Aar Maanta - Saafi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • Saafi is taken from Hiddo & Dhaqan the debut album by Aar Maanta. Get your copy from iTunes and all other digital music stores.
    Subscribe; goo.gl/Zs84w
    Itunes Store; goo.gl/kbQIJ
    Official Website; goo.gl/2YEdM

ความคิดเห็น • 2.7K

  • @yuusufmohamed7285
    @yuusufmohamed7285 4 ปีที่แล้ว +28

    Ayyyyy Suuriya 🇸🇾 ayaan joogay markey so baxeesay..subaxdii markaa school aadayo dhageesan jiray...asxaab aan jeclaa somali iyo carab iskugu jiro oo waqtiga nakala geeye ayaan isla dhageesan jirnay..Adduun waa iska sidaan..ilaaahi Somalia 🇸🇴 iyo Syria 🇸🇾nabad haka dhigo iyo dhamaan wadamada muslimiinta.

  • @Qanja16
    @Qanja16 ปีที่แล้ว +10

    Aarka maanta mid kamida fananinta aan helin mudnaanti iyo buun buuninta ay xaqa u lahayen 🔥🔥🔥

  • @najamamahad2368
    @najamamahad2368 4 ปีที่แล้ว +44

    heestan cidii u soo. xiistay ee Daawanaya 2020 liketa iska saar kolaY waan ku arkaa in aad Qoraalka akhrinaysee
    #from Borama*

    • @samiirdj6629
      @samiirdj6629 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll anaa reer boorama ah😎😎♥️

  • @Alex-he2fu
    @Alex-he2fu 3 ปีที่แล้ว +53

    After 12 years if you watching you are legend 🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤💯

  • @Hassan_Turki
    @Hassan_Turki 2 ปีที่แล้ว +18

    2022 safi weye qalbi gedu💃🥰ya ila dawanoya☝️😂😍

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 ปีที่แล้ว +10

    Saafi 2008 iyo caruurnimadii dahabiga ahayd iyo Universal Somali Tv
    Burco

  • @ruun14
    @ruun14 ปีที่แล้ว +8

    Heestan markay so baxaysay 7 jiray hadne maamo baan ahy😢😢😢❤❤❤😢

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 3 ปีที่แล้ว +21

    yaa u xiisay heestaan 2020
    saafi weeyee xasuus

  • @user-wh4ns3qx5c
    @user-wh4ns3qx5c ปีที่แล้ว +11

    2016 aya waxa iso diray wiil an is jecleyn hadane 😢 adunka wu igu cidleyay 😭😭 igu duceya inta farinteyda arakty 🥹🥹🥹

  • @abdirahmanmahad9399
    @abdirahmanmahad9399 2 ปีที่แล้ว +7

    Saafi weeyee aaaahaaa 🙂
    Qalbigeedu aaaaahaaaa💘
    Aniga iyo walalkay baa ka daawan jirnay @Universal Tv 2011.
    caawana oo aan daawanayana waa axad 18/06/2022 😍

  • @ashrafabdalla3454
    @ashrafabdalla3454 3 ปีที่แล้ว +9

    Hestaan ano 11 jir aa malin ano qadayo hoyo igu tuntay mantani 21jir baan ahay wa iska adun allha ii daysto hoyo mcn🥰❣

    • @fariixaahmed5715
      @fariixaahmed5715 3 ปีที่แล้ว

      Maantana ilmahena marke qaadan walagu qosla allow hoyinkena noodesto

  • @farahabuukar5141
    @farahabuukar5141 2 ปีที่แล้ว +7

    2008 dugsi quraan is kuula dugsi dhexe TV markii laga soo daayo waa labadali jiray 🙄waalidkayn heesa ma ogalayn anaa
    Hadaba ma ogal lkn waaxaa layska wadaa dad waaweyn
    Baaabaa allaha yaraxma🥰

  • @maxamedjamir7206
    @maxamedjamir7206 3 ปีที่แล้ว +883

    Who is here in 2023 😂😂🥰

  • @abshirgaaf6061
    @abshirgaaf6061 4 หลายเดือนก่อน +15

    Ya ilaa jooogo 2024🎉

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 หลายเดือนก่อน +5

    2024 saafi weeye qalbigeedu❤

  • @zaedaliyussuf2616
    @zaedaliyussuf2616 4 ปีที่แล้ว +15

    Heestan markad qaaday waxay da,daydu ahayd 7 sanno
    Maantana 2020 ay tahay waxan ahay 19 sanno
    Nin weyn legend keep going

