Waxaa la yaab leh in heestan cajiibka ah ee ereyada, laxanka, muusiga iyo muuqaalkeedaba wada shidan ay 5 sano ka dib daawatay 685k oo kaliya halka Yarta raadiya iyo wax aanba la fahmayna ay daawatay millions waliba wax ka yar 1 sano🤔🙄Soomaalidan wax daran iyo wax xun leeyba raadiyan oo ay jecel yihin halka waxa u qalmay in la jeclaadana ay ka tagaan🤗Anyway I'm in love with this song and it's my fvrt💯🤞
As I mentioned earlier, I was never into Somali music since growing up in the US, but this song is changing all of that!! I listen to it every time I drive now lol Plus, I cannot wait to sing it for my wife when she comes back from Canada inshaa allah. She'll be shocked I know a Somali song hahaha
JA Ali loool! This is such a beautiful message and ilaahay ha isku kiin daayo walaal. Wishing you both boundless happiness InshAllah! We would be no where without true love and Aar Maanta ilaahay ha noo daayo! 😊😊🙌🏽
khadar Juxaa damn I’m so sorry that’s not easy at all wallahi specially without hooyo Alhamdulilah that I still have my mom in my life... my mom left 7 months ago in Africa, wallahi I miss her like crazy even though I’m 22 years old I can’t imagine my life without my mom life would be very difficult for me💯 I pray I never lose my hooyo🙏 but my dad died when I was 14 R.IP to him. Intaa walidkooda kaa dhiimataa Allah yaa Rahma
thank you for restoring somali music Aar maanta. You are picking up from where the legends in the 80 left. Thank you i enjoyed the quality of this music and video. : )
He truelly can restore the Somali music and is so far the best though so underrated Singer. EDIT: But things are getting out of handthese days man! No lyrics. No theme. Every everybody is Fannaan. Somali Music Industry is no more.
I always love your artistry it's so refreshing and this comes from someone who is not familiar with Somali songs don't get me wrong I LOVE Somali songs
Aarmanta the only somali male singer that am proud and always share his songs with my non somali friends. Thanks Aar manta for representing the best way possible of our culture. You're Such an inspiration to us.
Heestaan Waxaan kuxasuustaa anigoo dhageysanaayo ayaa waxaa isoowacay gabadh aan jeclaa lakin beri hore Kala tagnay lakin qalbigeyga kogoyn waayay Kadibna waxay noqotay heesta aan ugu jeclahay. Aar maanta ♥
The video is absolutely beautiful, the scenery, the vibrance, the emotions - absolutely beautiful. This song brings back memories of when it first came out!! "Nolosheyda oo dhan, dhabti Adiga weeyaan" love it!!! Good Job Aar!!!
Fanaanimoda layskama yeelee waa loo dhashaa Aar maanta wuu u dhashey haybadiisana anaa u qiray waxuuna mudanyey in lagu daydo hab u dhaqankiisa dhankastaba waana ruux qaaliya hala ogaado....
More then ten times i asked my self , why all somali singers become like Aarmanta❔❔ Great artist 👏👏👏 heestana waa ka baxsatey wl dhinac walba . Keep going.....
Saxibaday aan aad u jecla ba hestan jeclayd marki u horaysay an maqlo itustay ila hada heesta wan dhagaysta ayadina way iga tagta marka heestan markasto an dhagaysto qalbiga ixanuno ila hada wan jeclahay gabadhi after 2 years still qalbigayga kamay bixin 😭😭😭
Heesahaaga aadka u fiican ee sannadkiiba mar soo baxa waxay i xasuusiyeen filmada Amir Khan oo 2dii/1kii sano mar soo baxa oo tayada badan...markaas ayay atoorahaas ku naanneyseen 'Mr. Perfectionist' (ninka hawsha suga). Aar Maanta hambalyo sxb.
