Maa shaa allah waa hadal taariikhi ah oo ay tahay in sicad oo. la arki karo looga wada howl galo masuuliyiinta raisal wasaruhu la hadlay allaha kadhigo kuwii qaata oo ku shaqeeya arimaha lagala hadlay oo dhan inshaa allah.
Ikran anur buundo laguudhiso in horta amnigii lagu dhisi lahaa la dhamaystiro weeyi marka kadib aya horumar loo gudbi karaa Buundoyinku waa horu mar marka horumarku wuxu yimaad marka amniga lasugo Cashuurta aad bixisana wa ta amniga lagu sugayo inta kalena way iman donta insha allah marka ha samir darnan wll
Guul aan somali u rajayna. dadka mucaaradka waxan lee yahay , si fiican waxa haysaan tilaabo fican , lkn dhalisha ku dara xalka . xiilka dhiib xal ma ahane taalo keen waqtigiina sugta
Mudane RW Khayre, dhaqaale iyo horumar waxaa ka horeeya amniga Xamar. Marka Shabaab laga tago, Daynile xeradii 77 laba beelood oo hubaysan ayaa Ku dagaalamay. Qaraxayada xagee Xamar dhexdeeda laga Soo abaabulaa? Waxay iila tahay shaqada kuu taal in ay labadaa arimood ugu horeeyaan.
mudane raisul wasare dhaman warka waa sax lkn ani waxa talo uso jedinaa dowlada marka hore cawa inaa u sheegto waxa la qaban karo , amaanka , iyo dhaqalaha amaanka ( community policing ) arinta loo sameyo dhaqaale aruurin gaar ah guri walbo laga qaado 3$ amaanka anu cashar ka qaadano wadanka Ruwanda
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤💙💙💙💙 wallaahi Khayra waa daaacad waa wadani waa geesi waa runsheeg waa in Ku dayasho mudan illaahay ha idinla Jiro
RW Kheyre waa nin dacad ah Ilahay hala garab galo
Khayrow kheyr allaah jusiiyo dacadnimidiina allehaidinkula garabgalo intaadan qabaten hadad kufaantaanama noosheegtaan waad kusaxantihin intan idin ogayn indhaha allah ufuro
Maa shaa allah waa hadal taariikhi ah oo ay tahay in sicad oo. la arki karo looga wada howl galo masuuliyiinta raisal wasaruhu la hadlay allaha kadhigo kuwii qaata oo ku shaqeeya arimaha lagala hadlay oo dhan inshaa allah.
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤💙💙allxamduliliha masuuliyiinta maanta aadna siisay Khayra IYO Farmaajo allaha idinla Jiro
Mansha'allaah mudane rabi hakula garab galo dadaalkaada anagana garabkaaga ayaan taganahay
mnsha alaaah
mudane khayre hore usoco guulayso
mudane
Jazaka Allh mudane kheyre wlhi alle ha ni garab galo
masha allah dalka dadkii loo bahnaa ayaa loo helay masha allalh masha allah nabad iyo nolol guul iyo gobanim
Guuleyso MUdane
Nolow Mudane Kheyre Dadaalkiina sii wada illaah garabkiina ha galo Nabad iyo Nolol
Kheyre runta hadaad rabtit dhulkaan waxaa iska Lex reer Banaadir reer Banaadirkana waa dadka masaakinta ah AMA dadka la dulmiyey kheyre ilaah kheer haku siiyo reer Xamarta wax ula qabo duwlada no dhiib goolesta kheyre iyo Farmaajo
Noloow mudane kheyre
Mashalh khayre was nin raga geesi ah
halyeey wadani ah waye walhi
Khaain
Madaxdadeyna🤔wxa ka yabay hdlka sida loogu bahanyahay usheegayn wxna ma nooqabtaa oo lataabankaro meeqo caanshuur iyo laalush naga qadeyn hal buundana noma dishna😿😞wxa ka xuhumay dalkyga dad fcn unoheleynin geeysigii hore allh unaxriste🙌qof kartidza wadata cml ilhey hanokeyno🙌 #Baahi_Nabadey😌🇸🇴
Ikran anur buundo laguudhiso in horta amnigii lagu dhisi lahaa la dhamaystiro weeyi marka kadib aya horumar loo gudbi karaa
Buundoyinku waa horu mar marka horumarku wuxu yimaad marka amniga lasugo
Cashuurta aad bixisana wa ta amniga lagu sugayo inta kalena way iman donta insha allah marka ha samir darnan wll
Qudbo cajiiib ah Nabad iyo Nolol
Qeeyre oo la hadlayo burcad dhuleedi
Guul aan somali u rajayna. dadka mucaaradka waxan lee yahay , si fiican waxa haysaan tilaabo fican , lkn dhalisha ku dara xalka . xiilka dhiib xal ma ahane taalo keen waqtigiina sugta
Mudane RW Khayre, dhaqaale iyo horumar waxaa ka horeeya amniga Xamar. Marka Shabaab laga tago, Daynile xeradii 77 laba beelood oo hubaysan ayaa Ku dagaalamay. Qaraxayada xagee Xamar dhexdeeda laga Soo abaabulaa? Waxay iila tahay shaqada kuu taal in ay labadaa arimood ugu horeeyaan.
mudane raisul wasare dhaman warka waa sax lkn ani waxa talo uso jedinaa dowlada marka hore cawa inaa u sheegto waxa la qaban karo , amaanka , iyo dhaqalaha amaanka ( community policing ) arinta loo sameyo dhaqaale aruurin gaar ah guri walbo laga qaado 3$ amaanka anu cashar ka qaadano wadanka Ruwanda
Raisal.wasaraha .wixii madaxweynaha .yiraa ayuu khabtaa. Lkn waxaa muhiima khorshe in uu. la.y imaado master kheyre.
wax qarxayo waa baabur siduu ku soo galy casimda away wazaarada gaadiidka
wax dacad u ah wadankan ayanba jirin ilah haso hanuniyo
Ibrakhan channel nice
Halal Macaaan waa sheeegtay leakin manta ficilkii aa loobahanyahay mudane wili adiga iyo inta kale ee dowlada ayaa eeda Leh dadkaan u qalmin shaqo dowlada maxaad ugu dhiibteeen keena dad xirfadleh oo shaqada yaqaaan hadii war lafadhiya meesha warkaan waa war masuuul waana kii igu horeyay ee an arko nolosheyda xaqiiqo ayuu muujinayaa nin qabil janan looga dhigay miyaa amni sugi
Adiga Maxa u joogta khere baax nooh !!!
Abgaal Hawiye Iskukeeno doooqon afkaga xidh qaarax maa rabnoo