Sababta podcastiyada ama muuqaalada qaar ee dhaadheer loo dhageysto waa in dadka ay dhageystaan ayagoo gaari saaran ama hawl guriga ka qabanaaya ama ayagoo ku sugan goobta shaqada.
Astaan waa Cadow Soomaaliyeed ha laga digtoonaado xataa haday wiilki raalogeliyeen waa inaanan loo soo noqon la daawan lana gaarsiiyo dowlada si loo xero astaan .
@hosowpro hadoow yaqaano waxa eey somalida daawadan asaga aya soo gudbin laha si uu uhelo views badan marka moowduucan wuxu ku qumana zaki bin xaji iyo asad hajio 😂😂😂😂 seen kudhahay
Saas ay tahay wuu ka jawaabay. Mida kale su'aasha la weydiiyay haddii ay ahaan laheed dadka maxay sidaan oo dhan kugu daawadaan? Ayeey ku qumanaan laheed Zaki iyo Asad
Hossow waan kaxumahay in aad astaan maanta kadhex hadasho
Ayagoo dadki u shaqenayey qaybna cunsuriyeynaya qaybna shaqada uga eryaya qadiyada Ethiopia inay ka hadlaan
Waxaan rajeynaya inaadan war kahayn
Maxaa dhacay wlo qof side loo eryay
Badeenu iib maaha ❤🇸🇴 fv bile TV 😂❤
Mashallah Hoosow waa qof aqlaaq leh ku socota ayaan leeyahay inaad ilaashato sumcadaada.
❤❤team hosow pro love you dhaman wlhi qof aan ku xidhnaynba jabay sido kle astaan wan idin mahad celinayna
BADEENU IIB MAHA OUR SEE IS NOT FOR SELL
Haa swbta wilka laceriyay hanosheko kala labto racida
Masha allah
Hossow waa qofka ugu khalaaq badan youtube somalida
Hormar dhinca culture of knowledge and debate ❤
Astaneyy dayra naga tahy😂jaaw 😂
Sababta podcastiyada ama muuqaalada qaar ee dhaadheer loo dhageysto waa in dadka ay dhageystaan ayagoo gaari saaran ama hawl guriga ka qabanaaya ama ayagoo ku sugan goobta shaqada.
Walaahi waa qof wanaagsan wll keyga qiimaha badan @Osmaan hosow
astaan dad xunaatihiin cardkiina waan tuuraa
astan is cancelled. no more money.
ليش
Ustaad hoosow aqoonyahan aqlaaq io aqliba Alle siiyey Alle ha ku xafido wllky❤
Legend hosow pro nin wayn
Nin culus maa shaa allah hoosoow pro
Astaaney abahiin wasa anaga awalba dad idinka dhignay wad ariki dontaan🤓
Maansha Allah hoosow bro
Legend of legends
Waaw❤
Cisman hosow soo dhawow🎉
astaaney macsalaamo😂
Badeenu iib ma aha😢😢😢😢😢😢
Hoosow Horay usoco bro ❤️
Wlhi hosow ilaa markuu yotub bilaway ilaa hada wan dawadaa wan dadka ugu horeya oo an kadawado TH-cam
Codkaada beelo waa lkn fanka kusoo biir Kuma dhahay waliba waxaan ogahay inuu San warkeyga waxba kaa badalen😅 54:30
BADEENU IIB MAAHA😢😢😢😢
Badenu uub mahan astan nacal amxariga kudale wase
Comments ka anaa ugu horeeyo😅
Astan no more money
Team washamsi meeyay☹️
Badani iib ma aha
Our 🌊 sea 🌊 is not for sale. Sorry 🙏 astan 📺 Tv waxa tihiin nacas yaal
Hosow soodhowow.
Astaan waa Cadow Soomaaliyeed ha laga digtoonaado xataa haday wiilki raalogeliyeen waa inaanan loo soo noqon la daawan lana gaarsiiyo dowlada si loo xero astaan .
waxay dawadan waxa qosolka ah+qabyalada
Astaaneey waa in kugu yacaa
Hosow pro
Hosow nin aqoon yahay ah
somalida wxeey dawdan wxyabhaa qosalka ah iyo qabyaldaa+ warbiixn+ka faidsiii+iyo veiws radis
Waxay daaawadaan pranks iyo waxyaabihii xaraabo ah😂😮😊😅😢
😂😂
Astan tageridinawan idinkala laabtay
War baxa gala yahy
Badeenu iib ma ahan
Astan how are you going to get money if you are cancelled? haha
War wqxad tihin dad xune waa inaad dadka rali galisan
jow kow now labo jaahil oo isku camira walahi wan qoslay waba labo jaahil oo been iyo bila micne iyo bila xikmad ku hadla jow kow now hadana bow
War adi maxàd kahadlaysaa mawaalantahy dad aadan aqoonin ma iska caynee
😂😂😂😂😂
DHOOLO CADEYN BEEN AH NAGA GADAAN QUDHUN KU QARSOON ASTAAN
@hosowpro hadoow yaqaano waxa eey somalida daawadan asaga aya soo gudbin laha si uu uhelo views badan marka moowduucan wuxu ku qumana zaki bin xaji iyo asad hajio 😂😂😂😂 seen kudhahay
Saas ay tahay wuu ka jawaabay.
Mida kale su'aasha la weydiiyay haddii ay ahaan laheed dadka maxay sidaan oo dhan kugu daawadaan?
Ayeey ku qumanaan laheed Zaki iyo Asad
Waynu wada ognahay 99% xagga xun inaynu xoog u daawano sida qabyaaladda heesaha iyo malaayacni oo dhan osmana haduu faaido ku ogyahay wuu soo gudbin lahaa si uu more views u helo Lkn khasaare mooye faaido ma leh
I booqo pege
Runta xanuun waaye badeena iib maaha dadkaan wax ka xun malahan astaan h*wasa
@HOSOWPRO zxp fanka ku baahan 😅
subsriebka wan kala noqday ha lagala noqdo
Badeenu iib ma ahan