wlhy been idin ma sheegayo aar maanta jacayl dhabaa uqabaa waan iga hy in uu xaas leeyahy mana jecli gurigisa in aan ka dumiyo lkn wlhy waan jeclahy ha iska ogaado bes in aan jeclahy
10 unlike? dad aan heesaha kala aqoon baa jira, who wouldnt like this song? xurmo waxay dhextaalaa, dhadigiyo labkeenee, usi dhiibay ubaxeeeeee... lovely song a true legend Aar maanta
AAR MAANTA hambalyo walalo Chanson incroyable Je suis jeune de Djiboutien donc je tiens à vous dire que nous aimons votre musique si belle , et vous remercions beaucoup. so good music thanks mr Aar Manta
Xurma Waxay Dhextaal Dhediga iyo Labkeenoo
Isudhiiba Ubaxee....... Allah Yacizzak
Midho Aad Umacaan, Muuqaal Qurux Badan oo
Katurjumaya Hummaaga Heesta Xanbaarsanatahay,
Aar Maanta Dhaantadu May Dhiman Dhulkana Kumay Dhicin
Dhaantadu Dhaqankeena Weeyaane..
Riyofilms Waa Muqaal Aad & Aad Looga Soo Shaqeeyay
Xagga #Anshaxa ..Waad Ku ammaanantihiin
Farshaxnimadaasi Cajiibka ahi Ee Kudayashada Mudan..
Wq
Waa hees aan kadhargin marlintay soo baxday ilaa hada xusuus iileedahay runti Abdi askari salaan sare big legend ✊
Y2k taa ¥/₩₩(I ₩₩.
Bbc
Bbc
Aar maanta heesahaga mid kamida u qadanaya filim cusub oon kumatalayno hargeisa in sha allah 2018 , you are one bro full respect
Flimki mamatashay zxp
Waxaa la yaab leh in heestan cajiibka ah ee ereyada, laxanka, muusiga iyo muuqaalkeedaba wada shidan ay 5 sano ka dib daawatay 685k oo kaliya halka Yarta raadiya iyo wax aanba la fahmayna ay daawatay millions waliba wax ka yar 1 sano🤔🙄Soomaalidan wax daran iyo wax xun leeyba raadiyan oo ay jecel yihin halka waxa u qalmay in la jeclaadana ay ka tagaan🤗Anyway I'm in love with this song and it's my fvrt💯🤞
♥️🙏
Hada 2m ba dawatay ee adiga la manoshahay wll❤🥰
Xaqiiq legend runta taabatey - dadka hada waa ha yaacdo
As I mentioned earlier, I was never into Somali music since growing up in the US, but this song is changing all of that!! I listen to it every time I drive now lol Plus, I cannot wait to sing it for my wife when she comes back from Canada inshaa allah. She'll be shocked I know a Somali song hahaha
MANSHA ALLAH
JA Ali if u sing it for her she will be veryhappy hhhh
JA Ali loool! This is such a beautiful message and ilaahay ha isku kiin daayo walaal. Wishing you both boundless happiness InshAllah! We would be no where without true love and Aar Maanta ilaahay ha noo daayo! 😊😊🙌🏽
6 years later, do you still love somali songs and was your wife surprised when you sang this song 🎶 to her?
he married in another women in canada😂😂😂
Adiga waxa si kaa eh soo fiiri commenti kyga 😂😂🙏 Legend Aar Maanta Great Artist 🧑🎨
😂😂😂😂
🥰😂kaalay ila danbaab
@@bbekushkushlove4041 🤭🤭🤭😁
😂😂😂2025😂😂😂
For a Somali girl that grew up without a father, this song/video makes me cry every-time.
What abut farah he didn't see hoyo and Abo huno
khadar Juxaa Who’s Farax?
