Filim Documentary ah Noloshii Sayidka iyo Daraawiish | Ogaansho

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 955

  • @ogaansho
    @ogaansho  6 หลายเดือนก่อน +168

    الفيديوا الأصلي في قناة الجزيرة الوثائيقة : th-cam.com/video/nODw20u4oc8/w-d-xo.html

    • @Khumayni-bl6gu
      @Khumayni-bl6gu 6 หลายเดือนก่อน +7

      Reerkaas (daraawiish)waa in ciidamda shihseeye loo adeegsadaa runtii

    • @Ali-cv4rv
      @Ali-cv4rv 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ahmed godane iyo cali dheere barnaamij ayagana kasoo samay khawaarijtas wax kale kuuma Harinee

    • @mohamedabdinasir8313
      @mohamedabdinasir8313 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@Ali-cv4rv sayidka iyo godane maxaa iska galay

    • @sakariyemusejama9117
      @sakariyemusejama9117 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@Ali-cv4rvsayidka muxuu ku geytay gaalkaas xunkaa Bay leynayeene

    • @Ali-cv4rv
      @Ali-cv4rv 6 หลายเดือนก่อน

      @@sakariyemusejama9117 sayidka ilaahay ayaa og waxa uu ahaa kuma dambaabayo ilaahay ha unaxariisto lkn waxaa la sheegaa in uu dadka layn jiray

  • @Anwaar.aadan.maxamud
    @Anwaar.aadan.maxamud 6 หลายเดือนก่อน +7

    Magaladi halganka iyo jihadka u kabilabay sayidku e BARBERA ayan joga ilahay umada somaliyed qulubtoda haa isu sooduumo dabadhilifka kala dilayana caawda haw goyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪❤

  • @Ibnbaali
    @Ibnbaali 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Macalin Cumar Inshaar.

  • @suleymaancalichannel2720
    @suleymaancalichannel2720 6 หลายเดือนก่อน +4

    Walaal videoogan alle si khaas ah ha kaaga abaal celiyo.
    Walaalayaal I aamina waan soo noqoneynaa anagoo ka awood badan sidii hore, wakhtiguna wuxuu ku xidhanyahey dadaalkeena.
    Waxaan inugula yalinayaa keliya wacyigaaga kor uqaad maalinwalba.
    Suleymaan Djibouti 🇩🇯

  • @Kaltun-t1j
    @Kaltun-t1j 5 หลายเดือนก่อน

    Cajiib ❤❤❤❤

  • @ahmedaflah3881
    @ahmedaflah3881 6 หลายเดือนก่อน +8

    Ogaansho waxaan kaa codsanaynaa walaal inaad inoo kordhisaan taariikhda halgamayaashii wax galka ahaa dhulwaynaha somalida ka jiray si aan ugu yaraan rajo ugu noolaano
    Ogaansho

  • @GaraadJulaybiib
    @GaraadJulaybiib 4 หลายเดือนก่อน

    Omarow alle hakaa ajarsiiyo akhi alle haunaxariisto sayid Mohammed abdille

  • @xagaltube6872
    @xagaltube6872 5 หลายเดือนก่อน +3

    Daqiiqadihii uhoreeyay ee ay aljezeera soo daysay ayaan daawaday adigana mahadsanid wall

  • @Kaltun-t1j
    @Kaltun-t1j 5 หลายเดือนก่อน

    Absolutely

  • @MaxamedaadancaliFoox
    @MaxamedaadancaliFoox 6 หลายเดือนก่อน +104

    Reer buhoodle farta taaga ❤
    sharaf bay nootahay

  • @wizjabra3959
    @wizjabra3959 3 หลายเดือนก่อน

    Alah kuu naxriisto sayid. Maxamed abdulle hasan

  • @zakiyare-gv4rh
    @zakiyare-gv4rh 6 หลายเดือนก่อน +167

    Somali galbeed ogaadenia in sha allah way xoroobi

    • @YahyeAadan-h5l
      @YahyeAadan-h5l 6 หลายเดือนก่อน +6

      Inshaa allah

    • @Urcristiano-z2n
      @Urcristiano-z2n 6 หลายเดือนก่อน +14

      I.a dhulkeyga mar uun ethiopia 🇪🇹 waan ka xoreen

    • @Aminadan-dn6my
      @Aminadan-dn6my 6 หลายเดือนก่อน +10

      Alle idamkii wuu xaroobi

    • @futuredoctor1966
      @futuredoctor1966 6 หลายเดือนก่อน +6

      Somali Galbeed 👍
      Ogadenia HuuHaa

    • @xaliimogeedi3204
      @xaliimogeedi3204 6 หลายเดือนก่อน +16

      In aan horowno waxa ka horeya in aan ogalano dhimasho jihaad dhab ah insha allaah

  • @hindiaahmed144
    @hindiaahmed144 6 หลายเดือนก่อน

    Amiin

  • @Samimusic.1
    @Samimusic.1 6 หลายเดือนก่อน +3

    Daraawiish waxa Asaasay Hirsi Amaan suldaanki Habaryonis

    • @ahmedaamiin8669
      @ahmedaamiin8669 6 หลายเดือนก่อน

      ma asaasin lkn dadkii ugu horeeryey ee raaca buu ku jirey ee markaa sandald ahaa

    • @AliDahir-ob7iy
      @AliDahir-ob7iy 6 หลายเดือนก่อน +1

      Hhhh😂😂😂😂 tarikh aad dhacdo miyaad radin mxa usheegi waydaay tarikhda awowaaysha mrkey barbera gumaystaha tuunka iyo dusha intu kuso qadan gurigoda geeyan habeenkina ayeeyoyinka bay ugeyn jiray mxd u qarisaay tarikhdiini wataasaye nacala tallatak wa laidin yaqaana tarikhdiina