  • @khadarmuslimn4321
    @khadarmuslimn4321 4 ปีที่แล้ว +23

    alla beeri hore baan jeclaha 😢😢😢😢😢😢😢😢 xasus weyn wallahi heesta yarati telephone made in chine ku hasan jiiray 😓😓😓😓😓😓 2020 corona virus allow naagu dulqaad

  • @amiinomarwarsame3854
    @amiinomarwarsame3854 4 ปีที่แล้ว +20

    Heestan 11 sano kadib way cusboonaatay waayo 2020 ayaa lawada daawanayaa

  • @RamlaMuhumed-v2w
    @RamlaMuhumed-v2w 8 หลายเดือนก่อน +6

    anyone born from 2000"S give me a like because this is new to my and so different from other somali songs director and the story it tells production hands down

  • @fareiy222
    @fareiy222 2 ปีที่แล้ว +5

    Wxaan dib Uso Booqday Caruurnimadeydii
    Adgan Arkayana Inad Ila Mid Tahy Rajeynaa *LEGENDARY*🥰🤟🏼

  • @T.M25
    @T.M25 ปีที่แล้ว +7

    14sano ka dib still watching maanta heestan laxanka iyo midhaha macan ayaN dib uzo boqday xili zacadu tahay casar Gaban anoo fadhiya geed hoos macaN adNa wad ku jeeda wad zo boqatay comentiga cafimad iyo daganan ban ku rajaynaya xaalad walba ood ku jirto

  • @lilmose3905
    @lilmose3905 6 ปีที่แล้ว +10

    sidiibi saafi u tahay 2008-2018
    ❤️ I love this songs wllhi 😘

  • @FANKAFILMS
    @FANKAFILMS 2 ปีที่แล้ว +12

    Old school 🏫 2009 kii intii ila dhagaysin jiray 2022 alx hadii noolyohiin.🇸🇴💞

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 ปีที่แล้ว

      FANKA FILMS wll 2009kii bilawgiisi Ayaa daawan jirey

  • @Maxamed84
    @Maxamed84 9 หลายเดือนก่อน +6

    Hesstan waxan dawanaya 12/12/2023 waa maalin talaado ah sacaduna tahay 16:09 PM ama galabnimo i.a sanadka dambe waqtigan OO kale haduu Alle igarsiiyo waxan jeclahay in aan Dib Ugu so noqdo anigoo guulo badan soo xaqiijiyay i.a WLL iisoo duceey riyoyin bdn ayan leyahay in uu Alle igu garab galo zido kle Adigana riyadada allaha kurumeyo Dhamaan riyadena allaha noorumeyo aamin aamin ❤❤

    • @certifieddinar3648
      @certifieddinar3648 9 หลายเดือนก่อน

      nio ilhay ha ina gaadhsiyo 12/12/2024 insh allah ilahyoow noo rumee dream keena

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 2 ปีที่แล้ว +4

    "sahal sahal maaya saafideydu sahal maaha
    san ku neef leh dumar mid la siman saafi maaha
    si walbu ku dayu inuu heelo sahal maaha "
    ..... etc.
    INCROYABLE LES PAROLES !!!
    walahi sahal maaha ereydu e waa ereyo wanaagsan oo heer sare ah o weliba si yaab leh looso habeeyey.
    Xasuus ayaan u dhageynanayaa heestani maanta.
    miligu waa 14h48
    Maalintu waa arbaco
    Bishu waa May
    Sanadku waa 2022
    Goobtu waa caasimadi ilbaxnimada ee jamhuuriyada Djibouti !
    MOF from Djibouti

  • @hassanahmedjama321
    @hassanahmedjama321 5 ปีที่แล้ว +10

    Heestan berigay soo baxday schoolka 7 baan ahaa Maanta oo aan dhagysanayana Master Baan wadaa. Allllow cimriga noo barakeey AAMIIN.