Sorry mcnto
Fatima Abdullahi he’s talking about himself lol farah= all men and halimo= all women 😂
khadar Juxaa damn I’m so sorry that’s not easy at all wallahi specially without hooyo Alhamdulilah that I still have my mom in my life... my mom left 7 months ago in Africa, wallahi I miss her like crazy even though I’m 22 years old I can’t imagine my life without my mom life would be very difficult for me💯 I pray I never lose my hooyo🙏 but my dad died when I was 14 R.IP to him. Intaa walidkooda kaa dhiimataa Allah yaa Rahma
Quality music production again from Aar maanta .. restoring hope in Somali music. Thanks Aar maanta.
thank you for restoring somali music Aar maanta. You are picking up from where the legends in the 80 left. Thank you i enjoyed the quality of this music and video. : )
He truelly can restore the Somali music and is so far the best though so underrated Singer.
EDIT: But things are getting out of handthese days man! No lyrics. No theme. Every everybody is Fannaan. Somali Music Industry is no more.
@@basheybsb7919
"@'a
@@sahrasaalax8031
Can't get it dear? Kuma fahmin abbaay?
I always love your artistry it's so refreshing and this comes from someone who is not familiar with Somali songs don't get me wrong I LOVE Somali songs
💓
Deqaa salut ma soeur
Aarmanta the only somali male singer that am proud and always share his songs with my non somali friends. Thanks Aar manta for representing the best way possible of our culture. You're Such an inspiration to us.
2020 inta dawanaysa like😍🖤
Xasuus weye heestan AAR MANTA😍
2023 dawanaya tolow manolyahay comatigan qofki sobixiyay
2024 daawanayaah waxaan rajeey nayaah in aad labadiinaba aad nooshihiin hadaad dhimateenah ALLAHA IDIIN NAXARIISTO
Heestaan Waxaan kuxasuustaa anigoo dhageysanaayo ayaa waxaa isoowacay gabadh aan jeclaa lakin beri hore Kala tagnay lakin qalbigeyga kogoyn waayay Kadibna waxay noqotay heesta aan ugu jeclahay. Aar maanta ♥
malin hore arkayay gabr dhaheyso wilashu ma ilaban gbdhha ee xirirka la lahan jiren wa san cml
aar maanta fanaan dagan illaahey amarkiis 👏👏👏👏😂
sowdo ibrahn amin 😂😂UK ayuu kunoolahay.
sowdo ibrahn amin ma gabadhii qurxooneyd baa salamaad meel walba joogta
sowdo ibrahn amin wlhi waa kaa buuqay cadey hestan view gareyabo waa dhaxfadhithaa kujecliyaa naftaada
mel walba mad jogtaH😀😀
sowdo how about me illahey amarkiis
19,may,2024❤
7 yrs ago It's now 2023, who is the legend who has been looking for this song and listening to it, no matter what work you do.🤛🤜
I'm here after 8 year's ❤😂
love from india
Anoop Kumar Gupta what you mean
Love you india
Bhai Iam Very Happy To Hear You, iam also Hyderabadi .
@@reergaalkacyood9361 hhhhhhhhh
@@reergaalkacyood9361 😂😂😂😂
2019 kii ayado lagu jiro qofka dhageesayo like dhac ha igu siiyo 😂😂
Heestaan 4sano kahor aa dhageesanayay mana kadaalo 🙏
The video is absolutely beautiful, the scenery, the vibrance, the emotions - absolutely beautiful. This song brings back memories of when it first came out!! "Nolosheyda oo dhan, dhabti Adiga weeyaan" love it!!! Good Job Aar!!!
That verse is for my parents ❤️❤️
Fanaanimoda layskama yeelee waa loo dhashaa Aar maanta wuu u dhashey haybadiisana anaa u qiray waxuuna mudanyey in lagu daydo hab u dhaqankiisa dhankastaba waana ruux qaaliya hala ogaado....
Mohamed Jama haaaa wa ruuntaa abowe aqligaga allah ku daystoo
Amazing song and visuals Aar! You are truly inspirational! :)
Autumn Sharif thank you my sister, looking forward to your new EP :)
Autumn Sharif you are amazing Autumn you should duet with Aar manta do something new and unique amazing voice and video by tha way
Armanta kuma ilaawi dono legend somaliyeed qalbiyadena ku qoran tahay 2021 hadad dawaneysi lliketa ha ila dhaafin wll❤❤❤💚💙🖤👁
On of the best SOMALI Singers of all time ❤
Yaa ila dawanaya 2021 August❤️
More then ten times i asked my self , why all somali singers become like Aarmanta❔❔
Great artist 👏👏👏 heestana waa ka baxsatey wl dhinac walba . Keep going.....
2020 ayan dawanaya somali maxamedey liketa igu qabta 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤
aar maant
aar bari
aar shalay
aar saa danbe
aar saakuub
MyLove)
Nolo shayda odhani dhabti adiga wayen
❤
Somaliyey wan idin salmy farxad ku wara dhamn tin.
malin khamiisa habeen jimce soo galayo bishu tahay 2 September 2021
Ayaan heestan dib udaawanayaa 👑❤💌😘😘😍
🥺nafta dhayehedow dhuuxiyo galgacalkii noooshayda dhan dhabtii adiga weyaan😭💔2023
Xurmo waxay dhex taalaa dhedigiyo labkeenoo isu dhiibay ubax😮wow!
Weli waxaan daawanayaa 2022
😘 Hees iyo badh.
Aah hees baa kasocta hda adigo hesta dawanayo ad comment ga aqrinosid 2019 like ta dhac sii
7 years ago. Gabadhi ibartay heestan wali wa jeclahay mana helin wali😭 Ramla. 🇬🇧
2 dena isku wqti so boqany 🤣
I LOVE THIS GUY😍💕 YOU'RE A PROUDNESS FOR ALL SOMALIS ✌
Yaa Sallaam! Ninkan weligii wuu ka horeeyay fannaantii jiilkiisa iyo haatan-ba. Jaalle mar kale aan ka dhex arko!
i never seen Aarmaanta singing with a female I don't know why🤔 but anniwey he's good singer 😍😍😍
2020 inti dawanayza farta taag☝️
First comment lol love it the song caaadi maaha Allah yicizak Mr #AAR.MAANTA
masha Allah gabadha way asturantahay sanaaa lagaraba fanaaninta wlh waaa macquul heestaaan iyo muqalkeeda
+ranviil rashka sax
Saxibaday aan aad u jecla ba hestan jeclayd marki u horaysay an maqlo itustay ila hada heesta wan dhagaysta ayadina way iga tagta marka heestan markasto an dhagaysto qalbiga ixanuno ila hada wan jeclahay gabadhi after 2 years still qalbigayga kamay bixin 😭😭😭
😭😭😭Sorry wlky jeclku waa Mar un Alla ha masaxo aday shaar Ku thy
😭😭😭😭😭ilahay haiskukiin keno cade
Hadii aad gabar dhasho u bixi Dhaayaha say xasuus kuugu noqoto
I am sorry walahi jaceelka waa xanun badanyahay markad weyso qofkaad jeceshahay ilahow isku sahal inta isjecel
Bashir maka dhab ba
Heesahaaga aadka u fiican ee sannadkiiba mar soo baxa waxay i xasuusiyeen filmada Amir Khan oo 2dii/1kii sano mar soo baxa oo tayada badan...markaas ayay atoorahaas ku naanneyseen 'Mr. Perfectionist' (ninka hawsha suga). Aar Maanta hambalyo sxb.
Mr perfectionist in badan waad la asiibtay sxb... fananinta danbe waa fananka kowad ee an dhageysto in badan...