  • @maxali3079
    @maxali3079 5 หลายเดือนก่อน +1

    Alllaha unaxariisto sayidka iyo darawishta

  • @aliaothman5564
    @aliaothman5564 6 หลายเดือนก่อน +20

    Ustaad Cumar Documentary-ga xiga Sheekh Xassan Barsane kasoo dhig insha allah
    Waana mahadsantahay ustaad❤

    • @kalatuuraaye.7106
      @kalatuuraaye.7106 4 หลายเดือนก่อน

      Ma soo dhigaayo sababtoo ay ninkaan wariyayaha ah ee cumar inshaar la dhoho qabiilkiisu waa daarood mareexaan marka sayidkana waa daarood wuxuu kuu faaninaayaa ninkiisa adiga kaada hawiye lama soo qaadanayo sababta mataqaanaa daaroodka kooda dadka laaya waxey u yaqaaniin halyeey wey faaninaayaan marka midka adiga kaa dhashay ee hawiye adigana faanso magaratay 😮

  • @heersare6628
    @heersare6628 5 หลายเดือนก่อน

    ❤sayidka alaha uraxmo

  • @sultan_maestro14
    @sultan_maestro14 6 หลายเดือนก่อน +123

    Nama Duufsan Sayid Muxammedkii, Duubka noo xidhaye.
    Annagaaba Diintiyo Sharciga, daalib ku ahayne.🐎🤍

  • @khayrsheeg5564
    @khayrsheeg5564 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ogaansho noo fur download ka video ga si an ula dago

  • @umams2905
    @umams2905 6 หลายเดือนก่อน +60

    Maansha allah cidii Buhoodle kasoo jeedooy fartaagta sayidku wuxuu kusdhashay sacma deeqa alle how naxariisto 👍

    • @aliabdulahimohamed8902
      @aliabdulahimohamed8902 6 หลายเดือนก่อน +1

      Schoolada waxaa nalookugu dhigay inuu ku dhashay bali latiraahdo qoobfardood

  • @QAACILYRICS
    @QAACILYRICS 6 หลายเดือนก่อน +1

    Awoowe SAYID Maxamed Cabdile Xasan Alle ha Naxariisto Halyeey Naga Mudan Sharfid iyo ixtiraam Wuxuu ku dhashay Sacmadeeqa oo u dhaw BuuHoodle wuxuu Ka dhashay qabiilka Ogaden Gaar ahaan Bahgari 🐎 Reerkiisa Bahgari oo dhan dagaalka ayay ku dhamaadeen ilaa hada saamayntii dagaalka ayaa ka muuqdo

  • @Carbdi-mc5gq
    @Carbdi-mc5gq 6 หลายเดือนก่อน +27

    From ogadenia inshalah gumaysiga arxanka daran ee Ethiopia waan ka xorayn dhulkayga

    • @IkramMaxamud
      @IkramMaxamud 6 หลายเดือนก่อน +1

      Insha allah ❤❤

    • @keydkamuhiimka7295
      @keydkamuhiimka7295 6 หลายเดือนก่อน +1

      Magaca aad sheegayso isagaaba gumaysi ka yimid qolyha aad sheegayso iyagaaba gumeysiga hogaamiya

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@keydkamuhiimka7295
      "موتو بغيظكم"
      Cuqdada ma fiicna Ogaadeen ma'aha Gumeysi mana Jecla. Waana Been cad in aad kutilmaamto Umadd dhan oo Culumo badan kadhaliyey gumeysi bey hogaamiyaan. waxaana Tusaale kuugu filan Sayidka Allaha unaxariiste hada laga hadlayo oo Bahgari Ogaadeen ah oo la'aantiis laga yaabi laha in Waqooyi galbeedna ay Xabashi heysan lahayd.

    • @MawlidRashid-rn5xc
      @MawlidRashid-rn5xc 5 หลายเดือนก่อน

      @@keydkamuhiimka7295ceeb waryaa

  • @ismaanyare16
    @ismaanyare16 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢 Aamn ya raabi

  • @nuraabdirahman421
    @nuraabdirahman421 6 หลายเดือนก่อน +46

    Taariikhda zayidka waa ilmaha goobaha waxbarashada lagu bara ❤❤

    • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
      @Falanqeynta_musalsalada_Somali 6 หลายเดือนก่อน +5

      Nin danbiile ah ayuu ahaa oo qabiilada kale ku duuli jiray waxaana been badan ja faafiyay dadkii qaraabadiisa ahaa

    • @sooyaalka326
      @sooyaalka326 6 หลายเดือนก่อน +5

      @@Falanqeynta_musalsalada_Somali qabiil kuma duuli jirinee ee waxa uu la dagaalamay qofkii soo raaca gumeystaha aniga taariikhda in badan waa raadshay wax badan waa aqriyey lkn wax badan ayaa isoo baxay sayidka waa halyey somaaliyeed taariikhda waa xustay lkn daba dhilif aaway hee

    • @Mohamed16830
      @Mohamed16830 6 หลายเดือนก่อน

      @@sooyaalka32637 naagood ma guursadeen hadii uu waddo sax ah ku socday dadkana kibir kuma laayeen.