    • @thequeen-kn4bq
      @thequeen-kn4bq 5 ปีที่แล้ว +1

      Isku grade ban ahayn universal tv beyna ka so geli jirtay 10 jir ban aha xiliga 10 yrs ago markay so gasha nala dhaafin jiree 😂😂😂😂😂😂

    • @munaali3289
      @munaali3289 5 ปีที่แล้ว +1

      Isku waqti baan nahay class 7 inaan ahaa umaleynaa lkn ma hubo 2017 baan degree gi 1aad qaaty universal tv Ka daawan jiray galgaduud🤩

    • @hassanahmedjama321
      @hassanahmedjama321 5 ปีที่แล้ว

      @@thequeen-kn4bq Waqti tegay tigsimaad malaha

    • @hassanahmedjama321
      @hassanahmedjama321 5 ปีที่แล้ว

      @@munaali3289 isku grade baynu ahayn amba 1st Degree 2017 ayaan dhameeyay

  • @logan-dx3en
    @logan-dx3en 4 ปีที่แล้ว +14

    Heestan anoo yar wiil aan saaxibo aheyn wada dhageysan jirney hdan ma aqaano xaguu ku denbeeyey runtii wn qiirooday wakhtigan ordaya😫😫😫😫

  • @saabiriinaxmed2054
    @saabiriinaxmed2054 4 ปีที่แล้ว +71

    I can't stop lisening this song wow 💖💖💖💖💖💖🔥🔥💖💖💖💖💖💖💖

  • @highflyer215
    @highflyer215 2 ปีที่แล้ว +3

    The kind of videos aarka was making 13 years ago is something that the Somali artists of the moment failed to make. The man is on another level wax kabarta dhaha

  • @haybeabdullahi4228
    @haybeabdullahi4228 3 ปีที่แล้ว +7

    Hestaan waxaa ku xasustaa gabadh safiyo la odhan jiray oo aan school isla dhigan jirnay baa aad u jecleed ilaa & hadda ma hilmamo safiyo alla yaraxma ❤️😢

  • @qiimabdnjunjan1084
    @qiimabdnjunjan1084 5 ปีที่แล้ว +8

    Childhood memories 26/06/2k19 malinti xornimada qadatay gobolada waqoyi ban hesta dhagesanaya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 war like ta igu shaafiya

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 3 ปีที่แล้ว +11

    10jir baan aha markay heestani so baxday wow time flies

    • @zakariyesaidali4513
      @zakariyesaidali4513 3 ปีที่แล้ว

      Hhh 9 jirba ahaa

    • @ruun14
      @ruun14 3 ปีที่แล้ว

      @@zakariyesaidali4513 isku fac baynu nahay

    • @ruun14
      @ruun14 3 ปีที่แล้ว

      @trent gang 🤣🤣 dhib maleh 1 sana iska jara

  • @dmohamed
    @dmohamed 3 ปีที่แล้ว +11

    Saafi weeye always on top 🔝❤️🔥

  • @jimaale3095
    @jimaale3095 ปีที่แล้ว +6

    Hooyaday mageceeda saafi❤ aar maanta leggend.

  • @aadan3286
    @aadan3286 3 ปีที่แล้ว +15

    Yaa Daawanaag 2021,waar isoo xasuusiya.👍

  • @abdikarimomar5804
    @abdikarimomar5804 2 ปีที่แล้ว +12

    Yaa tagan ila 2022 💯😂🎶🎶📀 gold

  • @iLikeThatOne
    @iLikeThatOne 3 ปีที่แล้ว +8

    2008 waa xasuusta mobileki iigu horeyay Oo la isiiyo ooan shiinees Al-Jazeera aan kuso shubtay waqti wow tagay wlh

    • @Fuaad63
      @Fuaad63 3 ปีที่แล้ว +1

      Markas hestan maba so bixine scml sxp 2008 cawle aden iyo ilkacase aahawada hestaye benta naga da🤣🤣

    • @iLikeThatOne
      @iLikeThatOne 3 ปีที่แล้ว

      @@Fuaad63 2008 di dhamaadkeda so baxday

  • @ahmedjoker117
    @ahmedjoker117 4 ปีที่แล้ว +11

    yaa ila daawanaya 2020😳👑

  • @zuhuurizuu8345
    @zuhuurizuu8345 หลายเดือนก่อน +4

    Heestan ano duhur kasto dugsi ka imaday meel laka daaro somari jiray😂ciyaalnimada macanaa hadanaa 😢hooyo saafi darted kuso xasustay mamada cadalad urajeynaa xaqeeda aduun iyo aaqiro iney hesho❤