Shakir Mohamed amirkhan kena waye armata 😘
I love this guy! He is so professional ❤️❤️❤️
wlhy been idin ma sheegayo aar maanta jacayl dhabaa uqabaa waan iga hy in uu xaas leeyahy mana jecli gurigisa in aan ka dumiyo lkn wlhy waan jeclahy ha iska ogaado bes in aan jeclahy
queen Ali hhhh waa ku jeceelkaaaz lol 😂
+Zaki Waadaadshay huuno dee jacayl wx lagu ciyaaro mhan wlhy waxaan xasuusta ahabeen aan turky joogay anoo safar ah kaligay ah heestisa intaan dhagaysto xtaaa iska maahsanaado habeenki dhan
queen Ali sorry abayo iska jecloow kuma dhihi kro lkn iskah iloow illheey mskxdda hka tirtiro wyo jcylkah wax yar maho iska samir hdlkgah ilinaah iga timi I am so sorry 👄👄👄👄👄
+walax walax abaayo maahsanid wlhy markaa stress yr dareemo ama uu ihysto waan dhagaystaa heesihiisa
queen Ali xbbty illheey hkugu badalo ex ku jecel inoolow stresska is jooji because sad dareemoosah illheey hkaa tirtiro abyo mcaan😍😍😍
Omg I swear I already heard same melody...If you don't believe me listen the song called "Sidaam" by Fuad Ali Abdullah.
❤❤❤
Aar Maanta waa fanaan qaali ah.....not only a musician but also a role model for many....keep the hard work bro..................
Are you Alive my brother
@@abdihakimahmed10😂😂😂😂
he is so handsome mashallah, iam in love with him
hell me 2😉 he's handsome as hell
#2020 ma dhageysneysaa Nafta dhaayaheediyo dhuuxiyo galgacalkii nolosheeyda oo dhami dhabti.adiga weeyaan😭😭😭😭
Haaa waliba aniygoo xanuun jcl ladaran
@@shukriyaa1810 😭😭😭 sorry abaayo qurxeey allh kuu qbojiyo qalbigaada
Qofba Si U Macnee Waxa Laabta Gubey
Heestan waxan kaga baxay wakhtigaygii aan class form four ku jiray oo aan imtixaanka ka walwali jiray heestan ayaa i dhaafisay wakhtigaa.
9 sano kdib like I saara 😂😂
You never disappoint me with the quality of your work..Thank you #Aarmaanta .
Rakawaa rakii hore hadaln waa inatu idhi heeso wakuwii hore Aar maanta lagane xayaa fanaan wanku tuuraye cimaada hadanhye ree hargaysae hoygii fanka heesd markan dawda waxy hayed xili hore waxn jogaye wadnkii lkn hadan waxn dawdaye ooya tahy 31-10 2020 😭💐🙏
aarmaanta the best somali singers❤️ fanaan loo xiisey🤕
i love this song
BIG RESPECT legend AAR MAANTA
Ip
2021yey ugu horaysa farta taag
Cajiib waa salamayaa somalida hada soo booqatay👑❤️😍
22 june ❤
2023 December 😊 isodociya tahrib ayaa ahaye dad hooyo allah dhigo melkasto ❤ A wan ku jeclahiye hormarkina ayaa u baxaya gusha
10 unlike? dad aan heesaha kala aqoon baa jira, who wouldnt like this song? xurmo waxay dhextaalaa, dhadigiyo labkeenee, usi dhiibay ubaxeeeeee... lovely song a true legend Aar maanta
Yaa ila Daawanaya 2019
waxa fananinta isku shegaya aarka ku dayda ban ku odhan laha
መብሬዘፈን
ahmed sied woow
Heesaha dreenka leh aad baa ujeclhy qlbiyda is jecel ha guulysto nafta dhaayheediyo dhiigiyo kalkacalkii qiiro iga ma horeen heestan💔❤❤
*OMG THIS IS SO BEAUTIFUL I LOVE IT*
2020 ya dawanaya like
heestaan waan ku heystaa!!
I am addicted to this song!!