    • @maxmuudmahrez1238
      @maxmuudmahrez1238 6 หลายเดือนก่อน +5

      ​@@Falanqeynta_musalsalada_Somaliwar hadii sayidka ahaan lhyn manta wadan kle ayaad Adoon u ahaan lhyd jidadka aya laguga kufsan lahaa

    • @SAYFUDIINBAIBARS
      @SAYFUDIINBAIBARS 6 หลายเดือนก่อน

      Kow waar xornimada waxa la qaadaty 1960 isaguna wuxuu halgankiisii fadhilmay oo uu dhintay 1920 oo wakii yidhi adba cabdow caqlaad leedahee carar maxaa dhaama ee isagoo cararay hawd ku dhibtay xoriyada waxa keenay ururadii siyaded ee gumeestaha qaabka siyaasiga u saaray 😂​@@maxmuudmahrez1238

  • @LuulAbdullahi-in4tc
    @LuulAbdullahi-in4tc 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊

  • @Kbrallh
    @Kbrallh 6 หลายเดือนก่อน +15

    Sheikh bashiir wuxu kamid ahaa macalimiintii sayidka cidna ma xusto 😢

    • @hodoadam7781
      @hodoadam7781 6 หลายเดือนก่อน +4

      Hadii xag alle lagaa xuso binu aadam xuski uma baahna

    • @ahmedaamiin8669
      @ahmedaamiin8669 6 หลายเดือนก่อน

      shikhiikh bashiir waa isaaq isgana iyaga shiiqiya oo maba ogala iney sheegan tariikhdiisa halgangiisa alle how naristee

    • @hothanidiris6818
      @hothanidiris6818 5 หลายเดือนก่อน +2

      Sayidka siyaad barre ayaa taariikdiisa buunbuunisey oo dadka bartey lkn sh bashiir cidna ma sheegsheegto

    • @ahmedaamiin8669
      @ahmedaamiin8669 5 หลายเดือนก่อน

      @@hothanidiris6818 ilaahey bad been u sheegty somalidu waa qabiil qabilkstna tarikh io halyegiisa waa buun buniya isagaa qorta marka uu intaa sameeyo qabiilda kle tariikhdu waa gadhaa sayidka rag la qabiila baa tarikhdan u uruuriye shiikh bashiirna rag la ilamaadeera baa diley tariikhdiisana qariyey waayo hadii tariikhdasa la qoro idinka oo isaaq dhibaato bay idinku tahay mark waa in la qariyaa bal waa kase maamluka somalilnd muu buun buuniyo tariikhda snm waa la buunbuniyaa bugaag baa laga qoraa markaa cidna ha nabin idinka hagradaye halyeygaa alle ha janeyee
      watii uu lahaa alle haw naxariistee Aadan Axmed Af-Qalloc;
      Duhur baa Bashiir lagu shanaqay,
      daar agtiina ah ehe,
      Dahriga iyo laabtay rasaas,
      kaga daloosheene,
      Isaga oo dem iyo dhiig leh,
      oo maro ku duu-duuban,
      Dacsad iyo ahaaniyo cag baa,
      loogu sii daraye.
      Dadkii uu nebcaa iyo kufirga,
      daawashou yimide,
      Meydkii oon la daahirin,
      markii debedda loo tuuray,
      Ee aaska loo diiday,
      waad wada dul joogteene
      Dar kaloo ciyaar lagu dilay iyo,
      dawgal baa jirey e,
      Oo aanyay deero deero u hirdiyin,

  • @IsraMaxamed-i7t
    @IsraMaxamed-i7t 5 หลายเดือนก่อน

    Waa mooryaan argagixgiso ah

  • @calisalad6301
    @calisalad6301 6 หลายเดือนก่อน +30

    Dhulbahante Daraawiish dhulka soomaaliya wey usoo halgameen allaha barakeeyo

    • @NUURIYE.
      @NUURIYE. 6 หลายเดือนก่อน +6

      War dhulbhante keliya ma ahayn soomali oo dhan baa ku jirtay daraawiish balse dhulbahnte ugu badnaa weliba sayidka abtiyaashi cali geri

    • @MaxamedDalmar-eu2xq
      @MaxamedDalmar-eu2xq 6 หลายเดือนก่อน

      Waa run daraawiishta dhulbahante soamli wey u soo halgameen
      Halka qabiilada waqooyi kula noolaa ay shiikh ilaa berbera ay ingriis ku xanbaari jireem

    • @Geedaqorowmedia-ko5pi
      @Geedaqorowmedia-ko5pi 6 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkk

    • @calisalad6301
      @calisalad6301 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@NUURIYE. soomaalida kale iyo dhulbahantaha daraawiishta ahaa ayaa is le ekaa marka taas ayaa keenaysa in dhulbahante loo tiiriyo

    • @calisalad6301
      @calisalad6301 6 หลายเดือนก่อน

      @@NUURIYE. Caligeri sidii loo gondolay, gobolba meel aadye
      Waa gelengal nimankii fadhiyay, guriga Ciideede
      Eebow gurbood baa hadhiyo, gaban agoomeede
      Eebow goonji weyn iyo qax bay, naga gullaafteene
      Guullow ma helayaan waxay, nagu gubaayaane
      Eebow waxay naga gogtaan, waa galoof olole
      Eebow sidii guun haween, giidu waa aniye
      Eebow nin goba baan ahoo, guni rifaysaaye
      Eebow waxaa noo gurmaday, gaaya alifleeye
      Ma garaysni Eebow waxaa, guufanneyska ahe
      Eebow gabooddii dorraad, waan ka gara'layne
      Eebow markaan geyllamey, guulmiyo biqiye
      Eebow guddoonkii sharciga, gooye bahashiiye
      Eebow kufriga gedeftaley, gacanta haystaane

  • @QAACILYRICS
    @QAACILYRICS 6 หลายเดือนก่อน

    Alle Ha u Naxaristo Awoowe Sayid Maxamed Cabdile xasan ❤🐪

  • @MedidrissIbrahim
    @MedidrissIbrahim 6 หลายเดือนก่อน +10

    Sayid ku wuxu haa boqorki somalieed ee ugu danbeyey allaha uu naxaristo ❤❤❤

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 6 หลายเดือนก่อน

      QabiiLkiisa ayuunbaa duuLiya wll oday somalida gaalo ku sheega ayuu ahaa oo geeLa dhaca oo cay badan