  • @Bulshaale143
    @Bulshaale143 3 ปีที่แล้ว +8

    2009 garowe ayaan ku dhaysanayay malintay soo baxday wan xasuusta xaafada 1da agosto

  • @xafsocabdullahi2155
    @xafsocabdullahi2155 4 ปีที่แล้ว +7

    Heestaan way anoo 3jiraa la qaaday hadan wxan dhgeesanaa anoo 15 jir ah❤️❤️ kuwa 2020 ayadaa ka Shidan ❤️❤️❤️

    • @NajiibVlog
      @NajiibVlog 4 ปีที่แล้ว +2

      7 sano baa jirey anina hadana 18 hees macaan iga dheh

    • @sakariyesunaariofficialcha2971
      @sakariyesunaariofficialcha2971 4 ปีที่แล้ว

      anpa wllhi qiyaamihii maqli jirey markaan dhageystaan ogaadey in aanay igu cusbayn

  • @NafisaAbdirizak
    @NafisaAbdirizak 28 วันที่ผ่านมา +9

    August 2024❤❤

  • @kingmuzze2125
    @kingmuzze2125 4 ปีที่แล้ว +15

    Waxan dhagysan jirtay wlshay iga wayn saado saleeban mohamed iyadoo inan ah maantana waa hooyo hayzta 5 hablood iyo hal wiil Ana waxan ahaa 14 jir manta waxn ahay 24 jir alxmdulilah aar maanta nin intiisa ka wayn

    • @ahmedxusen6617
      @ahmedxusen6617 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh😂😂😂😂😂

    • @cabdijaamac2771
      @cabdijaamac2771 4 ปีที่แล้ว

      Masha allH

    • @clqanihazzan9193
      @clqanihazzan9193 4 ปีที่แล้ว

      Hhh 26 Baa Jirtaa 12 Sanno Baa Kazoo Wareegtay Bro

    • @kingmuzze2125
      @kingmuzze2125 4 ปีที่แล้ว

      @@clqanihazzan9193 1996 maxa ayaan ahay maxa kasoo wareegay zhp miyanay 24 ahay waxa laga yaaba inan wax yara qalday

  • @abdullahisaidbaandha2669
    @abdullahisaidbaandha2669 3 หลายเดือนก่อน +6

    2011 waxan xasuusta galkcyo roob saaid ah ka da,ay baliyada ban aadi jirnay gabar baa dhameysan jirtay ana wa la dhageysan jiray

  • @abdikhaliqismail810
    @abdikhaliqismail810 2 ปีที่แล้ว +5

    Dhagyso ku raxeso kagana naso stress ka yurub ❤️Old is Gold 😭

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 4 ปีที่แล้ว +14

    Throwback 2010 😭❤️👈 iyo qaxii ceelasha Now 2020 iyo Kampala ❤️.... life Goes on ..

    • @shuuriyeproduction9997
      @shuuriyeproduction9997 4 ปีที่แล้ว

      Farha Brazillian 10 Kisenyi Pan Africa area

    • @khalidosman5708
      @khalidosman5708 3 ปีที่แล้ว

      Celasha biyaha mobel 310 eh ku dhagesan jire xili al shabab aka dhuman jirnay anigo 9 jir ahaa waa xasuus mcn

  • @binmalik966
    @binmalik966 6 ปีที่แล้ว +9

    Hooya dey markii la arosayay aa dhageysa nayay
    Waxa rabtin noshegeysin
    Waxa rabtin soqoreysin
    Armanta saxip heesta igu soctaa😍😲😲

  • @adelhussein3859
    @adelhussein3859 2 ปีที่แล้ว +9

    Saafi waaye.❤️

  • @aadanahmed3820
    @aadanahmed3820 3 ปีที่แล้ว +4

    11 sano jir ahaa markan dhagaysan jiray aar manta safi mantana 2021 still wali way ii daaran tahay safi

    • @user-fe8gy9mh3n
      @user-fe8gy9mh3n 3 ปีที่แล้ว

      24 jir cimriga hajiro🌹🌷⚘

  • @yussuf_Abdi_Sheikh_012
    @yussuf_Abdi_Sheikh_012 3 ปีที่แล้ว +6

    Hees kuma eka dareema qaaas ah ayeey leedahy 😍

  • @hamdaahmed3769
    @hamdaahmed3769 3 ปีที่แล้ว +7

    2021 ya Joogaa mesha wryaa anoo Yar dhagYsan jiray Hestan xasuus wlhi🥺

  • @husseinmubarak7717
    @husseinmubarak7717 4 ปีที่แล้ว +7

    6 jir baan ahaa markaan heestan dhagaysan jiray ilaa aan 18 jir ka soo gaadhay❤️❤️❤️❤️❤️

