Djibouti: Somali film

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 113

  • @shaaficixuseen3537
    @shaaficixuseen3537 10 ปีที่แล้ว +19

    Ya salam viva jabouti iyo boorama hoyada taclinta♥♥♥♥♥♥♥

  • @ahmedhamze9428
    @ahmedhamze9428 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha unaxaristo habiba abdillahi

  • @masuulsaidkaarshe119
    @masuulsaidkaarshe119 7 ปีที่แล้ว +4

    woooow viva D jabuti iyo dire dawa meshi wacnda allha dhawro

  • @simansiman4012
    @simansiman4012 4 ปีที่แล้ว +6

    Hal erey oo aan fahmi wayey ma jiro waxaana ahay reer xamar

  • @habonwarsame3195
    @habonwarsame3195 5 ปีที่แล้ว +3

    Reer jubuuti waa qosol

  • @farxiyayusuf5617
    @farxiyayusuf5617 6 ปีที่แล้ว +6

    Kkkkkkkkk habra rer jabuti wa belo magaca ma ada ila baxay kuteen iyo maxad iga daawan akhas caleek😂😂😍😍

  • @mustafeshafec2292
    @mustafeshafec2292 5 ปีที่แล้ว +3

    waa film fikir fiican

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 5 ปีที่แล้ว +2

    316 millions views mashallah x x

  • @housseinabdi6305
    @housseinabdi6305 4 ปีที่แล้ว +2

    m asha allah viveDjibuuti

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 4 ปีที่แล้ว

    Wa hajibbbb wooo hagaiiiseihataiiii

  • @fafasara2936
    @fafasara2936 5 ปีที่แล้ว +5

    Markan Xoriyo waa xasarad😄 waa leydin falay kulahaa..

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 5 ปีที่แล้ว +3

    Habartu rufiyaansana illaahey ku Cadaab habarta jiniyey

  • @hodanhaji7067
    @hodanhaji7067 9 ปีที่แล้ว +7

    marwo dacad ah 👍

  • @hifootball619
    @hifootball619 5 ปีที่แล้ว +3

    2019 august👏😆

  • @fafasara2936
    @fafasara2936 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhi lagu munaafacsado kulahaa ce quoi ca..ma alaaba inantu
    Waxaasa nimanku u xumeynayaan hablaha marka horeba qofba uma haystaan bani aadan plutot alaab😉

  • @aduunchannel3008
    @aduunchannel3008 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi hinaasuhu waa waali caadiya axaxax

  • @husensaid7288
    @husensaid7288 9 ปีที่แล้ว +2

    i like this

  • @JBHMEDIA
    @JBHMEDIA 10 ปีที่แล้ว +2

    Nice! Where in Somalia are you from?

  • @daadah73
    @daadah73 10 ปีที่แล้ว +11

    frist filimkan ku baxaaya luqada afka soomaaligaa ay mataleyso habiba balbalaaf waa filim aad u fiican, tayo lh ,,,,balse waxaan jeclaan lahaa filmka magaciisa inaan ogaado .. haduusan magAc lahayn waxaan jeclaan lahaa in loo baxsho
    magacan ( SAMIR IYO SAL FUDEYD ) run ahaantii waa film aad iyo aad u qiimo badan ...dad badan taabanaaya..kana turjumaaya waaqiciga taagan ...aay dad badani moodaayaan in ayaga laga hadlaayo .. saas darted waxaan jeclaan lahaa in filmka aad inoo soo dhameystirtaan idinkoo raaliyaa qeybta labaad
    mahadsanidiin

    • @hododxhasani3978
      @hododxhasani3978 9 ปีที่แล้ว +1

      خوبه

    • @magaalotuulo5875
      @magaalotuulo5875 5 ปีที่แล้ว +1

      waa magac aad ufiican magaca aad u bixisay

    • @hiboismael1197
      @hiboismael1197 5 ปีที่แล้ว

      wll waa runtaa filiimkani wuxu dareen gara yu kugu reeba ya

    • @XOOSH09
      @XOOSH09 4 ปีที่แล้ว

      Waxay tidhi afartii ilma rooble 😆 😆

  • @waryaaj4566
    @waryaaj4566 4 ปีที่แล้ว

    Wax yar ma ahane inta kale waan fahmay

  • @MaryanOsman-k6s
    @MaryanOsman-k6s 3 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @caliladiiff376
    @caliladiiff376 10 ปีที่แล้ว +2

    nice rfilim

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 5 ปีที่แล้ว

    oo aado ma salaan baa ya no turjuma anaga iyo reer jabuuti aado wa i kow manta

    • @yacoubguelleh7212
      @yacoubguelleh7212 4 ปีที่แล้ว +1

      Aado waxaa dhaho ciisaha waxaay ka dhigan tahay walalo amba huno

    • @mouniyat
      @mouniyat 4 ปีที่แล้ว

      Aado wa eeray ciisaha u gar ah wuxu ka dhiigan yahay walal.

