DEG-DEG Rw Khayre Anigoo Og In Sharci daro la igu sameeyay ayaan Anigu Xilka Iska Casilay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    #QarriJiqood

ความคิดเห็น • 55

  • @kingkaahin9373
    @kingkaahin9373 4 ปีที่แล้ว +23

    HADAAD ka XUNTAHAY XILKA QAADISTA RAYSAL WASAARE HASSAN ALI KHAYRE
    LIKE DHAC KUSII

  • @jaamaccabdi7743
    @jaamaccabdi7743 4 ปีที่แล้ว +13

    Khayre saxibul caqli weeye like kutaagera oo ismuujiya wall

  • @hussienmohamed8553
    @hussienmohamed8553 2 ปีที่แล้ว

    ok saxib waan ku tagera xasan cali kheyre alle haku xifdiyo saxib

  • @hamdiiina
    @hamdiiina 4 ปีที่แล้ว +10

    waan ka xumahy mudane kheyre 😢 adoo madax weyne ah kusugeynaaa

  • @abdifataaxmaxamed4318
    @abdifataaxmaxamed4318 4 ปีที่แล้ว +4

    Mar hadiii xaga sirdoon ka laga a boodwaynaday waxn filayaa in aad ogatay kursiga mihnada leh ee dad ban ee wadanka lagu mamulo
    Naqbaan kuu rajeeyay nimcan ayaan dag ku leyahy 😎😎😎😎😎🤗🤗🤗🤗

  • @haniahmed5547
    @haniahmed5547 4 ปีที่แล้ว +8

    Allaha ku xifdiyo nooloow kheere

  • @deeqamohamed5597
    @deeqamohamed5597 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allh ilaah wuxu ku siyey karti, aftahanimo iyo horkarnimo waxaba kusi dheer caaqilnimo waxad tahay qof lo xiiso lana xuso ano og in si sharci daro ah lagula dhaqmay waxan rajeynena inan dib u wada kulano

  • @abdirahmanabdullahi5068
    @abdirahmanabdullahi5068 3 หลายเดือนก่อน

    lIon of Soomalia

  • @khadijaahmed2226
    @khadijaahmed2226 4 ปีที่แล้ว +3

    Msh allah walhi waa nin aqli badan somali wax badan ayt uu qawatay walhi wan kaa xumahy inat boska noga citleso blse in shaa allah waxan rajeynena inat dorashada dhambi inat madax weyna dhalka noqato kher ducaa qabow

  • @AliIsaack-fn7bt
    @AliIsaack-fn7bt ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤

  • @bunkacade4532
    @bunkacade4532 4 ปีที่แล้ว +4

    Mastar hassan insha allh waad guuleysani

  • @mohamedkayse6054
    @mohamedkayse6054 2 ปีที่แล้ว

    Khayre noolow in badan 👍👍🇸🇴🇸🇴

  • @mohamoudyacqub6821
    @mohamoudyacqub6821 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allaah kheerkaaga alle ha badiyo waad ka bahasatey

  • @samiramohamed9502
    @samiramohamed9502 2 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah saxib xasan

  • @HaredAbdiMohamed
    @HaredAbdiMohamed 8 หลายเดือนก่อน

    Tariikhda ku qoreysa saxiib khayre runtii waa madaxweynaha mustaqbalka ee walalkeyow ilaahey hakugu aamansada dalka runtii nabsigada waa na qabtay waayo nin baahan ayaan reysal wazaare noogala dhigay

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 4 ปีที่แล้ว +2

    aad baan uladhacay khudbadiisii ellahay hanookaa xifdiyo

  • @sosanshiq2229
    @sosanshiq2229 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a mahadsanid

  • @aminaabdullahi287
    @aminaabdullahi287 4 ปีที่แล้ว +4

    mash allah guul

  • @rali8334
    @rali8334 4 ปีที่แล้ว +4

    Mash’Allah allah haku daayo amiin

  • @abdinajibmohamed8794
    @abdinajibmohamed8794 4 ปีที่แล้ว +3

    Mundane Madaxweyne noqnnee insha Allah insha Allah wan kujeclnahay

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 4 ปีที่แล้ว +2

    Markhaati baan kaaga ahay in sharci daro lagugu sameeyay

  • @mahadmahamed4446
    @mahadmahamed4446 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allha

  • @abdiraaaqsiciid9990
    @abdiraaaqsiciid9990 3 ปีที่แล้ว

    True leader

  • @jicrii4948
    @jicrii4948 3 ปีที่แล้ว +1

    ok 👍

  • @casaanyomaxamad4280
    @casaanyomaxamad4280 4 ปีที่แล้ว +2

    Adigoo og

  • @inaadamturab3195
    @inaadamturab3195 4 ปีที่แล้ว +3

    Waajib badan ayaad gudatay saaxiib
    Madaxweyne ayaana ku amrayey
    Waad mahadsantahay xamar Iska dhici
    Salaama kadheh