  • @youngbile2323
    @youngbile2323 3 ปีที่แล้ว +7

    Heestani markey soo baxdey grade3 ban ahaa schoolka mantana heer jamacaded ban sii gabagabenaya alla waqtigu muxu cararaya 🥺🥺🥺❤️❤️

  • @dmohamed
    @dmohamed 4 ปีที่แล้ว +6

    I was kuray yar when it was produced living in Somalia. And now dhalinyaro of Computer Science Student😁
    I've been listening to it since 2010
    Really it's a hot song you can't think it's like 12 yrs old song, it's like 2020 song. Aar Maanta Legend HOREY U SOCO.😍

  • @shaaficigoolnuug4916
    @shaaficigoolnuug4916 9 หลายเดือนก่อน +2

    Saafi saafi weeye childhood memories sidayda ookle qofkii ku raaxaysanaya after 10 sano waan salamaaya.

  • @Its-Sidba
    @Its-Sidba 4 ปีที่แล้ว +25

    She is still Saafi bro 🤣🤣🤣❤🙏🏽
    Who is here 2020 🥺😤 11 year Ago 🥺🥺❤

    • @leadershipace8054
      @leadershipace8054 3 ปีที่แล้ว +2

      😂😂🤚🏽 bro it’s 12 years ago Now 😂😂🤚🏽🤚🏽

  • @umuapdalla2990
    @umuapdalla2990 4 ปีที่แล้ว +16

    Wixi 2020 yimada hy so maran

  • @qurboboy402
    @qurboboy402 5 ปีที่แล้ว +9

    Wali wey noo macanahay heesta saafi 2019 yaa ila dhageysanayo

  • @abdulaziz-wj7dj
    @abdulaziz-wj7dj 3 ปีที่แล้ว +5

    Waqti iyo farxadiis waakuwii hore yaa ila qaba

  • @apdirahmanqalas3215
    @apdirahmanqalas3215 2 ปีที่แล้ว +5

    Saafi weeye 14 years will still watching 🥰

  • @apdiapdillahi8012
    @apdiapdillahi8012 4 ปีที่แล้ว +10

    2020 ila dawanayo alh cimriga noo barakeya 💖💖

  • @legenddrift6395
    @legenddrift6395 2 ปีที่แล้ว +13

    Dadka 2090 dawanaya walayaal isoo duceeya walayaal waa dhintee 😢😢😢🔻😭

    • @mohazsaed4418
      @mohazsaed4418 2 ปีที่แล้ว

      Allah ku naxristo janada hadan ka wayo narta ku jirtaa😳

    • @legenddrift6395
      @legenddrift6395 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohazsaed4418 war hadda waa nolahay
      Adiga xita 2090 ilhy hnoo wda naxariisto

    • @subeirapdilaahigahair4193
      @subeirapdilaahigahair4193 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa 2090. Alle haku naxariisto pro ✌🏾🥺😓😪😭🎂

    • @zakroy176
      @zakroy176 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 2 ปีที่แล้ว

      😂😂

  • @cadarwarsame7213
    @cadarwarsame7213 5 ปีที่แล้ว +9

    2019 ❤ yaa ila dhagey sanaayo heesta Saafi ❤❤❤🌷🌷🌷

  • @ahmedabdinasir9091
    @ahmedabdinasir9091 2 ปีที่แล้ว +5

    Saafii weeye 2011 qalafe xasuus wlh 2022 Mogadishu mantana

  • @deerowabdullfatahkusow8297
    @deerowabdullfatahkusow8297 5 หลายเดือนก่อน +4

    Maanta 19 april 2024 ayaa la ayan aabeyga iyo odyaal u direy saafi hassan si la igu doono ana ugu dhabeyno dadaal an sowadanahy 6sano wali jabwb la ima keenin lkn aaadban ugu kalsnoonhy dhanwalba alxh❤

  • @ckpoi3622
    @ckpoi3622 2 ปีที่แล้ว +10

    🙌🔥🇸🇴BIG LEGEND AAR MAANTA 2022👀👀??