  • @dop9160
    @dop9160 5 ปีที่แล้ว +4

    Waww rer jabutiyanka ficana hhhhhhh

  • @saidahassan4329
    @saidahassan4329 4 ปีที่แล้ว

    Islaan ruufiyana

  • @TheWatsonBoyzTv
    @TheWatsonBoyzTv 10 ปีที่แล้ว +2

    Insha allah salute

  • @mrzigu18
    @mrzigu18 9 ปีที่แล้ว +9

    Erayyada qaarkood mafahmaayo ba aniga waa in turjubaan waydiiyaa

    • @rahmaabdi5366
      @rahmaabdi5366 5 ปีที่แล้ว +2

      So gor ereyada wa laku macney eeh

    • @Dr.Shiixaaye
      @Dr.Shiixaaye 5 ปีที่แล้ว +2

      @@rahmaabdi5366 Deganeey Aniga iidaa Anaa Ka Tarjumayee

  • @fafasara2936
    @fafasara2936 5 ปีที่แล้ว +2

    Ou est lepisode 2?

  • @luulfarah9294
    @luulfarah9294 5 ปีที่แล้ว

    Somail people are funny without even tryin

  • @samiircumarwacays1117
    @samiircumarwacays1117 8 ปีที่แล้ว +4

    filinkanii waa filin an la dhacay runti

  • @darwishssc6057
    @darwishssc6057 5 ปีที่แล้ว

    Gabadha ma islaanta bixin away aabahed

  • @dop9160
    @dop9160 5 ปีที่แล้ว +1

    Naag lomaguriiyo ninkaaga

  • @fardusyasin4521
    @fardusyasin4521 9 ปีที่แล้ว +4

    aad baan u fahmaya

  • @aaliisac7796
    @aaliisac7796 4 ปีที่แล้ว +1

    War markay eryanayso eey soco maxa ku hadhay leedahay iyo markay ledahay mujoogo mid kay walan tahay

  • @yarridmgomagid7612
    @yarridmgomagid7612 10 ปีที่แล้ว +2

    Whaaaaaaaaaaaaat

  • @samiircumarwacays1117
    @samiircumarwacays1117 8 ปีที่แล้ว +1

    filinkan waa filin

  • @bill3901
    @bill3901 8 ปีที่แล้ว +2

    what exactly is this?

  • @Nimcoqaali1
    @Nimcoqaali1 10 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhhhhhh Naagaha hada jiro ilaa guurso badanaa hadeey waxaa iskaa weeso cilaadaa yaa qaabo waaye sheekaadaa :O :p

  • @raxmiitomahmut2416
    @raxmiitomahmut2416 6 ปีที่แล้ว

    RuwayaD badh

  • @adoontiialle3830
    @adoontiialle3830 4 ปีที่แล้ว +1

    diiqo maxay tahy asxaabey

    • @mirandadadiriyeh9389
      @mirandadadiriyeh9389 4 ปีที่แล้ว +2

      Waa xeedho iyo hadiyad loo keeno gqbadha laa aroosey.

    • @adoontiialle3830
      @adoontiialle3830 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mirandadadiriyeh9389 mahadsanid walal

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan kuu soo diiqayaa baan fahmi waayay.isu diiqiddu maxay tahay talow?!

    • @mouniyat
      @mouniyat 4 ปีที่แล้ว +3

      Abdullahi Hussein diiqo ama soo diiqi wa marka gabadh la doonoya xoolaha loo geenayo familkeeda. Ciisaha diiqo, dooniis, dhabaan, gabati iyo sooryo ka bixiya gabdhaha wa dhaqan diireed

  • @sumayaisman8022
    @sumayaisman8022 4 ปีที่แล้ว +2

    salamaha hayso kkkkkkkk

  • @waryaaj4566
    @waryaaj4566 4 ปีที่แล้ว

    Nafu leyahay

  • @nimoahmed7082
    @nimoahmed7082 10 ปีที่แล้ว +3

    hhhhhhh the wamen is funny hhh

  • @makoahmed6684
    @makoahmed6684 7 ปีที่แล้ว +1

    Mariya Sharif let me explain to you the lady is beaching becouse she did not like the furniture because his old wife choosed for her she is saying to her daughter you have to be choose for your husband wife curse you at the end she made them divorce aaamiiin udubilah

  • @simansiman4012
    @simansiman4012 4 ปีที่แล้ว

    Walee naagtan mid ma aha aqas caley ku heeysa

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 5 ปีที่แล้ว

    X or iyo she is funny number comedies x x

  • @ummuyaqub2657
    @ummuyaqub2657 5 ปีที่แล้ว +1

    minyaro massyrtay mangaabana

  • @xilkascabdi5712
    @xilkascabdi5712 5 ปีที่แล้ว

    Goanka uugaaray duqa ayaan laqaba

  • @djao2212
    @djao2212 5 ปีที่แล้ว

    Dadgalo waxa laga wada waa qofti leyla qabay

    • @mouniyat
      @mouniyat 4 ปีที่แล้ว

      Dj Ao daangaalo waye, ama wa dumashi ama abaha naagtisa ama wa naagta laguu laa guursado

  • @cestpasvrai6403
    @cestpasvrai6403 5 ปีที่แล้ว

    Addo maxay ka dhigantahy ??

    • @zakiikaz265
      @zakiikaz265 5 ปีที่แล้ว

      ç'est pas vrai wa kalmad rer Djibouti isticmalan lakin badi mahaa ee badi waxa dahna "Huno"

    • @amaaljirde927
      @amaaljirde927 4 ปีที่แล้ว

      Addo wa wll

  • @AyaanleXasan-cb6ih
    @AyaanleXasan-cb6ih 9 ปีที่แล้ว

    caad ma ahan kkkkkkkkkkkkkkkkkkk wuu shidanyahay filimkan

    • @4615215
      @4615215 8 ปีที่แล้ว

      Thank s

    • @wiilkiiitifaaye7921
      @wiilkiiitifaaye7921 8 ปีที่แล้ว

      alla huno .dab damiyaha ugu yeer .numberka waa kanee 0087655.ka so garsii

  • @bilandeeqa8957
    @bilandeeqa8957 6 ปีที่แล้ว +1

    Xaaji. Cunadaadu dhadhan. Ma lahayn kkkkk

  • @mohamedqeyz2638
    @mohamedqeyz2638 10 ปีที่แล้ว +3

    Somalia film

    • @abdikarimabdiibrahim3962
      @abdikarimabdiibrahim3962 5 ปีที่แล้ว +1

      "somalia film" ma ahan waryaa. "somali film" weeye. dal lagama hadlayo ee sinji baa laga hadlayaa. Dalkan Jabuuti baa la yidhaa.

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 4 ปีที่แล้ว

    Markan hoyodi hinantaa Houryo waiii masardatayyyyy hinantaidi haahaykou hinastaikkkkkkk

  • @Hasaam930
    @Hasaam930 6 ปีที่แล้ว

    Dangaladay

  • @najibab2138
    @najibab2138 8 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhh jclka dadka wawayn wa cajiib mu rerka imaado ayy tiri

  • @Hasaam930
    @Hasaam930 6 ปีที่แล้ว

    Dhankalado ma ayaadana

    • @issemohamed6015
      @issemohamed6015 6 ปีที่แล้ว

      Hassan Mohammed sahid haaa Sxb

    • @Imaotoasty
      @Imaotoasty 4 ปีที่แล้ว

      Maya wa labo dumar oo laysla qabo

  • @mariyashariif2574
    @mariyashariif2574 10 ปีที่แล้ว +2

    i swear i'am not understand what they talking about oh my bad .

    • @ibroosyare3318
      @ibroosyare3318 5 ปีที่แล้ว

      Mariya Baro Afkaaga.

    • @fahmiahmedolatmohamed3179
      @fahmiahmedolatmohamed3179 5 ปีที่แล้ว

      That is stupidity wlhi you dnt understand you own language
      Try you best

    • @samiiramohamed3592
      @samiiramohamed3592 4 ปีที่แล้ว

      Somali uun bey ku hadlayan ee talyani kuma sheekeynaye is yeelyeelka iskadaa hno

    • @idilwarsame2127
      @idilwarsame2127 4 ปีที่แล้ว

      Dadkan leh ma fahmayno yaakhi maxaa idinka khaldan dadku af Somali ayay ku hadlayaan

  • @umucaashamaxamad9536
    @umucaashamaxamad9536 4 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zakariyaabdullahi2350
    @zakariyaabdullahi2350 10 ปีที่แล้ว +1

    speak english bruh

  • @fadumoali7753
    @fadumoali7753 5 ปีที่แล้ว

    Ani waxn fahmi waye ereyga aado

    • @asmasaid3944
      @asmasaid3944 5 ปีที่แล้ว

      Waxay ka dhigan tahay huno haba wallalo

  • @sacadaosmanmahamed389
    @sacadaosmanmahamed389 6 ปีที่แล้ว +1

    I like this

  • @mrzigu18
    @mrzigu18 9 ปีที่แล้ว +3

    Erayyada qaarkood mafahmaayo ba aniga waa in turjubaan waydiiyaa

  • @mrzigu18
    @mrzigu18 9 ปีที่แล้ว +3

    Erayyada qaarkood mafahmaayo ba aniga waa in turjubaan waydiiyaa