    • @AliDahir-ob7iy
      @AliDahir-ob7iy 6 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@cabdalacawilyoohiye3 haa dee somalidu wagaas badankood galay ahaayd asigana badanka muslimiyaay sido kleh nin diinta aad uga dhagan buu aha salahudiin al ayuub oo kleh buu aha runtii Allah unaxariiste

  • @Kaltun-t1j
    @Kaltun-t1j 5 หลายเดือนก่อน

    Halyey Somaliyeey Allah unaxariisto

  • @yayaqanciye195
    @yayaqanciye195 5 หลายเดือนก่อน

    halgamaa sharaf leh ayuu ahaa

  • @AbdulahiMohamud-c9q
    @AbdulahiMohamud-c9q 6 หลายเดือนก่อน +5

    Sayidka wuxuu ahaa halgama lkn alle waxaan ka barayaah in uu iga dhigo sida saydka oo kale Ammiin😊

  • @fartunhassanisse8329
    @fartunhassanisse8329 5 หลายเดือนก่อน

    Ilhaay janada hoygiisa Haka dhigo ❤❤😢

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 6 หลายเดือนก่อน +34

    Sayid maxamad Allah haunaxaristo halyay mar la arag allow natus Somaligalbed oo ka xorowday injiray afguduud😊

    • @BilanQaldane
      @BilanQaldane 6 หลายเดือนก่อน

      I.a one day wn arkeyna😢

    • @hafsaahmed5515
      @hafsaahmed5515 6 หลายเดือนก่อน +4

      Somali galbed kali gumeysi kuma jirte somali oo dhan ba gumeysi kujirta

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy 6 หลายเดือนก่อน

      @@hafsaahmed5515 wa dhab hadal kagu walal

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabarak Dhalinyarada somaliyeed waay bislaatey waxay u baahan tahay hogaan kulmiya oo kacaankii Darwiish 2 ugu baaqo qabiilkoodu yahay Darwiish 2 oo qabyaalada meel nooga xoora qabyalad aduunkii way naga reebtey waxaan aaminsanahay Somaliya hogaamiye aan ku qanacsaneyn gaalo balse aaminsan somalinimo

  • @Khumayni-bl6gu
    @Khumayni-bl6gu 6 หลายเดือนก่อน +22

    Yaa garanaya cumar almukhtaar isku sanad ayey dagaalamyeen 20 sano isku mar ayey dhinteen wafcalayk
    من المؤمنين رجال صدقوا ما عاهدالله عليهم🦁🦁

    • @WuWi-nb9mb
      @WuWi-nb9mb 6 หลายเดือนก่อน +7

      cumarkii labaad oo liibiya gumaystaha kala dirirey somaha oo lahaa ooraahdii caanka ahaa
      gaaladu haday diyarado haystaan anaga allaha diyaaradaha ka sareeyaa nala jiro
      alle ha u naxariiso

  • @xuseenkurdi
    @xuseenkurdi 6 หลายเดือนก่อน

    Dhashii darawishta ❤

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 6 หลายเดือนก่อน +34

    inshalah Samankaan ayaa Somaali usoo bixi doona Nin Nocaas ah

    • @ApdirashidMohamud
      @ApdirashidMohamud 6 หลายเดือนก่อน +1

      Insh zxp ❤

    • @sakixasan8511
      @sakixasan8511 6 หลายเดือนก่อน

      Waa bil ramadaan ishaala maalin ayaan daawan doonaa

    • @CqaniCllaahi-x8j
      @CqaniCllaahi-x8j 6 หลายเดือนก่อน

      Mar dhow baan Daah kasoo baxayaa ha isugi waayina

  • @axmeddowlo4334
    @axmeddowlo4334 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤❤❤

  • @cabdishakuuraxmad14
    @cabdishakuuraxmad14 6 หลายเดือนก่อน +33

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله الله الله أكبر أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @libanmuhammad4308
    @libanmuhammad4308 4 หลายเดือนก่อน

    Bahgri darvish 🐎🎯

  • @mohamedismaaciil40784
    @mohamedismaaciil40784 6 หลายเดือนก่อน +49

    Omer inshar ❤geesi walaal qimo leh ramadan karem im im hargeisa

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 5 หลายเดือนก่อน

    Walahay waxaad kahadashey xaqiiqada dhabtah ee jirta ❤❤gumestaha saxdaa oo manta
    Jooga Somalia waa mid casriya oo kaxun kiihore ❤❤❤❤

  • @CllahiApdirahman
    @CllahiApdirahman 6 หลายเดือนก่อน +69

    Lascanod caasimada darawishta❤

    • @Farxanyare99
      @Farxanyare99 6 หลายเดือนก่อน +7

      Maba jirin laascaanood waagaa Taleex ayey aheed caasimadi Darawiish.

    • @sakariyemusejama9117
      @sakariyemusejama9117 6 หลายเดือนก่อน +5

      Taleex baa saldhiga darawiishta ahyd

    • @daahiradanhersi595
      @daahiradanhersi595 6 หลายเดือนก่อน +2

      Laascaanood waa jirtay xaruna waa kutaalay daraawiishi lahayd buuraha Laascaanood mid kamida waxaa kutaalay buurta sayidka kahorna waxay ahay durdurka Laascaanood baa geelu kacabj jiray iyo xoolaha kale ba

    • @nabadoonshaybe2108
      @nabadoonshaybe2108 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@Farxanyare99weyjirtay laascanood wll lakiin barigaa gobolo majirin saa lasoco

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 6 หลายเดือนก่อน

      @@Farxanyare99buurta Sayidka hadda dhaw miyaad maqashay way jirtay ceel
      Laga cabo ayay ahyd dagaal ayaaba ka dhacay duleedka magaalada Oodegooye ayaana la yiraahdaa

