ADIGA ULA TEEGAY LAMA GARACEEN GAATAME LIBAAXOO WIXI GANAYO EEGAYAA GARDAARADA MAROODIGA MAXAA ADIGA KU GEEYAY
MARKAAD ADIGU GENYADAN IS TIRI XALAY GAWAAN RAACI GOON QURUXSAN HEENSAHA GACAN TOGALAYNTA WAXBA MEEL MA GAYNINE INTI LAGUGU SOO GAADHAY SIDI GOOSAN WEER HELAY MARKII LAGUGU GEESASAY WIXI KAGA JABAY BAN BA LAGA GAYOONAYNE
ABWAN JIRAY GUYAAL BADAN WAX UUN BAAD KA GUNUDAAYE NIMANKI GAROOMADA XIDHNA ODAYADI GEESHKA GAAMANE KHALIIF IYO WAXAN BILE GASOO GAADHAY HADDAN LOO GARADAYN RAYIGA GABEE HALKISIYE GAMAANA WAXAA LA QAADA MARKAAD GARAB U HAYSAYE
MAREEXANKA GAANKA AH INTAD GUUSHA KA XASDAYSO GOL DALOLADADA INAD GARATO FIICNAYDEE GUDCUR INAAD XULAYSIIYO INAAD SAHAN KU GUURAYSO INAAD GAADHAY LIBIN IYO INAAD GEEEBI KA LAD LADO GUGII DA'AYBA ADIGAN OGAYN GEESU KA XIGO EE GUNTAN IYO AFYUUBKA XIDKAHA MARAYA GUUDKODA WAA WAXAD U GAADO XIMRUHU GEERIDA U DHIGAYE
HADAD ADIGU GUURAHA RABTIYO GALAB CAROWSIINTA OO SHALAYTO KII CIIDA GALAY DABA GUCLAYNAYSID SHIISHEYAHA GAR GUDUBKA AH HADAD GOGOL U DOONAYSID OO AAD GO'AANKA ENGLAND YAAL GELISAY LAABTADA GIDIGEEDNA SOOMAALIDI GEBILEY KA FUUSHAY OO AAD GADOONTAY OO DADKO IDIL KA GUURAYSID GUUBABA DADANI MA JIRO CIDAY GELAYSAAYE INTA KALE GARKAY QABANAYSIYO GOOLKA AY DHALISO GALAD IYO ABAAL MALEH WAXAY TAALO KU DOONAYSO MAXAA ADIGA KA GALAY NINKA GUURAY BAAD TAHAYE
GAARADO IYO MAAL KALE HADDU GAANI BIXINAYAY WAA LOO GUDBOON YAHAY WIXI KHALADA WAA GAAREE GUNANA WAXAA LASIIYA NINKI KALINTA U GALA EE NINSE GURGURTAY LAMA RAACSAN KARO GOODIR DAYR DHALAYE DADKUNA MAHA GUMAR IYO DHALOL GAYLALO IYO JIICEE HADDI ADIGA GAWLIYAY AAD KA GAMI WAYDAY GARANUUGTA CAYN IYO SIIDI GOODIR HA U DIIDINE
GOODIGA XALMEED IYO TALEEX GAAXDI XAYSIIMO DHEH GALAXYADA BANAN SOOLASHIYO GEEDKA SAYNTA LEH DHEH OO JIIDAALI GUNTEEDIYO SICIID GUMUC SII DHEH GUDAHA CAYMED DHEH GARKA SARIYO OOGADA WIXI HAARO GA GEESEYA GEESIGI ISMACIL INTU GAYDHO KU XAREEYAY(Ismaciil Mirre) AMASE UU KA GEERARAY CALI GOBALADAYDI DHEH(Cali Dhuux Aadan Goroyo) GAABO IYO CAYNBA HADDAY GACALO KA HAYSO BUURAHA GOSHOODIYO ADOO GUBAN KU MEERAYSTA BUURAHA GOSHOODIYO ADOO CALAHA GUUD SARAN GOORTAN KUSO GACAN QABTAYO KU GARGAR FIDIYAY OO GOOFKI AAN ANIGU QODAY OO BIYAHA GAADHAY ADOO GOOMAN GOORTAN KU IDHI DHIGO GANDALKAGA