  • @AxlaamAlpi-n1e
    @AxlaamAlpi-n1e หลายเดือนก่อน +9

    Who is here in 2024😂

    • @Wll_moha918
      @Wll_moha918 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @professorahmed6749
    @professorahmed6749 2 ปีที่แล้ว +10

    2022. Legends only

    • @djzafwan4331
      @djzafwan4331 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂🖐🖐🖐

  • @Oraahsan
    @Oraahsan 11 หลายเดือนก่อน +4

    TH-cam dhan 2005/2006 baa lasameeyay adigana 2007 baa wax soo dhigtay somalia wad ka horeesa al fanaan armanta

  • @Mohamed.Cabsiiye
    @Mohamed.Cabsiiye ปีที่แล้ว +17

    07/9/2023 Qofkii Daawanaya Heestan Hargeisa Kasoo Salama 🤘😂😂

    • @KhadarAbdulaahi
      @KhadarAbdulaahi ปีที่แล้ว +1

      Galkaio kasoo salamaya😅

    • @Mohamed.Cabsiiye
      @Mohamed.Cabsiiye ปีที่แล้ว

      @@KhadarAbdulaahi Haye bro 🤘😜

    • @coltab4069
      @coltab4069 ปีที่แล้ว +1

      😂waam kaa qaaday from malaysia😂😂

    • @Mohamed.Cabsiiye
      @Mohamed.Cabsiiye ปีที่แล้ว

      @@coltab4069 Haa ❤️💯

    • @faizasulub452
      @faizasulub452 ปีที่แล้ว +1

      Canada Kasoo Salamaya Abowe😘

  • @abdiwahaap6347
    @abdiwahaap6347 3 ปีที่แล้ว +14

    1 aogust 2021 hada iga dambayso like da igu qabo🙏

  • @tuuney548
    @tuuney548 ปีที่แล้ว +13

    2023🥺maalmo bis k dhiman🎉

  • @mohametjama406
    @mohametjama406 5 ปีที่แล้ว +13

    Yaa daawanaya 25-Janaury-2019
    Habeen
    Cishada sabti
    Goor sheegta 2:40 am

  • @anisabdikarin4322
    @anisabdikarin4322 ปีที่แล้ว +5

    Axsan hees 14 sano kadip ayaan daawaday lakiin ogoow markey soo baxaysay waan dhageysan jiray 😘😘😘😘😘😘😘

  • @aato144
    @aato144 2 ปีที่แล้ว +10

    Heeso waa heesi hore wlhi
    2022

  • @cabdiqanivarhanoz4745
    @cabdiqanivarhanoz4745 4 ปีที่แล้ว +8

    Ma jiraa qof dawanaya 2020

  • @idilahmed9257
    @idilahmed9257 4 ปีที่แล้ว +8

    Can’t believe am listening this after 11 years. Childhood memories 😍💕💕💕

  • @hodanhassan1931
    @hodanhassan1931 ปีที่แล้ว +10

    TEAM 2023 HEES IYO BADH DUGSI LEY ANO AH BAAN MAQLI JIRAY😂😂😂

  • @mohashariif4844
    @mohashariif4844 4 ปีที่แล้ว +15

    2020 aaa arkay heestaan yaa ila mida

  • @mohjoseph17
    @mohjoseph17 หลายเดือนก่อน +3

    2009 heestan aniga oo 6 jir ah baan ka maqli jiray inan jaarkayaga ahayd oo ayaan xasan la odhan jiray aniguna saafi weeye qalbigeedu heesta intaas oo kaliya ayaan ka aqaanay
    Hadana waa 2024 waxaad moodaa in maalmo yar uun u dhaxeeyeen waana 15 years ago ala muxu waqtigu rooorayaa

  • @abdyrahmanhgi2964
    @abdyrahmanhgi2964 4 ปีที่แล้ว +9

    Hestan waxaan dhageysan jiri anigoo yar aan school xitaa dhiganin hdane jamacada last semester wadaa legend armanta👍💝

    • @zizoaizon6599
      @zizoaizon6599 4 ปีที่แล้ว

      You know this song come out 11 years ago 🤨

    • @hodanabdihakin
      @hodanabdihakin 4 ปีที่แล้ว

      same nahay last semester ban dhagysanaya bari horana maqli jiry 😊

  • @rizzyrazia4140
    @rizzyrazia4140 4 ปีที่แล้ว +10

    One of the unforgettable Somali songs💙

  • @munaabdi8056
    @munaabdi8056 3 ปีที่แล้ว +8

    Still listening after 12years ago wale wakhtigu wu cararaya❤❣👑

    • @munaabdi8056
      @munaabdi8056 3 ปีที่แล้ว +1

      @@_8Mohamed unuka kkkkkkkk.