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 3 หลายเดือนก่อน

    Mujahid Zayed Mohamed Abdulle Hassan

  • @yonissayid6073
    @yonissayid6073 6 หลายเดือนก่อน +7

    Jecliyaa nin raga oo qadiyadiisa ku adag Sida Ogaansho

  • @maamaramloamiindaada9672
    @maamaramloamiindaada9672 6 หลายเดือนก่อน +1

    Goormee shidaalka soomali lasoo bixin doonaa

  • @Apanduledragoz
    @Apanduledragoz 6 หลายเดือนก่อน +8

    Omar inshaar ogaaansho Best TH-camr

  • @ahmedofficial637
    @ahmedofficial637 6 หลายเดือนก่อน +1

    Daraawiish❤

  • @khaalidT7
    @khaalidT7 6 หลายเดือนก่อน +15

    Alle ha unaxariisto Sayid cabdale xasan halgamaa somaliyeed
    From hargeisa

  • @yaxyecawled130
    @yaxyecawled130 6 หลายเดือนก่อน +1

    amin amin

  • @AhmedIbrahim-j9w
    @AhmedIbrahim-j9w 6 หลายเดือนก่อน +6

    Dhulbahante Taarikhda ummada soomaaliyeed weeye ❤️

    • @mohamedamiin-sr5wb
      @mohamedamiin-sr5wb 6 หลายเดือนก่อน

      jooji selfisnimada waxaa jira qabiilo kale oo iyagna leh rag noocaas oo kale ah sida samaron oo ahmed guray uu ka dhashay

    • @AbdiqaniAhmed-pj7ki
      @AbdiqaniAhmed-pj7ki 6 หลายเดือนก่อน

      Nin kii hogaamiyaha u ahaa wuxuu ahaa ogaden wax baro

    • @taariikhogaden1029
      @taariikhogaden1029 6 หลายเดือนก่อน

      Sayid maxamed miyaa dhulbahante noqday 😂😂😂

    • @sakiabdul
      @sakiabdul 6 หลายเดือนก่อน

      Ma sayidkaa duuli jiraybaa baa lagugu yidhi taleex buu fading jiroo markup ragu duuluu warka sugi jiray si uu uga gabyo

    • @ZakiYu-q6z
      @ZakiYu-q6z 6 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@taariikhogaden1029 Sayid maxamed hal qof buu aHaa oo waliba isaga iyo awoowayaashiiba dhulbahante Ku dhexdhashay dadka dagaalamayay, dhulka lagu dagaalamayay iyo cida waxyeeladu soo gaadhaysay wuxuba dhulbahantay ahaayeen. Darvish is dhulbahante history.

  • @MohamedAbdikadir-mk3rc
    @MohamedAbdikadir-mk3rc 6 หลายเดือนก่อน

    Wlh geesi taarikh galay sayid cabdulle xasn

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 6 หลายเดือนก่อน +42

    Sidiisaba gumaysigu wax la eegan karo maaha cid kasta oo gumaysiga diiday waa gob.

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 5 หลายเดือนก่อน

    Waad ku mahad san tahay taariiq xaqiiq da aad soogud bisay samalililen haku qoos taan muse biixi haku quus to hadoow dagaal ka joojin waayo woow kashalanayaa wlh eega

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED 6 หลายเดือนก่อน +11

    Waa taariikh wanagsan oo muujinaysa geesinimadii yal yeeyadii Soomaaliyeed Dhamaantod allha u naxariisto ❤
    Sidoo kale Ustaad Cumarow Muuqaal fiican ka soo diyaari Al-Mujaahid Al-shayq Xasan Barsame Oo ahaa Halyey Ku dhawaad 10 sano Talyaniga Jaxiimada qaraar dhadhansiiyey Nin wayn ayuu aha isaga iyo jamiicadiisi allaha u naxariisto ❤

  • @Fardowsa-ql3mr
    @Fardowsa-ql3mr 6 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxaristo amiin ❤

  • @waxbadanogowwbo99
    @waxbadanogowwbo99 6 หลายเดือนก่อน +55

    Alaaahu akbar Alow u naxariiso halgamaayaashii

  • @FiinaIbraahimmoha
    @FiinaIbraahimmoha 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah allah kubarakeeyo cumar inshaal

  • @buraale134
    @buraale134 6 หลายเดือนก่อน +3

    Maanta waxa ciil iyo qomamo qaba ninki awoowgi gaalka xambaarsana oo aan tariikhda halganka lagu xusayn

    • @Mohamed16830
      @Mohamed16830 6 หลายเดือนก่อน

      Waxa ka xun ninkii awoowgii oo garaad dhan reer u ahaa sayidku dilay.😂😂

    • @buraale134
      @buraale134 6 หลายเดือนก่อน

      @Mohamed16830 isaaq gaalki cada anigu iga hoos galay muse bixi na 3 jeer sanad gudihis aniga nasabada ka badalay 400 oo maxbuus na waka haya garaadna igama.dilin ilahay ba mahadleh hadan idoor sanad gudihi sadex jeer nasabada ka saaray keene guul jooga
      😂😂😂

    • @Mohamed16830
      @Mohamed16830 6 หลายเดือนก่อน

      @@buraale134 awoowga oo garaadkii guud ee dhulbahante ah oo awoowna uu ah garaad cali gallo ayuu u adeeggayey oo halganka ayuu kasoo horjeestay marka sidee iigu faanaysa adiga oo garaadkaagi gaallo raac ahaa? Ogadeen oo maanta xabashi guumaysato ayaa xoreyn idinka baahan daroodow rag xor ah afka laguma taage.

