ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Masha allaah
abwano shaaashada ka so dha bix doon waan ku xisseanaga ari jir ahan jir waan cuni jirne
Waa madheedh
M.a
Abwan kabaxay wan kusalami sxb wlhi run ahantii dira Galin iyo murjin ad tusi haysa dulkanaga some ,quruxdiisa iyo hegankisa wax badhan wad kasoo hadashay hindiyo iyo daqanka subanaaa (keep going upttiii)
Xagee kabaxa gedkanWll
NFD dhamaan muqaalka Waa Gaariss
Maasha Allah
Gedkan xagu kabaxa
Abwaan abdirisaaq mabaxadayWaa ku salaamay waa fuudigiiNrc oo ahaa AFey adan omar
Mashaallah
Abwaan meeshan danyeere uu eekaa
walaal xagee lagaala soo xaruiri karaa??
Abdirizak sxb kamudey waxay?
Ani wan cuni jiray markan yara lkin hada majiro wajer
Waa uxiisay😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤😢😢😮😅😊
Masha Allah wll waa xage
Waa Daanyeere meel layiraahdo oo Garissa katirsan
@@abwaanabdirizakkabahay2213 Tnx wll
Abwan kabaxay waa ku salamay kamudey dadka mawada fahmayan maxa lagawadaa? Ani ahaan hadan qiyasay waxan umaleyay bacaroor ayaa loga yaqana dhanka ethiopia.
ow shit kani qaabka xumi waxaad moodaa Inu gaajoonayo oonu waligii wax cunin mujq muhuq waan cashaynayoo waaban hunqaaci gaadhay
I must farm this.
Abwan meshan wa intee
Inte kabaxa geed kan plz pro
Do you know the scientific Name of the tree?
waar ha jebinina geedka ee midhaha ka gurta
Galtida Garissa joogto midhaha tus hakuu sheegaan magac saxda ah,adiga dhirta mataqaanude.
Wllow mawaxbaad cuni mise waxbaad noosharaxi geedkan halkuu kabaxaa dabiiciyaa mise waa labeera
Waan cunayaa waana kuu sharixi waxuu kabaxaa NFD Hada meesha aan kasoo duubayo Waa agagaarka Gaariss
@@abwaanabdirizakkabahay2213 ok wllo maala beeraa
Asc abdirisaaq waad kumahadsantahey soo bandhigidaada nimcada dhulkeena. Magical kamudee waligey ma maqline xaguu kabaxaa..
Naayaa afkaaga edeb u yeel
Tastes sweet like plums.
Midhahan waxay u eg yihiin,bacaroorta,waxayna ka baxdaa geedka Dhubkaasha,geedka waa sun,midhahana waa la cuni karaa.
Abwan make clue how is the test is it sour or sweet
Crunchy not very sweet but it has good taste and it smells good too
Geedka wax inaga fahandiiya ma Gaarisa keliya ayu ka baxaa? Geedku oo neecee midhihiisa iniin ma leeyihiin.
Halkee lagahelaa abid man arkin dhabti.... Hohob, gomosh, mareer, mureed, dimbiriq, dheen iwm umbaan aqiinaa
nfd ayaa laga hela kamoodey
Hada maxaa noo faa iideeyseen?? Aan ka ahayn inaad miraha duurka cuneysaan?? wax noo faaiideeya oo na tusa, iniinyaha geedka.
Abwaanka raanci weynaaa 😅😅😅.m.a nicmada dhulkena talo🤲
xagayga waxa looga yaqaanaa madheel
Kamuudee ma af oromaa af somali maba ahane?
Maga Magaciisa English maxaa lagu yiraahdaa.?
P
Ashahaada dhamee maxaa ku haysta
@ 02:20 meel fog ayuu ka arkay nin iga miro jecel ninkan ayaan ka arkay 😂😂😂
Abwaan safaradi dhulka madeysay
abwan kora ha loo qado sabto ah wuxu soo gud binya waxa fican
Kkkkkkkkkkkkkk
Hhhh warbar igasii sxb
Mirahaan haday dhanaan yihiin waxaa layiraahdaa xintir
geedka xiltirka waa geed gaaban
Ani waakuu daji😂😂😂
War bisinka qabso
Weelka Kalahaad yaan kaguran jirnay.
Kamuude ,magac kale ku sheeg ???!
Lajeda
Magac kale Uma aqaano walaal NFD Kamuudee iyo goosaay ayaa lagacuaa
miraha wax nagasii kkkkkkkkkk hadiikale kkkkkkkk
Waa badaw, toloow ma ogaadeen baa wuxu
Anigu maahi Ogaden laakiin waa dad somaliyeed oo sharaf badan . Waa dad wanaagsan .false adigu waxaa tahay Qof akhlaaq xunoo kasoo kitty guri xunoo umada somaliyeed laga caayo baad u hadal egtahay . Jazadaada oo xun allah baa kusiin doona
Canab baan haysana dadka kuma dhajino
War tartiib wax uruug ma geel baa tahay bashaq bashaq uf oo bisinka uqabo
Masha allaah
abwano shaaashada ka so dha bix doon waan ku xisse
anaga ari jir ahan jir waan cuni jirne
Waa madheedh
M.a
Abwan kabaxay wan kusalami sxb wlhi run ahantii dira Galin iyo murjin ad tusi haysa dulkanaga some ,quruxdiisa iyo hegankisa wax badhan wad kasoo hadashay hindiyo iyo daqanka subanaaa (keep going upttiii)
Xagee kabaxa gedkan
Wll
NFD dhamaan muqaalka Waa Gaariss
Maasha Allah
Gedkan xagu kabaxa
Abwaan abdirisaaq mabaxaday
Waa ku salaamay waa fuudigii
Nrc oo ahaa AFey adan omar
Mashaallah
Abwaan meeshan danyeere uu eekaa
walaal xagee lagaala soo xaruiri karaa??
Abdirizak sxb kamudey waxay?
Ani wan cuni jiray markan yara lkin hada majiro wajer
Waa uxiisay😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤😢😢😮😅😊
Masha Allah wll waa xage
Waa Daanyeere meel layiraahdo oo Garissa katirsan
@@abwaanabdirizakkabahay2213 Tnx wll
Abwan kabaxay waa ku salamay kamudey dadka mawada fahmayan maxa lagawadaa? Ani ahaan hadan qiyasay waxan umaleyay bacaroor ayaa loga yaqana dhanka ethiopia.
ow shit kani qaabka xumi waxaad moodaa Inu gaajoonayo oonu waligii wax cunin mujq muhuq waan cashaynayoo waaban hunqaaci gaadhay
I must farm this.
Abwan meshan wa intee
Inte kabaxa geed kan plz pro
Do you know the scientific Name of the tree?
waar ha jebinina geedka ee midhaha ka gurta
Galtida Garissa joogto midhaha tus hakuu sheegaan magac saxda ah,adiga dhirta mataqaanude.
Wllow mawaxbaad cuni mise waxbaad noosharaxi geedkan halkuu kabaxaa dabiiciyaa mise waa labeera
Waan cunayaa waana kuu sharixi waxuu kabaxaa NFD Hada meesha aan kasoo duubayo Waa agagaarka Gaariss
@@abwaanabdirizakkabahay2213 ok wllo maala beeraa
Asc abdirisaaq waad kumahadsantahey soo bandhigidaada nimcada dhulkeena. Magical kamudee waligey ma maqline xaguu kabaxaa..
Naayaa afkaaga edeb u yeel
Tastes sweet like plums.
Midhahan waxay u eg yihiin,bacaroorta,waxayna ka baxdaa geedka Dhubkaasha,geedka waa sun,midhahana waa la cuni karaa.
Abwan make clue how is the test is it sour or sweet
Crunchy not very sweet but it has good taste and it smells good too
Geedka wax inaga fahandiiya ma Gaarisa keliya ayu ka baxaa? Geedku oo neecee midhihiisa iniin ma leeyihiin.
Halkee lagahelaa abid man arkin dhabti....
Hohob, gomosh, mareer, mureed, dimbiriq, dheen iwm umbaan aqiinaa