    • @farhanmohamed9224
      @farhanmohamed9224 3 ปีที่แล้ว +1

      Saafidaas adiga miya😂😂😂😂

  • @abdirhamanmohamedalawi9441
    @abdirhamanmohamedalawi9441 2 ปีที่แล้ว +14

    02/01/2022 saafi Aan soo tabay

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe วันที่ผ่านมา +2

    2kun dad ah hadad ika dhex aragtay legend tahay 4 sano kadib markey 20 sano gaarto heesta ayan isku sonoqonena insha allah 🙏

  • @abdulahiali6847
    @abdulahiali6847 4 ปีที่แล้ว +8

    Aar manta heesihiisa caadi maaha waqti hore ayey aheyd lkn waxaad moodaa 2020 in laqaaday

  • @fatimazulley7809
    @fatimazulley7809 4 ปีที่แล้ว +11

    2020/April 🥰♥️ ha ila dhaafin👍

  • @umumuslim5370
    @umumuslim5370 3 ปีที่แล้ว +10

    Hestaan anigoo aad u yaraa dhegensa jiray

    • @marwayusuf5433
      @marwayusuf5433 3 ปีที่แล้ว +1

      Anba wlhi yarana Ku dhageysan jirey

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 ปีที่แล้ว +3

    What A LeGend He Was, Now He's Not As He Before😓, Si Kastaba He's The Best Ever❤,
    Ciyaalkii Hore Unbaa SalaamaYaa😃👊

  • @garyaqaanyare
    @garyaqaanyare 3 ปีที่แล้ว +5

    12 years ago this song was released and I still listening till today , tell me where you when this song came out

  • @khaliilkbcomedian6418
    @khaliilkbcomedian6418 6 ปีที่แล้ว +11

    SaaaFi weeeye 2018
    Yaaa dawanaya

  • @Mustaqbal-Tv
    @Mustaqbal-Tv 8 หลายเดือนก่อน +9

    Waxaan hubaa inaa heestan macaan dib uso booqatay 🥱hada iga danbayso like dhac ku sii yaqeey...👍😛

    • @MowliidFarxaan
      @MowliidFarxaan 8 หลายเดือนก่อน

      Hestaan markii laqaday meqa jiraa aheet😂

    • @Mustaqbal-Tv
      @Mustaqbal-Tv 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@MowliidFarxaan10 years adna 😂

    • @MowliidFarxaan
      @MowliidFarxaan 8 หลายเดือนก่อน

      5 years 🤣🤣🤣

  • @caways_carrabay
    @caways_carrabay 4 ปีที่แล้ว +15

    Yaa, daawanaya😂😂👉 2020
    Like-ta dhac iigusiidee wlal.🙏

  • @jamelajey885
    @jamelajey885 2 ปีที่แล้ว +7

    Hestan ano yar dhagesan jire fanan qade ma aqoon lkn manta ayan dawaday 🥰2022/6/24

  • @nasropea9639
    @nasropea9639 2 ปีที่แล้ว +11

    Is come back hees horo iyaa ila mid ah🤣🤣🙋🙋

  • @hanamohamud8439
    @hanamohamud8439 4 ปีที่แล้ว +10

    Armanta jilka danbe xitaa wey ku dhegesan donan boqor armanta🙏🇸🇴👌

  • @qali.armyladan1654
    @qali.armyladan1654 5 ปีที่แล้ว +9

    Shwoga muqdisho armanta sandakan qof ka tagayo nasib badan 💙💙💙💙💙

  • @hamarfilms1815
    @hamarfilms1815 5 ปีที่แล้ว +10

    2019 farta taaag 12 maka dhiman sanadka cusub

  • @RayaanMuseHassan
    @RayaanMuseHassan หลายเดือนก่อน +4

    Heesaha dhexe saa u jclhy l3ee❤