Nafta dhaayaheedi dhiigi iyo kal gacalkii Nolashayda oo dhan dhabti adiga weeyan najahey hbb❤❤❤❤❤😊
AAR MAANTA hambalyo walalo Chanson incroyable Je suis jeune de Djiboutien donc je tiens à vous dire que nous aimons votre musique si belle , et vous remercions beaucoup. so good music thanks mr Aar Manta
Armaanta labo isu dhiba ubaxa @.com
Aar maanta libaaax ayaaa thy heestaan really is amazing Well done bro
adiga maxa si kaa eh like saar commentiga..lol
Waa hees aan qiiray runtii anigu
Waluguu Sara sxb
hhhhh
Hhhhhhhh waad iga qoslisay xaqiiqatan pro
Hhh inaba cadi mahn sxb
Aar maaanta hduu fanaan jiro waa ninkaas .....
Tageero 1 ayaaan kuu ahaY walaL...🌹
I normally don't listen to somali songs like that, but this one is good song with HD, well recorded video. Waad mahadsantihiin.
Nolozhyda odhan dhabtii adiga wee tan😭😭❤️
Wlaahi heestan xasuuus ayaay ugu reebaty waxaan daawan jiray jigjiga 2015 ilaaa hada ooon joogo Swizterland na waan daawo daaa nolow aarmaanta huuuuuuuuuuuniye hada waaa 2018 kiii 5 /27 keedi caawo oon daawonyo long life proh aaar maanta
asc
Can spot my nephew "chuchu" big up boy & Aarmanta. One of my fav
I love the lyrics and the plot. I understand the dynamics.
Inta daawanayso 2023👍
first song sung by aar manta that i ever liked. so touching.
yaa ila daawanaya 2017 like hasaran
(DHAAYAHA SONG) Ano ag in la dhageysanayo 2023
Ayan so booqday inti ila dhegeysaneyso iso raaca ❤
Yaa ilah dawanya👀2020❤
Nafta dhayaheediyo dhuuxiyo kalgacalkii nolosheeda oo dhani dhabti adiga wayaayn ❤❤❤❤iga gadan m.a wllhi fankaan ad ay utageera heesihisa kalma dhpacaan❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉farxad igu war🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Aar Still 2021🎧💖
Aar legend 🙈☝️
Great song Aar Maanta......your brother from Canada.....Fouad.
This is lit. I came back for some vibes.
7 août 2024 yaa dawanaya heestan 👍
2023
soomaaliyeey wiilkaan wuxuu uqalma gaarsiiya🥺😒🤣
I'm getting some beachy island-like vibes, I can't understand the song but it's a beautiful language and a great video! :)
Haddiii aan abwaan ahaan lahaa heesahayga cid kale ma qaadeen aan ahayn Aar Maanta ............... big respect guulayso
I love his voice and the video !! :) Where was it filmed?
I think in Kenya :)
Ayan H Filmed and directed by Ahmed Farah of Riyo Films in Nairobi Kenya.
nairobi weyan
Aarmanta waa ninka xushmad iyo isku darsaday aqlaaq hore usoco fanaan al fanaan
good job aar maanta and ahmed farah and hassan cagaran
#44345yhn..
Still listening this song 2023
Inta aabo dhimatay wey dhuunteen Allah u naxariisto waayo walalihiina nijecel ayaa jogaan 🇸🇴🙏
What a great song and nice video clip😀👍🏾
Ar maanta july 2023 still rocking❤❤
Aar sxb heesahada heesaha kale wey ka duwan yihin aad ayey u tayo fican yihin. Keep going my bro please come new jersey. 🇺🇸 usa
Qalbiga aya i xanuunay marku yiri “Noloshayda oo dhan dhabti Adiga weeyaaaan 😥 Lkn iskabulo iska hay
Fanaaninta somalida intoda badan waxay ubahanyihin inay mudo 2 sano ay aar maanta internship kuso qaatan... perfect video
NAFTA dhayahediyo dhuxiyo kalgacalkiiii haaaa noloshaydaa oo dhaan dhabtii adiiigaaa weyaaan
ethipmnar
አምሣለ
heeso
2023 still I am watching ❤
Amazing song and classic music indeed. Go go Aar maant!!