  • @fataaxcabdi7326
    @fataaxcabdi7326 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahrocisman953
    @sahrocisman953 ปีที่แล้ว

    Aad bn u tageera rw khayre xil ka qadistisa aad bn uga naxay aad bana uga xumaday

  • @Abuturki-v3p
    @Abuturki-v3p 2 ปีที่แล้ว

    Wa inad ka dagtaa xiilka mudane xasan

  • @ahlulquranwalkhayr
    @ahlulquranwalkhayr 4 ปีที่แล้ว

    Great leader Mr khaire

  • @cabdilaahikismaayo1578
    @cabdilaahikismaayo1578 4 ปีที่แล้ว +2

    Khayre waa madaxwaynaha badali doona farmaajo

  • @abdikarimmohamed6400
    @abdikarimmohamed6400 ปีที่แล้ว

    Mudane maadaxweyne kheyre

  • @faaris4036
    @faaris4036 4 ปีที่แล้ว +2

    MAXAAD LEDIHIIN TUUG BAAHAN AYAAN KENEYNAA LAAKIN WAXAA NOROON TUUG DHARGAY GUUL SOMALI

  • @liidahir7368
    @liidahir7368 3 ปีที่แล้ว +1

    Khudbad taariithi ah😭

  • @jicrii4948
    @jicrii4948 3 ปีที่แล้ว +1

    ok

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 4 ปีที่แล้ว +2

    Si fiican ayuu U hadley

  • @WARYAVIBES
    @WARYAVIBES 3 ปีที่แล้ว +1

    Mr anigoo oh😂😂😂

  • @zakariya9304
    @zakariya9304 ปีที่แล้ว

    Mr. 7 minutes

  • @ashao6383
    @ashao6383 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alah

  • @jtc7961
    @jtc7961 4 ปีที่แล้ว +1

    Qeyre iyo farmaajow formation 4-4-2 ah baad nala dheeleysaan ee ciyaarta kadaaya umada 😒😒😒😒

  • @brightside6885
    @brightside6885 4 ปีที่แล้ว +2

    wadani dhab ah waakii uturaa dadka iyo dalka Allah hakudhowro waxqabadkaadana waa mid taariqda galay

  • @yasinisse5633
    @yasinisse5633 3 ปีที่แล้ว +1

    7 times anigoo og?

  • @abdullahiisse9952
    @abdullahiisse9952 3 หลายเดือนก่อน

    Ciidanka aad dhisteeen maanta xasanaa ku rafty

  • @AhmedMohamed-gu8hr
    @AhmedMohamed-gu8hr 4 ปีที่แล้ว +2

    *Guul, Danta Guud ayaad ka talisay, Guulayso*

  • @mohamedkayse6054
    @mohamedkayse6054 2 ปีที่แล้ว

    🇪🇹🇸🇴👏👏

  • @abdiwasahassen5151
    @abdiwasahassen5151 4 ปีที่แล้ว

    taariikhda ayaa ku xusi doonta hassen ali kayre.
    waxaanan rajaynaynaa in aad mar labaad xil u qabato umada soomaaliyeed waanan hubnaa in aad meel gaadhsiin doonto wxn ku rajaynayaa mustaqbal fiicaan.

  • @nurowehliye23
    @nurowehliye23 2 ปีที่แล้ว

    Dacadu xage jogtaa dadkad kabaha ķu dugijidhay dacadnimadu ma inad demeer farmajo ahataa wajibkagu kumarsiyay suu 7 daiquiri kuguriday

  • @fadhumoabdikari481
    @fadhumoabdikari481 4 ปีที่แล้ว

    Maanshlh khyre samaa wade

  • @kasmiaragsan8168
    @kasmiaragsan8168 4 ปีที่แล้ว +1

    mr anigoo og hhh

  • @cabdisalim9621
    @cabdisalim9621 4 ปีที่แล้ว

    Waxaad qabtay wax muuqda waxaadna tahay murayadii dalka soo noqo adoo nabad ah

  • @abdirahmanhussein9488
    @abdirahmanhussein9488 4 ปีที่แล้ว

    Ninkani waddanka haloo dhiibo waa iga talo waa nin dhallinyaro ah oo u Qalma

    • @abdisalaammohamedhassan8312
      @abdisalaammohamedhassan8312 4 ปีที่แล้ว

      Maashaa'allaah tabaarakallaah "gobanimo waa udhalasho hortaada kheyr hareertaadana kheyr KHEYROW mhdsnd.

  • @mohamedbashir3129
    @mohamedbashir3129 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkk