XARIIR AXMED KAALAY MAANKA 2021 MUSIC VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.พ. 2025
  • XARIIR AHMED HEESTII KAALAY MAANKA 2021
    ERAYADII ABDI ISMAIL BEELE
    LAXANKII ABDI ISMAIL BEELE
    MUSIC HENOK ATLABEJOW
    CAMERA JUNDI MEDIA
    EDITING JUNDI MEDIA
    DIRECTOR DJ ADAM

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 3 ปีที่แล้ว +535

    Kaalay Maanka New Hit ...
    Halkan Kala socda Barnaamijyo Xiiso leh & Hesihii Ugu Dambeeyay Ee King Rapper ..

    • @pppppppppp934
      @pppppppppp934 3 ปีที่แล้ว +21

      Raper Maahee wiiLka magaca kadaa !!!
      Xidiga Gayiga Dheh Xariir Axmed 🙏

    • @mahamoudsaid1390
      @mahamoudsaid1390 3 ปีที่แล้ว +14

      Abdi askari taagero buuxa ku aheeY hadana haadi aan dariq ku kulaan no ku garaan maayo waayo social media waali sawir aad ledahy kamaan arag

    • @asmameddjamaasmamed5911
      @asmameddjamaasmamed5911 3 ปีที่แล้ว +4

      Wakka waxa layimada ya ciyal ka sexdda xarir legend to be illa gerri

    • @humairahaji12345
      @humairahaji12345 3 ปีที่แล้ว +5

      @@pppppppppp934
      waa nanaytisa kin Rapper ayaa la dhahaa fanka ayuu ka bilaabay marka hore

    • @axmedmukhtaryuusuf1599
      @axmedmukhtaryuusuf1599 3 ปีที่แล้ว +1

      Pp ppppppppp

  • @waxgaradnageeye5994
    @waxgaradnageeye5994 3 ปีที่แล้ว +58

    Legend xariir hala so dhaweyo asxepay 👌🏾 the one and only super star in somali

  • @rashkageelday9502
    @rashkageelday9502 3 ปีที่แล้ว +33

    Walee wiilkan codkiisa ayuu fanka ku jooga cajiib guuleyso
    #xariir_axmed
    Adigaa lagaaga horleexday #fankii
    Go forward sxb

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 ปีที่แล้ว +517

    The one and only xiriir axmed legend bro ❤✌

  • @muxudiiinfaysal4219
    @muxudiiinfaysal4219 2 ปีที่แล้ว +28

    Xariir axmed fanaan kacod macaan inuusan jirin inta igu raacsan liki

  • @agagowccm5455
    @agagowccm5455 3 ปีที่แล้ว +9

    Xariir Takirahdaha ayaan ahay heso macan ayaad qadaa Al fanann xarir 2021 ✋galmud

    • @agagowccm5455
      @agagowccm5455 3 ปีที่แล้ว +1

      Xarir axmed wan kutakiraa Al fanan ✋galmudog ayan kasoo salamay Al fanani

  • @kowsarcabdirisaqadan7373
    @kowsarcabdirisaqadan7373 3 ปีที่แล้ว +165

    La,antaa fan ma jiro legend xariir ahmed codka mucjisada fanka ❤

  • @farxaancadeh137
    @farxaancadeh137 3 ปีที่แล้ว +63

    Legend Always legend Xariir Axmed waa ku wataa lpx 👌

  • @mohamedabdimadoobe172
    @mohamedabdimadoobe172 3 ปีที่แล้ว +146

    Hees walbo oo kula macan waxa jirta ayad qur'an oo ka macan wax walba

  • @daalacoofficial6369
    @daalacoofficial6369 3 ปีที่แล้ว +56

    Ma moogidoo indhahuba marwoow
    Muuqa wey sii milicsadaan ❤️❤️❤️
    Lagama sheekayn karo
    Keep going Xariir Ahmed

  • @kamaalnazir3962
    @kamaalnazir3962 3 ปีที่แล้ว +14

    Xariir axmed sanadkan shaki ku ma jiro in aad thy the best fanan in the year 2021 hore u soco pro👍

  • @khadarmaandaweeye5140
    @khadarmaandaweeye5140 3 ปีที่แล้ว +32

    Xariir cod dahable❤✔ fanka gayiga soomaalida waan hubaa inayna cidi kaa horaynin✍✔ keep going sxb