NINKAYGII INTAASO GALAD AH GURAYAY RAADKODA GUDCURKANA CADADA KAGA DHIGAY WADAN GARANAYNE MAR HADAD GAAL SOOBAX IYO GAABIS IGU SHEEGTAY GEMED MALEH AYAAMUHU CABDOW WAA IS GUURAYANE MA GOOGOIN QORAALKI LADHIGAY GEEDNA QARIN WAAYE GALABNA KUMA DHAMAADIYO ADUUN MALIN GELINKISE ADAA GOOR DHOWAYD IYO DORAAD SOO GALGAL BAXAYE MIYAAD ILA GUDBOONAYD SHALAYBAA GEELI KU DHALAYE DAWLADAHA GUUNKA AH MARKANU IS GARACAYNAY GEEFNA KAMA MADHAYN OO INAAD GABAYDAY LAYSHEEGYE WAR MA AANAD ABAAL I GASHAYO GUDI AQOON WAYAY
alle ha unaxatiisto xikmad iyo murti aan umiyaha lawada siin alle ku manaystay
BIDEE FARAX GAASOW GODKA LAGU JANEEYOW GAADAASHA DARAWIISH GUN BAY NOQOTAY REER KALE GUNADA AY KA QAATAN GOBOLKINA BIXIYO GUTOOYIN BAA YIMI SNM GAAR U LEDAHAY GURBOODKIYO DHALANKA JEEL LAGU GARACA GEEYIGANA WAX GARADKII GOOR HORU KA HAJIRAY INTA GOBOLKA JOOGTANA GABAL DHICIYO WABEERI MIDH MIDH LOO GUMADAA GADH CADAYADIYO INTA GOORTAN JOOGTABA ABWANADA WAX GARATIYO GABAYGU WAA KA XIDHAN YAHAY GIDIGEEN DARAWIISH WILASHI XORNIMADI INGIRIIS U GAWRACAY GOBANIMO U KENAN MANTA WAA GUN OO KALE JEERAY GADOODAN GAMBADA ISKA TURAN GEYIGANA XOORAYSTAN HADAL WAA KA GUDHAN YAHAY Abwaan Darwiish Jama Dhuux
Dagaalka Haye ee uu Aadan Carab ka gabyayaa waakan sarkaalkani ka sheekaynayo Daqiiqadda 17aad ka bilaw th-cam.com/video/nuq9tYoOimY/w-d-xo.html Maalintaa Aadan wuu cararay oo waatii loogu gabyayey "Kadeedkii qabsaday Aadan Carab kaar ma ledi waayey Ma karmaanta aydiyo xaskuu kabo la'aan jiidhay Ma kufaa-kicii baa illaa koonfur la eryaayey."
ninkii tiriyay noo raaci mise iminkaad askumasaa
🤣🤣 war wax nosheg
Isagaba guulaystaye muxuu carara
Ma cabiidshey ina kaafin baa loo cimamadaye
Aaden carab I laahey naxariis baan u weydiinayaa gabayan markaan dhegeysto sida libaaxa intaan buur fuulo baan sida libaaxa u taaha ilaah og
Gantaalo buu riday Alle yaa raxmu Bidde Faarax faas
Laba xiniin yood buu ahaa laakiin maanta sorry
Alla ha u naxariisto abwaanka xigmaawi buu ahaaye.
Maxaa adiga kaa galay ninkaa guuray baatahay masha allah abwaan qiimo badan buu ahaa allow maxaa xigmad god gashay
Allah yarxam bide farax gaas kama daalo dhagaysiga gabaygan ila iyo mantan garadsaday waxan xasusta ano cajalad kuso dubtay beri samadki
Kulamid baan ahay run ahaan zxb
Alle haudanbi dhaafi