    • @2-thirty273
      @2-thirty273 6 หลายเดือนก่อน

      @@Mohamed16830gaashamo Hartasheekh xarshin darooor yaa dagan yaa caqli dabodhilif mugdiga kasoo bax

    • @Caaliyoqurux
      @Caaliyoqurux 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂iidoor ma dadba 😂😂waa layska gumeystah marna nasabayida laga sara​@@buraale134

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaah igu soodhay gabaygii ingiriiska utiriyay ingiriiska :::: darawiish nagamadayn tan iyo jaarkii dheh jigta weerar bay nagu jiteeyene🎖🇸🇴🇩🇯

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 6 หลายเดือนก่อน +9

    Waw cajiib somali sax ah oo an wax dad ajnabi ah latusin kariin ❤❤❤❤

  • @CASKA1212
    @CASKA1212 5 หลายเดือนก่อน

    Argagixisadii ugu horeysay ee soomaali soo marta ayuu ahaa sidan anigaa aamisan

    • @yayaqanciye195
      @yayaqanciye195 5 หลายเดือนก่อน

      Tuug ayaatahy xabashibyahay

  • @XertabileXertabile
    @XertabileXertabile 6 หลายเดือนก่อน +13

    Ilahay ha unaxaristo sayid maxamad cabdile xasan iyo darawishti

  • @AbdirsaaqBashiir
    @AbdirsaaqBashiir 5 หลายเดือนก่อน

    Viv

  • @AminaDally
    @AminaDally 6 หลายเดือนก่อน +18

    Waxay ahayd in aad ogolato in qofku dagsan karo muqalkaaga anigu ma jecli intarnetka oo ii furan in aan muqalada daawado
    Hawlahaan ku qabsadaa anigo dhageysanaya. Lakin walal waad mahadsantahay ❤

    • @jaamaccumarcali319
      @jaamaccumarcali319 6 หลายเดือนก่อน +1

      Kula midban Ahay ❤

    • @mohadaliabdi4045
      @mohadaliabdi4045 6 หลายเดือนก่อน

      Qof kastaa haduu dagsado maxaa ugu jira isaga😂

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 6 หลายเดือนก่อน

      walaalo haduu vidmate soo dajiso google ka kadibna muqalka soo aad oo share kudheh vidmate ka kadibna dawnload ayuu kudhihi sidaa buu kuugusoo dagi. i.a
      HADUU HADALKAYGA AANAN SOO GAABININ KARALI NOQDA I.A ❤❤❤

    • @AminaDally
      @AminaDally 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@kabarodadkasaaxiibkaa5165 waad mahadsan tahay taas maha mida aan rabo ee dajinta TH-cam ayan ka hadlaya ma fahantay

    • @NUURIYE.
      @NUURIYE. 6 หลายเดือนก่อน

      Kula mid baa aahy muqqaalada dhaahder saasa. Sameeya

  • @IlyaasRaajaa-ez3pd
    @IlyaasRaajaa-ez3pd 6 หลายเดือนก่อน

    Iid mubaarag

  • @Abdirisak1
    @Abdirisak1 6 หลายเดือนก่อน +13

    Darawiish waxay cadaynayeen jiritaanka umada somaliyeed dhulbahante abaalkoda lama gudi karo

    • @bakaryususf1511
      @bakaryususf1511 6 หลายเดือนก่อน

      Daarood dheh

    • @ahmedaamiin8669
      @ahmedaamiin8669 6 หลายเดือนก่อน

      waxs waa khiyaali nio daraawiish somali oo dhan baa ku jirty wad u badneyd reer aan ku jirin ma jirin halgmaayda oo dhan oo caanka ah qabiilda somalida mid aan iska dhex arkeyn ma

    • @YahyeSalebanmuse
      @YahyeSalebanmuse 6 หลายเดือนก่อน

      @@ahmedaamiin8669xagee ku xanuunaysa nio mesha rag baa igaga maqan halgankaas somali oo dhan baa ii og😊

    • @AliDahir-ob7iy
      @AliDahir-ob7iy 6 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@ahmedaamiin8669 alla qosol bdnaa😂😂😂😂😂 War 95% dhulbahante ayaay ahayeen 5% soo hartayna darood ka kleh iyo somalida kleh bay ahayeen ee qabiika ugu muga wayn waa dhulbahante sido kleh aljeezira iyo omar inshar ba ku sheegay inu ahaa qabilka ugu muhiimsan ayagu ahaa ee orood jahilnimada dadka kala hortag

    • @ahmedaamiin8669
      @ahmedaamiin8669 6 หลายเดือนก่อน

      @@AliDahir-ob7iy maya u badnow lkn asaaska waa loo wada dhamaaa adaa u badnaa walhi bahsha hysku koobina wa tariikh somaliyeede

  • @MohamedBarreh-pn2kl
    @MohamedBarreh-pn2kl 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb ogansho anaga wifi Ayan isticmalna mesha shaqa marka download no fur niyow habenki Ayan dawada

  • @BareMuuse-b8o
    @BareMuuse-b8o 6 หลายเดือนก่อน +18

    ilahay ha u naxariisto dhamantood darawiishtii dhimatay

  • @CMG0607
    @CMG0607 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb tarjumaadka fadlan run ka sheeg khaladaadkaada waxa ka mid ah taariikhda sida bishii juun waa bbisha shanaad salaan sare

  • @WuWi-nb9mb
    @WuWi-nb9mb 6 หลายเดือนก่อน +3

    Alle ha u naxariisto sayidka tariikh cajiib ah weeye iyo nin mudan in lagu daydo

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 6 หลายเดือนก่อน

    Abkoow cartan muuse alle ha u naxariisto dagaalka englishka ayuu ku shiiday isagoo halgamaayo

  • @SOMALIA27
    @SOMALIA27 6 หลายเดือนก่อน +7

    OGADENIA❤🇸🇴 2:14

    • @BilanQaldane
      @BilanQaldane 6 หลายเดือนก่อน

      Lkn somali galbed ba magac ahan ku habon ogadenia Gumeystaha bixiyay magac

    • @SOMALIA27
      @SOMALIA27 6 หลายเดือนก่อน +2

      @@BilanQaldane ha sxp lkn aduunka magacas ba loga yaqana

    • @BilanQaldane
      @BilanQaldane 6 หลายเดือนก่อน

      @@SOMALIA27 sax waye

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 6 หลายเดือนก่อน +33

    Somali galbeen inzha Alla wanu idin xoren doona from Somaliland Hargeisa

    • @taariikhogaden1029
      @taariikhogaden1029 6 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂 adayba hada oromo kula bahawdee