  • @derrickbolyakwa6323
    @derrickbolyakwa6323 3 ปีที่แล้ว +612

    This song is FIRE 🔥! I don’t understand what he’s saying but I love it! I’m Half Kenyan half Sudanese! God bless Somalia 🇸🇴🙏🏾

    • @hpxmdkbahmed6730
      @hpxmdkbahmed6730 3 ปีที่แล้ว +22

      You're welcome to become understood this song
      Somali language are very simple easy to be learned kenya and sudan my nougbourgh Somali are people so much love this song is pop Somali music

    • @derrickbolyakwa6323
      @derrickbolyakwa6323 3 ปีที่แล้ว +5

      @@hpxmdkbahmed6730 Thank you Ahmed. I'll start learning Somali soon from my friend Harun~

    • @hoodoalmaas1313
      @hoodoalmaas1313 3 ปีที่แล้ว +1

      Thanks

    • @nazrinozman6211
      @nazrinozman6211 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hpxmdkbahmed6730 1k

    • @dhalgobeed4690
      @dhalgobeed4690 3 ปีที่แล้ว

      🥰❤️❤️

  • @idirisabdisalam3553
    @idirisabdisalam3553 3 ปีที่แล้ว +188

    Xariir axmed boqork gayiga keep going bro
    Team xariir axmed like iyo love hala ila dhaafina heestuna wa lagama sheekeeyan mcn ❤👍

  • @hariirabdullahi7294
    @hariirabdullahi7294 3 ปีที่แล้ว +547

    Aad baad u mahadsantihiin taagerayashayda qiimaha badan waan idin soo badin waxyaabo badan oo idin qanciya Insha 💜✅🙏

    • @xasancalaahi1243
      @xasancalaahi1243 3 ปีที่แล้ว +3

      insha aalh

    • @taliyebaashe6069
      @taliyebaashe6069 3 ปีที่แล้ว +4

      Saxib aale haa ku xafido waa kuu jecelahy sxb

    • @umalkhayrabdi5128
      @umalkhayrabdi5128 3 ปีที่แล้ว +8

      Xariir Axmed Nolow intay Noloshu jirto huuno

    • @c.raxmaanmaxamed4280
      @c.raxmaanmaxamed4280 3 ปีที่แล้ว +6

      Maxamuud axmed weye magaca fanaanku go forwed nasab nasab dhalay xariirkayga

    • @mohamedabdi9967
      @mohamedabdi9967 3 ปีที่แล้ว +4

      Wan oyay runtii wankutaaageraaa lenged

  • @yaxyemohamed6799
    @yaxyemohamed6799 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaw Xariir Ahmed Horay Usoco Zxp Adaa wata Sanadkan 2021 ka

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 3 ปีที่แล้ว +16

    Fanaanka kaliya aan tageero xariir ahmed fanka adaa ka tageera Wlhi🙏

  • @guleddahir1015
    @guleddahir1015 3 ปีที่แล้ว +21

    FANAN KII FANAANINTA XARIIR AHMED C/LAHI LEGEND 🤩🤩🤩🥰

    • @raxmaahmed3171
      @raxmaahmed3171 3 ปีที่แล้ว +1

      Xariir axme waa fanan igu qaaliya oo an aad utaagero halkaakaga hay

  • @nordinade1457
    @nordinade1457 2 ปีที่แล้ว +7

    Henok Atlabachow gacmo dahab🤞

  • @sahalabdi2745
    @sahalabdi2745 3 ปีที่แล้ว +12

    Xariir axmad male Somali singer of year fananka sanadka ayaad u sharaaxantahay bro legend

  • @abdirisakdabaare9065
    @abdirisakdabaare9065 3 ปีที่แล้ว +35

    "Ma moogidoo indhuhuna
    Marwooy muuqaaaga
    wey sii milicsadaan
    Nafta kaama maarmine".
    Xariir my favourite singer

  • @mahadabdullahi9520
    @mahadabdullahi9520 3 ปีที่แล้ว +15

    Xariir axmad fananka codka keep going bro 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @bashirmahamud5874
    @bashirmahamud5874 3 ปีที่แล้ว +9

    Wow one of my greatest song 🎵 from Xariir Axmed, suldaan Xiriir Axmed fanan Qaran salaan gobeed sxb

  • @craxmanoday6793
    @craxmanoday6793 3 ปีที่แล้ว +5

    xariir axmed legend.ka 2021....waan ku sitaa....my favoraite singer xariir axmed..

  • @khadarmaandaweeye5140
    @khadarmaandaweeye5140 3 ปีที่แล้ว +29

    Xariir axmad fanaanka sanadka waan hubaa inaatahay inader cod dahable🙏 aadbaana ugu farxay channelkaaga inaad heesahaaga soo galiso 👍

  • @M.f3711
    @M.f3711 3 ปีที่แล้ว +8

    Heestan waxy soo baxday 15:03:2021
    Hestani samayn wayn ayeey noolashayda ku leedahay
    Salaasa 07/12/2021
    Sacada 09:35
    Waxan sii kadisa uu arkay qof ilaa 2020 dushaa kala socday heestana darteed aan uu dhagaysto mar kasta oo an waqti firaaqo ahay
    Ugbad maxamed Ismacil ♥️♥️♥️
    Ilaahow haynaa kala dilin inaago aan is baran waan kusoo socdaa

    • @anzalhappy8737
      @anzalhappy8737 2 ปีที่แล้ว

      Ilaa hada jacayl kaaga oomadan sheegan miyaa🙈

    • @zakariefaarah3226
      @zakariefaarah3226 ปีที่แล้ว

      @@anzalhappy8737 hhhhh

  • @nimcolaki4692
    @nimcolaki4692 3 ปีที่แล้ว +46

    Xariir axmed fananka kaliye somaliba ka wato anigu ❤🙏

  • @ABashir283
    @ABashir283 3 ปีที่แล้ว +12

    Been lama rabee Xariir is simply the best, daganaanta, codka iyo akhyaarnimada innaba caadi maahan

  • @sadaqalijamac4386
    @sadaqalijamac4386 3 ปีที่แล้ว +10

    Shakhsiyad aan dar ilaahay u jecelahay xariir axmed 🎶🎤🎤🎧🎧🎤

  • @abditanaadoffficialchannel8400
    @abditanaadoffficialchannel8400 3 ปีที่แล้ว +11

    Walalkay Xariir ahmed abdullahi landheere bananka jiifa hormar wacan wll

  • @gaheyrmedia5088
    @gaheyrmedia5088 3 ปีที่แล้ว +36

    Keep going the one and only xariir axmed✌👑😙😍

  • @cabdixaliimcllaahi1304
    @cabdixaliimcllaahi1304 3 ปีที่แล้ว +10

    Xariir ahmed sxp mcn aad ayaan kutageraa wann filayaa aduu wakhtigu isamado inn kulmidoonoh waxan kaso salamin puntland mudug galkcyo ❤❤❤❤❤❤❤🌏♥️🎧❤❤❤

  • @superzeinab2710
    @superzeinab2710 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa fananka kaliya ku jooga codkiisa fanka abti mcn keep going...❤❤❤❤❤❤❤

  • @SakariyeclrishiidSakariye
    @SakariyeclrishiidSakariye 11 หลายเดือนก่อน +4

    Inta 2024 Dib usoo boqotay one love❤

  • @ahmet-yasiin8628
    @ahmet-yasiin8628 3 ปีที่แล้ว +10

    Hello Guy's The One and only Xariir Ahmed Ayeyy Golden Voice From Hargeisa Somaliland 🥰❤🇲🇽

  • @ugasoaden6124
    @ugasoaden6124 3 ปีที่แล้ว +9

    Kalay manka ifur manko sida murayad tahay ihor muqo cajib 👏👏👏👏👏🙋‍♀️

  • @zakariyexasan1345
    @zakariyexasan1345 ปีที่แล้ว +4

    Heestan marka maqlo waxan ku so xasusta qofti an aduunka u jacel lkn allha waxan kaga baryay inu mel ficaan ku waarto ileen aniga wan wayey heer waxan gaaray nolasha aan ka dhaco jacel dartis 7 sano jacel iyo waxa kasta wan ka heelay lkn aniga dooqon noqoday markasta wan ka shalaya qalad an nolashayda an ka galay ilaa mudo 2 sano ah niyada ban ku haaya wali qalbigayga kama bixin lkn allha waxan ka baryey ayada iyo ciyaalkayga inaa diib ulaa maadobo insh allha 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 3:52

  • @sadamabdi2681
    @sadamabdi2681 3 ปีที่แล้ว +2

    Kaalay maanka Ii fur
    Sida tahay muraayad
    I hor muuqo... what a song! Big fan xariir ✌

  • @ahmedapdi_rahman6423
    @ahmedapdi_rahman6423 3 ปีที่แล้ว +77

    Xariir axmed heesti heesah keep going legend more respect ✋✋✋✊💯

  • @osmanheymoy5527
    @osmanheymoy5527 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going bro xariir waa Dhanaansade adiga iyo saaxibkeey Abdi ismail beele ustaadka iyo inta kale ee kaala qeyb qaadatay