    • @2-thirty273
      @2-thirty273 6 หลายเดือนก่อน

      Somaliland xataa xor maaha somali xor ah majirto zabankan walal

    • @faisalabdi1187
      @faisalabdi1187 6 หลายเดือนก่อน

      Waxax ya yidhi, somalilans iyo jabuuti xormaaha

    • @crisaaq3877
      @crisaaq3877 6 หลายเดือนก่อน

      Asc kudarsoo maxaad xorayn adigaaba xaraashaya hargeisa kuna soo dhaweeyay cadawga umada soomaaliyeed ee itoobiya iyo waliba oromo amxaaro qarxinaya walaalahaaga soomaaliyeed

    • @SAYFUDIINBAIBARS
      @SAYFUDIINBAIBARS 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@faisalabdi1187hee hadaa ma xamar oo askar african jogan oo qarxaysa ayaa xora bal mida kale somaliland yaa haysta oo gumeysta cidna iyagaa iskood isu taagay

  • @HasanGeedi-o3r
    @HasanGeedi-o3r 6 หลายเดือนก่อน

    Eid Mubarak Ustaad Cumar INSHAAR wll qaliya

  • @abdifatahadem2535
    @abdifatahadem2535 6 หลายเดือนก่อน +8

    Ogaaansho buugas 1971 la qoray magaciisa inaad nala wadagno aad u fcnan lahed

    • @mohamedjama4131
      @mohamedjama4131 6 หลายเดือนก่อน +1

      Diiwanka daraawishta iyo sayid mohamed abdalla xasan , waxaa qoray aw jaamac cumar ciise. Waad heli kartaa

  • @ZakariaAbdullahi-g7d
    @ZakariaAbdullahi-g7d 4 หลายเดือนก่อน

    ASC dhamaan,Hadeynu nhy dhalinyarta hada usokaceyso dhalka nalama barin tarikdha dadkeena iyo dhulkeena ba kadib markan dawadhy muqalkaan wxn dareemay inu wali gumeysi jiro oo aan nolo ogaleyn ineynu xita tarikhdheenu barano
    Wxn kacodsan laha inaad koox HISTORIANS leh iyo qorayaal iskugujira hagajisaan kadib neh waxgaradka jooga dalka jooga sidha dadki kaharay dadkii hore lagaqoro tariikho iyo buugag iyo in sawiro lagaqaadho wixi tarikh inoo ah waayo wadanka cid ilaalineysa tarikdheena majiro 20yrs sosocoto neh wxn darensnhy iney tarikhi lumi doonto✅✊

  • @Sagal37
    @Sagal37 6 หลายเดือนก่อน +4

    Qof carabi yaqaana rabaab❤ oo iskula hadalno ani inta barto ba wailawaa 😢 ilen kumahadlee

    • @amirofficial5493
      @amirofficial5493 6 หลายเดือนก่อน

      Wll apps aya jiro ama group ya marka kuwas radi intas ayan kugu cawin kara Ina kula wadaga

    • @Sagal37
      @Sagal37 6 หลายเดือนก่อน

      Isheg abka wll

  • @NorAbdullahiabdi-ef7pm
    @NorAbdullahiabdi-ef7pm 6 หลายเดือนก่อน

    Eraygan Qalcad ma fahmine ha la igu caawiyo wllyl🙌

    • @abdiwaduudabdirahman6024
      @abdiwaduudabdirahman6024 6 หลายเดือนก่อน

      Waa xarun ay dagaan ciidan ama bulsho ba waagi hore jiri jireen. Wxa ku qorta TH-cam قلعة qabkeda arki

  • @muuseomarmaxamed8145
    @muuseomarmaxamed8145 6 หลายเดือนก่อน +6

    Haddii gumaystaha (saan cadaha) lagu diiday dhul iyo xoolo boobka. Sidoo kale dulaynta dadka Somaaliyeed.
    Sayid Maxamed C. Xasan (Mad mullah). İsaguna qabsashada dhulka, boobida (dhaca) xoolaha iyo qafaalashada dumarka Somaliyeed intaba waa sameeyey.
    Waa yaabe maxay ku kala duwanaayeen saan cadihii iyo saan madoobihii qarnigii 20aad...?🤔

    • @AliDahir-ob7iy
      @AliDahir-ob7iy 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waxay ku kala duwan yhiin farqii wayn Gumaystaha ujeedada ugu wayn ee uu usocday inuu diintada badalo oo gaal ka dhiigo haddusan sayidka wagas nolaan lahayn inaa adiga iyo abaha hoyada iyo awowaysha gaalo ahan lahaydeen illahay ka sokoow iyo nabiga Scw sayidka dartiis baanu diintena muslimka uhaysaana wakaas farqiga udheexaya jahilyahow waan ku arkayaa reer ahaan baad ku cayeeysa

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 5 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal waxa walaan oo wajaqay kuwa ilaa manta uu washay ee waliba oromo sheegtay aya ciidla

  • @siciidcabdi8945
    @siciidcabdi8945 6 หลายเดือนก่อน +7

    Waa aakhirkii Ramadaane ALLAH waxaan ka baryaynaa ummadda Soomaaliyeed ee wareersan inuu waddada saxda ah ee barwaaqada uu ku hanuuniyo.
    In ALLAH uu mideeyo dhammaan shanta Soomaaliyeed dawlad ku dhaqda DIINTA islaamkana Allah udhaliyo.👏