  • @frpzak1428
    @frpzak1428 3 ปีที่แล้ว +6

    Fanan aan aad u xiiseyo 👏👏👏
    Xariir horey u soco sxb 💪💪💪

  • @ugpatkaize1078
    @ugpatkaize1078 3 ปีที่แล้ว +2

    Fanaan xariira Ahmad wanka hayaa heesta Inmadan zugayay inad magacayga iguzoo Heesto rhnkz🥰

  • @mohamedabdulkadirarale3421
    @mohamedabdulkadirarale3421 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestan xasuuuus gaar ah weye.
    Xariiiir ❤🇸🇴

  • @abdi-nm2vy
    @abdi-nm2vy 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa markii igu horaysay een dhegayso hees fanaankani leeyahay wax aanan filayn baa igaga soo baxay cajiib

  • @munaugaasahmedtarabi
    @munaugaasahmedtarabi 3 ปีที่แล้ว +12

    Mansha Allah indr qaali keep going jaahuurka gamuraay

  • @Mohammedoslo
    @Mohammedoslo 3 ปีที่แล้ว +4

    Aheey ninkaan heesihiisa
    Adbn u jclhy xariirkeyga
    Kor ahow 27/5/2021 heestana
    Ii zhidan❤🤗❤🙏🏼🙏🏼

  • @abdikadir6ix9ine97
    @abdikadir6ix9ine97 3 ปีที่แล้ว +72

    Still i love this song markan dhagaysnayo way i kicisaa 🥶❤️‍🔥 xariir ahmed legend😁

  • @kamal-hassan
    @kamal-hassan 2 ปีที่แล้ว +1

    Kaalay maanka
    Ii fur maankoo
    Sida muraayad
    Tahay muraayad
    I hor muuqo
    🥰🥰🥰

  • @jeymanbillow2814
    @jeymanbillow2814 3 ปีที่แล้ว +24

    Xariir ahmed Legend always z legend we love you brother

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 2 ปีที่แล้ว +1

    Xariir axmed legend waan kuwataa horay usocda guul guul qiimo wayn leh bay ahayda the love of my you

  • @nuuneomar4593
    @nuuneomar4593 3 ปีที่แล้ว +3

    2021 shamac baxayaan noqdaa heestan awgeed 💉💉
    💚hani💖

  • @UgbadAhmed-l1d
    @UgbadAhmed-l1d ปีที่แล้ว +1

    Jah xariir wan kaqabna team ugbad❤

  • @mukhtarmuhyadin1841
    @mukhtarmuhyadin1841 3 ปีที่แล้ว +38

    My legend xariir Ahemd ❤️❤️

  • @GaraadHassen-mj6st
    @GaraadHassen-mj6st 4 หลายเดือนก่อน

    Fanankii waynaa mulaxamiistihii qarniga abdi ismaiil abdi beelle ayaa midhaha io laxankaba ku laray heestan sijidashada isaga usameyey legend❤

  • @ahmedyaasiin7808
    @ahmedyaasiin7808 3 ปีที่แล้ว +7

    Fanaan qaaliya legend xariir axmed horay usoco abti

  • @mohanofficial114
    @mohanofficial114 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa fananka kaliyaa ee an ku galo jawi degan weyee horay usoco wlle

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 3 ปีที่แล้ว +29

    XARIIR AHMED LEGEND OF LEGEND 👑

  • @ugbadabdilahi4766
    @ugbadabdilahi4766 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestaydii Hariir ahmed fanaan badh walee

  • @raabiyare3065
    @raabiyare3065 3 ปีที่แล้ว +40

    My fav song right now ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥king xariir

  • @abdiahmed5776
    @abdiahmed5776 3 ปีที่แล้ว

    War xariiro cod xariira hees xariira laga xiiseen wiil xariiro xiligeeda wacan kaga xawsii
    Oo ugbaad waa xubiga xiskeyga jirta👏👐😀

  • @ugbaadshanle
    @ugbaadshanle 3 ปีที่แล้ว +30

    Ugbaad☝️😍

    • @Abdihakeindhaye
      @Abdihakeindhaye 3 ปีที่แล้ว

      Meel kasta maad joogtaaa😀😂😂

    • @ugbaadshanle
      @ugbaadshanle 3 ปีที่แล้ว

      pro war heesta miyaad igu haysayaa😂😂

    • @Abdihakeindhaye
      @Abdihakeindhaye 3 ปีที่แล้ว

      @@ugbaadshanle maya lkn meel kasta waad ka xamaalanaysaaah 🤣🤣

    • @mohammetziyat508
      @mohammetziyat508 3 ปีที่แล้ว

      commenti ku dhiigley 😂😂😂

    • @ugpattjama2901
      @ugpattjama2901 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaynaga fujiye 😂🥰

  • @amounkeize4202
    @amounkeize4202 3 ปีที่แล้ว +2

    Wr ninka maalayga qapto
    Wuu idanbajin uune😄
    Heesihiisu Wlhi Hadl makarayane
    Fvv singer❤💋

  • @hibotahliil3838
    @hibotahliil3838 3 ปีที่แล้ว +125

    The one and only xariir legend😍🥰

    • @radwacilmi8897
      @radwacilmi8897 3 ปีที่แล้ว

      Mkkkk

    • @axyaawadan7961
      @axyaawadan7961 3 ปีที่แล้ว +1

      Hi

    • @Deeqow
      @Deeqow 2 ปีที่แล้ว +1

      He has beautiful song hariir 💯💯💯💯💯💯💯💯💯❤❤❤❤

    • @fathiaibrahim450
      @fathiaibrahim450 2 ปีที่แล้ว

      @@axyaawadan7961 pqo

  • @abdirahmanibrahimfarah3050
    @abdirahmanibrahimfarah3050 2 ปีที่แล้ว +1

    After one yr i'm watching
    Fanaanka kaliyeee aanan
    Arag isagoo inan gacanta haysta 👍

  • @cabdikariin5006
    @cabdikariin5006 3 ปีที่แล้ว +8

    Xariri sxp waxa tahay walhi nafafka si dacad u dhagaysto nafafka sanadka 2021 unuu yahay wll igula tagera
    Aniga oo somaliland ku
    Cafimad 👍👍👍👍👍👍💯

  • @abdullahiabukareyrow9948
    @abdullahiabukareyrow9948 3 ปีที่แล้ว +1

    Qamer in ow sooqaada ayey aheed heesta xariirow 😂😂😂😂😂
    Legend waa ku taageraaa horay usoco in kastoo hesaha laga deeyri

  • @yuusufcabduwali6409
    @yuusufcabduwali6409 3 ปีที่แล้ว +3

    Fanaan waaa dhaftay zxb qali xariir

  • @zackmohelmi
    @zackmohelmi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Al fanaan + mulaxan × abwaan cabdi ismacil beele

  • @bishaar765
    @bishaar765 3 ปีที่แล้ว +3

    Lengend xariir Ahmed. Fananka aan kawato fananinta. Horay usoco

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji 3 ปีที่แล้ว +2

    Sida muraayad tahee ihur muuqooo🔥🔥

  • @ibrahimsheik4203
    @ibrahimsheik4203 3 ปีที่แล้ว +4

    Xariir niyow codkaga waan ku haystaa sxb horay usoco

  • @nimcocali731
    @nimcocali731 3 ปีที่แล้ว +2

    Xariir ahmed fanan codkarimo iyo dagnaan isku darsaday say mash allh

  • @rayaanabdullahi9674
    @rayaanabdullahi9674 3 ปีที่แล้ว +3

    xariir ahmed fanan dagan aqyaar nimadana ka muuqato guleyso nolosha kuma ciiisho 💞

  • @abdirahman_hussein1981
    @abdirahman_hussein1981 2 ปีที่แล้ว +2

    Xarir herr Sara gaar inshallah

  • @khadarmaandaweeye5140
    @khadarmaandaweeye5140 3 ปีที่แล้ว +27

    Waaw amizing xariir axmad u r another level 2021

  • @NN-ye4fi
    @NN-ye4fi 2 ปีที่แล้ว +2

    Sida muraayad i hor muuqo😍the sing is calm and lit bro💫

  • @Shapeel
    @Shapeel 3 ปีที่แล้ว +13

    My Favourite Fanan Xariir Ahmed keep it up 🔥

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 3 ปีที่แล้ว +2

    👏👏👏👏👏👏👏Bravo 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🌹🌹🌹🌺🌺🌺💐💐🌷🌷🌷🥀🥀🥀☘️☘️🍀🍀🌸🌺🌻🌼waa hees aan laga daalin afkaaga caano lagu qabey Xariir Ahmed

  • @farxaanqarasta9268
    @farxaanqarasta9268 3 ปีที่แล้ว +1

    Xariir axmed c laahu fanaanka kaliya ee aan kataa geero fanaaniinta hada joogta hore usoco zxb noo soo badi heesaha noo coodii xaga calaalka 😍😍😍😍

    • @suheybsadiiq921
      @suheybsadiiq921 2 ปีที่แล้ว +1

      Waaaw masha allah wallkey xariir ahmed wn ku wata waxa tahy fananaka kaliyah an jaclahy o an tageero sxb sre horay usoco sxb qaali

  • @rahmaabdi6217
    @rahmaabdi6217 3 ปีที่แล้ว +6

    La.aanta fanan majiro xariir axmed keep going

  • @Fadumoyasiin34Guux
    @Fadumoyasiin34Guux 10 หลายเดือนก่อน +1

    Xariir axmad waan ku taageeraa saxìb hees soQaab

  • @hanitacadey6606
    @hanitacadey6606 3 ปีที่แล้ว +16

    My favorite song ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 2 ปีที่แล้ว

    Kaalay maanka ii fur maankoo sida muraayad tahay murayad i hor muuqo jundi media keeping going

  • @xamdasiciid1182
    @xamdasiciid1182 3 ปีที่แล้ว +3

    Hees muwahib ah soo qaad xariir 😭😭😭😭😭

  • @najmaizmael
    @najmaizmael 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hestan 3 sano ka bacdi soo booqday hes iyo nus kalay manka i fur maanko sida thay murayad i hor muuqo❤️‍🔥

  • @xaalaysmedia
    @xaalaysmedia 3 ปีที่แล้ว +10

    My favorite singer ❤ only xariir axmed King rapper.

  • @samiracabdi2726
    @samiracabdi2726 3 ปีที่แล้ว +1

    Xariir axmed Fananka kaLiya .e aan tageerO hore u soco 💯✌🙂

  • @faizarashid8202
    @faizarashid8202 ปีที่แล้ว +5

    Xarir Ahmed mucjisadii fanka ❤🎉. Listening 10 August 2023

  • @mumtaas3905
    @mumtaas3905 3 ปีที่แล้ว +1

    Inaader gacaliye hees isra baa kaga fadhiyaa ❤️🥺

  • @raqadsaalim7940
    @raqadsaalim7940 3 ปีที่แล้ว +6

    Maalinkii 10 mar ayaan dhageestaa codmacaan masha alah 🌹🌹🌹

  • @YusufIlyaas-ri5wd
    @YusufIlyaas-ri5wd 4 หลายเดือนก่อน

    Xsusaha qali waye zxb are xariir axmed waakahya❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiwalirazmi5933
    @abdiwalirazmi5933 3 ปีที่แล้ว +6

    Keep Going pro xariir axmed Horaan Urabay In aad TH-cam Ufurato Legend

    • @ruqiyoshekh1808
      @ruqiyoshekh1808 3 ปีที่แล้ว

      Keep going runtii hesa xaagu makala dhacaan wxtahay fanaan aan tageto guul iyo gowanimo🙏💯❣❣❣💜💜

  • @safiaabdulle806
    @safiaabdulle806 3 ปีที่แล้ว +1

    Naftan kaaba maarmine aan mataneyo dooqee kaalay maanka ii fur maanko sida muraayad tahay muraayad i hor muuqo❤❤

  • @deqahmedjama226
    @deqahmedjama226 3 ปีที่แล้ว +9

    Xariir Ahmed legend love ii sarr

  • @vilexgaming671
    @vilexgaming671 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep giong xariir Ahmed ku samir chanelkaga wuu hormariyee

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 2 ปีที่แล้ว +5

    #xariir_axmed fanan ka cod qurux badan somali maku jira tolo hadaad dawanayso 2022 like pls hayla dhafin🥺

  • @bukarimahamud2415
    @bukarimahamud2415 3 ปีที่แล้ว +2

    Caadi ma ah Xariir sxb horey u soco

  • @munalizayusufodawa4167
    @munalizayusufodawa4167 3 ปีที่แล้ว +4

    Xariir ahmad in the bilding fananka sanadka keep going

  • @dahirsuldan1988
    @dahirsuldan1988 2 ปีที่แล้ว +1

    Hi Somalians Is Geelal ,I am from 🇬🇭 ghana

  • @queensomaliland6810
    @queensomaliland6810 3 ปีที่แล้ว +3

    HeestaYdii❤️❤️❤️❤️❤️👏🏽👂👀fanan axzaN cod👏🏽