  • @Beerdilaacshe14
    @Beerdilaacshe14 6 หลายเดือนก่อน

    Nama duufsan sayidkii duubka noo xidhaye

  • @UpdyKhaaluq
    @UpdyKhaaluq 6 หลายเดือนก่อน +5

    Maanta wxaa joogna casri dad inta ducumentry taariikhdooda ah loo soo diyaariyey caynaya halka carabtii kle ay amaanaya oo raadinaya taariikhdooda 'maanta adlof hitlar hadii laga diyaariyo germal ka dhan waa soo dhaweynaya ninkaas oo dilay 50 miliyan oo qof😢😢 wxy u yaqanan herow angana dilaa waa aqli umad burburty😢

  • @Black-Stone01
    @Black-Stone01 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah, Ustaz, waqti munaasab ah 👌. Perfect and insightful to get back our Identity. Eng. Ahmed Abdillahi. Jazakallah khair

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 6 หลายเดือนก่อน +7

    Beesha. Somaaliyeed ee. Biyamaal. Ee kofurta somaliy. Talyaaniga. 15 sano ka badan ayaa jiro. Oo hal maalin laga dilay 3000 oo rag ee beeshaas. Waa in la sheegaa iyaga hadey is sheegi waayeen. Mise gaalada ayaan ka sugnaa taariikhda

    • @Magafe_Miinabaadha
      @Magafe_Miinabaadha 6 หลายเดือนก่อน +3

      Markay biyamaal jabeen ragii ka firxaday talyaaniga waxay ku biireen daraawiish.
      Waxaa kaloo isla waqtigaa dagaalamay.
      Sheekh xasan barsame(gaaljecel)
      Suldaan olol diinle(qalaafo)
      Culimo kale oo dagaalantayna way jireen. Se daraawiishtu waxay udhigmeen dawlad wayna ka duwanaayeen intooda kale.

    • @shabdiwahabshmuhamed5344
      @shabdiwahabshmuhamed5344 5 หลายเดือนก่อน

      Lakiin waxa laga yaaba in ay xaq ku dagalamayeen sidaa awadeed la sheegimaayo oo lama jecla qofka xaqa wada

    • @halbowle0187
      @halbowle0187 4 หลายเดือนก่อน

      Ka waran da gaaladii jubooyinka ka socday ee ingiriis ugandeys keenyaan hindi lagu jabiyey iyo beesha dagan waamo hada

  • @abdallaherse1206
    @abdallaherse1206 3 หลายเดือนก่อน

    Tareekh beenta darood samysty nin guuldarysto way faneen .

  • @mohamedqadarinho3799
    @mohamedqadarinho3799 6 หลายเดือนก่อน +20

    1 million coming soon ❤❤

  • @ismaanyare16
    @ismaanyare16 6 หลายเดือนก่อน

    wallaahi waa taariikh aan leyska indha tiri kanrin qof sayidkoo kle ah allaha inoo soo saaro Aamin ya allah

  • @Msskiya427
    @Msskiya427 6 หลายเดือนก่อน +58

    Eid Mubarak ❤

    • @MaxamedAxmad-rw8mz
      @MaxamedAxmad-rw8mz 6 หลายเดือนก่อน +1

      Arbacada waye😂🎉

    • @MaxamedAxmad-rw8mz
      @MaxamedAxmad-rw8mz 6 หลายเดือนก่อน

      Arbacada waye😂🎉

    • @Urcristiano-z2n
      @Urcristiano-z2n 6 หลายเดือนก่อน

      Ar waa bari waa leysku raacey😮​@@MaxamedAxmad-rw8mz

    • @asallmediaasallmedia
      @asallmediaasallmedia 6 หลายเดือนก่อน

      Bari muran ayaa kujiro😂😂

    • @CraxmanClahi-hx4sm
      @CraxmanClahi-hx4sm 6 หลายเดือนก่อน

      Suxuudiga xaqiijiyay
      In barri ay thy Ramadan

  • @shabdiwahabshmuhamed5344
    @shabdiwahabshmuhamed5344 5 หลายเดือนก่อน

    Markaa ogaansho waxan kugula talin tariikhda beenta ah iska dhaaf

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 6 หลายเดือนก่อน +22

    Alle ha unaxaristo sayid Abdulle hassan ❤❤

  • @abdurefidak136
    @abdurefidak136 6 หลายเดือนก่อน

    وأنت كذلك شكرا وجزاك الله خيرا في عرض هذا التاريخ و الشخصية المبارك ❤

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 6 หลายเดือนก่อน +8

    masha allah mahadsanid omer inshaar ❤waa taariiq qiimo badan sayidka allaha unaxariiso daraawiish waa mujahidiin

  • @ZakariaAbdullahi-g7d
    @ZakariaAbdullahi-g7d 4 หลายเดือนก่อน

    Omar wll DOCUMENTRY tarildheena ah inoo samee malin waliba oo jimco ah wllhi waan laqiroodhay oo waliba kacalol xumaadhy sidheen ubaran waayay tarikdheena anigoo heysta DEGREE
    Wxn daremay inan wxbo baran
    Dad bdhn oo inala mid ah aya jira wali✅
    Dhirigalin tarikdhena ah ino bilaw si uu qabilka dhalinta qalbigoodha oga nabad galo inshaallah✅

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 6 หลายเดือนก่อน +21

    Jaajuusiintu xili walba waa joogaan. Ilaahay ha’unaxariisto Daraawiish iyo Sayid Mahamed Abdulle Hassan.❤. Omar Inshaar Ramadan kariim . Walaal. Allah yahfiduka.🎉❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹.

  • @abdullahihassan4158
    @abdullahihassan4158 6 หลายเดือนก่อน

    Illahow unaxariiso awowgay

  • @HiboMuse-v6z
    @HiboMuse-v6z 6 หลายเดือนก่อน +25

    Sayid muxamed cabdalle xasan ❤